🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

@xikmadodhiirigelin


Waxaad ka heli doontaa odhaahyo xikmad ah iyo dhiirigelino

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

04 Jan, 10:15


Ac/ dhamaan bahda KobciAqoontaada waxaan ogaysiinaynaa in aan jirido cusub ku soo kordhinay oo xaga buugaagta

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

16 Mar, 12:53


𝗚𝗥𝗢𝗨𝗣𝗞𝗔𝗡 waxa loogu talo galay dadka  leh channel oo kala duwan

Ujeedad Groupkan==waxa loo sameeyay in ay share is dhaafsadaan channels kala duwan

Miyaa La Ogolayahy Koox==maya gabi ahaanba lagama ogola wax koox ama spam ah maxaa yeelay waxaad ogaataa channels kala duwan uma simana marka spamka lajooga kaliya waxa aad u kobca qolada sponserka leh   markaa goobtan kaliya waa share to share


@somalisharetoshare  @somalisharetoshare
@somalisharetoshare  @somalisharetoshare

fadlan share garreeya

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

16 Mar, 10:26


https://t.me/KobciAqoontaada2

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

10 Mar, 11:07


https://t.me/madashaaqoonta

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

10 Jan, 14:04


Oday Juxa ayaa beri guri ka kiraystay nin uu garanayey, markii uu Juxa gurigii u soo guuray ayuu arkay ceeb aanu guriga ku ogeyn, saqafka sare ee guriga oo jilicsanaa awgii gurigu waxa uu lahaa shanqar badan oo dabayshu lulaysay saqafka.

Juxa aroortii ayuu u soo cawday ninkii guriga ka kireeyey oo uu u sheegay in saqafka gurigu shanqar badan samaynayo, oo habeen iyo maalinba u ka seexan waayey, sidaa awgeed ay tahay in uu ka sameeyo.

Ninkii giriga lahaa ayaa ku yiri: "Waxba ha ka baqin, Saqafku Alle ayuu u tasbiix-sanayaaye "Juxa oo fahmay in ninku khiyaamaynayo, oo weliba diin ku xujaynayo, ayaa yiri: "Waa runtaa, oo anba waan ogahay, laakiin waxa aan ka baqayaa in qalbi jileecu ka bato oo uu isaga oo sujuudsan nagu soo dul dhaco"

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

07 Sep, 15:37


Waxa iyana la yidhi habeenbuu Juxa si daran u qeyliyey oo xaafadahoo dhan laga wada maqlay, laakiin nasiib darro saq dhexe ayey ahaydoo cidi uma soo bixin, dabadeed subixii buu dadkii ku yidhi “Xaley qayladeydii miyaydaan maqleyn” markaasa la yidhi “waan maqleynee, maxaa ku helay” wuxu ugu jawaabey maradeydiibaa guriga dushiisa kasoo dhacdey, dadkiiba yaabey oo  yidhi oo haddey kasoo dhacdey ma macno ayey leedahey, intuu isna iyagii la yaabey ayuu yidhi “ oo haddaan ku jiri lahaa saw maan jajabeen”

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

05 Sep, 10:52


Waxa layidhi maalin buu Juxo nin ka kireystay guri, dabadeedna gurigiiba shanqadh iyo jiqiiq deyn waayey, waxa lasoo gaadhey xiligii lacagta kirada usoo doonan lahaa ninkii guriga lahaa, Juxo ayaa intuu u yimi ku yidhi “waar niyaw gurigii shanqadh buu igu dilee iga hagaaji” deedna wuxu ku yidhi “gurigu wuu tasbiixsanayaaye wax weyn haw arkin”Juxo ayaa lasoo boodey “waxan ka baqanayaa intey khushuucdu u saa,ido inuu sujuudo gurigu.

