QURAANKA IYO SAYNISKA @thekuran Channel on Telegram

QURAANKA IYO SAYNISKA

@thekuran

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan.

MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan. https://www.facebook.com/profile.php?id=100086491036194

QURAANKA IYO SAYNISKA (Somali)

QURAANKA IYO SAYNISKA waa kanaal u gaar ah ee ujeedada loo marayo ayaa ah in lagu kala hadlo xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kanaalkan waxaa ku jira wararka, faallooyinka, iyo tusaalooyinka u dhaxeeya quraanka iyo sayniska, waxaana kuu siinaya dhammaanba dadka kuwada socon kanaalkaas. nnHadii aad rabto inaad ogaato waxyaabo badan oo ku saabsan sayniska iyo quraanka, kanaalkan QURAANKA IYO SAYNISKA waa meesha kuu awood badan oo kuu siin kara taariikhda iyo dabeecada labada arrimood ee muhimka ah. Sidaa darteed, ha kula hesho fursad si aad uga faa'iideysato xogta iyo waayo-aragnimada kala duwan ee ku saabsan sayniska iyo quraanka. nnKanaalkan waxaa loo isticmaali karaa si faahfaahsan oo waxaa kuu awood badan inaad ka heli karto jawaabo xogta iyo su'aalahaaga ku saabsan quraanka iyo sayniska. Kanaalkan waxaa sidoo kale kuu siin kara wararka ugu danbeeyay ee la xiriira arrimaha quraanka iyo sayniska, waxaana looga fadhiistaa inuu noqdo goob fudud oo dadka ka faa'iideysta caqiimadda iyo xaqiijinta xogta macluumaadka ku saabsan quraanka iyo sayniska. nnHaddii aad rabto inaad ka fikirto taariikhda, dabeecadda, iyo xiriirka u dhexeeya sayniska iyo quraanka, kanaalkan QURAANKA IYO SAYNISKA waa meesha kuu awood badan oo kuu siin kara faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan arrimahaas. Sidaa darteed, kusoo biir kanaalkan si aad ugu biirto bogagga wararka iyo faallooyinka ugu danbeeyay ee ku saabsan waynaha iyo xidhiidhka sayniska iyo quraanka.

QURAANKA IYO SAYNISKA

23 Nov, 15:30

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

QURAANKA IYO SAYNISKA

23 Nov, 04:57

This is Paris but media won't show because it's not Africa 😊

Tani waa magalada paris lakiin warbaahintoda ayaan soo bandhigin sawiradan oo kale waayo afrika oo kale maaha.

QURAANKA IYO SAYNISKA

22 Nov, 13:15

Mawduuca maanta

Casrigan la joogo yaa horumaray Islaamka iyo gaalada .

99.5% dadka Dhulka ku nooli gaal iyo muslinba  waxay aaminsanyihiin inay Islaamku Dib udhaceen halka reer galbeedka iyo dunida kalaba ay horu mareen iyagoo loogu aanaynaayo horumarkoodaas ,horumarinta ay horumariyeen sayniska.

Hadaba bal is bar bar dhigan akhriso fadlan.

Horumarka gaalada iyo aqoonyahankooda.

Laga soo bilaabo qarnigii 2aad ee taariikhda miilaadiga aqoonyahankii reer galbeedku waxa uu ku dadaalayay sidii uu ilbaxnimo u abuuri lahaa iyo waliba daahfaydida wax cusub .
Waxay maalmuhu isbadalanba aqoonyahankii (Saynis yahan) reer galbeedku waxa uu Daaha ka fayday waxyaabo cusub OO ay ka mid yihiin sayniska ,horumarinta birta iyo waliba tignoolajiyada.
Maanta aduunku waxa uu maraya waqti sayniska iyo birta la horumariyay layskugu faano.

Muslimka iyo aqoonyahankisii

Intii reer galbeedku horumarinyeen sayniska iyo birta maxaa uu qabanayay Islaamku ?
Tani waa su'aasha aaad is waydiinayso fadlan aqriso waa tan jawaabtiiyee!

