Dhambaal๐Ÿ˜

@dhambaal


Soo dhowow Saaxiib..Goobtan waxaad ka helaysaa wax kasta oo faa'ido leh.

Dhambaal๐Ÿ˜

21 Oct, 04:50


'Saam'

Buugan waa waraysiyo laga qabtay Nacuum Jomaski, wuxuuna buug ahaan usoo baxay 1992,Jomaski waa aqoonyahayn American ah, isir ahaan Yuhuudi ah, dhashayna 1928, waa barafasoor cilmiga afafka ku takhasusay, faylasuuf iyo gorfeeye siyaasadeed. Wuxuu caan ku noqday naqdintisa siyaasdaha Maraykanka iyo Israa'il. Buuggani wuxuu gorfaynayaa siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanka, wuxuuna soo qaadanayaa dhacdooyinkii iyo dagaalladii dhacay dagaalkii labaad kadib ilaa iyo 1992. Wuxuu akhristaha hordhigayaa ujeeddooyinkii dagaalladaas ka dambeeyay, wuxuuna barayaa sida siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanku ay u shaqayso. Soojeedinta iyo gorfaynta Jomaski ma aha mid
mala'awaal ah ee wuxuu ku xoojinayaa tixraacyada iyo xogaha uu ilaha rasmiga ah ka soo dheeganayo. Waxaa suuragal ah in xogaha aad buugga ugu tagtaa ay wax ka beddelaan aragtidii aad ka haysatay dagaallada Bariga Dhexe, bariga fog iyo galbeedka shishaba, waxaana macquul ah in aad fahanto wax ka mid ah qaabka ay ushaqayso
siyaasadda dunidu.

Dhambaal๐Ÿ˜

27 Sep, 19:30


"Waan Jeclaan Lahayn In Aad Nagala Qeeyb Qaadato Hormarinta Kanaalkan O Aad Subscribe Dhahdo. Ogaalbulsho

http://Www.youtube.com/@ogaalbulsho

Dhambaal๐Ÿ˜

17 Sep, 13:44


Marka aad dib ugu fiirsato tagtadaada, waxaad ogaanaysaa waqtiyadii ugu adkaa ee kusoo maray inay yihiin kuwii ugu mudnaa noloshaada oo aad hada ku faanto.๐Ÿ˜Š

Dhambaal๐Ÿ˜

07 Sep, 14:01


"Waan Jeclaan Lahayn In Aad Nagala Qeeyb Qaadato Hormarinta Kanaalkan O Aad Subscribe Dhahdo. Ogaalbulsho

http://Www.youtube.com/@ogaalbulsho

Dhambaal๐Ÿ˜

07 Sep, 13:30


Ma ogtahay in ay jiraan 6 adeegyo oo qiimahooda yahay $54, laakin in aad100% FREE ku heli karto hadii aad sii dalbato buuuga cusub ee TAAYARKA NOLOSHA 00 aad ku dalban karto keliya $10"

Dhambaal๐Ÿ˜

06 Sep, 14:39


Saaxibayaal buugaan dalbada wuu idin anfacaya Aniga waan. Dalbaday waana buug muhiim u ah noloshaaada

Dhambaal๐Ÿ˜

06 Sep, 12:51


Waxaa sharaf ii ah in aan idin oggeysiyo in ay si rasmi ah u furan tahay sii dalbashada buuggeyga cusub ee *Taayarka Nolosha; Lixda tiir ee lagu dhiso nolol dhammeystiran.*

Ku dalbo buugga keliya $10, oo hel faaidooyinkan hoose si 100% bilaash ah:

1. Free Clarity Group Coaching Session (Worth $25)
2. Free 1-Month Subscription to the Exclusive Journaling Club (Worth $15)
3. Free 1-Month Subscription to the Empowerment Edition newsletter (Worth $2)
4. Free Access to the Taayarka Nolosha Workshop (Worth $7)
5. Free 300 Journaling Prompts designed for the book (Worth $5)
6. Lifetime Access to my Sunday newsletter

Hel dhammaan adeegyadaas keliya adiga oo ku iibsanaayo buuggeyga $10 keliya. Waxaan rajeynayaa in aad kamid noqoto dadka ugu horreeyo oo ka faaideysta!

What'sAppka Number: +252614035267 / 61 4036148

Guleyso Alle idamkii kana faaideyso fursadahaas inshallaah!

