IFIYE JACEYL @ifiyejaceyl143 Channel on Telegram

IFIYE JACEYL

@ifiyejaceyl143

Ka wareyso caashaqa ruux waayey ruux kale 😢

IFIYE JACEYL (Somali)

IFIYE JACEYL waa Telegram channel aan kuu soo gudbinaynaa macluumaad aad u baahan tahay ku saabsan caashaqa iyo xiriirka qof walba. Username-ka (@ifiyejaceyl143) waxaa si toos ah ugu raacsanaa tusaalooyin jaceyl, maansooyin, iyo xikmad aad u fiican oo ku saabsan dhinaca caashaqa. Channel-kan waxaa ku jira wararka ugu dambeeyay ee ku saabsan guurka, xanuunka jaceylka, iyo sidoo kale dhaqanka caashaqa ee dalkaaga

IFIYE JACEYL waxaa lagu daabacayaa macluumaad aan muhiim u ahayn caashaqooda iyo xiriirkeeda, si loogu siinayo tallaabooyin iyo tusaalooyin aan la dhicin. Channel-kan waxaa loo yaqaan koox fanka ah oo ka seeki kara caashaqa iyo jaceylka, isla markaana ka faa'iideysta qof walba oo doonaya inuu ku lug lahaado xiriirka jaceylka iyo qofka kale

Haddii aad rabto inaad ka faa'iideysato tusaalooyin jaceyl iyo xikmad caashaq, ama aad rabto inaad la wadaagto maansooyin caashaq ah, FIYE JACEYL waa channel-ka aad ku siin karto farxad iyo ballaaran inay ka digtoonaan jaceylka iyo caashaqa. Aqriso wararka cusub, maansada caashaqa, iyo xikmadyo caan ah oo ku saabsan afarqooda caalamka iyo dhaqanka caashaq ee dalkaaga

Ka soo jiito FIYE JACEYL haddii aad rabto inaad ka faa'iideysato tusaalooyin jaceyl iyo caashaq, ama aad rabto inaad la wadaagto maansooyin caashaq ah, taariikhdooda iyo xikmadyo caan ah oo ku saabsan caashaq. Xaalada caashaqa ee dibadda waxaa lagu soo dedejin karaa channel-kan, waxaana laguugu baaqayaa inaad ka soo gudubto haddii aad rabto inaad ka faa'iideysto macluumaad aad u baahan tahay caashaqa iyo jaceylka.

IFIYE JACEYL

14 Feb, 03:46

https://chat.whatsapp.com/Gqj7rImAC6fFV5kYxyggAu

IFIYE JACEYL

14 Feb, 03:35

Guurka laguu sheegayo ma ahan in aad lacag badan lee dahay, kaliya waa isku qanacsanaanta labada qof ka dhaxaysa, hantidu iyadaa imaanaysa waa ballan qaad Alle.

"إِن يَكُونُوا فُقَرَاءَ يُغْنِهِمُ اللَّهُ مِن فَضْلِهِ ۗ وَاللَّهُ وَاسِعٌ عَلِيمٌ"

IFIYE JACEYL

13 Feb, 03:48

"Erayadaadu waxay noqon karaan joogitaanka joogtada ah ee qof maskaxdiisa, markaa si taxadar leh u isticmaal."💔😭

IFIYE JACEYL

08 Feb, 16:59

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@akramjibriil
@Cilmu_nafsi_10
@DABIIBE_JACAYL

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @CABDULLAHI_7💠

IFIYE JACEYL

07 Feb, 18:24

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

IFIYE JACEYL

07 Feb, 04:24

Gabar baa la guursaday. Markii dhawr sano la qabay, uurna ay qaadi weyday, bay iyada iyo odaygeedu dhaatar u tageen.

Dhaqtarku baaris dheer keddib, waxa uu sheegay in ugxanta iyo xawada labaduba ay bedqab yihiin, laakiin ilma-galeenka gabadhu aanu uur qaadi karin.

Gabadha hooyadeed baa ku tabartucday inay ilma-galeenkeeda isticmaalaan.

Shahwadii ninka iyo ugxantii gabadha ayaa lagu beeray ilma-galeenkii oo markaas 61 jir ahayd.

Maamads waxaa lagu sameeyay IVF, uur bayna qaadday, waxana la siiyay hormoonno uurka adkeeya.

9 bilood keddib waxa ay umushay wiil ay ayeeyo u tahay🤨

IFIYE JACEYL

06 Feb, 18:03

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

Waxaan kuu heyna kanaalo telegram oo iib ah kuwaas oo buuxshay shuruudaha lacag kooga sameyn karo. 💸 halkaa ka dalbo.👉 @Gud_Kooxda_Midnimo

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/QabaknCVF0MyM2Q0

IFIYE JACEYL

03 Feb, 10:10

01 Feb, 18:07

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@akramjibriil
@Cilmu_nafsi_10
@DABIIBE_JACAYL

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @CABDULLAHI_7💠

IFIYE JACEYL

01 Feb, 05:43

Guurka iyo ganacsigaba, go'aan iyo geesinimo ayey u baahan yihiin.✍️

Bishu waa bilow, sanadkuna waa 2025.

