Qoraaladii_ Qarniga @qoraaladii_qarniga Channel on Telegram

Qoraaladii_ Qarniga

@qoraaladii_qarniga

《《Waxaad ka helaysaa barnaamijyadan hoose》
■ qoralo qiimo badan ✍️
■ falanqaynta bugaagta 📚
■ Taariikho 📖
■Qisooyin 🥰

Qoraaladii_ Qarniga (Somali)

Qoraaladii_ Qarniga waxaa laguugu soo bandhigayaa barnaamijyadan hoose oo kaalmaha ugu badan ee qoraalada, falanqaynta bugaagta, taariikhda, iyo qisooyinka dareenka ah. Kanalu waa goob laguugu dhiirigalin karo inaad ka helaysid qoraalo qiimo badan, falanqayn buugaagta aad ka akhriyay, taariikhdooda qurux badan, iyo qisooyin jacayl ah oo aad ka helaysid. Haddii aad jeclaan lahayd inaad wax ka akhriyso iyo kuu soo bandhigto, Qoraaladii_ Qarniga waa meesha kuu habboon.

Qoraaladii_ Qarniga

13 Jan, 03:28

Noqo aabbe wanaagsan eebbe wuxuu dhabarkaaga ka soo saari doonaa awlaad wanaagsan.

Salaada subax waxay ka Mid tahay salaadaha xiligan la joogo dadka iimaankleh uun ay haleelaan eebbow inoogu wad inta aan karina ebbow karsii:❤️

Qoraaladii_ Qarniga

12 Jan, 18:17

https://t.me/addlist/GEbwy9wFelhkNjg0

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Balaashaan
↪️ @xadiith_maalinle
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

New friends
╚═══════ - ════════╝
⭐️ @Balaashaan
⭐️ @Murti_iyo_gabayo
⭐️ @Ur_amaley
⭐️ @hoygaxikmada7

Qoraaladii_ Qarniga

11 Jan, 17:37

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@akramjibriil
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraaladii_ Qarniga

10 Jan, 18:07

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Qoraaladii_ Qarniga

08 Jan, 19:13

07 Jan, 17:36

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 :

@Darenjaceyl1
@wadnojacayl
@dhiirigaliye10
@Maskax_maaal
@Team_Hormuud
@Xikmadoiyodhiirigalin

𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠

~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan

Qoraaladii_ Qarniga

05 Jan, 17:03

وقل رب زدني علما

Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

Qoraaladii_ Qarniga

05 Jan, 00:59

Salaada laylku waa cajiib

Waa, wakhti uu alle'ducakasta oo aad waydiisato kuu aqbalayo Yasalaam

Qoraaladii_ Qarniga

01 Jan, 04:11

Maalin kasta oo aynu nolal ku gaadhno waa mid aynu qabriga u sii dhawaanayno, Alle khaatumada khayr ha inoogu khatimo.

Qof kastana halka culays ka haysto Alle ha ka korqaado, Inta xanuunsan Alle ha shaafiyo, Inta Awlaad aan haysan Alle ha ku arsaaqo, Inta haysta Alle ha u barakeeyo , Inta Aan Guursan Alle ha u fududeeyo.

Dhamaanten Alle danbigeena ha dhaafo jannadana ha inagu kulmiyo.

Aamiin yarabi 🤲 ♥️

Qoraaladii_ Qarniga

29 Dec, 11:08

Guushu waxay leedahay
Macaan khaas ah

Kaliya waxaad dhadhamin kartaa

Markaad soo dhadhamisid qadhaadhka fashilka 💯💥
#xikado

Qoraaladii_ Qarniga

25 Dec, 09:13

haday ikaa waydiiyaan halka anigu aaday usheeg inaadan alle"ugu mahadcelin hadyada uu kusiiyey uuna kaa ceshada

#mohamud darwish

Qoraaladii_ Qarniga

24 Dec, 17:22

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 :

@Darenjaceyl1
@wadnojacayl
@dhiirigaliye10
@Maskax_maaal
@Team_Hormuud
@Xikmadoiyodhiirigalin

𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠

~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan

Qoraaladii_ Qarniga

21 Dec, 18:23

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraaladii_ Qarniga

20 Dec, 17:45

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Qoraaladii_ Qarniga

19 Dec, 05:04

Mudo 24 sano ah kadib Ramadantu waxay soo galaysaa inta xiliga jiilaalka lagu jiro, sanadkii 2000 ayaa ugu danbeysay in Ramadanku kusoo beegmo jiilaal.

