⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 ° @xikmaawi_15 Channel on Telegram

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

@xikmaawi_15

⚘Kusoo dhowow⚘Han_Sare⚘
□Ruux Waliba Oo Dunidaan Saaran Oo Maqam Sare Garay Waxa Uu Laha Han_Sare Kaas OoKarumeyay !
□Ruuxa Hanka Sare La sxp ah Channel kan Waa Kagii
Cidna Kaa Maxigto !!

<> Xikmado
<> Dhiiragelin
<> Latalin
<> Sheekoyin
<> Oraahyo

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘈𝙍𝙀 ° (Somali)

🌿Kusoo dhowow🌿 Han_Sare🌿nnHan_Sare waa kan loogu tala galay ruux waliba oo dunidaan saaran, kaas oo karumeyay meelaha ugu sare ee maqamka. Channel-ka waxaa ka mid ah dadka ku nool dunida oo dhan, waxaana loo yaqaan kan ugu horeeya ee hanka sare la saxiixa ah. Haddaba, halkan waxaad ka heli kartaa xikmado, dhiiragelin, latalin, sheekoyin, iyo oraahyo oo uusan kuwii kale ka duwanin. Daryeelka aad heli karto channel-ka Han_Sare waxaa loo baahan yahay inaad ka qeybgasho, taas oo kuu soo dhaweynaya dabeecadaha iyo xaaladaha kala duwan ee ku saabsan maqal iyo muuqaal uu deyn karo. Awood kuu siin doona waxaa ah inaad awooddaaga daawada iyo dhagaha cilmiga iyo aan loo balansamaan qof walba oo soo dhawaanshaha filimada, musiikada, iyo wararka caalamka. Sii dheh, Han_Sare waa meel hubinaya qofkasta oo doonaya inuu dib u eego iyo ka helo xikmado jaban iyo dhiiragelin la xiriira dhaqanka iyo dalkaaga. Sidaa daraadeed, ha dhaafo fariin dheeraad ah oo u soo dir channel-ka Han_Sare oo ah meel aad ka heli karto kala duwan iyo wacyi-gelinta cilmiga iyo dhaqanka.

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

08 Feb, 16:59

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@akramjibriil
@Cilmu_nafsi_10
@DABIIBE_JACAYL

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @CABDULLAHI_7💠

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

07 Feb, 18:23

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

07 Feb, 16:11

Haweeney ! falcon ah ayaa ku qalabeysneyd GBS tracker intii ay ku guda jirtay safarkeeda koonfur afrika ilaa finland.

Waxay dabooshay qiyaastii 230 km maalintii, iyadoo ku duulaysa saf toos ah oo ka dhan ah dhulka Afrika ilaa ay ka gaartay saxaraha waqooyi.

Waxay markaas raacday jidka Webiga Nile ee Suudaan iyo Masar, iyadoo ka fogaatay inay ku duuldo Badda Mediterranean-ka. Taas beddelkeeda, waxay ka gudubtay Suuriya iyo Lubnaan, sidoo kale waxay ka gudubtay Badda Madow-waayo haddii ay harraad qabto, kama cabi karteen.

Waxay ku sii wadatay saf toos ah waxayna gaartay Finland 42 maalmood ka dib.

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

06 Feb, 18:03

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

Waxaan kuu heyna kanaalo telegram oo iib ah kuwaas oo buuxshay shuruudaha lacag kooga sameyn karo. 💸 halkaa ka dalbo.👉 @Gud_Kooxda_Midnimo

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/QabaknCVF0MyM2Q0

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

03 Feb, 10:10

01 Feb, 18:08

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@akramjibriil
@Cilmu_nafsi_10
@DABIIBE_JACAYL

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @CABDULLAHI_7💠

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

31 Jan, 17:37

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

30 Jan, 15:09

Suleiman Al-Qaanuni (1494–1566) wuxuu ahaa suldaankii 10-aad ee boqortooyadii Cusmaaniyiinta (Ottoman Empire) wuxuuna xukumayay intii u dhaxaysay 1520–1566. Waxaa sidoo kale loo yaqaannaa Suleiman the Magnificent (Suleiman Qurux Badan) ee reer Galbeedka, halka magaca "Al-Qaanuni" uu micnihiisu yahay "Sharciga Sameeye", sababtoo ah wuxuu dejiyay sharciyo nidaamiya maamulka iyo cadaaladda Cusmaaniyiinta.