Laga soo bilaabo qarnigii koowaad ee Miilaadiga ilaa imika  aqoonyahan kii (culumo) Islaamku waxay ku mashquulsanaayeen horumarinta iyo badbaadinta dadka iyo sidii uu dadka u badbaadin lahaa daganaansho iyo xasiloonina uu u heli lahaa .
Hadaba aqriste ma agtahay intii reer galbeedka iyo Saynis yahanadu ay qorayeen buugaag ka waramaya sayniska iyo aduunka iyo waliba horumarinta birta ; in Culumadii islaamkuna iyaguna ay qoree bugaag ka waramaya badbaadinta dadka iyo sidii loo bari laha sida janada loogu guulaysto.

GABAGABO

Adigoo maskaxdaada kaashanaya keeba horu maray labadan aqoon yahan ay tahayna in la maamuuso.

*Aqoon yahan ku dadaalay horumarinta birta iyo aqoonyahaynka ku dadaalay horumarinta dadka.
* Aqoon yahan ku dadaalaya jirida iyo waarida birta iyo aqoon yahan ku dadaalaya badbaadada dadka iyo bani aadamka.
* Aqoon yahan yidhi dadka waxa ka mudan sayniska sidaa laa jigeed waa in isaga la horu mariyaa.  Iyo
Aqoon yahan yidhi sayniska dadka ayaa ka mudan sidaa laa jigeeda waa in iyagaa loo qoraa buugaag waxtar uleh oo ka waramaya badbaadadooda.

Gunaanad
Waxaan filayaa inaad fahantay hada sababta badi aqoon yahankeenii hore ay isugu mashquulin waayeen inay wax ka qoraan sayniska.

QURAANKA IYO SAYNISKA

18 Nov, 10:27

Hal mar soo boqo chanelkan

QURAANKA IYO SAYNISKA

18 Nov, 10:26

https://t.me/maktabadabuugta

QURAANKA IYO SAYNISKA

17 Nov, 05:37

Diploma in public health.
Arday kasta oo xiisaynaya barashada caafimadka bulshada waxaanu usoo kordhinay kooraskan fa'idada badan oo uu ku qaadan doono caafimaadka guud.kaas oo ah kooras bulshadeenu aad ugu baahi qabto.
Qiimaha koorasku waa 15 dollar .
Mudadu waa 7 bil.
Casharada waxa lagu qaadanaya aalada telegram .
Shahadadu waa diploma.
Fg: markaad dhamayso kooraskan jaamacad upgarading ah ayaanu ku haynaa ood ku biiri doonto adoo qaadanaya shahadada jamacada ee degree.

Ka faa'idaysi wacan.
Xagan hoose iska diwaan gali👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

QURAANKA IYO SAYNISKA

16 Nov, 19:27

💊 FURSAD MUHIIM AH .
Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta ehelkaagaba ugu yaraan anafacaysa.

Ma rabta  inaad barato.
daawoyinka(pharmacology).
Kuliyada wayn ee al
ALfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada  daawooyinka .

💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. 
Baro daawooyinka ooo baro mid kasta qaabka u haboon ee loo qaato iyo qaabka uhaboon ee  ay xanuunka u daawayso .

Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

QURAANKA IYO SAYNISKA

11 Nov, 07:26

Fursadii Qarniga🎯

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 11aad ee sanadka 2024
oo kala ah.

1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa.

5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda  oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)

9) public health (caafimaadka bulshada)

Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.

Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.
# Adoo shaqynaya baro cilmiga .

Halkan hoose  iska diwaan gali:👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

QURAANKA IYO SAYNISKA

03 Nov, 08:04

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

QURAANKA IYO SAYNISKA

31 Oct, 14:48

Umaddeena soomaalidu waa dad rabta isbalalka iyo in diinta laysku xukumo.
Hadana cid doorata cidii diinta kuxukumi lahayd ma jirto.
Kaaga sii darane qofka soo hadal qaada diin ayaa laysku xukumayaa waxa markiiba la odhanayaa waa alshabaab ama aragagixiso .iyado larabo in la nacasiiyo fikirkiisa umadda!

