Faafinta kheyrka @faafinta_khayrka Channel on Telegram

Faafinta kheyrka

@faafinta_khayrka


قال النبي صلى الله عليه وسلم بلغو عني ولو ءاية

Wuxuu yidhi nabi muxamed ﷺ:- iga gaadhsiya ayaadna hanoqotee

Kusoo biir chanelkena kale

@Abu_Casim
@Faafinta_khayrka

Wixii su'al ama talo bixin ah👇

@moha_zahid

Faafinta kheyrka (Somali)

Faafinta kheyrka waxaa loogu talagalay dadka Soomaaliyeed inay ka heli karaan aqoon iyo faahfaahin ku saabsan nolosha islaamiga ah. Kanalkan waxaa laguugu talagalay inaad ka heli karto ayaamaha iyo hadafka Nabiga ﷺ, hiddaha iyo dhaqanka Islaamka, iyo qaybaha kala duwan ee nolosha lagu maalgelin karo

Faafinta kheyrka waa kanalka ugu wanaagsan ee laguugu tala galey si loo helo aqoon, tilmaan iyo faham. Waxaad ku wareejineysaa waxqabadka la xiriira diinta iyo nolosha guud ee kula dardaarmay Nebi Muxamed ﷺ

Haddii aad rabto inaad ka heli karto macluumaad iyo wararka cusub ee ku saabsan Islaamka iyo nolosha guud, maqasho kanalkan @faafinta_khayrka iyo ka qayb qaado kalsooni iyo ogaysiis. Waa waxay ku soo biireyso kanaalada kale ee @Abu_Casim iyo @moha_zahid si aad uga helaato waxqabadka dheer iyo qeybaha kala duwan ee diinta iyo nolosha.

Faafinta kheyrka

22 Jan, 18:03


Dadka ku baaqaya sinnaanta dabarka la' ee labka iyo dheddiga - reer-Galbeedka iyo inta la jaalka ah haddii loo fiirsado waaqicooda arki maysid in ay rumaysan yihiin waxa ay afka kaga andacoonayaan. Tusaale ahaan; kursiga madaxtinimada oo kale la isma barbardhigo lab iyo dheddigga, oo dheddig la sheegaa ma aanay gaadhin kursiga madaxtinimada. Haddaba; taas ma odhan karnaa waa ogaansho ay ku qanacsan yihiin in labku uu ka awood badan yahay dheddigga marka dhanka shaqada la joogo? Mise marka xukun laga hadlayo waa la iska hilmaamaa mabda'yada sinnaanta labda jinsi? Mise marka horeba ma aaminsana sinnaantan ee waa iska sheegasho dhalanteed ah oo ay ku awr kacsadaan?

#Gabbaad

Faafinta kheyrka

21 Jan, 16:52


هبت رياح الخير، وأقبلت الخيرات وشرّعت أبوابها، وحانت اللحظة المرُتقبة:

يسرنا أن نعلن فتح باب التسجيل في الدفعة السادسة من برنامج #البناء_المنهجي.

المسار الأساسي:
https://binaamanhajii.social/3am

المسار الميسر:
https://binaamanhajii.social/Muyassar

📌 تنبيه: يجب تسجيل الدخول إلى حساب الـgmail من أجل الاستمرار في التسجيل.

نسأل الله أن يفتح عليكم ويسدد خطاكم 🍃

Faafinta kheyrka

15 Jan, 16:17


لا تراقب تصرفات الناس فإنهم لا يملكون ضرا ولا نفعا، ولا موتا ولا حياة ولا نشورا، ولا ثوابا ولا عقابا

Dadka haku mashquulin e dantaada racao waxay hayaanba ma jiree !

Faafinta kheyrka

09 Jan, 16:44


اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ.♥️🌹🩷

Faafinta kheyrka

09 Jan, 16:21


Suuratul-Kahfi ayaa i bartay  .

علمتني سورة الكهف

Ilaahay baa mahad idilkeed iskale. Nabi Muxammed ﷺ ayaa amaan iyo sharaf le.

Waxaa isku dayaynaa inaan is dul taagno qaybo kamida waxyaabaha aan ka faa'idaysan karro qisada dhalinyartii hogga ( asxaabul-kahfi )

Afeef: Qisada sida ay tahay ugama sheekaynayo meelo kamida umbaa is dul taagaynaa, qofkii u baahan haka dhagaysto culumada kawarantay ama ha akhristo tafaasiirta.

