FURAHA GUUSHA @furahaguushanolasha Channel on Telegram

FURAHA GUUSHA

@furahaguushanolasha


FURAHA GUUSHA NOLASHA waxaad ka helaysaa, Diini, Xigmad, Oraah, Sheeko, Dhiirigalin,...... igala sooxiiri @wallmohan

FURAHA GUUSHA (Somali)

FURAHA GUUSHA NOLASHA waa kan ciyaaraha ugu fiican ee laguugu soo bandhigayo, halka aad ka helaysaa kala-soco Diini, Xigmad, Oraah, Sheeko, Dhiirigalin, iyo waxyaabo kale oo aad u baahan tahay inaad ka heli karto. Kanalka waxaa loogu talagalay in la wax ka baro, la wadaagto, iyo la isla qaato macluumaad muhiim ah oo ku saabsan dhibaatada iyo dhaqanka guud ee bulshada

FURAHA GUUSHA NOLASHA waa meel fiican oo aad ku war-geli karto dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool dunida, waxaana laguugu soo bandhigayaa wararka ugu dambeeyay ee ku saabsan Diinta, dhibaatada bulshada, iyo waxyaabo kale oo kala duwan. Kanalka waxaa loogu talagalay in la wadaagto masuuliyiinta wanaagsan ee ka shaqaysa sektoradaasi, si loo helo faahfaahin dhab ah

FURAHA GUUSHA NOLASHA waxaad ka helaysaa dhammaan xogaha heerka ugu sarreeya ee ku saabsan Diinta, Xigmadaha ay Soomaalidu ku qanciyaan, Oraahyo kala duwan, Sheekooyin cajiib ah, iyo Dhiirigalin lagu tilmaamayo mid ka mid ah kuwa ugu ballaaran ee laga doonayo inay siiso nolol wanaagsan

Haddii aad jeclaan lahayd inaad ka heli karto macluumaad iyo xog dhab ah, FURAHA GUUSHA NOLASHA waa kan degdeg ah ee aad ku laabato. Isla xigta kanalka @wallmohan si aad u hesho wararka ugu dambeeyay. Aqri, qaybta, iyo la wadaag su'aalaha iyo fikirkooda si aad ugu soo bandhigto noloshaaga

FURAHA GUUSHA NOLASHA waa kan loo kala tago si loo helo nolol wanaagsan, dhammaan xogaha iyo wararka ugu dambeeyay, isla markaana loo soo bandhigo si aad u fahamto dhibaatada iyo dhaqanka guud ee bulshada. Ka war-geli noloshaada, ka faaiidaysi, iyo la kulmi dadweynaha Soomaaliyeed ee ka shaqeeya in la iskaashato arimahaasi muhiimka ah

FURAHA GUUSHA NOLASHA, degdegna si aad u hesho noloshaada wanaagsan!

FURAHA GUUSHA

15 Jan, 06:14


Xikmadda : "waa in aad garato waxa aad samaynayso."

Xirfadduna: "waa in aad garato sidii waxaas aad u samayn lahayd."

Guushuna: "waa in aad samayso.."

-Dr Ibrahim Al-fiqi.

FURAHA GUUSHA

14 Jan, 07:36


https://youtube.com/watch?v=o4FRB9ZuDYw&si=AcpXleaqQBfDUy94

FURAHA GUUSHA

08 Jan, 19:13


https://t.me/addlist/GEbwy9wFelhkNjg0





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Suuqgeynta
โ†ช๏ธ @Global_learning1
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ†ช๏ธ @samow_techonolgy
โ†ช๏ธ @OGAANSHAHANOLASHA67
โ†ช๏ธ @Hamzaatii0845
โ†ช๏ธ @hadasamee
โ†ช๏ธ @wadnojacayl
โ†ช๏ธ @Balaashaan
โ†ช๏ธ @xadiith_maalinle
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•
โ†ช๏ธ KURULUS OSMAN
โ†ช๏ธ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab

New friends
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•
โญ๏ธ @Balaashaan
โญ๏ธ @Murti_iyo_gabayo
โญ๏ธ @Ur_amaley
โญ๏ธ @hoygaxikmada7

FURAHA GUUSHA

07 Jan, 16:08


https://youtu.be/kYSESPnFriM?si=Mh8rOnTu2mFhxoQi

FURAHA GUUSHA

07 Jan, 16:06


Macron:"wuxuu si xun ugu jees jeesay madaxda qaarada Africa .