QURAANKA IYO SAYNISKA

29 Oct, 09:09

"Waxaynu joognaa xilli xumahana lagu faano wanaagana laysku xanto.
Qof walowba diintaada ku adayg hadii aad rabto nolosha danbe "

QURAANKA IYO SAYNISKA

26 Oct, 07:41

Fursad u gooni ah ardayda qurbaha ama wadanka dibadiisa
joogta

Kuliyada Alfurqan oo ay kabartaan arday badan oo qurbaha joogtaa culuumta kala duwan ee ay bixiso.
Waxay idiinku bushaaraynaysaa inay waqtiyo dheeraada idiin soo kordhisay culuumta kala ah:

1: Quraanka kariimka ah
2: carabiga iyo higaada
3:luuqada english
4:Axadiista iyo siirada nabiga .
5: xusnul muslimka.

6: culuumta caafimaadka.

Halkan hoose iska diwaan gali .

👉👉👉@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

QURAANKA IYO SAYNISKA

24 Oct, 12:26

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

QORO CV QURXOON

FURSAD MUHIIMA .

MA RABTAA INAAD DIYAARISO CV QURXOON OO AAD MARKIIBA SHAQO KU HESHO.
ALFURQAN ONLINE SCHOOL TABABARKAN MUHIIMKA AH AYAY KUU HAYSAA .
Kaliya afar cisho ayuu soconaya
Kunabeegan maanta.
AYUU BILAABMAYAA.
DIWAAN GALINTUNA MAANTA AYAY SI RASMI AH UBLAABANTAY.
COURSkU WAA FREE AMA LACAG LA'AAN .
KALIYA DIWAAN GALINTA AYAA AH
2$.

YAANAY KAA BUUXSAMIN EE HALKAN ISKA DIWAAN GALI.
KALIYA 50 ARDAY AYAANU SIINAYNAA TABABARKAN.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq.

Si yar oo fudud ku hel shaqo kasta oo aad doonato adoo sita cv qurxoon.

QURAANKA IYO SAYNISKA

24 Oct, 11:00

MAALIN WANAAGSAN IYO FURSAD WANAAGSAN
Kuliyada Alfurqan online school oo ay wax ka bartaan kumanaan arday oo dunida daafaheeda ku nool.
Isla markaana ay ka aflaxen boqolaal arday oo kale waxa uu kuu haya fursad waxbarasho .oo ah wax la barto wixii u fiicnaa.
Fasalo cusub oo Quraanka ah  iyo higaada ayaanu bilownay.

Qiimo dhimis dhanka  feega ah na waaad helysaa.  Ka faaidayso fursada.
Oo jabi darbiga jahliga.

Hadii aad xiisaynayso barshada quraanka

Ciwaankan hoose iska diwaan gali.
👇👇👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

QURAANKA IYO SAYNISKA

20 Oct, 13:44

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

QURAANKA IYO SAYNISKA

20 Oct, 08:17

Fursad cusub iyo sanad cusub

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 10aad ee sanadka 2024
Oo kala ah.

1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) barashada Englishka.
4) barashada combuterka iyo isticmalkiisa.🖥
5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda  oo bilow ah
7: Barashada caafimaadka 🧑‍⚕💊

Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.

Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.

Halkan iska diwaan gali guji linkigan.
https://wa.me/252659169949

QURAANKA IYO SAYNISKA

16 Oct, 14:45

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

QURAANKA IYO SAYNISKA

09 Oct, 09:14

Sawirkani waxa uu ifafaalo ka bixinayaa hab nololeedkeena maanta . Iyo sida baraha bulshadu inoo hogaaminayaan ilaa ay mustaqbal xumo iyo dhaqan xumo inagu ridayaa.
Anigu waxaan u aqaanaa adoonsigi casriyaysnaaa.

