Bulsho kaabe @bulshokabe Channel on Telegram

Bulsho kaabe

@bulshokabe


Salaam walaal: halkan waxaan ku soo gudbin doonaa , waxyaabo faa'ido u leh nolosheena.
Soo dhawoow.

Bulsho kaabe (Somali)

Bulsho kaabe waa kanal telegrams ah oo ku haboon inaad ku wargeliso waxyaabaha faa'ido u leh nolosheena. Bulsho kaabe waa kanal ku haboon inuu si faahfaahsan u soo gudbiyo waxyaabo kala duwan oo ka faa'ideysan noloshaada. Kanalka waxaa loogu talagalay inuu ka faa'iideysto dadka Soomaaliyeed ee jecel inay ka faa'iideystaan nolosheeda iyo jaho waxaana loogu talagala inay adiga waxa ku hor keeni karaan. Waxaad ka heli doontaa waxyaabaha caanka ah ee ku saabsan nolosha, guurka, waxbarashada, iyo waxyaabaha kale ee aad ka faa'iideysan karto. Sidaa darteed, haddii aad rabto inaad ka faa'iideystaan noloshaaga, Bulsho kaabe waa kanalka dhexdiisa ah oo aad wanaagsan kugu soo dhawaadaya.

Bulsho kaabe

27 Aug, 17:35


https://t.me/hamster_kombaT_bot/start?startapp=kentId897694100

Bulsho kaabe

20 Aug, 21:17


https://t.me/major/start?startapp=897694100

👑Help me to become best of the best in @Major and get some Stars!
500⭐️ invite bonus for you
750⭐️ if you are Premium Major

Bulsho kaabe

27 Feb, 05:43


Waligaa nolosha kama helaysid wax yaabo dhamaystiran, laakin waxaad helaysaa waxyaabo yar yar oo aan dhamays tirneen Lakin aad ku qanacsantay.

Bulsho kaabe

24 Feb, 19:27


Asc waraxmatullahi waaa barakatuh culimo
Haben wacan oo wanagsan
Cawa waa habayn qiimo badan
Illahy dunuubteena iyo tan waalidiinteena iyo dhamaan muslimiintaba ha dhaafo
Cafis iyo caafimad dhamaanteenba insha aynu isku wada ducayno

Bulsho kaabe

23 Feb, 05:27


Cafisku : Waa waxa ugu awoodda badan nolosha
Maanta beero geed aad beri hadhkiisa ku raaxaysan doonto. Waayo dhamaanten waxaan nahay socoto.
Qalbigaaga wax yar oo xumana ha kaga tagin.
qof walba cafi,oo iska dhaaf waxyaabihi hore kuu dhaafay, malahaagana wanaaji mar walba.

Farxadda aadmigu waxay ku jirtaa : mahadnaqa samirka, iyo inaad istiqfaarta badiso.

Jumco mubarak
Ku sali nuurkii dunida❤️
الهم صل وسلم وبارك على سيد اولين والآخرين وحبيب رب العالمين 🩶

Bulsho kaabe

20 Feb, 09:21


Waxaad ku dhex socotaa nolosha oo aad rumaysataa, marxalad kasta oo noloshaada ah, in aad qaadatay qaybtaada farxadda iyo raynaynta, ilaa aad ka hesho jidka waxa kaa yaabinaya saaxiibo cusub, guulo yaryar, hadiyado iyo hadiyado rabaani ah, farxado kala duwan oo aad adigu leedahay. ma filanayn mana sugin, haddaba waxaad ogaataa in farxaddu ay leedahay nasasho, farxadaha qaybteeduna aanay dhammaanayn, waxaadna leedahay Ilaah naxariis badan oo deeqsi ah

Bulsho kaabe

19 Feb, 15:33


Shaqadaada adagi: waa riyada qof kasta oo shaqo la'aan ah
Ilmahaaga xanaaqsani: Waa riyada qof kasta oo aan haysan ilmo
Gurigaaga yari: Waa riyada qof kasta oo guri la'aan ah
Haysashada lacagta yari waa riyada qof kasta oo dayn lagu leeyey
Caafimaadkaagu: waa riyada bukaan kasta
Dhoola cadeyntaadu: waa riyada qof kasta oo murugsan
Ilaahay ha ku xafido: waa riyada qof kasta oo qaawan
Xataa daacadnimadaadu: waa riyada dembiilayaasha qaarkood
Markaa Ilaahay ugu mahad celi nimcooyinka aad haysato een la soo koobi karin.

Alxamdulilaah.

Bulsho kaabe

19 Feb, 15:32


Channel name was changed to «Bulsho kaabe»

Bulsho kaabe

19 Feb, 15:18


Channel photo updated

Bulsho kaabe

29 Jan, 07:40


Channel created