๐ด Markii ay walaalihiis khiyaaneeyeen, wuxuu u haystay inay tahay dhamaadkii.
๐ด Markii lagu tuuray godka mugdiga ah, wuxuu u haystay inay tahay dhamaadkii.
๐ด Markii la addoonsaday, wuxuu u haystay inay tahay dhamaadkii.
๐ด Markii lagu iibinayay suuqa, wuxuu u haystay inay tahay dhamaadkii.
๐ด Markii uu ku noolaa qurbaha, wuxuu u haystay inay tahay dhamaadkii.
๐ด Markii la xabsiga la dhigay, wuxuu u haystay inay tahay dhamaadkii.
โฌ ๏ธ Murugadaada iyo khasaarahaaga ha isdaba joogaan...
๐งก Farajka Alle adiga wuu kuu soo dhowaanayaa, ee iska samir!
๐คฒ Marka, Alle tala saaro hana quusan, waayo waa kii Nabi Yunus (CS) ka badbaadiyay dhibaatadiisii, wuxuuna balan qaaday: "Sidaas oo kale ayaan u badbaadinaynaa muโminiinta."
#Manhaj_Wacdi โ