QURAANKA IYO SAYNISKA

08 Oct, 15:43

Waa muhiim inaad ogaato nooca dhigaaga !
Naala wadaag nooca dhiigaaga

QURAANKA IYO SAYNISKA

07 Oct, 14:58

💊 FURSAD MUHIIM AH .
Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta ehelkaagaba ugu yaraan anafacaysa.

Ma rabta  inaad barato.
daawoyinka(pharmacology).
Kuliyada wayn ee al
ALfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada  daawooyinka .

💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. 
Baro daawooyinka ooo baro mid kasta qaabka u haboon ee loo qaato iyo qaabka uhaboon ee  ay xanuunka u daawayso .

Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

QURAANKA IYO SAYNISKA

07 Oct, 04:44

Umaddeena soomaalidu waa dad rabta isbalalka iyo in diinta laysku xukumo.
Hadana cid doorata cidii diinta kuxukumi lahayd ma jirto.
Kaaga sii darane qofka soo hadal qaada diin ayaa laysku xukumayaa waxa markiiba la odhanayaa waa alshabaab ama aragagixiso .iyado larabo in la nacasiiyo fikirkiisa umadda!

QURAANKA IYO SAYNISKA

06 Oct, 03:46

ARIN CAJIIBA

20 daqiiqo salaada FAJAR kadib iyo 20 daqiiqo salaada CASAR kadib oo kaaga filan waxa dhibaato iyo balanbal iyo fusuq uu sixirku iyo xasadku iyo caynku dadkeena u gaystay.....

Sijaayadda haka kicin ilaa aad intaa dhamaysatid:

اذكار الصباح والمساء

1.  اللّهُ لاَ إِلَهَ إِلاّ هُوَ الْحَيّ الْقَيّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لّهُ مَا فِي السّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأرْضِ مَن ذَا الّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ مّنْ عِلْمِهِ إِلاّ بِمَا شَآءَ وَسِعَ كُرْسِيّهُ السّمَاوَاتِ وَالأرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيّ الْعَظِيمُ   " [البقرة 255]

2. بِسْمِ اللّهِ الرّحْمنِ الرّحِيم
 قُلْ هُوَ اللّهُ أَحَدٌ * اللّهُ الصّمَدُ * لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ * وَلَمْ يَكُنْ لّهُ كُفُواً أَحَدٌ    ( 3)

3.  بِسْمِ الله الرحمن الرحيم
قل اعوذ برب الفلق * من شر ما خلق * ومن شر غاسق اذا وقب  *ومن شر النفاثات في العقد * ومن شر حاس اذا حسد (3 ) 
   
4. بِسْمِ اللّهِ الرّحْمنِ الرّحِيم
 "قُلْ أَعُوذُ بِرَبّ النّاسِ * مَلِكِ النّاسِ * إِلَهِ النّاسِ * مِن شَرّ الْوَسْوَاسِ الْخَنّاسِ * الّذِى يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النّاسِ* مِنَ الْجِنّةِ وَالنّاسِ   (3)"

5. باسم الله الذي لا يضر مع اسمه شيء في الارض ولا في السماء وهو السميع العليم (3)
Bismilla alladii laa yadurru maca ismihii shay un fil ardi walaa fil samaai wa huwa al samiicul caliim (3 jeer)

6. اعوذ بكلمات التامات من شر ما خلق (3)
Acuudu bikalimaatillah altamaat min sharri maa khalaq (3 jeer)

7. اللهم اني اسالك العافيه في الدنيا والاخرة، اللهم اني اسالك العفو والعافية في ديني ودنياي واهلي ومالي اللهم استر عوراتي وآمن روعاتي اللهم احفظني من بين يدي ومن خلفي وعن يميني وعن شمالي واعوذ بعظمتك ان اغتال من تحتي
Allahumma inii asaluka alcaafiya fi aldunya wal akhirah, allahumma inii asaluka alcafwa wal caafiya fii diinii wa dunyaaya wa ahlii wa maalii, allaahumma istur cawraatii wa aamin rawcaatii, allahumma ixfadnii min bayni yadayya wa min khalfii wa can yamiinii wa can shimaalii wa acuudu bi cadamatika an uqtaala min taxtii (1 kaliya)