1. Dhalinyaro ayaa wax badasha . U firrso Alla wayne sw wuxuu ku tilmaamay " Fityah " dhalinyaro

ِنَّهُمْ فِتْيَةٌ آمَنُوا بِرَبِّهِمْ وَزِدْنَاهُمْ هُدًى

haddaada baadho baalasha taariikhda cidda aduunka wax ka badasha waa dhalinyaro uun, Nabi Ibraahim cs markuu sanamayada burburiyay maxay ku tilmaameen " waxaan maqlaynay wiil yar oo sheeg sheegaya oo la dhaho Ibaraahim "

" قَالُوا سَمِعْنَا فَتًى يَذْكُرُهُمْ يُقَالُ لَهُ إِبْرَاهِيمُ. " الأنبياء ٦٠

Sidoo kale u fiirso asxaabtii Nabigeena ﷺ dhalinyar ayay u badnaayeen, xawaariyiintii Nabi ciise cs dhalinyaro ayay ahaayeen.. ibnu cabbaas rc ayaa lagasoo guuriyay inuu yiri: Ilaahay Nabi kama dhigo qof aan dhalinyaro ahayn, sidoo kale qof aan dhalin yar ahayn caalim ma noqdo. !

2. Ka fogaw xumaanta. Cudur daar kuu noqon mayso waan da'a yarahay wiilshanba waxay ahaayeen dhalinyaro adoo kala waliba waxay mufasiriinta qayb kamida sheegaan inay dabqadda sare ee bulshada ka tirsanaayeen, hadana waxay noqdeen da'yar ilaahay rumeeyay talla saartay xumaantii iyo shirkigii tolkood ku dhexjireen ka dhiidhiyay oo nacay si badheedh ahna ula hortgay boqorkii daalimka ahaa ii kibirka badnaa annagu dhiidnay shirkiga iyo gaalnimda aad waddo. ALLAAH ayay ka baryaayan inuu naxrristiisa siiyo uu ka babaadiyo shirkiga ay tolokood ku jiraan, Rabina sw god ayuu kaga bad baadiyay gaalnimadii iyagana ku ilaaliyay.

3. Ficilku inuu hadalka ka hor maro u fiirso Alle wayne tilmaantiisa   " إِذْ قَامُوا فَقَالُوا " " markay kaceeen ayay dheheen " talo saarsho dhab ah ayay la yimaadeen oo way isbadleen Allana garab iyo gaashaan buu u noqday, aayada kale ahayd " Ilaahay ummad xaalad ay ku suganyihiin ma badalo illaa iyaga ay nafsad ahaan isku badalaan "

" إِنَّ اللَّهَ لَا يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّىٰ يُغَيِّرُوا مَا بِأَنْفُسِهِمْ. "
الرعد ١١
4. In lays soori doono qiyaamaha ( Bacthiga ) oo kamida waxyaabaha ay ka siman yihiin gaaladii hore iyo kuwa maanta jooga diidistiisa, Allaaha sw dhalinyartaa hogga ku nageeyay 300 sano iyo waliba dheeraad, markii horan kaa ahysiiyay waxba ! miyuunan awoodin in uu kusoo celiyo. !?

5. La saxiib dadka wanaagsan. ! Markaad noqoto rabi yaqaan wadaddii laguu abuurayna raacdo wax walba waa laguu diirayaa.! Saan oganahy Aygu 🐕 waa xayawaanada ugu xun nijastiisa xattaa 7 mar ayaa la dhaqaa, kiisa madaw inaan dillaa layna faray, qofkii dhaqda in ajirkiisu yaraanayo ayaa laynoo sheegay, hadana Allaah sw wuxuu Qur'aankiisa sharaftaleh ku sheegay aygii la socday dhalinyartaas. !

6. Awood nafsi ah ayaa lagu siin markaad Alla yaqaan dhab ah noqoto. Dhalinyartaa iyaga ah ee godka ku jira ayuu Alle wayne Nabi Muxammed scw ku leehay hadaad arki lahayd waad ka carari lahayd waadna ka argagixi lahyd, bal kawaran hadaad wadadoodii qaado oo xumaha ka dhiidhido kana raali noqon waydo cidnana aadan oog baqan xaqqa cadyntiisa.

7. Waan baahanahy bakhtiga looma cuno. Waad yaabantahay maah-maahdana maxaa meesha keenay, bal u fiirso tilmaanta rabigeen, markay soo kaceen ku doodeen inta ay meesha jogeen ayay mid kamida direen kuna dheheen magalaada tag oo fiiri hotelka ugu cunno wanaagsan, cunto nadiif iyo xalaal ah oo wanaagsan  no keen.