Wuxuu yiri Hogaamiyeyaasha Afrika 'waxay illoobeen inay u mahadceliyaan Faransiiska.!

Yaa mudan in loo mahad celiya Ma France ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท ama madaxda qaarada Madow ?

FURAHA GUUSHA

04 Jan, 02:59


https://youtu.be/XRMaXve7-qA?si=0jnq5ZdaVUyeSPo5

FURAHA GUUSHA

03 Jan, 10:10


Sawir qaade Turki ah oo lagu magacaabo Erol Ozer ayay u suurtagashay in uu sawir qosol leh ka qaado Jirjiroole afka u xdhaya Raha ka dib markii uu ku dhibay dhawaaqisa joogtada ah..!!๐Ÿ˜๐Ÿ˜

FURAHA GUUSHA

27 Dec, 10:54


2025 Ayaa larajaynaa in uu noqon doono sanadkii ugu fiicnaa ee bitcoin iyo guud ahaan cryptocurrency kala duwan .

Inkastoo qiimaha bitcoin uu aad usareeyo , balse waxaa jira coins qiimo jaban oo la iibsan karo oo ay suuragal tahay in ay maalin yeeshaan qiimaha bitcoin oo kale ..!!!

FURAHA GUUSHA

26 Dec, 16:08


Baata seeka waxaa dhalay hooyo iyo aabe adoon ah sanadka markuu ahaa 1828 wuxuuna ku dhashay wadanka baraaziil, wuxuu ahaa nin dheer xoogna ku darsaday Dhererkiisa balse lafweynidiisa wexey uhorseeday in laga dhigo adoon taraneed oo maalin kasto wuxuu lu qasbanaa inuu la jiifto dhoor dumar ah si loo helo ilmo asaga lamid ah kadibna suuqa adoomada loogu iibiyo maadaama adoonka xooga weyn lacag badan goyn jiray.

1888 wadanka baraaziil waxaa la mamnuucay adoonsiga, baata seeka wuxuu markaas jiray 60 sano wuxuuna suuqa adoomada kusoo kordhiye 200 adoon.

Ugu danbeen baata seeka Wuxuu dhintay 1958 asaga oo dunida uga tagay 249 caruur ah.

FURAHA GUUSHA

18 Dec, 08:11


๐Ÿ’ŠAgain FURSAD BILAASH AH .
Ku buro daawooyinka kaliya 7 dollar
!

Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta ehelkaagaba anafacaysa.

Ma rabta  inaad barato.
daawoyinka(pharmacology)si bilaash ah.
Kuliyada wayn ee al
ALfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada  daawooyinka .

๐Ÿ’‰๐Ÿ’ŠBaro daawooyinka o ku shaqayso
๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
๐Ÿ’ŠBaro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. 

Baro daawooyinka ooo baro mid kasta qaabka u haboon ee loo qaato iyo qaabka uhaboon ee  ay xanuunka u daawayso .

24 saac ayaad fursadan u haystaaa.

Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

FURAHA GUUSHA

17 Dec, 06:43


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

FURAHA GUUSHA

16 Dec, 10:52


Maahmaahyo caalami ah

1. Hadii aadan dhoola cadeyn aqoon, dukaan ha furanin." (Maahmaah Shiines ah)

2. "Jacaylka hadiyadaha ku tiirsan had iyo jeer waa gaajaysan yahay." (Maahmaah Ingiriisi)

3. Iska jir naagta wanaaggeeda ka hadlaysa iyo ninka daacadnimadiisa ka sheekaynaya. (Maahmaah Faransiis ah)

4. Ka yeel ilmahaaga amiir mark uu shan sano jiryahay. addoon toban sano jir . saaxiiib ka dhigo intaas ka dib. (Maahmaah Hindi)

5. "Umad horumarkeeda si aad u ogaato, iyo meesha ay uscoto , dumarkeeda eeg." (Maahmaah Faransiis ah)

6. Ilaa uu libaaxu kabara nayo sida wax loo qoro. Sheeko walba waxay buun buunin doontaa ugaarsadaha ( Maahmaah afrikaan )

Nalawadaag maahmaahi aad micnaheeda kaheshay ?

Turjumay @farmaAbdalla

FURAHA GUUSHA

05 Dec, 09:22


1917 Ciidankii dowladii Cusmaaniyiinta oo ku hareeraysan maxaabiis Australian ah oo kamid ahaa ciidankii ingiriiska oo lagu soo qabtay dagaal cadowga lagu burburiyay .
Goobta : Qaza Falastiin .

