Nabbiga waxa laga soo wariyey CSW:
"Raggiina bara suuradda Al-Maa’ida , haweenkiina na suuradda An-Nuur"
Suuradda An-Nuur waxa aan u doorannay si aan u fahanno xikmadda ku jirta ee loogu dardaaray in ay haweenku bartaan.
—
Suuradda An-Nuur waxa uu Ilaahay kaga sheekeynayaa qiyamka Islaamka: cibaadada, dhawrsoonaanta iyo ilaalinta sharafta qofka/dadka, taasoo horseedi karta/doonta bulsho ka dhisan dhinaca akhlaaqda iyo dhaqanka wanaagsan.
.....
Si aad uga bogato barnaamijkan, halkan kaga soo biir telegram channelka Albaaqiyat Podcast.
👇
https://t.me/albaaqiyat