فَلْيَنظُرْ أَيُّهَا أَزْكَى طَعَامًا فَلْيَأْتِكُم بِرِزْقٍ مِّنْهُ.

Kuma kalifin cidlada, kalinmada, gaajada iyo haraadkuba inay wax aanay hubin calooshooda galshaan, takale rag sahaydood watay ahaayeen cidna waxba ma aysan waydiisnayn.

8. Mar walba taxaddar la imaw. Dardaaranka ay siinayeen qofkay cuntada u dirteen waxaa ka mid ahaa Is qari oo qofna uusan ku dareemin.

وَلْيَتَلَطَّفْ وَلَا يُشْعِرَنَّ بِكُمْ أَحَدًا

Lasoco cashirada laga baranayo suuratul kahfi jimaca danbe insha Allah...

Faafinta kheyrka

05 Jan, 13:34


اللّهُـمَّ عالِـمَ الغَـيْبِ وَالشّـهادَةِ فاطِـرَ السّماواتِ وَالأرْضِ رَبَّ كـلِّ شَـيءٍ وَمَليـكَه ، أَشْهَـدُ أَنْ لا إِلـهَ إِلاّ أَنْت ، أَعـوذُ بِكَ مِن شَـرِّ نَفْسـي وَمِن شَـرِّ الشَّيْـطانِ وَشِـرْكِه ، وَأَنْ أَقْتَـرِفَ عَلـى نَفْسـي سوءاً أَوْ أَجُـرَّهُ إِلـى مُسْـلِم - مرات 1
من أذكار المساء

Faafinta kheyrka

27 Dec, 14:34


Ilaahow dhiiga daadanaya naga jooji oo muslimiinta bogooda burcad isu mari

Faafinta kheyrka

24 Dec, 18:48


Maalin kasta kuwada baadiyoobay wadadooda Rabbow iga badbaadi buu 17 jeer akhriyaa, haddana ciidooda ayuu u dabbaal dagayaa !

Bal adba 🤔

Faafinta kheyrka

24 Dec, 18:45


Sida ay u fikaraan ayda ree galbeedka

Faafinta kheyrka

13 Dec, 10:41


Markaska Najaashi oo aan booqday hadda kahor kuna yaal meel istiraatiiji ah kaga qayb qaado 10$ ..... Sh Muxammad Umal

Faafinta kheyrka

08 Dec, 17:08


‏"ومن لم يسره ما يسر المؤمنين ويسوءه ما يسوء المؤمنين فليس منهم. ففي الصحيحين عن عامر قال سمعت النعمان بن بشير يخطب ويقول: (سمعت رسول الله ﷺ يقول: مثل المؤمنين في توادهم وتراحمهم وتعاطفهم مثل الجسد الواحد إذا اشتكى منه شيء تداعى له سائر الجسد بالحمى والسهر)".
مجموع الفتاوى ١٢٨/١٠

Faafinta kheyrka

08 Dec, 07:51


Si kastoo habeenku u dheeraado waxaa ku xigta maalin iftiin badan. Nidaamkii Nus qarniga ree Suriya guuysmasanyay ee cadaab iyo ciil nooc kasta marsiiyaymaantaa cidhibtiisaa la jaray, si kastoo daalimka loo daajiyo marka la qabto la sii dayn maayo.

Ilaahay ayaa mahad oo dhan iskale, maant waa maalin wayn Rabbow mahaddaa.

ويومئذ يقرح المؤمنون

‎#إدارة_العمليات_العسكرية
‎#ردع_العدوان
#سورية_حرة
اللهم لك الحمد حمدا كثيرا طيبا مُباركا فيه مباركا عليه كما تحب ربنا وترضى..