FURAHA GUUSHA

30 Nov, 12:29


Haalkaani waa jasiirada isla de quemada waxay kutaala dalka barziil waa jaziirada ugu masaska badan caalamka

Waa lama nuucay in labooqdo masaska ayaa xuraystay

Halkii talaabo sedex mas ayaa kunool

FURAHA GUUSHA

30 Nov, 04:38


Qowmiyad lagu magacaabo hiijel(huichol) oo kasoo jeedo mareekanka ayaa waxaa dhaqan u ahaan jirtay marka ay naag foolaneeso in xanuunka loo qeybiyo ninka iyo xaaskiisa si ay farxadda uwadaagaan, wexey sameen jireen marka ay xaaska foolaneeso ninka waxaa lajiifin jiray meel ku aaddan madaxa xaaskiisa kaddibna xarig ayaa looga xeri jiray xaninyaha, intaas keliya maahane xariga waxaa gacanta loo gelin jiray xaaskiisa taas oo keeni jirtay mar kasto oo ay xaaska xanuun dareento in ay xariga jiido xanuun badanna ku sababi jirtay raga, ugu danbeen marka ay xaaska umusho ninka iyo xaaskiisa ayaa si farxad leh kusoo dhaween jiray dhalaankooda.

Hadda qowmiyaddaas waxaa la sheegaa in ay udhexeeyaan 13-18 kun oo ruux.

FURAHA GUUSHA

26 Nov, 13:32


Gobolka Uttar Pradesh ee Dalka India ayaa saddex qof naftooda ku waayeen shil gaari oo ay galeen!!!.

Kadib markii ay isticmaaleen Google Maps oo uu usoo qabtay wado "bridge" dheer oo uu dhisme ku socdo oo aan weli la dhmeystiran, isla markaas-na halkaas uu gaarigii ay wateen kala soo dhacay.

Google Maps ma isticmaashaa, se weli location ama wado khaldan makusoo qabtay ๐Ÿ˜ƒ

FURAHA GUUSHA

23 Nov, 15:30


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

FURAHA GUUSHA

17 Nov, 18:05


https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Suuqgeynta
โ†ช๏ธ @Global_learning1
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ†ช๏ธ @samow_techonolgy
โ†ช๏ธ @OGAANSHAHANOLASHA67
โ†ช๏ธ @Hamzaatii0845
โ†ช๏ธ @hadasamee
โ†ช๏ธ @wadnojacayl
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•
โ†ช๏ธ KURULUS OSMAN
โ†ช๏ธ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab


QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

FURAHA GUUSHA

17 Nov, 18:02


ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

FURAHA GUUSHA

17 Nov, 05:39


Diploma in public health.
Arday kasta oo xiisaynaya barashada caafimadka bulshada waxaanu usoo kordhinay kooraskan fa'idada badan oo uu ku qaadan doono caafimaadka guud.kaas oo ah kooras bulshadeenu aad ugu baahi qabto.
Qiimaha koorasku waa 15 dollar .
Mudadu waa 7 bil.
Casharada waxa lagu qaadanaya aalada telegram .
Shahadadu waa diploma.
Fg: markaad dhamayso kooraskan jaamacad upgarading ah ayaanu ku haynaa ood ku biiri doonto adoo qaadanaya shahadada jamacada ee degree.

Ka faa'idaysi wacan.
Xagan hoose iska diwaan gali๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

FURAHA GUUSHA

12 Nov, 09:19


"Dadka marwalba qabyalada ka hadla ee maskaxdoodu dhimatay ka sareeya oo ku dheha adeer warka waa la soo dhafay ku a dheh anigu Somali baan ahay meel Somalinimada ka sareesa majirto .

"Waxana idinkaga digayaa Qabyalada inaad iska ilaalisaan qabyaladu waa waxa halkaa somali dhigtay ee Dunida inoo kala Tirtay ee na qaxiyey waa ( Qabyalad .)

Sheekh oo su'aal Dadka weydiiyey ayaa yiri Kawarama Dadka ilaa & hada qabyalada ka Hadlaya.
( Wallakey somaliyeed haka Hoseen Somalininada )

Waxaa sidaa yiri Sheekha Caalimka ah Sh Hussein Ali Jabuuti .