Waxqabadkii Ugu Muhiimsanaa
1. Ballaarinta Boqortooyada Cusmaaniyiinta

• Wuxuu xukumayay dhul aad u ballaaran oo ay ku jiraan Bariga Dhexe, Waqooyiga Afrika, Bariga Yurub iyo Anatolia.

• Wuxuu qabsaday Belgrade (1521), Hungary (1526 – Dagaalkii Mohács) iyo Rodos (1522).

• Wuxuu weerar ku qaaday Vienna (1529), inkasta oo uusan qabsan.

• Wuxuu qabsaday Aljeeriya iyo meelo badan oo ka tirsan badda Mediterranean.
2. Dib-u-habeynta Sharciga iyo Cadaaladda

• Wuxuu dejiyay sharciyo dhameystiran oo nidaaminaya ganacsiga, cadaaladda iyo maamulka.

• Wuxuu wanaajiyay nidaamka canshuuraha iyo xuquuqda muwaadiniinta, taas oo sababtay koboc dhaqaale iyo xasillooni.

• Wuxuu xoojiyay nidaamka Qaanuunka Cusmaani (Ottoman Law), kaas oo lagu dhaqmay qarniyo badan ka dib dhimashadiisa.
3. Xiriirka Dibadda iyo Dagaallada Yurub
●Wuxuu xiriir dhow la yeeshay Faransiiska, si uu uga hortago Boqortooyada Habsburg (Austria).
●Wuxuu dagaallo la galay Portugal, Spain, iyo Venice, isaga oo rabay inuu xoojiyo xukunka Cusmaaniyiinta ee Badda Mediterranean.

Dhimashadiisa
Suleiman Al-Qaanuni wuxuu dhintay sanadkii 1566 intii lagu jiray dagaalkii Szigetvár (Hungary).  AUN

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

25 Jan, 17:50

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@akramjibriil
@Cilmu_nafsi_10
@DABIIBE_JACAYL

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

25 Jan, 17:47

Waxaa jira nooc ka mid ah maska ​​oo ah ka kaliya ee adduunka ku nool kaas oo ku kori kara qiyaas nus sentimitir ilbiriqsikii.

Taas macneheedu waxa weeye in uu ku gaadhi karo dhererka hal mitir 200 ilbiriqsi gudahood!! Laakiin...hadduu afkeedu taabto meel jidhkeeda ka mid ah way dhimataa. !! Kani waa maska ​​kaliya ee aduunka ku dhinta isla marka afkiisu jidhkiisa taabto. !!

Maskan waxa kaliya oo laga helaa telefoonada Nokia gaar ahaan (ciyaarta maska)😅😅

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

24 Jan, 17:53

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

20 Jan, 10:16

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
Hadii aad ubaahan tahay kanaalo telegram oo iib ah ila soo xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️

https://t.me/addlist/iZ20cRltPNZkMGE0

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

19 Jan, 19:23

https://t.me/addlist/06CMXlKGCwphNTdk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

13 Jan, 10:16

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

12 Jan, 18:17

https://t.me/addlist/GEbwy9wFelhkNjg0

↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Balaashaan
↪️ @xadiith_maalinle
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

New friends
╚═══════ - ════════╝
⭐️ @Balaashaan
⭐️ @Murti_iyo_gabayo
⭐️ @Ur_amaley
⭐️ @hoygaxikmada7

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

12 Jan, 18:05

وقل رب زدني علما

Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

12 Jan, 03:11

ﻻ تظــلـمۭــنۨ ּإذامۭــاڪــنــٺ مۭــقــتــدرا
فٱلظــلــم مرتعه يفضي إلــﮯالــنـدم
ٺــنــام ﻋــٻۧــنا̍گ والـمــظــلــوم مۭــنـتــبــہ
يـد؏ــو ؏ــلــيــگ ۖ وعينﷲلـم ٺــنــمۭ

[ ا̍ﻹمۭــٰا̍م ﻋــلــې بـنۨ ۖ أبــې ̨طالــب ]
📃

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

11 Jan, 17:37

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@akramjibriil
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

10 Jan, 18:07

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

09 Jan, 18:15

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

08 Jan, 19:13

https://t.me/addlist/GEbwy9wFelhkNjg0

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Balaashaan
↪️ @xadiith_maalinle
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