‎#سوريا_تتحرر

Faafinta kheyrka

05 Dec, 17:54


📍أوصى ابن عباس - رضي الله عنهما - بخمس كلمات فقال : إياك والكلام فيما لا يعنيك، ولا تمار سفيهًا ولا فقيهًا؛ فإن الفقيه يغلبك، والسفيه يؤذيك، واذكر أخاك إذا غاب عنك بما تحب أن تذكر به، ودع ما تحب أن يدعك منه، واعمل عمل رجل يعلم أنه يجازى بالإحسان ويكافأ.
[ الآداب الشرعية - ابن مفلح ]

Faafinta kheyrka

05 Dec, 17:43


Faafinta kheyrka pinned «Laba maalmood ee isku xigta ayaad midna ka yaabi barakadeeda oo wixii hawl kuu taalay oo dhan aad qabsan ! Maalina ayna laba isku kaa gaadhayn adoo wakhti haya ! Hadda waa laba maalmood oo isla ege la soco. Sidaa awgeed ayaa waxaa kamid ducooyinka Aroota iyo…»

Faafinta kheyrka

05 Dec, 17:42


اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ.🌹🌹🩷🌹🌹

Faafinta kheyrka

28 Nov, 15:45


Gacmaha ayuu kor u taagay, kolkaas ayay ilmadu qubatay oo uu ooyay.
Waa la waydiiyay “Maxaa kaa oohinaya?” Kolkaas ayuu yidhi “Ummaddaydaan u baqayaa oo aan u werwerayaa”

Waa Nebi Muxammad Scw oo darteen u ilmaynaya oo leh “Ilaahayoow ummaddayda” Rabbina ugu jawaabayo “Ummaddaada waannu kugu raalli gelinaynaa oo wax aad dhibsataa ummaddaada heli maayaan”.

Ku salliya Naxariis badanihii Ilaahay innoo soo diray naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee. Caawana waa Jimcee Salligiisa yaynaan afka ka qaadin.

اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد

Faafinta kheyrka

24 Nov, 15:17


Laba maalmood ee isku xigta ayaad midna ka yaabi barakadeeda oo wixii hawl kuu taalay oo dhan aad qabsan ! Maalina ayna laba isku kaa gaadhayn adoo wakhti haya ! Hadda waa laba maalmood oo isla ege la soco. Sidaa awgeed ayaa waxaa kamid ducooyinka Aroota iyo Galabta la akhrista ducadan weyn ee wax walba kulansatay:

«اللهم إني أسألك خير هذا اليوم فتحه ونصره ونوره وبركته وهُداه، وأعوذ بك من شرِّ ما فيه وشرِّ ما بعده»

Sideedaba haddaan Muslim nahay barakada ayuu wakhtigu wax inoogu taraa !

Faafinta kheyrka

24 Nov, 15:15





تتفاوت الأيام، فنجد يومًا مباركًا تتسهل فيه المهام بالرغم من زحمة أعماله، ويومًا عسيرًا لا نتقدم فيه بشيء بالرغم من طول فراغه؛ ولذلك ورد في أذكار الصباح هذا الدعاء العظيم الجامع:

«اللهم إني أسألك خير هذا اليوم فتحه ونصره ونوره وبركته وهُداه، وأعوذ بك من شرِّ ما فيه وشرِّ ما بعده».

نحن مسلمون نعوِّل على البركة لا على الوقْت!

Faafinta kheyrka

23 Nov, 19:33


🌕 فرائد الفوائد 🌕

﴿ الذين آتيناهم الكتاب يتلونه حق تلاوته ﴾

📍قال ابن مسعود - رضي الله عنه - : حق تلاوته أن يحل حلاله ، ويحرم حرامه ، ويقرأه كما أنزله الله ، ولا يحرف الكلم عن مواضعه ، ولايتأول منه شيئا على غير تأويله.
[ تفسير القرآن العظيم  - ابن كثير  ]

            *┄༻💥🌷💥༺┄*

📍فمن شهد الخطيئة فكرهها قلبه كان كمن لم يشهدها إذا عجز عن إنكارها بلسانه ويده ، ومن غاب عنها فرضيها كان كمن شهدها وقدر على إنكارها ولم ينكرها ؛ لأن الرضا بالخطايا من أقبح المحرمات ، ويفوت به إنكار الخطيئة بالقلب ، وهو فرض على كل مسلم .
[جامع العلوم والحكم - ابن رجب ]

            *┄༻💥🌷💥༺┄*

📍كان يقال : ثلاث من كن فيه حظي بمن يحب ..
العطاء بلا حدود ، الإخلاص بلا قيود ، الإحترام بلا شروط .
✿❁❁✿
https://t.me/fwayiid

Faafinta kheyrka

19 Nov, 02:59


‏"لما ذكر الله المنافقين قال: (فاحذرهم)
ولما ذكر الكافرين قال: (فلا تخافوهم)
لأن المنافق قريب ملازم فيجب معه الحذر الدائم"

Alla weyne Munaafiqiinta " Iska ilaaliya " ayuu ina yidhi. Gaaladana " haka baqina "

Waayo Munaafaqu mar walba wuu kugu dhawyahay xogtaadana waa uu hayaa, sidaa awgeed waa in aad looga taxadaro lana iska ilaaliyo. !