FURAHA GUUSHA

02 Nov, 15:44


" Saddex caruur ah oo aan dhalay ayaan kaligeey soo koriyey waa lasoo kufaa kacay waa lasoo dhibaatooday, maanta Saddexdaas Caruur laba kamid ah iyo anigu waxaan kawada qalin jabiney jaamacad kutaal dalka Ingiriiska midka kalena sanad kadib ayuu Jaamacadda dhamaynaysaa "..

Waxaa sidaas tiri Shukri Fiican oo ah Hooyo Soomaaliyeed, Hambalyada aan la qaybsano Hooyo Shukri waa tusaale muujinaya adkaysiga Hooyooyinka soomaliyeed โค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ๐Ÿ‘จโ€๐ŸŽ“๐Ÿ‘ช๐Ÿคฑ

FURAHA GUUSHA

20 Oct, 20:02


https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Suuqgeynta
โ†ช๏ธ @Global_learning1
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•

โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab


QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

FURAHA GUUSHA

19 Oct, 16:13


Tomarket waxa uu suuqa soogeli doonaa 31 octobar sida ay kudhawaaqeen teamka , qaabak loohelo waa ay fududahy oo farming ayaad leedhay kadiban saacad kadib claim ayaad taabanee bottomka . Hadii aadan kujirin


Linkigiisa : https://t.me/Tomarket_ai_bot/app?startapp=0000LbcH

Farm TOMATO with me and secure your token allocation through Tomarke t.ai!

I've prepared a warm welcome meal just for you! ๐Ÿ…

Use link to get 2,000 TOMATO! Limited time offer.

FURAHA GUUSHA

18 Oct, 15:46


Sawirka agabkii uu sitay Yaxya Sinwaar.

AK47, Boosh, Kitaab yar oo adkaar ku qoran tahay iyo Labo kartoon oo rasaas ah!

Boqoro badan oo Qasriyo iyo Balaayiin dollar ka tagay Geeridooda cidna ma tabin, Laakiin ninkan shahiiday isagoo intan oo kaliya aduunka ka haysta waaa hubaal in taariikhdiisa jiilal badan ay gaari doonto

FURAHA GUUSHA

13 Oct, 14:31


Xigmada Maxamuud Darwiish ee ah โ€œMaalin uun waxaad noqon doontaa oo kaliya xusuus ku jirta qalbiyada dadka qaar. Hubi in xusuustaadu noqoto mid qurux badan.โ€
wuxuu leeyahay macne qoto dheer oo ka tarjumaya sida aan u noolaano nolosheena iyo raadadka aan ka tagno.

Sharaxaadda: Nolosha waa safar kooban oo dhammaanaysa, waxaana ku noolnahay bulsho ay dadka badankooda inaga dambeeyaan marka aan ka tagno. Dadku waxay ina xasuustaan oo kaliya marka aan nahay xusuus ku hadhay qalbiyadooda. Darwiish wuxuu inoo sheegayaa in aan ka shaqeyno inaan raad wanaagsan ka tagno nolosheena si marka aan baxno, dadku u xusuustaan dabeecadaheena iyo ficiladeena wanaagsan.

Wuxuu kugu dhiirrigelinayaa inaad noloshaada ku dhaqanto hab wanaagsan, adigoo ka tagaya saameyn togan oo dadka kugu xusuusan karaan. Taasi waxay noqon kartaa qaab kastaโ€”inaad dadka si naxariis leh ula dhaqanto, ficillo wanaagsan samayso, iyo inaad bulsho ahaan u horseedo wanaag.

Fariinta ugu weyn waa in xusuustaada ka dib marka aad dunida ka tagto ay noqoto mid la jecel yahay oo dadka farxad galisa marka ay kugu xusuustaan

FURAHA GUUSHA

09 Oct, 10:56


6 caado oo maskaxdaada waxyeelaynaya ๐Ÿง ๐Ÿง 

1. Mugdigga oo aad waqti badan ku jirto

2. dheeraynta badan ee sameecada

3. kuqaadasha shaashada mobilka waqti badan.