Alle ha garab galo, inta guusha hiigsanaysa.

IFIYE JACEYL

31 Jan, 17:37

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

IFIYE JACEYL

26 Jan, 17:38

Qofku markuu sii dhimanayo waxa lagu xidhaa ogsajiin, si ay daqiiqado neefsiga ugu hayso ama ugu ilaaliso. Jacaylkaagu wuxu ahaa ogsajiinta qalbi ay ka dhamaanayeen dareenada wanaagsani.
Xidhiidhada qaar waxaad ku lumisaa wakhtigaaga, qaarna farxadaada, hase ahaatee anigu xidhiidhkaaga waxaan ku lumiyay mabaadiidayda iyo hadafyadeydii.

Xidhiidhkaagu wuxu gaba gabeeyay aragtiyo aan jeclaa inay sii waaraan,
wuxuu i dul geeyay xaqiiqooyin aan naftayda ka qarin jiray, si aanay u murugoon una ciishoon marnaba.
Waxaad fashilisay sawir maskaxeedyo khayaali ah, laakiin aad u qurux badnaa.
Waxaad noqotay guuldaradii ugu xumayd iyo hanjabkii ugu darnaa, waayo waxaan kugu waayay dhammaan filashooyinkayga.

Waxaad noqotay qalinka qisadii jacayl ee noloshayda ugu danbaysay iyo qalbi-jabkeygii ugu qaraaraa. Haa runtii!!!
Waxa kaliyeen kuu ballan qaadayaana, waa inaanu qof danbe booskaaga gali doonin, sababta oo ah waxa halkaa ku eekaa fursadahayga iyo filashooyinkaan qabay.

Asmish Alli Maal Xus iyo xasuus qoran.✍️

IFIYE JACEYL

26 Jan, 04:06

Haddii ay hal talo hablaha iga qaadanayaan, waxaan oran lahaa; guurkaaga adiga go'aan ka gaar oo garo waxa danta kuu ah ee aan daneysiga iyo dad qanciska quseyn.

Wiilasha waxaan u sheegi gabdhaha wakhtiga haka luminina gabow iyo geeri hala sugin, adigoo awooda guur &guri gayn.✍️

IFIYE JACEYL

25 Jan, 17:50

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@akramjibriil
@Cilmu_nafsi_10
@DABIIBE_JACAYL

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

IFIYE JACEYL

25 Jan, 04:27

Ducadan ku duceyso 🌸

اللهم أحسنت خلقي فأحسن خلقي.

Ilaahayow saad u wanaajisey abuuritaankeyga u wanaaji Akhlaaqdeyda.🤲

IFIYE JACEYL

24 Jan, 17:53

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

IFIYE JACEYL

23 Jan, 18:19

Ina jaceyl ledahay reerkina ma og yihiin mise wali wad qarinoysa o kalsoni majirto😂

IFIYE JACEYL

20 Jan, 11:13

IN AAD somali tahay maxaa cadeen u ah marka lagu dhoho maxaad dhihi lahayd inleen afka wala baran karaahe😳😄🫲

Sooqor waxaa cadaynayo in somali tahay..

IFIYE JACEYL

20 Jan, 10:16

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
Hadii aad ubaahan tahay kanaalo telegram oo iib ah ila soo xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️

https://t.me/addlist/iZ20cRltPNZkMGE0

IFIYE JACEYL

20 Jan, 07:16

Guurka laguu sheegayo ma ahan in aad lacag badan lee dahay, kaliya waa isku qanacsanaanta labada qof ka dhaxaysa, hantidu iyadaa imaanaysa waa ballan qaad Alle.

"إِن يَكُونُوا فُقَرَاءَ يُغْنِهِمُ اللَّهُ مِن فَضْلِهِ ۗ وَاللَّهُ وَاسِعٌ عَلِيمٌ"

Abdikarim Maalinguur

IFIYE JACEYL

18 Jan, 19:37

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@akramjibriil
@Cilmu_nafsi_10
@DABIIBE_JACAYL

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

IFIYE JACEYL

17 Jan, 17:53

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

IFIYE JACEYL

17 Jan, 07:20

Jumca Mubarak asxaabta. Rabbi gafkeena iyo geerideena ma kulmiyo, Allahoow u danbi dhaaf waalidkeen intii dhimatay una naxariiso, inta noolna Ilaahoow xafid. Adduunyadan fidnadeeda ayaan kaa magangalnay.