- عبدالعزيز الطريفي

Faafinta kheyrka

17 Nov, 17:19


[ وَمَن يَعْمَلْ سُوءًا أَوْ يَظْلِمْ نَفْسَهُ ثُمَّ يَسْتَغْفِرِ اللَّهَ يَجِدِ اللَّهَ غَفُورًا رَّحِيمًا ] النساء ١١٠

" Qofkii danbi sameeya ama naftiisa dulmiya kaddib Alle danbi dhaaf waydiista wuxuu heli Allaah danbi dhaaf badan oo naxariista. "

ومن يعمل عملًا سيئًا، أو يظلم نفسه باقتراف المعاصي، ثم يطلب المغفرة من الله مقرًّا بذنبه نادمًا عليه مقلعًا عنه، يجد الله أبدًا غفورًا لذنوبه رحيمًا به.

المختصر في التفسير 📚

Faafinta kheyrka

12 Nov, 02:53


للمعاصي أعظم تأثير في محق بركة العمر والرزق والعلم والعمل.

فكلُّ وقتٍ عصيتَ الله فيه، أو مالٍ عُصِيَ اللهُ به، أو بدنٍ، أو جاهٍ، أو علمٍ، أو عملٍ، فهو على صاحبه، ليس له.

فليس عمرُه وماله وقوته وجاهه وعلمه وعمله إلا ما أطاع اللهَ به.

ولهذا من الناس من يعيش في هذه الدار مائة سنة أو نحوها، ويكون عمره لا يبلغ عشر سنين أو نحوها؛ كما أنّ منهم من يملك القناطير المقنطرة من الذهب والفضة، ويكون ماله في الحقيقة لا يبلغ ألف درهم أو نحوها. وهكذا الجاه والعلم.

ابن القيم | الداء والدواء

Faafinta kheyrka

06 Nov, 18:22


Trump iyo Haris midkoodna dan inooma aha !

Jamhuuriyiintu waa midig xag jira oo in lagu dhex noolaado xataa ogolayn ! Dimuqaradiyintuna waa Munaafiqin xataa fidrada saliimka ah la dagaalama. ( Qawmu luud-nimo iyo dad isku jinsiya oo wax iska daya iyagaa caalamaka baray )

Waxayna ka siman yihiin labaduba oo ay wadaagaan Muslim nacayb iyo taageerista mashruuca Yuhuudda ee gabbalkiisu sii dhacayo, gumaadka Ree Falasdiin iyo qaadashada dhulka muslimiinta ee bariga dhexe...

Gaal gaal inagama xigee baasaysiga aan joojino.

Allaah ha u gargaaro walaalaheen Ree Qaza

Faafinta kheyrka

04 Nov, 13:46


Bandhigga Buugga Gabbaad oo lagu soo bandhigay magaalada Jigjiga.

Faafinta kheyrka

03 Nov, 18:18


ثلاثُ كلماتٍ كان يكتب بها بعضُ السلف إلى بعض، فلو نَقَشَها  العبدُ في لوح قلبه يقرؤها على عدد الأنفاس لكان ذلك بعض ما يستحقه، وهي: "مَن أصلحَ سَرِيرتَه أصلحَ اللهُ علانيتَه، ومَن أصلح ما بينه وبين الله أصلحَ اللهُ ما بينَه وبينَ الناس، ومَن عَمِلَ لآخرتِه كفاه الله مَؤُوْنةَ دنياه".

ابن القيم | الرسالة التبوكية

Faafinta kheyrka

02 Nov, 16:52


الذكر سَدٌّ بين العبد وبين جهنم..

ابن القيم | الوابل الصيب

Xuska Rabbi addoonka waxa uu ka ilaaliyaa Jahanama !

Faafinta kheyrka

31 Oct, 06:25


Waxa habeenimada axadda ee 2/11/2024 marka saacaddu tahay 6:30 habeenimo aynu kusoo bandhigaynaa Hotel Lotus ee magaalada Jigjiga #buugga_gabbaad haddii Alle kadhigo.

fadlan sii share garee.