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

31 Aug, 09:39


𝐒𝐇𝐄𝐄𝐊𝐎 𝐆𝐀𝐀𝐁𝐀𝐍︎𓆉︎︎︎︎︎
habeen habeenada ka mid ah ayaa waxaa lagu casuumay wiil dhalinyar ah xaflad
aroos ah,wiilkii arooskii ayuu usoo diyaar garoobay,markii ay gaadhay wakhtigii
arooska lagu balamay ayuu wuxuu yimi hoolkii arooska lagu qabanayay(wedding
hall) markuu marayo albaabkii laga galayay ayuu wuxuu arkay laba falaadhood,midi
waxay leedahay hadaad tahay familyga arooska midig uleexo ,falaadhana kalana
waxaa ku qoran hadaad tahay martida bidix u leexo,isagu ma ahayn familyga xagii
martida ayuu u leexday,haduu waxyar socday ayaa hadana wuxuu arkay laba
falaadhood,kkkkkkkk mid waxaa ku qoran hadaad tahay dadka arooska hadyada u sida
midig u leexo,falaadhana kalana waxaa ku qoran hadaanad waxba sidin bidix u
leexo.NInkii odayga ahaa halkaa markuu marayo ayuu dhinicii dadka hadyada aan
sidin hadana u kacay kkkkkkkkkkkkkk mise markuu cabaar socday wuxuu arkay isagoo
dibada ka taagan hoolkii lagu qabanayay xaflada
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,markaas ayuu wuxuu ogaaday in si reer magaalnimo
ah loogu sheegayay hadii aanu hadyad sidin inaanu xaadirin arooska

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

08 Apr, 12:45


𝐐𝐢𝐬𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐔𝐠𝐮 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧𝐚𝐚
أحسن القصص  –  قصص الأنبياء

نحن نقص عليك أحسن القصص بما أوحينا إليك هذا القرءان وإن كنت من قبله لمن الغافلين (يوسف)
waxa aannu kaaga warramaynaa kuwa ugu wanaagsan qisooyinka,waxa aannu kuugu waxyoonay Quraankan,inkastoo aad hore u ahayd,mid aan u war haynin.

𝐍𝐚𝐛𝐢 𝐒𝐚𝐚𝐥𝐚𝐱

(nabadgelyo korkiisa ha ahaatee)
Nebi Saalax wuxuu Eebbe u soo direy reer

𝐤𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐚𝐤𝐡𝐫𝐢𝐬𝐨 ☟︎︎︎☟︎︎︎ 𝐂𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚☟︎︎︎
᯽᯽᯽ @KobciAqoontaada2 ᯽᯽᯽
꧁꧁ @KobciAqoontaada2 ꧂꧂
︎ @KobciAqoontaada2

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

16 Feb, 15:01


https://vm.tiktok.com/ZML6vkJ21/

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

04 Feb, 12:25


Dhibaatada noloshu maaha mid lagu tijaabinayo xooggaaga shakhsi ahaaneed; Laakiin waa imtixaan lagu tijaabinayo inaad ku sabraysid dhibaatada iyo inaadan ku sabraynin.

U dhawow mar waliba Allaah oo talo saaro.

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

04 Feb, 12:24


"سيأتي العوض الذي لا نعلم مداه، ولا نتقن حجم تدبيره فقط نؤمن به كيفما كان، وعلى أي شاكلةٍ أتى .. لأنه من الله."

"Tixgalintu way iman doontaa, oo aynaan garanayn inta ay le'eg tahay, oo cabbirkeeda ma xakameyno, kaliya waxaan aaminsanahay, waxay doonto ha ahaatee, iyo si kasta oo ay ku timid.. sababtoo ah waa xagga Eebbe."

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

04 Feb, 12:22


ستفهم ذات يوم أن القرب من الله هو مفتاح كلّ الأبواب..
والطريق الأوحد نحو السكينة والحقيقة..
سيملأ فراغات قلبك وروحك.


💭 Waxaad fahmi doontaa maalin maalmaha ka mid ah in u dhawaanshiyaha Alle ay tahay furaha albaabada oo dhan.. dariiqa kaliya ee nabadda iyo runta ah.. ayaa buuxin doonta godadka qalbigaaga iyo naftaada.

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

04 Feb, 12:21


Naftaada ula dhaqan sida saaxiib aad jeceshahay oo kale

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

13 Nov, 10:46


Dumarow quruxda iyo sharafta iyo darjooyinka aakhiro waxa lagu helaa cibaadada, asturnaanta, xijaabka iyo camalka suuban ee xjiya oo xejiya.

Imaam Al-Qurdubi wuxuu yidhi:
"Gabdha muuminada ah ayaa janadad dhexdeeda kaga fadli badan xuural caynta, ka darajo saraysa oo ka qurux badan".