IFIYE JACEYL

16 Jan, 18:42

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

Waxaan heynaa kanaalo telegram oo iib ah nagala soo xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️

https://t.me/addlist/ArM6oMtUs6I5NzBk

IFIYE JACEYL

15 Jan, 16:58

Khudbasiradu; waa heshiis kumeelgaar ah oo dhex mara, nin raaxo raba iyo gabar lacag rabta. 😢

IFIYE JACEYL

15 Jan, 10:38

Naf Raqis ah ma jirtee ee qalbiyada ayaa kala nasib badn ruuntii

😥💔

IFIYE JACEYL

14 Jan, 14:18

Somali night awards ima arkaan miya waxa an bulshada uso gudbiyo sanadkasto😜😭

IFIYE JACEYL

14 Jan, 02:34

Rabbi hakuu barakeeyo maalintaada wanaageeda haku siiyo qof walbo murug la soo toosay ilaahay swt qalbiga ha u qaboojiyo😰🤲🏽

IFIYE JACEYL

13 Jan, 10:16

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

IFIYE JACEYL

12 Jan, 03:44

Qof intii uu noolaa weligiis aan masjid gelin, tumasho iyo raaxana nolosha ku qaatay, baa marka uu dhinto duco iyo masjid lagula ordayaa. Inta aad nooshahay masjidka gal, tuko oo ducayso.

IFIYE JACEYL

11 Jan, 17:37

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@akramjibriil
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

IFIYE JACEYL

10 Jan, 18:07

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

IFIYE JACEYL

09 Jan, 18:15

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

IFIYE JACEYL

09 Jan, 14:06

Allaah ha u naxariisto Qalbigabana ha kaaga reebo,

Beddel khayr qabana Allaah ha ku siiyo. 🤲🏾 😢

IFIYE JACEYL

05 Jan, 02:30

🍂اللهم انفعني بما علمتني وعلمني ما ينفعني 🌸🦋
Allow igu anfac wixii aad ibartey ibarna wax I anfacayo🤍🦋

Ducadaan ku duceyso marwalba hadii aa tahay qof daalibul cilmi ah🦋🍃☝🏽🤍

IFIYE JACEYL

02 Jan, 18:16

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

IFIYE JACEYL

02 Jan, 04:37

Ilaahayoow
Maalinta Aakhiro inaga dhig kuwa Naarta Laga Fogeeya oo Jannada Lagaliya

IFIYE JACEYL

31 Dec, 11:41

Waa uu dedaalayaa, si uu adiga kuu hanto, wuxuu shaqaynayaa habeen & maalin, si uu u gaaro hadafka midowgiina. Wuxuu jecel yahay in uu kugu filnaado si aadan qabyo u dareemin, waxaa farax galiya in aad ku tiraah, kaliya adiga uunbaan ku sugayaa ee ii soo dadaal.

Isku hiilliya.

IFIYE JACEYL

29 Dec, 11:56

Ma is tidhaahda sidaad u tahay kuuma aha.? Miyaad istidhaahda adaa ka welwel badan.? Ma cadhoota.? Ma hinaasta.? Ma welweshaa.? Ma xanuunsataa.? Mararka qaarna ma oydaa.? 😭
Ma is tidhaahdaa Go'aan ka qaado.? Ma qaadataa lakiin makuu suuragaliwaaya go,aankaagii.?
Mudo ka aamus ma istidhaahda.? hadana in yar dabadeed qoraal ma u dirtaa.? Markaad jawaab ka waydana ma garaacda tellephoneka hadii Lagaa qaban waayana maka sii dartaa xataa noloshu diiqad cidhiidhi iyo buuq ma kugu noqotaaa.?

Intaad is yara dajiso ma is tidhaahda waxa telefanka lagaaga qaban wayay ama facebookga jawaab uga wayday ama what's app ka jawaab uga heli wayday waxaa weeye qofkaagi wuu Hurdaa, ama Shaqo ayuu kujiraa, ama wuu Xanuusanayaa.? Cajiib, hadaad sidaa istidhaahdo xataaa, inyar dabadeed ma is aragtaa adoo hadana welwelkii dib u bilaabay adoo hubsanaaya inuu online yahay, imika adoo eegay hadana ma eegtaa markale.? Waa qof wax jecel caadadiiye duruufo badan mala kulantaa oo ay kamid yihiin;

Telefoonka oo uu dabku kaa dhaco, ama antenka oo kaa taga, khadka internetka oo xumaada, adoo taadi horaba la liitay, hadana dhankale hawli makaaga furantaa oo noloshaada kale ahi.? Murugo badanaa, baahi badanaa, hiloow badanaa, rabitaan badanaa, damqasho badanaa, waa jacaylkee ma is tidhaahda maxaad wax ujeclaatay.?