Faafinta kheyrka

29 Oct, 13:50


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Faafinta kheyrka

25 Oct, 09:56


⭐️ شذرات من الحياة ⭐️

💧يأنس القلب ويسعد كلما صلىٰ وسلم على النعمة المهداه ، نبينا محمد  ، الذي كملت ببعثته دين الإسلام ، وأتممت بشرعه معالم وحدود الحلال والحرام ؛ فاستمر للدين كماله ، واستقر من الشرع تمامه ، واصبحت محبته عقيدة تسري في عروقنا ؛ ليظهر أثرها علينا باتخاذه أسوة وإماما، نهتدي بهديه ، ونقتفي أثره ، وتلك غاية سعادة المخلوق ونهاية كماله .
✿❁࿐❁✿
https://t.me/fwayiid

Faafinta kheyrka

24 Oct, 14:44


ما الذي يمنعك أن تترك جوالك الآن، ثم تفرش سجادة صلاتك، وتصلي لله ركعتين تستجمع فيهما قلبك، ثم ترفع يديك إلى السماء، وتتوسل إلى الله وتلح عليه بقلب مكسور، أن يحفظ غزة، ويلطف بشمالها، ويفرج كرب أهلها !!
‏هذا والله أقل شيء تفعلوه، وأعظم واجب تؤدوه، فلا تقيدكم حبال العجز عنه هو الآخر أيضاً، قال النبي ﷺ إن أعجز الناس من عجز عن الدعاء !!

Faafinta kheyrka

22 Oct, 08:54


Gorfaynta buugga GABBAAD.

Qoraaga buugga:Axmed Bin Yuusuf As-Sayid
Turjume : Sh Sharmaarke Bukhaari
Gorfeeye: Sh Xasan Muxammad Cumar Jaabir

Buuggan waxa aad ka helaysaa xaruuntayada IQRA BOOKS oo uu hadda diyaar kuugu yahay ee ka doono ama ka dalbo. 63 4125122

Mahadsanidiin.

Faafinta kheyrka

20 Oct, 16:03


﴿ إِنَّ فِرعَونَ عَلا فِي الأَرضِ وَجَعَلَ أَهلَها شِيَعًا ﴾

(شيعاً) أي: فرقاً يتبع كل فرقة شيئاً وتنصره، والكل تحت قهره وطوع أمره؛ قد صاروا معه كالشياع، وهو دق الحطب؛ فرق بينهم لئلا يتمالؤوا عليه، فلا يصل إلى ما يريده منهم، فافترقت كلمتهم، فلم يحم بعضهم لبعض، فتخاذلوا، فسفل أمرهم.

[ نظم الدرر - البقاعي ]

Faafinta kheyrka

20 Oct, 07:52


Waxa uu Al Imaam Ibnu Qayim ku tilmaamayaa kitaabkiisa الداء والدواء , in macaasidu is tarmiso , oo badhkeedba badhka kale soo jiito, cuqubooyinka macaasida ka dhashana waxa ka mid ah in ay macsiba macsi kale kuu dhiibto.

Marka qofka macsiba macsi u dhiibto waxa uu is arkayaa isaga ok macsi aan macaansi lahayn wax ku kalifayaana jirin la imanaya waayo in uu ka fuqo macsidii ayaa ku adag oo awoodahayn.

Qofku haddii marxaladdaa gaadhana waxa lagu sallidaa shayaadiin u qurxisa macsida oo ku garab siisa.

#quraanka_aan_dhuganno

Faafinta kheyrka

20 Oct, 07:52


Is Tarminta Macaasida | Addaa wa Dawaa

Faafinta kheyrka

18 Oct, 05:44


مات صابرًا محتسِبًا مقبلًا غيرَ مدبرٍ، نسأل الله العظيم أن يرحمه ويسكنه فسيح جناته، وأن ينصر إخواننا المستضعفين في غ.ز.ة العزة.

Faafinta kheyrka

17 Oct, 16:56


Markii Cabdillaahi Ibnu Cumayr ay soo gaadhay geerida Muscab Ibnu Cumayr oo ay walaalo ahaayeen, waxa uu yidhi:-

"Haddii maanta Muscab la dilay walaalkii, aabihii iyo adeerkiiba waa ay ka horreeyeen , annagu waxa aanu ku dhimannaa gaylan dirireed iyo geeri sharafeed , Muscabna ciddii beddeli lahayd waa ay ka buuxdaa reer Subeyr"

Maanta Geerida Yax ya Sin waar ee sida kediska auly ciidanka yahuudda isu haleeleen kuna shahiiday isaga oo fool ka fool ula diriraya cadawga waa geeri sharafeed aan iyada oo kale lawada helin, ciddii bedelaysayna waa ay ka buuxdaa Xa Maa s iyo reer Qa za ba , haddii reer Sin waar Yax ye ka baxay Muxammad Sin waar iyo qayrkiiba waa ay nool yihiin oo ya huu dda kaga daran yax ye , halgankuna goblan ma aha , Xam aasna waa wada Sin waar.