Mudo 71 maalmooda ayaa ka dhiman bisha fadliga badan ee Ramadan.
dhamaanteen Caafimaad allah na inagu gaadhsiiyo.

W/q Shardiid Macalin.

Qoraaladii_ Qarniga

17 Dec, 17:44

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 :

@Darenjaceyl1
@wadnojacayl
@dhiirigaliye10
@Maskax_maaal
@Team_Hormuud
@Xikmadoiyodhiirigalin

𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠

~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan

Qoraaladii_ Qarniga

17 Dec, 15:58

https://youtube.com/@soyaal-v1v?si=lt_1Xr3cMWAYl83o

Qoraaladii_ Qarniga

17 Dec, 05:03

https://youtube.com/@soyaal-v1v?si=k45uQAkbvZS6dO_4

Subscribe saara dhalinyaroh 😊

Qoraaladii_ Qarniga

14 Dec, 18:33

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraaladii_ Qarniga

13 Dec, 17:58

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Qoraaladii_ Qarniga

13 Dec, 15:28

Kumanaan kun oo muslimiina ayaa Salaadii Jimcaha ee ugu horeysay ku tukaday Masjidka Umawiyiinta ee magalada Dimishiq kadib markii laga xoreeyay taliskii Asad.

Masjidka Umayyad ee ku yaal Dimishiq, waa mid ka mid ah masaajidda ugu da'da weyn Adduunka.

Qoraaladii_ Qarniga

11 Dec, 08:11

🍂🧭Noqo qof udagaallama waxa uu doonayo, kaas oo aan wax danayn ah siin waxa uusan doonayn. 💯

Noqo qof yaraysta dadka iyo aragtiyahooda naftiisa ku saabsan, oo tiisa ku taagan. 🔥

Noqo qof lagu daydo, aan isagu cidna ku dayin. 😌

Noqo qof ku nool nolol mida uqurux iyo farxad badan, laakiin cidna ha tusin. 💙😍

Saaxipayaalow Wanaaga ma isku Taageerna💯️?

Qoraaladii_ Qarniga

10 Dec, 09:56

Xabsigan waa mid kamida xabsiyada ugu halis badnaa ee dad badan ogaadeen todobaadkan gudihiisa wuxuuna kuyalaa duleedka caasimada suuriya magaciisuna waa SEDNAYA.

Wax lala yaabay ayaa kasoo baxay wuxuuna usamaysanyahay sadex qaybood oo loo Design gareeyay sida baastolada waana sadex qaybood oo kala ah xabsi halis ah oo ciqaab uun ah iyo xabsi sii halis ah oo dhulka hoostiisa ah oo madow ciqaabtuna tahay iska dhexdhexaad qaybta sadexaadna waa qaybta geerida oo qofka sii galaa masoo noqdo.

Wali waxaa la raadiyaa godadkii xabsigan dadkii kujiray iyo sidii loo gali lahaa mama ay dhulka hoostiisa ahayd iyo sidii loo gali lahaa dadkaasna loogasoo badbaadinlahaa.

Dadkaas qaar kasoo baxay xabsiga way curyaameen qaarna way indho beeleen qaarna maskixin bay uwasheen oo iyagoo saxarada qasanaya ayay soo baxeen qaarna ehelkood ayaa wali raadinaya geeri iyo nolol. Waxaan arkay nin dhahay 2015kii baa lay xidhay oo adeerkay oo masuul ahaa ayaa la raadinayay kadibna anigaa lay xidhay waxayna dhaheen mar hadii isaga la waayay waa in adiga lagu xidhaa waanan iska xidhnaa intaas oo sano bilaa danbi waxaanan indhahayga ku arkay wax anan ka sheekayn karin 😭

Aduunkii dhanaa wuxuu hadal hayaa xabsiyada dalka suuriya kadib markii xukunka laga tuuray kaligii taliyihii korka dheeraa ee bashar alsad, shacabka reer suuriya 7milyan ayaa qaxooti ah waxa u badan ee kasoo carareen wuxuu ahaa culayska wadankooda ka ka haystay meelkastana ay taaganyihiin iyagoo dawarsanaya waxaana sababay wadankoodii iyo culayska ka haystay dadkoodiina xabsiyada kujiraan.