Intasoo dhib ah iyo inkale kale oo aan qoraalkan kujirin kolkaad aragto, jacaylkaba ma istidhaahda ma adaa noloshaada loo soo diray inuu galaafto.? wayaaab iyo amaakaage xaaladaado sidaasa maku ilowdaa jawaab ama fariin aad ka hesho qofkaas caawa ama maanta oo dhan aad sugaysay.?
Kolay waad cadhoon kolkad aragto ama codka qofkaad sugaysay maqasho, ma qarsataa tabashadaadii adoo xanaaqsana ma istidhaahda qarso ma isku qasabtaa ma is cabudhisaa.?

Bahalka jacaylkii buseel badana, baryo badanaa, soo jeed badanaa marmar ma istidhaahda khilaafkiini waaka keenay inaad is waydaan makala tagtaan idinka oo isu cadhaysan "Idaa" iyo "Ku daayay" ma istidhaahdaan markad kala dhaqaqdan eed kala aamustaan ma welweshaa ma fikirtaa ma caloolyowdaa ma istidhaahda manta ama caawa isugu kiin danbaysa hadana ma quusan waydaa sababna ma u noqtaa markale inaad jacaylkii badbaadiso.?

Waa cajiibe saacadaha qofkaad jeceshay farxad kusiiyo, aduunku makuu macaanada ma is tidhaahda yaa aduunka waligiiba caawa ama maanta oo kale kaaga dhiga.? ma dareentaa xornimo dheerad ah ma dareentaa deganaan badan. Jacaylkuna makugu sii siyaada??

IFIYE JACEYL

29 Dec, 06:40

"Nolosha ma jiro qalab lagu cabiro jacaylka, oo ka saxsan xiliga dhibaatada."

IFIYE JACEYL

26 Dec, 16:53

Wiil yar oo gaari baroon ah dusha laga saaray, rasaas looga buuxiyey – dhiig Islaam iyo mid sokeeye midna ma kala yaqaan. Diin iyo aqoon midna ma leh – Soomaali xaguu geyn? iyo oday qaaqle ah iyo siyaasi jaajuus ah 😢😭

IFIYE JACEYL

26 Dec, 09:02

https://www.facebook.com/share/p/1HAFoAEA6i/

IFIYE JACEYL

21 Dec, 04:06

Wuxuu yidhi Nabiga ﷺ:

"Qofkiii ku waa bariista reerkiisa isagoo oo nabad qaba, Caafimaad qaba, maalinkaa wuxuu cunni lahaa haysta, wuxuu lamid yahay qof aduunyoo dhan halkiisa ugu timid".🪴

W/W: Tirmidi 📚.

اللهم لك الحمد على كل نعمة أنعمتنا بها.

IFIYE JACEYL

20 Dec, 14:24

Saamayn intee la'eg ayey kala aamusnidu, ku lee dahay dareenka qalbiyada is jecel?😱

IFIYE JACEYL

18 Dec, 11:01

Ragga halmar bay jecel yihiin in magacoodu loogu yeero si naxariis leh, dumurkana marwalba iyo meelkasta.✍️

IFIYE JACEYL

18 Dec, 10:59

Derbiga jaamacadda buu ku qoray: jacaylkaygiiyey berri ha
imaan jaamacadda, aniga iyo eheladayda baa gurigiina idiinku
imaan doonna, si la ii kaa siiyo.

Subixii igay waxaa casharradii gooyay 57 gabdhood oo arday
ah, 7 dumar ah oo barayaal ah iyo maamuladdii jaamacadda 😂

IFIYE JACEYL

17 Dec, 11:48

IFIYE JACEYL pinned «Gabdhaheena waxn ku waaninayaa OO aniga koley hdda gabdhaha waxbartaan la hadlayaa iskuulada io jaamacadaha joogo ee Internetka isticmaala inay is qarinayaan! Mar Alle markii lagu barto adiga cid ku rabto majirto 😭. Wxaa la bartey waa uun ciyaal suuqnimadaada…»

IFIYE JACEYL

13 Dec, 04:05

Ina jaceyl ledahay reerkina ma og yihiin mise wali wad qarinoysa o kalsoni majirto😂

IFIYE JACEYL

13 Dec, 04:03

"Kuma aqaan, laakiin waxaan alleh kaaga baryayaa in uu ku siiyo iimaan adag, caafimaad , irsaaqad waasic ah , qalbi daahir ah, akhlaaq wanaagsan iyo camal suuban Alleh haynoo naxariisto ducadeenana ha aqbalo danbigenana ha dhaafo"

IFIYE JACEYL

12 Dec, 04:22

Qof walba wuxuu leeyahay bangi aakhiro oo dhaq-dhaqaaqaya, maalin walbana waxaa lagu kaydiyaa salaadaha iyo camallada kale ee wanaagsan. Alloow naga aqbal camalka wanaagsan oo janadaada nagu casuun.

