Murugo. "Sad"๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

@murugo12


Murugada maanta waxaa ka dambeyso Farxad aan dhamaad lahyn..

Murugo. "Sad"๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

24 Jun, 07:56


ใ‚ท๏ธŽ

"ุงู„ุญูุฒู† ูŠูŽุฌูˆุจ ุงู„ุนูŽุงู„ู… ูƒูู„ู‡ ูˆูŽูŠุฃุชูŠ ู„ููŠุฑู’ุชุงุญ ูููŠ ู‚ูŽู„ู’ุจูŠ". ๐Ÿ’”๐Ÿฅฒ

"Murugudu waxay kusoo safartaa adduunka oo dhan waxayna ku nasataa qalbigayga." ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข

ใ‚ท๏ธŽ

Murugo. "Sad"๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

24 Jun, 04:23


Subax wanaagsan saaxibayaal..

Murugo. "Sad"๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

23 Jun, 15:05


ู…ุงุฐุง ู„ูˆ ุธู‡ุฑุช ุฎุฏูˆุดู†ุง ุงู„ุฏุงุฎู„ูŠุฉ ุนู„ู‰ ู…ู„ุงู…ุญู†ุงุŸ ๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

Maxaa dhici lahaa haddii xagashadayada gudaha ay ka muuqan lahaayen muuqaalkeena? ๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

Murugo. "Sad"๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

23 Jun, 14:50


ุณูŠู…ูˆุช ู‚ู„ุจู‘ูŠ ู…ูู† ูƒุซุฑุฉ ุชุฑุงูƒูู… ุงู„ุฃูŠุงู…ู ุฃู„ุชูŠ ุฃูƒุชู… ููŠู‡ุง ุญูุฒู†ูŠ. ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข

Qalbigaygu waa uu dhiman doonaa maalmo badan oo aan murugadeyda qariyey. ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข

Murugo. "Sad"๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

12 Nov, 05:04


Nafta waad ciqaabtoo
Cindigayga hoosiyo
Bogga waad cadaabte
Horta caashaqyohow baas
Ma cilmaani baa tahay ?

Murugo. "Sad"๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

02 Nov, 05:39


Waxa kaliya ee aanan dafiri karin waa in aan ku jeclahay, mana garanayo nolosheyda oo dhan in aan waligey qof u jeclaa sida aan kuu jeclahay.๐Ÿฅบโค

Aan kuu jeclaado si jilicsan, ii oggolow inaan noqdo mid ka mid ah riyadaada lakiin xaqiiqda ah, aan ku dabiibo oo aan ku daneeyo oo aan ku siiyo wax kasta oo aad u baahan tahay adiga oo aan xitaa kelmad odhan ii oggolow.๐Ÿฅบโค

Murugo. "Sad"๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

25 Oct, 15:59


Duruufo ka wayn intayda
Anoo galin soo dabaashay
Jacaylku qof uu dulaystay
Sawtaad ku dabiibtay kaaga

Anoo dulmiyada xidhiidhka
Mar hore deebaaq ka leefay
Naftuu dacar soo dhansiiyay
Sawtaad malab dooca siisay

Rasuul dakharkayga goorsan
Rabigu u diraad ahayde
Dunjiga nabarkii ku yaalay
Adaa ku daweeyay maalin

Ragaa dunideena jooga
Anaan kugu doorsanayne
hadaan dadka kaa jeclaaday
Dabciga haygala fogaanin

Adaan kugu doogsadaaye
Indhaha muuqaaga doona
Agtaaday door bideene
La joog haku daawadaane

Murugo. "Sad"๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

23 Oct, 15:33


Anoo adi kuu gafayn
Waan gaabsani ee garoo
Gob baan noqon maantaba
Gartayda ku siiyey qaado.

Geeraaro jaceyl chennel

Murugo. "Sad"๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

20 Oct, 11:19


Geeraarada muuqaal iyo qoraal keen baa wanaagsan !

Qoraal โค๏ธ love saar .

Muuqaal ๐Ÿ‘ like Saar .


Meeshu codka u bataa raacayaa !

Geeraar โœ… jaceyl

Murugo. "Sad"๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

02 Oct, 03:31


Ma dareentay xanuunka
Xadka aanan laheyn ee
Xakaarkaana abuura .