4. Isticmaalka sonkor badan

5. Quraacda oo aad ka tagto

7. hurdadada oo yar

#moretips

FURAHA GUUSHA

30 Sep, 16:00


mining airdrop games vs direct tokens

labadaan airdrop midkee fiican .. midka mining kushaqeeya mise midka toos tokens ubixya oo aan isticmaalin mining : faahfaahin

1. kuwa isticmaala mining ka : waa kuwa marka aad dheesho game kusiinay points kadib aad mining samaynaysid oo aad ubedelaysid profit per hour sidookale games ayaad ciyaaree iyo shaqooyin kale oo maalin le ah ayaa lagaa rabaa kadib qiimayn ayaa lagu bixinayaa tokens mana ogaan kartid inta token aad helayso in ilaa aidrop laga qaybiyo waqti badan ayayna ubaahan yihiin kuwa nuucaani ah .. waxaa kamid ah kuwaas hasmter iyo x.empire iyo kuwa kale

2. kuwa labaad waa games token si toos ah aad uhelaysid : hadii aad 10,000 token hesho markii lasoo dhigo suuqa tobankaadii kun ayaad helee oo majiro qiimayn lama maridoono . uma baahna waqti badan tasks badan lagaama rabo .. waxaa kamid ah kuwaas dogs oo horay usoo baxay bishii hore .. iyo cats oo hada socda

aragtidaad labadaan mid kee wanaagsan oo aad xiisaysa ?

FURAHA GUUSHA

24 Sep, 06:37


XUKUN DIL AH AYUU SABAB U NOQON KARAA IN TELEEFANKAAGA HAL DAQIIQO LAGA WACO QOF KALE

Qof aadan aqoon ayaa kuu yimaaday oo ku yiraahday "I caawi hal daqiiqo oo telefoonkaaga ah, telefoonkeygu wuu damay, waxaan u baahanahay inaan qof si degdeg ah ula hadlo." Adigoo qof wanaagsan ah ayaad ku dhahday "Dhib malaha, qaado oo wac."

Ma ogtahay waxaad sameysay? Haddii telefoonkaaga loo adeegsado in laga waco qof ay rabaan inay dilaan ama ay dhibaateeyaan, markuu baaritaanku bilowdo oo la baaro cidda ugu dambeysay ee wacday oo lambarkaaga soo baxo...Aan kuu sharaxo waxa kugu dhici doona si aad wax uga barato fariintan.

Marka hore, waa laguu soo xireyaa dambigaas, waayo telefoonkaaga ayaa loo isticmaalay in laga waco qofkaas, waxaana loo arki doonaa inaad taqaan qofkaas taas ayaana keentay inaad ku caawisay telefoonkaaga. Waxa kale oo loo tixgelinayaa inay idin dhaxmartay heshiis qarsoodi ah.

Marka labaad, tan iyo markii la bilaabay NIN (National Identification Number), telefoonkaagu hadda waa hantidaada gaarka ah oo wax kasta oo ku dhaca ama loo maro waad ka jawaabi doontaa.

Sidaas darteed, sababahan awgood, waa lagu soo xirayaa oo xabsiga ayaad ku jiri doontaa ilaa baaritaanku dhammaado. Xitaa haddii baaritaanku qaato lix bilood ama laba sano, waxay ka dhigan tahay inaad xabsiga ku jiri doonto muddadaas oo dhan adigoo sababtu tahay inaad siiso qof telefoonkaaga si uu u sameeyo hal daqiiqo oo wacitaan ah.

Ma aragtay hadda sida qalbigaaga wanaagsan ee aan feejignaanta lahayn uu kugu keeni karo dhibaato weyn? Oo garan laโ€™aanta (sharciga) ma aha cudurdaar sharciga hortiisa.

Ha bakhiilin macluumaadkan fadlan la wadaag qoyskaaga iyo asxaabtaada si ay wax uga bartaan arrintan.

FURAHA GUUSHA

23 Sep, 14:52


Gaaladii Qureysh yahuuda ayaa sedex su'aal usoo dhiibay waxeyna dhaheen muxamed weydiiya haduu kawada jawaabo nebi maaha.
hadii uusan kawada jawaabin nebi maaha.
Balse hadii wax uu ka jawaabo waxna uusan ka jawaabin waa nebi.

Sedexda su'aal waxey kala ahaayeen:-
โ—Nafta ama ruuxda
โ—asxaabul Kahfi.
โ—Dul Qarneyn

Nebiga scw waxyi ayaa lagu soo dajiyay labo su'aal ayuuna ka jawaabay.

โ—Dul Qarneyn ayuu ka jawaabay qur'aanka ayaana qisadiisa lagu sheegay, dul qarneyn wuxuu ahaa boqor muslim ah oo gaaray meesha qoraxda kasoo baxdo iyo meesha qoraxda u dhacdo.

