FANPROJ FILMS

@mohamrd11


🔰Waxaa  ka helaysaa aflaanta Hindi ga ah iyo American kaba  2022🎞️

🎥Contact us :

FANPROJ FILMS

23 Oct, 17:05


FILMKA CAAWA NAYAK LINKIGA
HOOSE
AYAAD KASOO DAAWAN KARTAAN ASIGOO
FANPROJ AH LINKIGA HOOSE KU DHUFO
YUUSAN KU DHAAFIN CAAWA🥶🔥🥵
⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️
https://t.me/addlist/Y5Ray7hGPrE4MTc0💀🥶
https://t.me/addlist/Y5Ray7hGPrE4MTc0💀🔥
https://t.me/addlist/Y5Ray7hGPrE4MTc0💀❤️‍🔥
⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️⬆️
Yaan lagaa buuxin 👆👆👆❤️❤️❤️🥶🥶🥶🥶

FANPROJ FILMS

21 Oct, 08:22


1k love ❤️ Saara zxpayal idinka wan idin la shaqeya ee ila shaqey channelka waa chanelkiina hala shido 🥰😍 ❤️🫡👈

FANPROJ FILMS

21 Oct, 08:18


Kuruluş Osman | Season 6
Qeybta| 167
STUDIO | FANPRUJ
⇆ㅤ ◁ㅤ❚❚ㅤ▷ㅤ ↻
●────────── 0:14
✿ صلوا على الحبيب ﷺ

FANPROJ FILMS

21 Oct, 03:23


Codkaan dhagesta😭💔😡☺️👆👆👆

FANPROJ FILMS

21 Oct, 03:21


Filmka. :Sarfira
Sanadka. :2024

Bile

FANPROJ FILMS

21 Oct, 03:13


Sarfira

FANPROJ FILMS

19 Oct, 03:10


FLLM CUSUB👉DEVIL BRITISH🔥💯👌 2024
#ASTAAN
#𝙕𝘼𝘼𝙃𝙄𝙍 𝙁𝙄𝙇𝙈𝙎
EMOJ KALA NUUC AH SAARA        

FANPROJ FILMS

18 Oct, 17:26


TAARIIKH NOLOLEEDKII YAYA SINWAR

Waxa uu ku dhashay xerada Qaxoontiga ee Khan-younis Sanadka Markuu ahaa 1962.

Qoyskiisa waxa Si Isir Sifeeyn ah Loogu Laayay Deegaanka al-Majdal Magaalada Asqalan ee Ee Gobalka Nakba 1948-kii Oo ay Yahuudda Xoogga ku Heeysato.

Israhell Ayaa Dhowr Jeer Xirtay Sanadkii 1990-kii, Falal la xiriria "Islaamnimo Fir-fircoon" Waa Sida Ay Sheegtaye.

Waxa uu Xamaas Ku Biiray markii la Aasaasay Sanadkii 1987-kii.

Waxa uu Aasaasay Unuga Sirdoon (Al-majd) oo Xamaas u qaabilsan Dhanka Ammaanka.

Waxa uu ka soo shaqeeyey Qaybaha Kala Duwan ee Ha*mas, Waxuuna hogamiyey Guutada (Qassam) Garabka MilitaryEe Ha*mas.

Israhell Ayaa Gacanta Ku dhigtay Sanadkii 1988-ddii waxana lagu xukumay dhawr xabsi daa'im Ah.

Waxaa la sii daayay Sanadkii 2011 Si Is-weeydaarsi Maxabiis Ah, Kadib Markii ay Israhell Ku Badalatay Sarkaal lagu Magacaabo Gilat Shalit, Oo ay X*maas Gacanta Ku heeysay.!!

Sanadddii 2017 Ayaa Loo Doortay madaxa Wax iska Caabinta Xamaas ee Magaalada (GAZA), Oo Uu Gumeeystaha Isir-sifeeynta Ka wado.

Bishii July 2024 Ayaa loo Doortay Madaxa Hogaamiyaha guud ee X*maas kadib dilkii Ismaaciil Haniyah.!!

17Oct 2024 Ayuu Ku Shahiiday Magaalada Rafah Dhulka Falastiin.!!

Alle Ha u Raxmado Isaga iyo Dhammaan Shacabka Falastiiniyiintana, Geeridiisa Alle SWT haka Dhigo Middii ay xornimo iyo madax-banaani Ku Heli lahaayeen Reer Falastiin Oo Gumeeysi Ku jiro Muddo 78 Sano ah.!!

Bad ilaa Wabi Falastiin Ha Xoroowdo.🇵🇸✊🏾

FANPROJ FILMS

18 Oct, 09:02


Waxa shahiiday geesigii islaamka iyo falstiniyiinta ee yaxyaa sinwaar allah unaxariisto 🤲
Wuxuu dhintay isagoo geesi ah cadowga wajahayo misna ladagaalmayo allah janatul firdowsa allah ugu bishareeyo Insha allah muslimiinta wey guuleysan donan yahuuda allah jabiyo cadowgas Inshaa allah ayaga nabigena muxamed sallalahu calayhi wasalam ayaa nosheegay in yahuuda baba ayso muslimintana guuleysan doonan
يحيا سنوار عاش بطلا ومات شهيدا

Yaxya sinwaar marku noola geesi an ganban ayuu aha markuu dhimanayana sidoo kale isago cadowgiisa wajahayo ayuu shahiiday allah ka aqbalo shahiidnimadiisa aamin yarabi🤲

Aan uduceyno walaleheen reer
falastiin dhibatada in ilahey ka dulqado cadowgoodana allah jebiyo waa jimce allah naga aqbalo ducadaas aamin aamin yarabi🤲

FANPROJ FILMS

15 Oct, 16:25


musalsaladn bilaaw ilaa dhammad waa 1dolar

Igala soo xiriir👉👉 @Aragsan1199 @Aragsan1199 @Aragsan1199

FANPROJ FILMS

15 Oct, 16:25


Musalsalka Geet iyo Maan

Musalsalka nolosheenu waa mid

2dan musalsal bilaaw ilaa dhammad waa 1dolar igala soo xiriir @Aragsan1199 @Aragsan1199
@Aragsan1199 @Aragsan1199

FANPROJ FILMS

15 Oct, 16:25


Dhammaan musalsaladaan bilaaw ilaa dhammad qofkii ubaahan waa diyaar waa 1$

Igala soo xiriir 👇👇👇👇👇@Aragsan1199 @Aragsan1199 @Aragsan1199 @Aragsan1199 @Aragsan1199

FG:qiima dhimista mant ayay ku egtahay🥺

FANPROJ FILMS

15 Oct, 16:25


Dhammaan musalsaladaan bilaaw ilaa dhammad qofkii ubaahan waa diyaar waa 1$

Igala soo xiriir 👇👇👇👇👇@Aragsan1199 @Aragsan1199 @Aragsan1199 @Aragsan1199 @Aragsan1199

FG:qiima dhimista mant ayay ku egtahay🥺