8. لا اله الا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير (100)
Laa ilaaha illa Allah waxdahu Laa shariika lahu, lahul mulku wa lahul xamdu wa huwa calaa kulli shay qadiir  (100 jeer)

OGAYSIIS

Qofka daalimka ah ee qof dulmiyey ma garan karo inay adkaar wax ka celinayso waayo isaga ciqaab ilaahay ayaa kusoo socota goor ay soo gaadhaba, markaa qofkaas waxaan leeyahay ( Isgaadh intaad dhawdahay)

QURAANKA IYO SAYNISKA

05 Oct, 11:42

Bisharo  Bisharo  Bisharo

Ma dooneysaa Barashada Graphic Design Ka  iyo Video Editing CapCut Mobile ka

Kuliyada LAMPTECH  Waxay qadaneysaa Ardayda cusub ee do nayso Barashada Graphic Design Ka iyo  Video Editing CapCut Mobile ka

Ma dooneysaa in aad noqoto Garaphic Designer ( Naqshadeeye ) ?

Koorsadaan waa Taadi.

Waxaa bilaabanaya Diwaan galinta Fasal Cusub Kaasoo lugu baranaayo  Xirfada Graphic Design ka.

Adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga ayaad sameyn kartaa Naqshad walba sida:-

1) Sameynta Logo
2) Sameynta Cv
3) Sameynta Id Card
4) Sameynta Invitation
5) Sameynta Shahaado
6) Sameynta Boorarka Xayesiinta ah.
7) IWM.

Iyo kuwakale oo Badan

Qiimaha Koorsadaan waa $4.

5 arday ee ugu horeysa waxay helayaan Qiimo dhimis.

Si aad isu diwaan galiso Fadlan la xiriir Qaybta
https://wa.me/252638388658

☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆

Ma jeceshahay barashada vedio editing 《 Capcut Mobile 📱 》 maku hamineysay mar un ina noqoto muuqal sameeyo wanaagsan  oo social media wax kusoo gudbiya
Ama marabtaa in aad noqoto qof xirfadisa ku  shaqeysato
Mana ku hamineysay in aad mar un noqoto muuqal sameeye wanagsan { vedio editin》
Adigoo isticmaala Mobile kaaga gacanta hadaba waxa aan kuu diyaarinay course bilaaw ilaa dhamad ah
Si aad is kaga diiwaan nagala soo xiriir WhatsAppkan

👇👇👇👇👇👇👇👇

https://wa.me/252638388658

Kuso bir Telegram kena 

https://t.me/LAMPTECH

QURAANKA IYO SAYNISKA

03 Oct, 07:38

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

QURAANKA IYO SAYNISKA

01 Oct, 13:36

DHamaan  cid kasta oo jecel waxbrashada waxa kuliyada ALFURQAN oo aad uga barateen wax brasho la mahadiyay ay idinku war  galinaysaaa in fasaladan cusub aanu qaadanayno oo ay furan tahay diwan galintooda.
Waxa kale o kuliyadu ugu hambalyaynaysaa ardayda qurbaha jooga in ay waqtiyadi hore ee ay heli jireen loosii kordhiyay .

1: Quraaanka kariimka ah
2: Carabiga iyo higaada
3: computerka
4: pharmacy { daawooyinka}
5: public health( caafimadka guud)
6:English

Hada is diwaan gali oo kor uqaad heerkaga waxbrasho
👇👇👇👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

QURAANKA IYO SAYNISKA

29 Sep, 14:20

Bushaaro Bushaaro Bushaaro

Schoolka wayn ee Alfurqan online school.
Waxa uu kuugu busharayanaya.
Inuu fasal sadexaad oo Quraanka ah bilaabay.
Wa hadii aad fasaladii hore nasiib uyeelan wayday.
Quraanka ma rabtaa inaad xifdidid isla markaana axkaamtiisana aad la barato.
Fadlan hore u gaadh si aanay fursadani kaaga buuxsamin.