โ—Asxaabul Kahfi ayey weydiyeen isla qur'aanka ayaa lagu xusay waa uu ka jawaabay.
Waxey ahaayeen dhalinyaro eebe rumeeyay 309 sano ayey hurdaayeen.

โ—su'aasha sedexaad la weydiyay kama uusan jawaabin waa ruuxda.
Ruuxda amuurta eebe ayey kamid tahay cid taqaano malaha eeebe mooyee

Xigasho: Eng Cali Alcadaala

FURAHA GUUSHA

19 Sep, 17:54


Major waxaa uu kamid yahay shanta airdrop ee ugu waawayn รจe hada kasocda telegram waxaana suuqa lasoo gelin doona bisha soo socota ee octobar .. sidookale qaab loo ciyaaro maahan mid adag ..


Hadii aad danaynayso airdrop kan waa kan link gigiisa ๐Ÿ‘‡https://t.me/major/start?startapp=1302086306


For more info : @farmaAbdalle

FURAHA GUUSHA

18 Sep, 16:24


Waqti haysaga lumin hamaester โŒ๏ธโŒ๏ธ

Sababtu waa labadaan qodob

1. Sida ay u qaybinayaan tokens marka la eego maahan kuwa waxbadan bixin doona sidookale tolal supply waa 1 billion taasoo cadayn ah

2. Dad badan waxay moodaan points badan in lacag lagugeli doono lkn qaybta muhiimka ah waa profit per hour sidaas taas usmayso waa in aad mining aad kusamaysa points kii aad heshay sidookale waxaa lagaa rabaa in aad haysato keys badan oo aad games ciyaartaa si aad uhesho


Taas kama dhigno in Airdrops dhan ay. Eber yihiin balse waa in aad airdrop big game ah aadna ufiirsato meelaha muhiimka ah

FURAHA GUUSHA

07 Sep, 17:02


Feeryahanka wayn ee conor mcgregor aya kudhawaay in uu yahay musharax utaagan doorsha wadankiisa irland wuxuuna intaas kudaray in uu tuugada xafiisyada joogta feer kala daali doono hadii shabku doortaan

FURAHA GUUSHA

06 Sep, 17:25


waa maxay Airdrop ?

Airdrop waa qayb kamid ah cryptocurrency taas oo ah in coinka aad hesho si free sidee ? kahaor intaan suuqa lasoo gelin coinka ama token ka waxa ay milkiilayaasha ama shirkada iskaleh kubixiyaan si free ah ayaga oo uga dan leh in coin kooda uu bulsho badan helo lana barto dadkaas sida free ga ah kuhela markii coinka suuqa lakeeno oo lasoo geliyo ayay coinan kii ay heleen iska iibiyaan ama iska hestaan.

Xog kale
waxaa jira qayb lacag ah taas oo inta uu coin ku bilaaw yahay oo aan lakeenin suuqa aad ku iibsanaysid lacag adiga oo umaraa webistes iyo exchange yo lagu soo bandhiga . Maxaad ubaahan tahay si aad uga qayb qaadato una hesho coins cryptocurrencies free ah ? halkeesa kahelee ?

โœ…๏ธ waxaad ubaahan tahay mobil iyo internet am labtop iyo in aad soo degsato application telegram waayo bots ka coins waxay kushaqeeyaan telegram , maxaa lagaaga baahan hahay in aad qabato ? waxaad kubiiraysaa teelgram iyo baraha bulshada ee ay leeyihiin coin aad rabto in aad heshid kadib waxaad qabanaysaa activity kala duwan oo qaarkood daily yihiin intaas hadii aad samayso aadna coins fiican doorato waxaad bilaabi doontaa in aad cryptocurrency si free ah lacag uga samayso .