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

22 Aug, 05:59


حديث اليوم

⭕️ وَلَا تَقْتُلُوا أَنْفُسَكُمْ ۚ إِنَّ اللَّهَ كَانَ بِكُمْ رَحِيمًا ⭕️

📌 قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :

🕹🪴{ " من قتل نفسه بحديدة فحديدته في يده ، يجأ بها بطنه يوم القيامة في نار جهنم خالدا مخلدا فيها أبدا ، ومن قتل نفسه بسم ، فسمه في يده ، يتحساه في نار جهنم خالدا مخلدا فيها أبدا ، ومن تردى من جبل فقتل نفسه ، فهو مترد في نار جهنم خالدا مخلدا فيها أبدا "} . 🪴

رواه البخاري و مسلم 📚

⭕️ Ha dilina naftiina Allaah wuxuu ahaaday kii idiin naxariiste ⭕️

Xadiithka maanta

🕹🪴 "{ Qofkii naftiisa ku dila bir wuxuu iman qiyaamaha isaga oo gacanta ku wata caloosha ayuu iska gal galin,  jahanamo dhexdeeda ayuuna ku waari laguna waarin waligii, qofkii naftiisa sun ku dilana wuxuu iman isagoo suntii gacanta ku wata wuxuu ku qudh qudhin jahanama dhexdeeda wuuna ku waari laguna waarin waligii, qofkii buur iska soo tuura ee naftiisa dilana, wuxuu ku noq noqon jahanama dhexdeeda wuuna ku waari laguna waarin wiligii." } 🪴

W/W: Bukhaari iyo Muslim 📚

📲 Sii faafi khayrka mahadsanid . ♻️    

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

22 Aug, 05:55


عَنِ ابْنِ عَبَّاس وأنس بن مالك  أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ ﷺ قَالَ: لَوْ أَنَّ لابْنِ آدَمَ وَادِياً مِنْ ذَهَبِ أَحَبَّ أَنْ يَكُونَ لَهُ وادِيانِ، وَلَنْ يَمْلأَ فَاهُ إِلاَّ التُّرَابُ، وَيَتُوب اللَّهُ عَلَى مَنْ تَابَ مُتَّفَقٌ عَليْهِ.
Nuxurka xadiiska waa: Tafiirta Aadam haddii la siiyo tog oo dahab ah waxa uu jecleysanaa in mid kale loogu daro afkiisa wax aan carro aheyn ma buuxiso Allaah waa uu ka aqbalaa ciddii u soo laabato oo gaf dhaaf weydiisto.

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

22 Aug, 05:55


🔰 Nabi Muxammed scw Markuu si seexanayo intuu Labadiisa gacmood isku keeno🤲 Ayuu ku tufi Jiray sadex jeer Suradaha Al-khlaas Al'falaq AN-naas kadib jidhkiisa dhan ayuu mar marin jiray, wuxuuna dhini jiray Markuu sii seexanyo " Bismika-llaahuma amuutu wa-axyaa " Marku soo toosana wuxuu dhihi jiray " Alxamdullilaahi-ladii axyaanaa bacda maa amaatanaa wa ilayhi-nushuur"

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

22 Aug, 05:55


Markaad dareento murugo iyo cidhiidhi, dib ugu laabo quraanka waayo Allah wuxuu yidhi:

وَمَنْ أَعْرَضَ عَنْ ذِكْرِي فَإِنَّ لَهُ مَعِيشَةً ضَنْكًا

Qofkii xuskayga ka jeedsada waxaa usugnaatay nolal cidhiidhi ah.

🌷Madasha-xikmadaha-dhiirigelinta🌷

22 Aug, 05:54


HANASHADA QALBIYADA DADKA
Maal aad leedahay iyo jago dowladeed ama shaqo aad haysid awood kuuma siin karaan in aad hanato qalbiyada dadka, inta intaas kugula joogtana waa in uu waqtigu keenay, damacna ka leh jagada aad haysid iyo maalkaaga, marka ay labadaas ku daayaana ismaba taqaaniin.
waxa dadka lagu hanto quluubtooda ayaa ah Akhlaaq wanaagsan, furfurnaan lagu laray dhoola caddayn ay ka muuqato daacadnimo iyo jilicsanaan, iyo run sheegid badan, intaas waa inta lagu hanto quluubta dadka, wixii ka soo haro waa wax aad naftaada been ugu sheegayso.
Mmusa