IFIYE JACEYL

10 Dec, 19:05

Derbiga jaamacadda buu ku qoray: jacaylkaygiiyey berri ha
imaan jaamacadda, aniga iyo eheladayda baa gurigiina idiinku
imaan doonna, si la ii kaa siiyo.

Subixii igay waxaa casharradii gooyay 57 gabdhood oo arday
ah, 7 dumar ah oo barayaal ah iyo maamuladdii jaamacadda 😂

IFIYE JACEYL

08 Dec, 10:27

Reer Suuriya Allaha Taladooda Mideeyo. iIlaahayow reer Suuriya u horseed nabad iyo wadajir, taladoodana midee. Dhibka ka dulqaad, kuna badbaadi naxariistaada. Sidii Soomaaliya ku dhacday oo kale haka dhigin, ee u gargaar walaalaheen. 🤲

IFIYE JACEYL

05 Dec, 17:45

Ikraam

IFIYE JACEYL

02 Dec, 12:11

CIIL TIRE ONLINE ONLINE

WAXA UU FURSAD SIINAYA 500 QOF

WAXA JIRA DARUUFO DHAQAALE OO KU HAREEREYSAN BULSHADA SOOMAALIYEED QEYBAHEEDA KALA DUWAN SOO DHAWAADDA MEESHA WAA MEESHIINA

WAA MADAL WAXBARASHO OO ONLINE AH OO BIXIYO KOORSOOYINKA IYO DIPLOMAMOOYINKA..

1=MA TAHAY QOF DANEEYO DIPLOMA IN NUTRITION

2=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE MONITORING AND EVALUATION

3=MA TAHAY QOF DANEEYO DIPLOMA IN ENGLISH

4=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE GRAPHIC DESIGN BY COMPUTER

5=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE NUTRITION

6=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE VIDEO EDITING BY COMPUTER

7=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE MATERNAL CHILD AND HEALTH ( MCH)

8=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE PROJECT PLANNING MANAGEMENT

KU SOO BIIR
ASXAABTAADA U DIR LINKIGA MAHADSANID AMA

RIIX HALKAN HADDII AAD DOONEYSO FURSADAAN QAALIGA AH

https://wa.me/message/YDTNEAFI3ZFYM1

https://chat.whatsapp.com/JSQfli56V9TG0ybj6Oz5kg

IFIYE JACEYL

01 Dec, 03:15

Waan dhoola cadeeyay si aan Murugadayda uqariyo😭❤️

IFIYE JACEYL

30 Nov, 17:33

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

IFIYE JACEYL

29 Nov, 17:17

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

IFIYE JACEYL

29 Nov, 03:45

iIlaahayoow, qalbiyadeenna diintaada ku sug oo toosnaanta nagu adkee🤲🩷

IFIYE JACEYL

28 Nov, 02:48

https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

KURULUS OSMAN
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @iibiye_online

IFIYE JACEYL

27 Nov, 11:54

In reer laguu dhiso waa dhaqan soo jireen ah oo aan dhaxal u lee nahay, se in laguu dhaqo waa dhabar jabkaaga iyo is dhigasho taada ah, ee ka dhowrso dhag-xumada.

Fadhiga ka kaca, rag lagu seexdo ma seexdaane.

IFIYE JACEYL

26 Nov, 03:16

قال رسول الله ﷺ : { من أكثرَ من الاستغفارِ جعل اللهُ لهُ من كلِّ همٍّ فَرَجًا ومن كلِّ ضيقٍ مخرجًا ورَزَقَهُ من حيثُ لا يحتسبُ. }

حَدِيثٌ صَحِيحٌ رَوَاهُ أحمد

Rasuulka N.N.K.H wuxuu yiri:  " Qofkii istikhfaarta badiya wuxuu Alle murug iyo cidhiidhi walba  ooga samaynayaa meel uu ooga baxo ( faraj/makhraj ) meel uusan filayna waa uu ka arzaaqi."

IFIYE JACEYL

23 Nov, 17:23

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

IFIYE JACEYL

23 Nov, 11:27

Allaah ha u naxariistee Hadraawi 1996kii ayuu ka sii sheekeyey waxan imaka socda,

Cilmigan dalandoolka badan☆
Damiirku ka meydka yahay☆
Ragg iyo dumarkii furfuray☆
intuu dumarkii is baday☆
Raggii dumar qaar ka dhigay!☆

Dumar is qaba iyo rag is qaba ayaa soo socda, hadaan si adag looga hor tagin, waxan dhacaya,

DHaqanku weli soomalida baaqi ayuu ku sii yar yahay, se halka loo socdo, ma aha mid la mahadin doono,

DHaqan wanaagu waa hantida kaliya ee aynu haysano, dadkana waxa ugu liita Qof dhaqan xun, oo Saboolnimo u raacday,

Ifka ama Aduunyo shaqeyso, aakhiro hadaad shaqeysan kari wayday, ama aakhiro iska shaqeyso, labada nololood mid uun Door ku yeelo, hadaanad labadaba door fiican ku yeelan karin,

Se soomalidu waxay ku socotaa Laa dunyaa walaa Aakhira.