New friends
╚═══════ - ════════╝
⭐️ @Balaashaan
⭐️ @Murti_iyo_gabayo
⭐️ @Ur_amaley
⭐️ @hoygaxikmada7

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

06 Jan, 17:37

Sheikh Maxamed bin Saalax Al-Cutaymiin (1929–2001) wuxuu ahaa mid ka mid ah culimada ugu waaweyn ee xagga fiqhiga iyo tafsiirka ee casriga ah, laguna yaqaanno aragtiyihiisa qotada dheer iyo faafinta cilmiga diinta Islaamka. Wuxuu ka mid ahaa fuqahadii waaweynaa ee Mad-habta Xanbaliyada, gaar ahaan kuwa ku xeeldheer fahamka Qur'aanka, xadiiska, iyo qawaaniinta fiqhiga.

Taariikh Nololeedkiisa
Magaciisa oo buuxa: Maxamed bin Saalax bin Maxamed Al-Cutaymiin.

Dhalashadiisa: Waxa uu ku dhashay magaalada Cunayzah, gobolka Al-Qasim, Sacuudiga, sannadkii 1929.

Cilmigiisa: Waxaa baray culimo waaweyn oo ay ka mid yihiin Sheikh Cabdiraxmaan As-Sacdi, oo ahaa macallinkiisa ugu weyn, iyo Sheikh Cabdilcasiis bin Baaz, oo saameyn weyn ku yeeshay.

Duruustii iyo Kutubtiisii
Sheikh Al-Cutaymiin wuxuu qoray kutub badan oo muhiim ah, laguna faafiyay dacwada Islaamka. Qaar ka mid ah kutubtiisa ugu caansan waa:

1. Sharaxa Usul Al-Fiqh
2. Sharaxa Kitaab Al-Tawxiid
3. Majmuuc al-Fataawa – Ururinta fatwooyin fara badan oo uu siiyey su’aalo kala duwan.
4. Sharax Riyad As-Saaliheen – Waa mid ka mid ah sharaxyo aad loo jecel yahay oo lagu falanqeeyey axaadiista ku jira kitaabka caanka ah ee Riyad As-Saaliheen.

5. Tafsiirka Qur'aanka Kariimka – Waa mid ka mid ah tafsiirrada casriga ah ee aad loo aqoonsan yahay.

Sifadiisa iyo Manhajkiisa
1. Fiqi iyo Caalim Tafsiir ah: Wuxuu ku xeel dheeraa tafsiirka Qur’aanka iyo sharraxa xadiisyada Nabiga ﷺ.

2. Xigmaddiisa iyo Fudaydka Fatwooyinka: Sheikh Al-Cutaymiin waxaa lagu xusuustaa inuu ahaa caalim ka fogaaday xagjirnimada, isaga oo fududeeyay fahamka diinta isaga oo aan lumin mabaadi’da asaasiga ah ee Islaamka.

3. Geesinimada Cilmiga ah: Marar badan wuxuu si cad u muujin jiray ra'yigiisa, inkasta oo ay jireen dad ka soo horjeeday.

Dhaxalkiisa
Sheikh Maxamed bin Saalax Al-Cutaymiin wuxuu cilmigiisa ku faafiyey masjidka weyn ee magaalada Cunayzah iyo kulliyadaha Shareecada ee Sacuudiga. Duruustiisa waxaa laga dhageysan jiray raadiyeyaasha iyo talefishinnada caalamiga ah, taasoo ka dhigtay inuu noqdo caalim ay dunida Muslimka oo dhan si weyn u tixgeliso.

Geeridiisa
Sheikh Maxamed bin Saalax Al-Cutaymiin wuxuu geeriyooday 10-kii Diseembar 2001, isagoo dhaxal reebay kutub, duruus, iyo fatwooyin si weyn u saameeyay fahamka diinta ee Muslimiinta maanta.