Dhambaal๐Ÿ˜

03 Sep, 07:24


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad ka wayn tahay 15 jir.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Dhambaal๐Ÿ˜

31 Aug, 11:08


ุฅู†ู‡ู… ูŠุฑูˆู†ู‡ ุจุนูŠุฏุง
Iyagu aakhirada iyo qiyaama iyo geerida waxey moodan mid fog ๐Ÿ˜Ÿ
ูˆู†ุฑุงู‡ ู‚ุฑูŠุจุง
Ilaaheyna wuxuu leeyhy inaguna waxay nooga muuqataa mid dhow ๐Ÿฅบ

Dhambaal๐Ÿ˜

31 Aug, 07:27


"Ku Xidhnow Channel Keena YouTube Oo Subscribe Ino Saar Mahadsanid ๐Ÿ˜Š๐Ÿ‘‡

http://Www.youtube.com/@ogaalbulsho

Ogaalbulsho ๐Ÿ‘

Dhambaal๐Ÿ˜

19 Aug, 09:12


Dadka ku doonaya, waxay samayn doonaan wax walba si ay ku sii hayaan. Xusuusnow taas.!!๐Ÿ’›

Dhambaal๐Ÿ˜

11 Aug, 17:46


Waxaad awoodo ku caawi ๐™ฌ๐™ก๐™ก Waa wiil yar Oo xanuunsan qaliin Lagu sameyn Rabo madaxa cidiisa ma awoodaan lacagta Qaliin ka. Marka Waxaad awoodo ku. Caaw wll.

0613552953

Dhambaal๐Ÿ˜

10 Aug, 16:24


"Waan Jeclaan Lahaa In Aad Nala Qeeyb Qaadato Hormarinta Kanaalkan O Aad Subscribe Dhahdo. Ogaalbulsho

http://Www.youtube.com/@ogaalbulsho

Dhambaal๐Ÿ˜

07 Aug, 17:56


Fallow linkigaan saaxibada dhambaal https://www.facebook.com/profile.php?id=100079249884837&mibextid=LQQJ4d

Dhambaal๐Ÿ˜

05 Aug, 19:36


Dib u qiimeey Naftaada markasta , sanad kasta , bil kasta iyo xitaa maalin kasta , si aad u hubiso in aad weli dooneyso waxyaabihii aad aaminsanayd in aad u baahan tahay , iyo inaad hore u soconaysaba.
Qiimeynta naftaada guulo badan bay kuu horsedeysaa .

Dhambaal๐Ÿ˜

04 Aug, 08:17


"Waan Jeclaan Lahaa In Aad Nala Qeeyb Qaadato Hormarinta Kanaalkan O Aad Subscribe Dhahdo. Ogaalbulsho

http://Www.youtube.com/@ogaalbulsho

Dhambaal๐Ÿ˜

02 Aug, 15:00


Kuma Gaareysid dadaalkaag Mesha ay. Docada. Ku Gaarsineyso ๐Ÿ‘

Dhambaal๐Ÿ˜

02 Aug, 10:33


Baro Sirta Guusha ee Alibaba!

Ma rabtaa adoo jooga Soomaaliya sida Muqdisho, Garoowe, Hargeysa, iyo dhamaan magaalooyinka Soomaaliya inaad dalka Shiinaha ka dalbato wax walboo aad rabtid, weliba qiimo aad u jaban iyo alaab tayadeeda sareysa?

Iska qor koorsadayada oo baro sida loo helo badeecadaha ugu fiican, heshiisyada ugu wanaagsan, iyo sida loo kobciyo ganacsigaaga. Macalimiin khibrad leh, casharo fudud, iyo taageero joogto ah!

Bilaaw maanta!

Nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin dheeri ah.
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Nagala soo xiriir halkan

Dhambaal๐Ÿ˜

27 Jul, 17:08


Qof walba. Waxuu le yahay. Nimco
Markasta ay maalin baxdo cimrigaaga ayaa. go.ay.

Dadk waxa ugu. Nasiib. Xun ruux. Cimriga ilaahy u siyaadiyay haddana. Xumaan sameynayo


Naftaada iyo Waqti kaaga. Ka faaideyso

Waqtigaaga dahabiga ha dayacin camal La.Aan.

Ibnu qayim ayaa yiri xalaal ima ahn hal saaca Waqti geyga ka mid ah inaan dayaco

Waqtiga Oo La dayaco Geeridida Ayuu ka daran. Yahay. Ibnu. Qayim. Ayaa yiri

Neef kasto oo kaa so baxdo Waa dahab Ee ku kasbo waxaa ku. Anfaco Akhiradaada

Cimriga ka ilaaliya maa La Yacniga

Nafta haddi Aan. La xakeym. Meel. Sare ayey ka tuureysa

Inta uusan ku maamulin Qalbigaaga caqliga ka shaqeysii

@suldaanBakar

Dhambaal๐Ÿ˜

27 Jul, 16:02


Bixi xishmeyn balaaran si Aad
u hesho xishmad qiima badan


@suldaanBakar

6,075

subscribers

897

photos

23

videos