IFIYE JACEYL

22 Nov, 10:17

Ilaahow waxaad tahay dambi dhaaf badane Naxariista, waxaadna jeceshahay cafiska ee noo dambi dhaaf,🤲🏿😔🥺

Illahow sidaad i fartay waan u samray ee ii bishaaree sidaad ii ballan qaaday,🤲🏿🥺
Illahow guushaada iga sii waxa aan hiigsanayo 🤍🤲🏿😔
Marwalba ducadeydaan kuugu Daraa hooyo Dunida adaa adanaha iigu sareeyo
Allah ha kugu bishaareeyo jandiisa firdosa,🤲🏿🛐🥺

IFIYE JACEYL

21 Nov, 17:49

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

Hadii aad xayeysiin ubahan tahay la xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/O9KSBXYo8KFmYzU0

IFIYE JACEYL

20 Nov, 06:31

Haddii adiga oo xiriir leh, aad rabto in aad markasta qof cusub barato ama aad raadiso, adiga ayaa u baahan in aad isa soo cusbooneysiiso oo aad naftaada qiimaheeda iyo qaayaheeda garato.✍️

Hal-qalbi oo quwad leh, ayaa ka qiimo badan, boqol qorshe oo qasaaro leh.🙏

In cidkasto sahal kugu hesho, waa ceeb.👈

Subax wanaagsan saaxiib iyo sokeeyaba.

IFIYE JACEYL

19 Nov, 17:23

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

IFIYE JACEYL

18 Nov, 09:49

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/pS1XLscL1r00ZTVk

IFIYE JACEYL

16 Nov, 17:20

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

IFIYE JACEYL

14 Nov, 04:18

Rabbi hakuu barakeeyo maalintaada wanaageeda haku siiyo qof walbo murug la soo toosay ilaahay swt qalbiga ha u qaboojiyo😰🤲🏽

IFIYE JACEYL

13 Nov, 18:10

https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

KURULUS OSMAN
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @iibiye_online

IFIYE JACEYL

13 Nov, 18:09

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

IFIYE JACEYL

13 Nov, 02:58

Salaadda Subax in Hooyo ama Aabe ay kuusoo toosiyaan goormaa kuugu dambeesay?

Iga raali noqo hadey Waalidkaa dhinteen ama midkood dhintay, ama aad kala fogtihiinoo aan xasuus ku galshay.💔😢

IFIYE JACEYL

09 Nov, 17:49

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

IFIYE JACEYL

08 Nov, 17:31

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

IFIYE JACEYL

08 Nov, 02:25

Rabbi hakuu barakeeyo maalintaada wanaageeda haku siiyo qof walbo murug la soo toosay ilaahay swt qalbiga ha u qaboojiyo😰🤲🏽

IFIYE JACEYL

07 Nov, 17:43

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

IFIYE JACEYL

06 Nov, 19:41

https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

KURULUS OSMAN
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @iibiye_online

IFIYE JACEYL

03 Nov, 11:33

Waa maxay faa'iidada ama qasaaraha laga dhexlo xiriirka fogaada/dheeraada ee in muddo ah lagu haasaawo.?

IFIYE JACEYL

02 Nov, 17:50

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

IFIYE JACEYL

02 Nov, 04:12

Qof aad si dhab ah u jeclaatay ee keddibna inta furaha qalbigaaga oo dhan aad gacanta u wada gelisay ee aad si daacad ah cod dabacsan oo naxariis leh ugu tiri: "Gacaliye hoo furahan muhiimka ah, waa nolosheyda oo dhan, waa qol aad u qurux badan oo cammiran, adiga keliya ayuu u xiran yahay ee carafta iyo neecawdiisa qabow ku raaxeyso, kana ilaali shanqarta(sanqadha), qalaalaaso iyo wax waliba oo dhiba intaba, ogow maanta laga billaabo waxaa tahay, milkiilaha rasmiga ah iyo boqorka ka taliya ee nabad, naxariis iyo jaceyl ugu dhex dakee".

Ka warran haddii uu qofkaasi inta kula fahmi waayo ku khiyaano oo ku dhaawaco, qalbigana kaa jabiyo?

Waa naxdin iyo qarracan weyn, waa murugo iyo uurkutaallo, waa qoomamiyo ciil. Weligaa iyo Allahaa ka soo kabsan meysid ama aad ayay u adag tahay in aad noloshaadii caadiga aheyd dib ugu soo noqoto!!