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

05 Jan, 17:07

https://t.me/addlist/GEbwy9wFelhkNjg0

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Balaashaan
↪️ @xadiith_maalinle
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

New friends
╚═══════ - ════════╝
⭐️ @Balaashaan
⭐️ @Murti_iyo_gabayo
⭐️ @Ur_amaley
⭐️ @hoygaxikmada7

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

05 Jan, 17:06

وقل رب زدني علما

Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

02 Jan, 18:18

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

30 Dec, 02:46

Powerful caliphs in Islam 🤍ۛ

ּا̍ڶــڂۡــڶــڣــٰا̍ء ̨ا̍ﻷ̍ڦــﯡڀــٰا̍ء ̨ڣــﮯ ۛ ּا̍ﻹڛۣــﻼ̍ۙمۘ

khaliifyada awooda badan lahaa ee islaamka 🤍

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

28 Dec, 14:37

- [ ] Haddii aad heysato saaxiib kugu caawiya adeecidda Alle, hasii dayn.

- [ ] Saaxiibka dhabta ah wuxuu daneeyaa aakhiradaada wanaageedda.

- [ ] Saaxiibka wanaagsan waa kii qaladkaaga arka, oo talo ku siiya ku difaacana markaad maqan tahay.

- [ ] Wax faa’iido ah malaha saaxiibtinimada qofka nacaska ah. Cadowga caaqilka ah ayaa mararka qaar ka fiican saaxiibka nacaska ah.

- [ ] Saaxiibka dhabta ah waa kan kuu yimaada marka adduunka intiisa kale kaa tagaan.

- [ ] Ha samaysan saaxiibo wadajirkooda aad deganaansho ku dareemayso ee sameyso saaxiibo kugu qasbi doonna inaad naftaada kor u qaado.

- [ ] Ha idaba socon laga yaabo inaanan ku hogaamin, ha i hor socon laga yaabee inaanan ku raacin. Keliya dhinaceyga soco oo noqo saaxiibkay.

- [ ] Saaxiibtinimada maaha cidda aad taqaanay muddadii ugu dheerayd ee waa qofka noloshaada soo gala kuna dhaha, “adigaan kuu joogaa” oona caddeeyay inuu kuu joogo adiga.

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

27 Dec, 05:08

Taariikh ku saabsan dalka Andalus (Spain) xilligii Islaamka waa mid xiiso leh oo xambaarsan dhacdooyin muhiim ah. Andalus waxay ahayd qayb ka mid ah dhulweynaha Muslimiinta ee ka dhisnaa qaaradda Yurub, gaar ahaan xilligii Carabta iyo Muslimiinta ay ku sugnaayeen Spain (711–1492). Halkan waxaa ku jira hal dhacdo oo muhiim ah:

Xukunkii Al-Andalus ee hoos yimid Boqortooyadii Umayyadka (756–1031):
Ka dib markii Muslimiinta ay soo galeen Spain sanadkii 711-kii oo uu hogaaminayay Tariq ibn Ziyad, dhulkii Andalus wuxuu noqday goob muhiim ah oo horumarinta cilmiga, dhaqanka, iyo diinta Islaamka. Sanadkii 756-kii, Cabdiraxmaan I (Abdurrahman Ad-Dakhil) wuxuu aasaasay Boqortooyada Umayyadka ee Cordoba kadib markii uu ka baxsaday qoysaska kale ee Muslimiinta ka talinayay Dimishiq.

Cordoba waxay noqotay xarun caan ah oo cilmiyeed, ganacsi, iyo hiddaha Islaamka. Waxaa laga dhisay masjidyo waaweyn sida Masjidka Cordoba, oo ah mid ka mid ah dhismayaasha ugu caansan ee dhaxalka Islaamka ee Andalus.
اﻻنــدلــس.

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

26 Dec, 18:14

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

26 Dec, 11:48

🍲 Dhaqanka iyo Cuntada
Cuntada Slovakia waxay ku caan tahay saxanada dhaqanka sida Halusky (baasto la isku qaso farmaajada idaha) iyo maraq Goulash oo macaan.
Dhaqankeeda waxaa lagu muujiyaa muusikada iyo qoob-ka-ciyaarka dhaqanka oo muujinaya aqoonsigooda gaarka ah.

🎉 Xafladaha iyo Nolosha Dhaqanka
Slovakia waxay martigelisaa xaflado badan oo dhaqameed, sida Festival Bratislava Music, kaas oo isu keena dadka xiiseeya farshaxanka iyo muusikada.

🌟 Xaqiiqooyin Xiiso Leh
- Luqadda rasmiga ah waa Slovak.
- Waxay isticmaalaan lacagta Euro (€) tan iyo 2009.
- Slovakia waxay leedahay in ka badan 1,600 isha biyaha macdanta, taasoo ka dhigaysa meel loo aado dalxiiska iyo caafimaadka.