Cidkasta oo dulmi samaysa Akhiritaanka way galban iyadoo foolxun oo waliba cadaabtii akharana sugayso, waligaa iska ilaali dadka alle madaxda kaaga dhigay inaad ku tacadido. Waxaan alle uga baryayaa shacabka reer suuriya intixaankii ay soo mareen in alle faraj khayr qaba ufuro iyo cidkastoo dhib soo gaadhay iyo waliba dhacabka reer falastiin inta baaqiga ah🤲

Qoraaladii_ Qarniga

03 Dec, 08:17

TALO

1. Luuqada Englishku waxay caawineysaa inaad cilmi badan fahantid, sidaas darteed inaad barato wax fiican ayay kusoo kordhineysaa koriinkaaga xirfadeed.

2. Way wanaagsan tahay in qofku galo imtixaanka IELTS-ka, wuxuu kaa caawinayaa inaad jaamacado tayo wanaagsan waxbarasho ka heshid, wuxuu kale ee kaa saacidayaa inaad wadamada qaar shaqo ugu doonatid sida Australia iyo New Zealand.

3. Baro xirfada fagaaro ka hadalka: ma ogid marka aad heli doonto fursada aad ku hogaamiso koox, ama shirkad wayn, ama deegaan, sidaas darteed waxay kuu sahlaysaa in adigoo dadka si wanaagsan ula hadli kara aad hesho fursadii kugu habooneyd, waxayna sahlaysaa inaad kasbato dadka aad markaas hogaamineyso.

4. Isku day layliga nafta: wuxuu kaa saacidayaa inaad nafta waxa mustaqbalkeeda danta u ah ku riixdo, haba qadhaadhado xiligaas lagu jiree, sida inaad aroortii jimicsato/ salaada subax biyo qabaw ku waysasato marka aadan dookh haysan.

5. Baro ixtiraamka nafta: qabso shaqadaada, laakiin cidna ha ku raali galin inay ku ixtiraam dareyso !

Fariimahani waxay ka imanayaan nin aan intaas midna master gareyn, laakiin ogaadey ahmiyada ay leeyihiin.
#kaamil ahmed

Qoraaladii_ Qarniga

28 Nov, 12:20

Anigu waxa aan kamid ahaya kuwa marka ay wax jeclaadaa“Anigu waxa aan kamid ahay kuwa marka ay wax jeclaadaan dhinta.”

Mahmoud Darwish

Qoraaladii_ Qarniga

27 Nov, 05:11

Muuqaal dareen leh oo laga duubay hooyadan ayaa baraha bulshada ku faafay.

Waa hooyo Aljeeriyaana oo iyadoo aad u murugeysan ilmeynaysa kadib markii ay magaceeda ka wayday bakhtiyaaa nasiibka xajka markii labaatanaad oo xidhiidha.

Hooyadan ayaa sheegtay in mudo labaatan sano ah ay is diwaangalineysay si ay mar uun ugu guuleysato bakhtiyaaa nasiibka oo ay xajka u aado, waxay sheegtay in mudadaas mar kasta oo ay salaad tukato ay ku duceysaneysay iney guuleysato oo ay xajka aado balse ay wali suurigalin.

Qoraaladii_ Qarniga

24 Nov, 17:10

https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Balaashaan
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Qoraaladii_ Qarniga

24 Nov, 17:01

وقل رب زدني علما

Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

Qoraaladii_ Qarniga

23 Nov, 17:23

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraaladii_ Qarniga

23 Nov, 08:40

Ma taqaanaa maalinta aan salaada subax la, Aadaami doonin?

Waa maalinta qiyaamuhu dhacayo habeenkeeda salaad subax la aadaami maayo, way dhammaatay salaadii, soonkii sadaqadi,iyo dhammaan cibaadooyinkii badnaa subaxdaas waxaa eedaami doona Israafiil oo ah malaga suurta afuufi doona. Bal ka warran qofka maalin kaas jooga ee soo gaadha isagoon salaadin, soomin sadaqana bixin.