Drs Hamda Ibrahim

IFIYE JACEYL

02 Nov, 04:02

Miyaadan ka cabsaneynin in la idin cadaabo dhibkaad noo geysateen💔😭

IFIYE JACEYL

31 Oct, 18:01

https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @iibiye_online

IFIYE JACEYL

31 Oct, 17:55

وقل رب زدني علما

Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

IFIYE JACEYL

31 Oct, 17:13

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

IFIYE JACEYL

31 Oct, 12:29

Waa uu dedaalayaa, si uu adiga kuu hanto, wuxuu shaqaynayaa habeen & maalin, si uu u gaaro hadafka midowgiina. Wuxuu jecel yahay in uu kugu filnaado si aadan qabyo u dareemin, waxaa farax galiya in aad ku tiraah, kaliya adiga uunbaan ku sugayaa ee ii soo dadaal.

Isku hiilliya.

IFIYE JACEYL

31 Oct, 04:55

In reer laguu dhiso waa dhaqan soo jireen ah oo aan dhaxal u lee nahay, se in laguu dhaqo waa dhabar jabkaaga iyo is dhigasho taada ah, ee ka dhowrso dhag-xumada.

Fadhiga ka kaca, rag lagu seexdo ma seexdaane.

IFIYE JACEYL

28 Oct, 09:50

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

IFIYE JACEYL

28 Oct, 02:57

Haddii ilaahay ku waafajiyey in aad Tukato Salaada Subax Caafimaadna ku soo kacday Alxamdulillaah dheh.

IFIYE JACEYL

27 Oct, 10:19

Qofba wuxuu ku siinayaa farxad io jaceyl asigoona ku jacleyn 😢, qofna waxa uu kaa qarinayaa dareenkiisa isaga oo si dhab ah kuu Jaceyl😢

IFIYE JACEYL

26 Oct, 02:54

"Waxaan jeclaan lahaa inaan ku siiyo xanuunkayga hal daqiiqo. Maaha inaan ku xumeeyo, laakiin inaan ku dareensiiyo intaad i dhaawacday." 💔😥

IFIYE JACEYL

25 Oct, 16:37

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

IFIYE JACEYL

25 Oct, 13:05

https://www.facebook.com/100063807197251/posts/pfbid0ZQQh1Yx4oNqyyyeAG68rnYSfmjVgdXE6rWqbUjaoASh57xmsV53fhxymLaGSF9SQl/

IFIYE JACEYL

24 Oct, 19:26

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/EmavOCHyRIY1NGJk

IFIYE JACEYL

24 Oct, 18:38

Ilaa io inty baad sugi kartaa qofkaad qalbiga ku heyso ?

IFIYE JACEYL

24 Oct, 12:41

qof ayaa sabab u noqon kara in qofku is beddelo.  😊❤️

-Haatan Iyadoo qof walba uu mashquulsan yahay si gaar waxaa jira indho qurux badan oo hada aqrinaya qoraalkeyga❤️😇
- galb Wngznilaahey hakuu sahlo wax walboo aad jeceshay iyo riyooyinkaaga❤️‍🩹

IFIYE JACEYL

23 Oct, 19:50

https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @iibiye_online

IFIYE JACEYL

23 Oct, 19:36

وقل رب زدني علما

Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

IFIYE JACEYL

23 Oct, 11:55

https://vm.tiktok.com/ZMhmg6LGU/

IFIYE JACEYL

23 Oct, 02:48

Subax wanaagsan, markii Eebbe ku siiyo bilow cusub, haku celin khaladaadkii hore, ku bilaaw maalinkaaga kheyr.

صباح الخير عندما يمنحك الله بداية جديده،لا تكرر اخطائك القديمه

IFIYE JACEYL

21 Oct, 16:33

"Qalbigu igamuun xishoone
Qofbuu farxadayda siiyay." 💔😥

IFIYE JACEYL

20 Oct, 06:16

"Ruux damirkiisu siyay inuu i dayriyo dabcigeygu dib ii siin maayo inaan daweyo." 💔😥

~Dareen

IFIYE JACEYL

19 Oct, 18:44

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

IFIYE JACEYL

19 Oct, 07:14

Jaceylka waxa uu abuura qurux oo dhan wuxuuna qofka Dhax dejiya degganaasho🩷🫂

IFIYE JACEYL

18 Oct, 18:26

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

IFIYE JACEYL

18 Oct, 13:43

kama xumi Yaxye Sinwaar inuu shahiido Laakiin waxa ka xumahay Eeyaha israaiil ayaa inay gacmohoda ku taabteen ama arkeen maydka xurmada leh,

Ku xigeenkiisii Khaliil hayya ayaa Xaqiijiyay in Yaxye uu dagaal ku geeriyooday arbacadii.

“Hadiyadda ugu balaaran ee israaiil ay siin karto’ waa inay i dilaan ama gacantoodu ku baxo “ayuu horay uyiri Yaxye

Geesinimo & Halgan ayuu ku suntanaa Alle ha u naxariisto.