Baro Quraanka kariimka adoo gurigaaga jooga adoo shaqadaada jooga adoo xaafadada jooga iyo meel kasta ood aduun waynaha ka joogto.
Hadaad diyaar tahay la xidhiidh maamulka oo ciwaankan hoose taabo.
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

Fadlan qoraalkan udir cid kasta oo aad la jeceshay barashada quraanka.

QURAANKA IYO SAYNISKA

28 Sep, 14:20

Live stream started

QURAANKA IYO SAYNISKA

28 Sep, 14:10

*Q:2aad*

*MAWDUUC* :  *MAXAY KU KALA DUWAN YIHIIN RUUXDA IYO NAFTU??*

AKHRISTE  xalqadan xalqadii ka horaysay waxaynu kusoo qaadanay , Ruuxdu waxa ay tahay .
Bal ,imikana aynu ka hadalno naftu waxa ay tahay.

*WAA MAXAY NAFI?*

quraanka Alle inabdan ayuu ku sheegay erayga Naf ; aynu soo qaadano aayado tusaale ah

:( *كُلُّ نَفْسٍۢ ذَآئِقَةُ ٱلْمَوْت)*
( *يَا أَيَّتُهَا النَّفْسُ الْمُطْمَئِنَّةُ)* 
( *وَمَا تَدْرِى نَفْسٌ مَّاذَا تَكْسِبُ غَدًا ۖ وَمَا تَدْرِى نَفْسٌۢ بِأَىِّ أَرْضٍۢ تَمُوتُ ۚ)*

Hadaba akhriste ma ogtahay erayga naf macnihiisu waxa uu yahay             "Tii neefsanaysa".
Dabcan aduunka guudkiisa ma saarna noole aan neefsan hayeeshee waxa lagu kala duwanyay hab neefsiga loo neefsanaayo .Tanina waa xaqiiqo ku tusinaysa in nafta la sheegaa ay la xidhiidho  neefsiga iyo hawoda la qaato lana soo saaro.

Akhriste , Naftu waa helida uu helaayo unug kasto oo jidhkeena ka mid ahi hawo iyo sidoo kale iska soo saarida uu iska soo saarayo hawada  la isticmaaley.
Akhriste naftu waa wada shaqaynta jidhku uu wada shaqeeyo tusaale in uu hawo qaato ama in uu cuntada burburiyo ama in uu sameeyo habdhis dareemeed.
Akhriste ma ogtahay hadii aanad helin hawo in aanu jidhkaagu shaqaynayn sidaa darteedna uu noqonayo mid hawl gab noqday.

Akhriste ,  ma ogtahay in hadii jidhkaagu qayb nafta ka baxdo in  qaybta kale ay sii shaqyn karto.
Tusaale , Quraanka ma akhridey waliba qisadii reer "Asxaabul kahfi" markii Alle wayne uu qadaray  in ay hurdaan wakhti dheer . Hadaba ma ogtahay in habdhiskooda dareen aanu shaqynayn   kaas oo keenay in ayna ka warqabin wixii ka dhacayay hareerahoodii iyo isbadalkii waqtiga.

........
LA SOCO QAYBTA  3aad

QURAANKA IYO SAYNISKA

27 Sep, 14:50

Saacadan oo kale waa saacadaha u haboon ee jimcaha ku jira Alle waynana uu aqbalo ducooyinka .

QURAANKA IYO SAYNISKA

27 Sep, 04:39

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

QURAANKA IYO SAYNISKA

25 Sep, 06:42

Mawduuca maanta

Casrigan la joogo yaa horumaray Islaamka iyo gaalada .

99.5% dadka Dhulka ku nooli gaal iyo muslinba  waxay aaminsanyihiin inay Islaamku Dib udhaceen halka reer galbeedka iyo dunida kalaba ay horu mareen iyagoo loogu aanaynaayo horumarkoodaas ,horumarinta ay horumariyeen sayniska.