Wallkeey Wallsheey Aan ilahey ka cabsano Maanta Ayaan jaanis Heysana aan is xisaabino Inta la gaarin waqtiga Nala xisaabin Lahaa.

Qoraaladii_ Qarniga

21 Nov, 07:04

Nabiga haddaad tariikhdiisa daraasayso , noloshoo dhanbaad waayo arag u noqonaysaa .

Sheekh mustafe x . Ismacil.

Qoraaladii_ Qarniga

19 Nov, 17:23

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraaladii_ Qarniga

19 Nov, 04:05

Subax wanaagsan Dhammaan inta Caafimaad kusoo Toostay

Inteena Xanuunka lajiifta aan uducayno in uu illaahay caafiyo, inteena murugsana inuu alle farxad ugu badalo, inteena dhibana inuu alle dhibka ka dulqaado.

Qoraaladii_ Qarniga

17 Nov, 18:05

https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Qoraaladii_ Qarniga

17 Nov, 18:02

وقل رب زدني علما

Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

Qoraaladii_ Qarniga

17 Nov, 07:50

1k subscribe inagaadhsiiya dhalinyaroh 👋
👇
https://youtube.com/@soyaalka12?si=83gvOO3Va5i7ArsT

Qoraaladii_ Qarniga

16 Nov, 17:20

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Qoraaladii_ Qarniga

16 Nov, 13:15

Daaqadda qalbigaaga fur... waxaa ku sugaysa nolol qurux badane."

#galab wanagsan zxpyal

Qoraaladii_ Qarniga

13 Nov, 08:34

Sirta lacagaha dalxiiska qaysqaysar

https://youtube.com/@soyaalka12?si=scDHFUhwbK8PlzLg

Qoraaladii_ Qarniga

12 Nov, 06:56

Ma jeceshahay
✍🏼 Qormaayinka gaagabn
✍🏼 Xikmado diini ah
✍🏼 xaqiiqooyin Faa,ido Leh
✍🏼 Aqoon kororsi

Qoraaladii_ Qarniga

12 Nov, 02:45

Subax Wanaagsan Saaka Waa Fursad Horleh iyo Maalin Kale oo Nolosheena Ku Cusub Dhamaanteen Aan kaga Wada Faa'iidaysano Cibadaada Eebe iyo Camalka Wanaagsan.

Haddii Aad Kamid Noqotay kuwa Subaxan Saaka ah kusoo Gaadhay Nabad iyo Caafimaad Dheh Alxamdulilaah❤️

Qoraaladii_ Qarniga

10 Nov, 17:30

https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Qoraaladii_ Qarniga

10 Nov, 17:26

وقل رب زدني علما

Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

Qoraaladii_ Qarniga

10 Nov, 08:42

Alxamdulilah
Waxaynu gaadhnay maanta 7k oo walaalo insha Allah barnaamijyada aynu halkan kusoo gudbino waynu soo badinaynaa
Waad mahadsantihiin 🥰dhamaan azxapta nagutaxan.

Qoraaladii_ Qarniga

09 Nov, 17:49

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraaladii_ Qarniga

08 Nov, 17:29

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Qoraaladii_ Qarniga

08 Nov, 17:28

07 Nov, 16:35

"Soomalidu waa dadka kaliya ee intooda waal-waalan dhagaysta"

Sheekh Mustafe xaaji ismaaciil Haruun.

Qoraaladii_ Qarniga

06 Nov, 04:04

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 :

@Darenjaceyl1
@wadnojacayl
@dhiirigaliye10
@Maskax_maaal
@Team_Hormuud
@Xikmadoiyodhiirigalin

𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠

~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan

Qoraaladii_ Qarniga

05 Nov, 07:04

ASC
Azxapta aynu halkan ku saaxiibna
y 😊

Qoraaladii_ Qarniga

03 Nov, 18:00

https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Qoraaladii_ Qarniga

03 Nov, 17:55

وقل رب زدني علما

Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

Qoraaladii_ Qarniga

02 Nov, 17:50

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraaladii_ Qarniga

02 Nov, 10:17

War zxpyal youtube subscribe saara 200 aynu gaadhno
😫👇
https://youtube.com/@soyaalka12?si=ULt9pnUONYlF1eXL