Umadda Muslimka ah ee hakratay muslimiinta Qa za waxa la gudboon in ay libanlaabaan ducada iyo dareen muujinta kuna kalsoodaan in cidhib danbeedka iyo caaqibada ay mu'miniintu leeyihiin.

Waxa xusid mudan in geeri sharafeedda muslimku farxad geliso munaafiqiinta iyo inta qalbigoodu buko, waana meelaha lagu kala miirmo.

#quraanka_aan_dhuganno

Faafinta kheyrka

17 Oct, 16:56


17/Oct/2024

Geeri Sharafeed.

Nafkastaa waa ay dhimanaysaa, geerida xabbadi ku disho iyo tan aad iskaa u dhimataa waa mataanno.

Faafinta kheyrka

15 Oct, 06:10


﴿ فَسَقَىٰ لَهُمَا ثُمَّ تَوَلَّىٰ إِلَى الظِّلِّ فَقَالَ رَبِّ إِنِّي لِمَا أَنزَلْتَ إِلَيَّ مِنْ خَيْرٍ فَقِيرٌ﴾ [ القصص: 24]

Dhowrsoonida iyo xishoodku gaar kuma aha dumarka oo keli ah , waa sifo ay leeyihiin cid kasta oo dhaqan hufan lehi , ufiirso Nebi Muuse C.S uma aanu caban dadka oo ma aanu dawarsan iyada oo xaalladdiisu adag tahay , lacag keenana kuma xujayn hablihii uu caawiyay ee uu xoolaha u waraabiyay ee taas beddelkeeda Allaah ayuu baryay oo wax weydiistay.

Alle dartii in aad wax u qabato oo ka dheeraato jacaylka ammaanta iyo ismuujinta waa dariiqa Anbiyada iyo rusushii wanaagsanaa , ee maanta aan dadku tixgelin.

══════ ❁✿❁ ═════

#Quraanka_aan_dhugano

Faafinta kheyrka

11 Oct, 19:36


Jig-jiga ❤️

Faafinta kheyrka

10 Oct, 11:23


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Faafinta kheyrka

09 Oct, 17:05


Rabbow ree Faladiin u gargaar 😭💔🤲

Walaalaheen ducada haka ilaawina

Faafinta kheyrka

09 Oct, 07:04


Waxa ka mid ah calaamadaha munaafiqiinta in hadafkooda iyo hadafka cadawga islaamku mid yahay sida Alle weyne ku caddeeyay suuratu Al Xashri, waxa kale oo ka mid ah sifooyinkooda in ay muslimiinta khilaaf ka dhex abuuraan ceebahoodana faafiyaan , xilliga ay dirirta kula jiraan gaalada.

Hadaba Alle weyne inooma tilmaamin munaafiqiintii xilligii Suubanaha N.N.K.H joogay magacyadoodii iyo abtirkooda balse waxa la inoo tilmaamay sifooyinkooda si aynu miisaan uga dhigano oo xilli kasta ciddii sifooyinkaa laga helo aynu u ogaano in sifooyinkii munaafiqiinta laga helay.

Hadaba maanta oo Qaza dirir ka socoto muddo sannad ah waxa bushaaro ah in bulshada muslimka ah in badan oo ka mid ahi ku baraarugeen duul ku sifaysan sifooyinkii munaafiqiinta balse dusha sare uga eeg saxaabadii Suubanaha N.N.K.H lagana yaabo in ay isu tiiriyaan oo ku abtirsadaan salafkii wanaagsanaa , oo dadka kale ka sheegtaan, waxa se miisaanku yahay waxa ruuxu aaminsan yahay ee sheegashado tixgalin maleh.