Xaqiiqdaa ba qarsoomin
Xaqna waa wax la sheego
Xujadii ma gun gaartay .

Hadduu xiiso hareereyey
Qalbigaaga xaraashka
Xaqiiq iib ma u gaysay โ€ผ๏ธ

Geeraar jaceyl โ™ฅ๏ธโœ…

Murugo. "Sad"๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

01 Oct, 16:31


Wiilka
Badda iyo barriga,
Beled iyo haddaan
Barqo tegay miyiga
Bashar dunida nool
Inanyahey ma baran
Bilis kaa qurxoon

Gabadha
Ruux bukaa tahoo
Igu beeydadee
Badda iyo barriga
Kama bixin anigu
Beecna maahiyoo
Bacadlaha ma aal

Wiilka
Barashada horteed
Ha i beyerinnine
Berkeen kaaga imid
Intaad hadalka badin
I bariidiyoo
Magaceyga baro

Gabadha
Barashiyo ma rabo
Baarrankaaga ee
Waxba heys boqrine
Waqti badan adoon
Iga beerdarreeyn
Iiga beyr waddada

Wiilka
Anba bilisyaheey
Maahi ruux bilaash
Baashaal lagu helee
Wexey kaa baroo
Igu yiri u baaq
Cishqi beerka degay

Gabadha
Adna boog jacayl
Aad la tahay bistaa
Anna biligta iyo
Bartaadaan nacoo
Aragtida bis aan
Kaa bakheylayaa

Wiilka
Adna biligta iyo
Barteydaad nacdoo
Waad i baal martaa
Anigana boggaa
I balbalahayoo
Kaama baaqo karo

Gabadha
Beer jileeca iyo
Kama helo baroor
Mana baran naxliyo
Oohin beena ee
Boholyoowga iyo
Badda geey cishqiga

Wiilka
Waan basaasayee
Ma anaa bir iyo
Dhagax baaq u diray
Qofku beer adkaa
Banii-aadan iyo
Miyey bashar aheyn?

G.โ™ฅ๏ธ

Murugo. "Sad"๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

30 Sep, 19:30


Waxan ahay qof daacada
Oo jecel qof daacada
Qalbi daacadana raba
Una raba si daacada ๐Ÿ’”

Geeraar ๐Ÿ’” jaceyl

Murugo. "Sad"๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

30 Sep, 18:03


SHAQADAAN MA HELI LAHEYD ADIGA โ“๐Ÿคฃ

JUMCA MUBAARAK โ™ฅ๏ธ

Waa interview i tus oo i taabsii ah, inaadeernimo meel la isku geeyo waa dhammmaatay, xirfad baa loo baahan yahay. Ninkii kursiga xirxirta uun baa shaqageleya.

Geeraar jaceyl
Jumca Mubarak

Murugo. "Sad"๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

30 Sep, 16:31


Ma run baa abwaankaa hadalkiisa โ“

Murugo. "Sad"๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

30 Sep, 16:07


Ma aragtaa xayawaan kale oo maroodiga aheyn โ“

Geeraar jaceyl โ™ฅ๏ธ

Goor dhow kaftankii jumcaha ๐Ÿคฃ

Murugo. "Sad"๐Ÿฅฒ๐Ÿ’”

30 Sep, 12:54


ARAGTIDA UGU HOREYSO WAXAAD ARAGTAY SOO QOR โ€ผ๏ธโ“

1. Haddii  aad aragto laba geed .

Waxaa tahay qof saaxiibo badan leh oo dabeecad wanaagsan . Waxaad jeceshahay in aad dadka xiriiriso . Waxaad kaloo xiisaysaa in aad dadka caawiso .


2. Hadii aad aragto gabadh sii jeeda .


Waxaad tahay qof  xirxiran oo Kalinimada jecel ๐Ÿ’”.  Waxaad tahay qof caajis badan oo mar walba shaqa jeclayn. Waxaad jeceshahay wax walba inay u dhacaan adoo wax qaban si wanaagsan .

Noo sheeg number-ka aad tahay โ€ผ๏ธ

1 ama 2 โ€ผ๏ธ

Geeraar jaceyl โ™ฅ๏ธ

3,035

subscribers

63

photos

4

videos