Qoraaladii_ Qarniga

01 Nov, 14:23

Waxa jira ubaxyo qurux badan balse aan laheyn wax udgoona sidaasi si lamida Waxa jira wajiyo qurux badan balse aan laheyn qalbiyo wngsan🥺💔

#jacayl

Qoraaladii_ Qarniga

29 Oct, 17:45

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 :

@Darenjaceyl1
@wadnojacayl
@dhiirigaliye10
@Maskax_maaal
@Team_Hormuud
@Xikmadoiyodhiirigalin

𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠

~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan

Qoraaladii_ Qarniga

29 Oct, 07:52

Waqtiga ayaa ku Bari doonaa qofka wehelkaaga jacel.♥️
Iyo qofka wanaagaaga naceb.😢

#xikmado

Qoraaladii_ Qarniga

28 Oct, 13:21

120 cisho ayaa ka dhiman bisha barakeeysan ee Ramadaan 🌙
Allaw caafimaad iyo nabad nagu gaadhsii
🤲🥰

Qoraaladii_ Qarniga

27 Oct, 20:52

😁 FUNNY OFFICIAL 😂

Qoraaladii_ Qarniga

27 Oct, 17:10

https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Qoraaladii_ Qarniga

27 Oct, 17:00

وقل رب زدني علما

Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

Qoraaladii_ Qarniga

26 Oct, 15:18

"Si aadan u dhicin haku tiirinin dhabarkaaga qof bini'aadam ah. 🫵

Subscribe 👍

https://youtube.com/@soyaalka12?si=kI_wDhRRFbVxg6UD

Qoraaladii_ Qarniga

25 Oct, 16:36

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Qoraaladii_ Qarniga

22 Oct, 17:35

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 𝗕𝗬 :

@Darenjaceyl1
@wadnojacayl
@dhiirigaliye10
@Maskax_maaal
@Team_Hormuud
@Xikmadoiyodhiirigalin

𝗛𝗮𝗱𝗮𝗳𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗵 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗻𝘂 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯 𝘁𝗶𝗿𝗻𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗮𝗾𝗼𝗼𝗻𝗲𝗲𝗱 𝗘𝗲 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝘂𝘄𝗮𝗻 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗻𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗜𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵. 💯📚🧠

~ 𝗔𝗱𝗺𝗶𝗻 - @Wll_adnaan

Qoraaladii_ Qarniga

22 Oct, 11:30

Walaalha aynu halkan ku saaxiibnay waxaan idinka"codsanayaa Inaad barya youtube ka aad nagula saaxiibtaan 😊

👇👇👇linkiga hoose ku dhufo

https://youtube.com/@soyaalka12?si=OD9Fsrck7bg0lehQ

Qoraaladii_ Qarniga

21 Oct, 09:14

"Dib iigu celi halkii aan marka hore joogay kahor inta aan adiga kula kulmin kadib iga tag."💔😫

#mohamud darwiish

Qoraaladii_ Qarniga

20 Oct, 20:02

https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Qoraaladii_ Qarniga

20 Oct, 19:45

وقل رب زدني علما

Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

Qoraaladii_ Qarniga

19 Oct, 18:44

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraaladii_ Qarniga

19 Oct, 12:54

Allaw ugagaar falastiin 😢 😭 🤲

Qoraaladii_ Qarniga

18 Oct, 18:27

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Qoraaladii_ Qarniga

18 Oct, 14:45

Dagaal toos ah ayuu ku jiray xaafad kamid ah rafax koonfurta marinka oo ah jiid khatar ah wuxuu xirnaa booshkiisa ma uuna dhuumanin god ma uuna galin furanta ayuu joogay

Alle"haunaxariisto 😭🤲

Qoraaladii_ Qarniga

15 Oct, 10:34

Ninka la dulmiyay habaarkiisa iska jira waayo qofka marka la dulmiyo isaga iyo alle wax udhaxeeyaa majiro habaarkiisa.

Sheekh mustafe xaaji ismaciil🎤

Qoraaladii_ Qarniga

13 Oct, 10:32

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraaladii_ Qarniga

12 Oct, 06:36

Markaad Cadhaysan-tahay aamus, Rasuulkeena ayaa sidaas ina faraya "NNKH"❤️ SCW

Qoraaladii_ Qarniga

10 Oct, 04:13

Subax Wanaagsan.