Hadaba bal is bar bar dhigan akhriso fadlan.

Horumarka gaalada iyo aqoonyahankooda.

Laga soo bilaabo qarnigii 2aad ee taariikhda miilaadiga aqoonyahankii reer galbeedku waxa uu ku dadaalayay sidii uu ilbaxnimo u abuuri lahaa iyo waliba daahfaydida wax cusub .
Waxay maalmuhu isbadalanba aqoonyahankii (Saynis yahan) reer galbeedku waxa uu Daaha ka fayday waxyaabo cusub OO ay ka mid yihiin sayniska ,horumarinta birta iyo waliba tignoolajiyada.
Maanta aduunku waxa uu maraya waqti sayniska iyo birta la horumariyay layskugu faano.

Muslimka iyo aqoonyahankisii

Intii reer galbeedku horumarinyeen sayniska iyo birta maxaa uu qabanayay Islaamku ?
Tani waa su'aasha aaad is waydiinayso fadlan aqriso waa tan jawaabtiiyee!

Laga soo bilaabo qarnigii koowaad ee Miilaadiga ilaa imika  aqoonyahan kii (culumo) Islaamku waxay ku mashquulsanaayeen horumarinta iyo badbaadinta dadka iyo sidii uu dadka u badbaadin lahaa daganaansho iyo xasiloonina uu u heli lahaa .
Hadaba aqriste ma agtahay intii reer galbeedka iyo Saynis yahanadu ay qorayeen buugaag ka waramaya sayniska iyo aduunka iyo waliba horumarinta birta ; in Culumadii islaamkuna iyaguna ay qoree bugaag ka waramaya badbaadinta dadka iyo sidii loo bari laha sida janada loogu guulaysto.

GABAGABO

Adigoo maskaxdaada kaashanaya keeba horu maray labadan aqoon yahan ay tahayna in la maamuuso.

*Aqoon yahan ku dadaalay horumarinta birta iyo aqoonyahaynka ku dadaalay horumarinta dadka.
* Aqoon yahan ku dadaalaya jirida iyo waarida birta iyo aqoon yahan ku dadaalaya badbaadada dadka iyo bani aadamka.
* Aqoon yahan yidhi dadka waxa ka mudan sayniska sidaa laa jigeed waa in isaga la horu mariyaa.  Iyo
Aqoon yahan yidhi sayniska dadka ayaa ka mudan sidaa laa jigeeda waa in iyagaa loo qoraa buugaag waxtar uleh oo ka waramaya badbaadadooda.

Gunaanad
Waxaan filayaa inaad fahantay hada sababta badi aqoon yahankeenii hore ay isugu mashquulin waayeen inay wax ka qoraan sayniska.

QURAANKA IYO SAYNISKA

24 Sep, 14:14

💊 FURSAD MUHIIM AH .

Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology).
Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka .

💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee.
baro daawooyinka ooo baro saamantooda xun iyo tooda fiican
Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

QURAANKA IYO SAYNISKA

22 Sep, 15:01

OGAYSIIIS OGAYSIIS muhiim ah!
Dhamaan qofkasta oo ay fariintani soo gaadho hala digtoonaado chanelkaa sare oo dad tuugo ah ku midoobeen .
Waa channel dadka kusoo xerogaliya channelo iib ah ayaanu haynaa iyago raba inay lacagta ka dhacaan dadka.
Dad ayaa ila soo xidhiidhay ay hore sidani ugu dhacday .
Ciwaankan hoose waa ciwaankooga ay ku dhacaan dadka .
@Ninwayn1477
Hadaad jeceshay hal eray oo tuugnimadooda muujinaya waad u qori kartaa.

Fariintan waxy kaaga timi midawga channels ka somaalida ee telegramka: Team kulmis💪🦾

QURAANKA IYO SAYNISKA

22 Sep, 14:04