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

26 Dec, 11:47

🏞️ Dabeecadda iyo Dhulka
Buuraha Tatra ayaa ah kuwa ugu caansan dabeecaddeeda, waxaana loogu tegi karaa baraf-daloolinta iyo socodka buuraha.
Slovakia waxay leedahay shabakad godad lime ah oo cajiib ah, sida godadka Domica, kuwaas oo ka mid ah goobaha dhaxalka caalamiga ah.

🏰 Qalcadaha iyo Taariikhda
Slovakia waxay leedahay in ka badan 300 qalcado iyo goobo difaac, kuwa ugu caansanna waa Qalcadda Bratislava iyo Qalcadda Spis, oo ka mid ah kuwa ugu weyn Yurub.
Taariikhda dalka waa mid hodan ah, oo ka bilaabmaya xilligii dhexe ilaa wakhtiyada casriga ah, taasoo ka dhigaysa goob muuqaal ah oo dhaqan iyo taariikh leh.

........⬇️

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

26 Dec, 11:46

Ma ogtahay? 🌟
Slovakia waa jawharad qarsoon oo ku taal bartamaha Yurub! 🇸🇰 Waxay hoy u tahay qalcado taariikhi ah, buuro soo jiidasho leh, iyo dhaqammo hodan ah oo ka dhigaya meel gaar ah oo loogu talagalay dadka jecel dabeecadda iyo taariikhda.

📏 Cabbirka iyo Goobta
Slovakia waxay ku fadhidaa dhul cabbirkiisu yahay 49,035 kiiloomitir oo laba jibbaaran, waana waddan aan badda lahayn oo ku yaal bartamaha Yurub.
Waxay xuduud la leedahay Austria iyo Hungary dhinaca koonfureed, Czech Republic dhinaca galbeed, Poland dhinaca waqooyi, iyo Ukraine dhinaca bari.

👥 Tirada Dadka
Tirada dadka Slovakia waa qiyaastii 5.4 milyan.
Caasimaddeeda waa Bratislava, taas oo ah magaalada kaliya ee adduunka ku taalla laba webi oo waaweyn oo caalami ah: Danube iyo Morava.

Wuu sii socon........⬇️

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

23 Dec, 10:12

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

22 Dec, 16:05

ومضى الرجالُ إلى جوار اللهِ في دارِالخلود
لم يرتضوا عيشَ الذَّلالَةِ إنّهم نِعم الجُنُود
قد حَارَبُوا ظُلمَ العِدَا وَقَفُوا كُمَاةً وأُسود
Nimankiina waxay aadeen xagga Eebbe iyagoo guri daa’im ah ku jira
Ma ayan aqbalin nolol sharaf dhac ah
Waxay la dagaalameen dulmigii cadawga, waxayna u istaageen sidii libaaxyo.

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

21 Dec, 18:23

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

20 Dec, 17:45

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

19 Dec, 17:41

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

17 Dec, 16:18

دَعِ الأَيامَ تَفْعَلُ مَا تَشَاءُ **وطب نفساً إِذا حَكَمَ القضاء
ولا تجزع لحادثة الليالي ** فما لحوادث الدنيا بقاء
   - الإمام الشافعي

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

16 Dec, 10:10

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

14 Dec, 18:33

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

13 Dec, 17:58

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

12 Dec, 17:44

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/Nx8yzuvP7vtmOWQ0

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

10 Dec, 09:46

Qurbaha haddii aad joogto bulshada Soomaaliyeed aad ayaa looga qadariyaa gaar ahaan shucuubta Muslimiinta , waxaa kugu filan in aad dhahdo Soomaali ayaan ahay si aad uga maqasho dhowr tan oo amaan ah qiimaha umadaan

Soomaaliya ma ahan dal qiimo yar waa dal miisaan weyn ku leh dunida muslimka , Soomaaliya way ka weyntahay sida ay u malaynaayaan shacabka soomaaliyeed wuu ka qiimo badan yahay meesha ay dhigeen .

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

09 Dec, 11:09

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/Nx8yzuvP7vtmOWQ0

⇣.ও𝙃𝘼𝙉_𝙎𝘼𝙍𝙀 °

08 Dec, 17:10