IFIYE JACEYL

18 Oct, 06:20

Gabdhuhu in ay dhaqamadaan is baraan waa muhiim;

-Raalligalinta iyo cafis dalbadshada marka ay qaldamaan.

-Xiriirinta iyo u dhageysiga qofka ay wax wadaagayaan.

-Yaraynta shuruudaha aan macnaha ku fadhin iyo u fiir-fiirsiga wax aan quseyn.

-Ilaalinta sharafkooda iyo shaqsiyaddooda.

-Is ka dhaafidda block-ta deg-degga ah iyo ku badbadashada qofka oo bahdilka leh.

-Talo waydiin cid walba iyo tusaalo xumada.

-Aqoon kororsi iyo isdhisidda dhan walba.

GUULEYSTA GABDHAHEYGA

IFIYE JACEYL

17 Oct, 17:35

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/pd0DDQsvgBU3ZTU0

IFIYE JACEYL

17 Oct, 09:13

Ilaa io inty baad sugi kartaa qofkaad qalbiga ku heyso ?

IFIYE JACEYL

17 Oct, 04:45

Talooyin_guriga_Farxad leh_ninka_

Xaasku uma baahna oo kaliya masruuf iyo hoy, balse waxay u baahan tahay eray qurux badan, qalbi jilicsan, kalgacal qalbigeeda buuxiya...iyo naxariis ilowsiisa daalkeeda.

IFIYE JACEYL

16 Oct, 18:10

https://t.me/addlist/RjX-UeYMFI42Mzc0

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @iibiye_online

IFIYE JACEYL

16 Oct, 18:00

وقل رب زدني علما

Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

IFIYE JACEYL

15 Oct, 02:31

Haddii ilaahay ku waafajiyey in aad Tukato Salaada Subax Caafimaadna ku soo kacday Alxamdulillaah dheh.

IFIYE JACEYL

13 Oct, 17:34

https://t.me/Guriganolosha

IFIYE JACEYL

13 Oct, 10:32

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

IFIYE JACEYL

13 Oct, 10:06

~Qofkii Wanaagsanada Cibaadadiisuna Ay Hagaagto ee Cilaaqa dhab Ah (Xiriir) Fiican Rabigiisa La Yeesho ee Acmaashisa ilaahey Aqbalo🥹

*Shan Nicmadood Ayoow Allaah swt.Aduunka dushiisa ow ku Siiyaa🥹*

*Qalbig Ayoow Allaah swt Nuur Uga Buuxiyaa🥹❤️*

*Wajigiisana iftiin BAA Ka Baxa🥹❤️*

*Jirkiisana Quwwad (Awood) Ayoow Allaah swt. ugaliyaa🥹❤️*

*Arzaaqadiisana Allaah swt. Baa ubarakeeya oo uwaasiciya🥹❤️*

`Khalqigana Quluubtoda maxabbo Ayow Allaah swt uga Buuxiyaa oo dadka dhan Ayaa Jeclaada🥹😘🫶🥰```

*Qiima badanaa markad boqorka koonkaan Maamula Aad Aktiisa Qiima ka leedahay🥹😢wllhi Nolosha Aduunyada waxa Ay kuu Noqonaysaa Janno Janno ku Sug🥳❤️🥹🥹*

IFIYE JACEYL

11 Oct, 03:52

IFIYE JACEYL pinned «Miyaadan ka cabsaneynin in la idin cadaabo dhibkaad noo geysateen💔😭»

IFIYE JACEYL

10 Oct, 18:26

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/pd0DDQsvgBU3ZTU0

IFIYE JACEYL

07 Oct, 07:38

Derbiga jaamacadda buu ku qoray: jacaylkaygiiyey berri ha
imaan jaamacadda, aniga iyo eheladayda baa gurigiina idiinku
imaan doonna, si la ii kaa siiyo.

Subixii igay waxaa casharradii gooyay 57 gabdhood oo arday
ah, 7 dumar ah oo barayaal ah iyo maamuladdii jaamacadda 😂

IFIYE JACEYL

06 Oct, 03:58

iIlaahayoow, dambigeenna iyo dambiga waalidkeenba noo dhaaf. Adigu waxaad tahay iIlaahay dambi-dhaaf badan oo naxariis badan.🤲❣️

IFIYE JACEYL

03 Oct, 03:59

Maxaad ii siisay garab markii aan u baahna.?
Maxaad ii dareensiisay jaceyl anigoo aanan dareemi jirin gabigiisaba.?
Maxaad iiga qoslisay markii aanan diyaarka u ahayn inan qoslo.?

Maxay tahay sababta aad waxan oo dhan u samaysay marba haddii aad i cidlaynayso."💔😥

Midse ogow
"Waxad tahay sababta aan wali u rajo dhigin." 💔😥