Geedkani wuxuu ka faa'idaystay maqnaanshiyaha tareenka wuxuuna xididadiisa ku aastay jidkan laga hayaamay. Mase oga in maalin maalmaha kamid ah uu tareenku soo laaban doono isla markaana uu xididada u siibi doono.

Si lamid ah waxaynu ka faa'idaysannay maqnaanshiyaha gaaban ee Mawt-ka innagoo moodayna in geeridu aysan imanahaynin.
Waxa ina mashquulisay adduunyo balse maalin maalmaha kamid ah ayay geeridu xididada inoo siibi doontaa.

Qoraaladii_ Qarniga

09 Oct, 13:04

Haka xumaan qof qiimahaaga garan waayey, waayo indhooluhuba taabashada dheemanka iyo dhaguxu waa iskugu mid...🍂

#galab_wacan_jallayaal

Qoraaladii_ Qarniga

08 Oct, 03:54

Wuxuu yidhi Nabiga❤️❤️:

"Qofkiii ku waa bariista reerkiisa isaga oo nabad qaba, Caafimaad qaba, maalinkaa wuxuu cunni lahaa haysta, wuxuu lamid yahay qof aduunyoo dhan halkiisa ugu timid".🪴

اللهم لك الحمد على كل نعمة أنعمتنا بها.

Qoraaladii_ Qarniga

07 Oct, 07:32

"ليحفظ الله ابتسامتك وقلبك فإني شخص أحب أن
أراك بخير دائماً"

"Ilaahay ha ilaaliyo dhoolla-caddayntaada iyo qalbigaaga, Waayo waxaan ahay qof mar walba jeclaan lahaa inaan ku arko caafimaad qab."

Qoraaladii_ Qarniga

06 Oct, 06:43

Kasoo daawo bartena youtube ka subscribe saara
https://youtu.be/Nazcwnev4G4?si=BUMQUZXtaSoGRfHW

Qoraaladii_ Qarniga

05 Oct, 09:29

Waan ku Salaamay Saaxiib;

Ma’muun Ibnu Mahraan ayaa ku yidhi saaxiibkii: “marka aan wax sadaqaystaba waxa aan arkaa hantidaydii oo kordhaysa!”

Markaasuu saaxiibkii bilaabay in uu wax badan sadaqaysto, se hantidiisii ay nusqaantay, markaasuu u sheegay in sadaqaddii uu isagu nusqaan ka korodhsaday!

Ma’muun ayaa ku yidhi: “anigu Ilaahay yaqiin ayaan ugu camal falay, adiguna in aad tijaabiso ayaad ugu camal fashay!”

Saaxiib; tallaabada koowaad ee aqbalaadda ducadu waa in qalbigaagu uu aamminsan yahay in uu Ilaahay kaa ajiibayo!

Tallaabada koowaad ee bogsashaduna waa in uu qalbigaagu ku xasillan yahay in uu ku shaafiyayo!

Tallaabada koowaad ee denbidhaafkuna waa in uu qalbigaagu yaqiinsan yahay in uu kuu denbi dhaafayo!

Aqbalaadda Rabbi waxa ugu degdeg badan in uu Ilaahay eego qalbiga addoonkiisa oo uu arko in rejadiisii oo dhanba uu Rabbigii u gacan geliyay!

Nabaadiino Saaxiib.

Share greeya

Qoraaladii_ Qarniga

04 Oct, 06:56

Nabi Muxamed ﷺ wuxuu yiri: “Dadka iigu dhow maalinta Qiyaamaha waa kuwa iigu Saliga badan.ﷺﷺ

Qoraaladii_ Qarniga

02 Oct, 16:16

Waxaan dareemeenaa kalinimo iyo quus😭 marba haday na dhaawaceen😢 kuwii, dunida aan kafiirsanjirnay💔

#Ahmed ✍️

Qoraaladii_ Qarniga

01 Oct, 16:28

Dhaqanka soomaalida maxaa lagu yidhaadaa sidan marka loo fadhiisto?

Nala wadaag wax aad ka taqaano