Xoga muhiim ah oo laxariira airdrop iyo sida loo doorto kuwa ugu fiican iyo si guud suuqa cryptocurrency ayaan halkaan kusoo gudbin doonaa nagula saaxiib .. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡https://t.me/FarmaAbdalle

FURAHA GUUSHA

02 Sep, 16:30


TALOOYIN QIIMO BADAN OO NABI MOHAMED. .S.C.W INOOGA TAGAY:

โžก SADDEX QOF IXTIRAAM
1.waalidkaaga
2.Maclinkaaga
3. Dadka waaweyn

โžก SADDEX SIFO LA 'IMOW
1. iimaan
2. calam wanaagsan
3. daacadnimo

โžก SADEX ISKA XOREE
1. Dayn
2. Kibir
3 . khiyaano

โžก SADEX KA ADKOW
1. Carabkaaga
2. xanaaqa
3. Naftaada (Shahawaadkaaga)

โžก. SADEX ISKA ILAALI
1. xanta
2. dambiga
3. masayrka

โžก. SADEX RAADI
1. Cilmiga
2. akhlaaqda wanaagsa.
3 . Alle ka cabsi

โžก SADEX NADIIFI
1. Dharkaaga
2. Jidhkaaga
3. Fekerkaaga

โžก SADEX XASUUSNOW
1. Dhimashada
2. Axsaanka (Lagu sameeyay)
3. waanada.

ALLOW NAGU BARBAARI JIDKA TOOSAN OO NAGA BADBAADI NAARTA JAHANABA #Aamiiin_Aamiin

FURAHA GUUSHA

28 Aug, 16:09


in kabadan 1400 airdrop bot ayaa lasoo geliyay telegram 2024 waa ayna sii kordhayaan hada in kastoo badan kood ay yihiin fake balse dhowr meelood ka fiiri kahor intaadan waqti kaaga lumin.

1. community badan mahelay ama hada maku socdaan

2. shirkado ama exchange taageera ma iskaleeyihiin mashruuca

3. team active ah mawataan token taas waxaa lagu ogaadaa news dhanka X platform

intaas markaad ogaatid si aad faaiido uga heshid waa in aad xooga saar 7 ilaa 10 xabo hadii aad 20 iyo wax kabadan isku reedwatid waxaa yaraanaya faa,iida aad samayn kartid basle hadaad waqti badan uhelaysid waa okey

si aad uheshid warbixin dheeriya halkaan imow

๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰https://t.me/FarmaAbdalle

FURAHA GUUSHA

28 Aug, 07:20


https://youtu.be/gkSQYXWtyH8?si=S9rEvP6Lfqki61BU

FURAHA GUUSHA

28 Aug, 07:18


Sawirada Sucuudiyaanku faafinayaan kadib filimkii "The Goat Life" ee soo bandhigey tacadiga daran ee lagula kaco dadka u xoogsiga taga Sucuudiga.

Sucuudiyaanka ayaa faafinaya sawiro ay ku muujinayaan in dadka shaqaalaha ah ee usoo xoogsiga taga ay ku jiraan nolol wanaagsan xili uu filimkaasi aad u dhaawacay haybadii Sucuudiga Isla markaana banaanka keenay qaabka adoonsiga ah ee loola dhaqmo dadka masaakiinta ah ee nolosha u raadsada Boqortooyada.

FURAHA GUUSHA

27 Aug, 07:44


Kadib guushii uu soo hooyay Dogs ee dhanka hilitaan community iyo not oo kasii horeeyay 2023 lagu soo ban dhigay telegram hada waxaa jir boqolaal token kuwaasoo aridrop koodu kasocdu telegram balse waxaa xusid mudan qaar badan oo kamid ah ay yihiin kuwa scammer tuuga ah iyo isku hoos wada dhowr mashruuc oo aan wax faaiido ah lahayn .

hadii aad intaas ogaatay waxaan halkaan kugula wadaagi doonaa 4 token ee ugu fiican ee aad airdrop kooda kafaaiidaysan karto . Si free ah aad ku aruursan karto

โœ…๏ธ CATS

โœ…๏ธ major

โœ…๏ธ cex .io

โœ…๏ธ TAPswap

โœ…๏ธ yescoin

Dhamaan xogta oo dhameatiran iyi link tokens halkaan ayaad kahelaysaa soo booqo ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰ https://t.me/FarmaAbdalle

FURAHA GUUSHA

25 Aug, 15:06


Wanaagu waa waxa ay maskaxdaadu wanaajiso, xumaantuna waa waxa ay maskaxdaadu xumayso, balse kan aan wax wanaagsan xumayn wax xunna aan wanaajin waa qalbigaaga, isagu waa caadil marqaati ka ah wax walba sida ay yihiin.

FURAHA GUUSHA

25 Aug, 12:06


Telegram Channel iib qofkii rabo
Ha ila so xariiro
@misshenaa

5,090

subscribers

902

photos

32

videos