#Quraanka_aan_dhugano

Faafinta kheyrka

08 Oct, 13:01


Ibnul Jowzi : " Himada sare : waxyaabaha muujinaayo in aad tahay caqli ahaan qof dhamaystiran waa himada sare wuxuu soo qaadanaayaa bayt gabay uu yiri al mutanabi gabyaaga caanka ah .
ولم أرى في عيوب الناس عيبا : كنقص القادرين على التمام :
Ma arag ceeb ka xun adigoo awoodo in aad noqoto qof sare laakiin aad isaga qanacdo hoosayn
awoodahaada in aadan ka faaiidaysanin : maanta haddii aad tahay qof ay u sahlantahay barashada shay luuqad cilmi fahamkiisuna sareeyo laakiin aad dooratay daawasho qosol hadalkaas adiguu kugu socdaa .

" M arag ceeb ka xun qof awoodo in uu sare gaaro laakiin hoos isaga qanacsan "

Faafinta kheyrka

07 Oct, 16:31


⭐️ شذرات من الحياة ⭐️

💧يأنس القلب ويسعد كلما صلىٰ وسلم على النعمة المهداه ، نبينا محمد  ، الذي كملت ببعثته دين الإسلام ، وأتممت بشرعه معالم وحدود الحلال والحرام ؛ فاستمر للدين كماله ، واستقر من الشرع تمامه ، واصبحت محبته عقيدة تسري في عروقنا ؛ ليظهر أثرها علينا باتخاذه أسوة وإماما، نهتدي بهديه ، ونقتفي أثره ، وتلك غاية سعادة المخلوق ونهاية كماله .
✿❁࿐❁✿
https://t.me/fwayiid

Faafinta kheyrka

07 Oct, 08:02


Siiradu waxa ay ka mid tahay maadooyinka si guud usaameeya bulshada gaar ahaanna qofka akhristaha ah, waxa arrinkaas aan ku sababyn karaa heerka hilow iyo jacayl ee bulshada muslimka ahi u hayso Suubanaha N.N.K.H.

Waxa se' aad moodaa in waayahan danbe uu hoos u dhacay heerka daraasaynta iyo faafinta siirada Suubanaha N.N.K.H. , waxana habboon in guriga iyo masjidka iyo meelaha la isugu yimaadoba lagu dedaalo hadalhaynta dhaqankii Suubanaha N.N.K.H iyo dhacdooyinkii uu la kulmay innaga oo ka dhimbiil qaadanayna.

#Quraanka_aan_dhugano

Faafinta kheyrka

06 Oct, 03:50


﴿ صُنعَ اللَّهِ الَّذي أَتقَنَ كُلَّ شَيءٍ إِنَّهُ خَبيرٌ بِما تَفعَلونَ ﴾

كل ما خلقه الله فله فيه حكمة؛ كما قال: (صنع الله الذي أتقن كل شيء)، وقال: (الذي أحسن كل شيء خلقه) [السجدة: 7]. وهو سبحانه غني عن العالمين؛ فالحكمة تتضمن شيئين: أحدهما: حكمة تعود إليه؛ يحبها، ويرضاها. والثاني: إلى عباده، هي نعمة عليهم يفرحون بها، ويلتذون بها.

‏[ الجامع لتفسير الإمام - ابن تيمية ]

Faafinta kheyrka

05 Oct, 12:59


"Waxa laga rabaa qofka dhuganaya Quraanka in uu kelmad kelmad ugu fiirsado oo isu kortaago isaga oo rumaysan in kelmad kasta ay ku duugan tahay xikmado iyo siro waaweyn, hadba sida uu dedaal u bixiyo ayay dhugashadiisuna u kordhaysaa"

CabdulXamiid Al Faraahi AHUN 1349H.

#Quraanka_aan_dhugano

Faafinta kheyrka

04 Oct, 18:14


Xantu waa in aad qofka ku sheegto wax uu kohanaya walow haku maqlo'e , haddii aad xamato ruuxa walow haku maqlo'e waxa aad tahay xanlow daalim ah runba aad sheegtide.

Iskana jir xanta Qurraada istusiinta ah: taas oo ah in aad ujeedka si dadban usheegto adiga oo aan caddaynayn sida in aad tidhaahdo:

" Aadbaan uga xumaaday waxa helay hebel Alle ha hadeeyee" oo arrinkani waxa uu koobsanayaa laba qadiyadood oo kala ah:

1- Xan si cad loo fahmayo.
2- In aad naftaada ammaanto adiga oo muujinaya sida aad uga xumaatay waxa ka dhacay ruuxa aad xamanayso.

Haddii ujeedkaagu yahay in aad u ducayso , waxa aad ugu ducayn lahayd si hoose!!

Bidaayatul Hidaayah | Imaam Al Qasaali.