Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎 @rajadanolosha Channel on Telegram

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

@rajadanolosha


Fariinta 📩.a

Rajadu ka liged ma shaqeyao. Howl gal oo Handa dhaqaq. Walal🙏
Rajada lama xaddidi karo 🦋💛🍓.!

Suuro gal ma aha inaan noolaano oo aan gaarno yoolkeena rajo la,an
https://t.me/joinchat/fpPFf5UbR_sxMjU0

Rajada Nolosha/أمل الحياة (Somali)

Rajada Nolosha, ama 'أمل الحياة' oo loo yaqaan rajadu, waa qayb ka mid ah Telegram channels u taagan qalabkaaga xiriirka ah, si aad u hesho fariimo iyo muhiim ah. Kanali wuxuu siinayo fariimaha ku saabsan nolosha, rajada, iyo howlaha dhaqaatiirta. Ma aha in rajada uu ka xaddidayo ama uu fududeeyo, balse wuxuu siinayo tacliinta iyo bogo'kaaga. Sidaa darteed, ka soo jeedo Rajada Nolosha si aad u hesho wacyi gelinta iyo tusaale fiican oo ku saabsan rajada, nolosha, iyo howlaha dhaqaatiirta. Dalka Somaliya ayaa ah wadankaas usoo bandhigaya, waxaa kaloo ka soo jeeda niman kale oo dhalinyaro ah oo ka shaqeynayaa rajada iyo nolosha. Rajada Nolosha wuxuu kaa caawin karaa inaad si fiican ula hadasho iyo inaad kula hadasho waajibaadkaaga, markaa ha ahaatee, haddii aad rabto inaad ka hesho fariimo iyo wararka cusub, rajada Nolosha waa kanali aad ugu wanaagsan. Tafatiraha Rajada Nolosha waa mid aad loogu farxay oo loo helaya rajada, nolosha, iyo faahfaahin kale oo muhiim ah oo ku saabsan dhaqaatiirta, rajada iyo nolosha.

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

09 Nov, 03:16


The owner of this channel has been inactive for the last 11 months. If they remain inactive for the next 9 days, they may lose their account and admin rights in this channel. The contents of the channel will remain accessible for all users.

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

20 Oct, 13:44


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

15 Oct, 05:22


Bushaaro  Bushaaro   Bushaaro

Schoolka wayn ee Alfurqan online school.
Waxa uu kuugu busharayanaya.
Inuu fasal sadexaad oo Quraanka ah bilaabay.
Wa hadii aad fasaladii hore nasiib uyeelan wayday.
Quraanka ma rabtaa inaad xifdidid isla markaana axkaamtiisana aad la barato.
Fadlan hore u gaadh si aanay fursadani kaaga buuxsamin.


Baro Quraanka kariimka adoo gurigaaga jooga adoo shaqadaada jooga adoo xaafadada jooga iyo meel kasta ood aduun waynaha ka joogto.
Hadaad diyaar tahay la xidhiidh maamulka oo ciwaankan hoose taabo.
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

11 Oct, 16:59


https://x.com/a_shigshigow/status/1837865747940311188?s=52

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

10 Oct, 11:23


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

01 Oct, 13:36


DHamaan  cid kasta oo jecel waxbrashada waxa kuliyada ALFURQAN oo aad uga barateen wax brasho la mahadiyay ay idinku war  galinaysaaa in fasaladan cusub aanu qaadanayno oo ay furan tahay diwan galintooda.
Waxa kale o kuliyadu ugu hambalyaynaysaa ardayda qurbaha jooga in ay waqtiyadi hore ee ay heli jireen loosii kordhiyay .


1: Quraaanka kariimka ah
2: Carabiga iyo higaada
3: computerka
4: pharmacy { daawooyinka}
5: public health( caafimadka guud)
6:English


Hada is diwaan gali oo kor uqaad heerkaga waxbrasho
👇👇👇👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

22 Sep, 15:01


OGAYSIIIS OGAYSIIS muhiim ah!
Dhamaan qofkasta oo ay fariintani soo gaadho hala digtoonaado chanelkaa sare oo dad tuugo ah ku midoobeen .
Waa channel dadka kusoo xerogaliya channelo iib ah ayaanu haynaa iyago raba inay lacagta ka dhacaan dadka.
Dad ayaa ila soo xidhiidhay ay hore sidani ugu dhacday .
Ciwaankan hoose waa ciwaankooga ay ku dhacaan dadka .
@Ninwayn1477
Hadaad jeceshay hal eray oo tuugnimadooda muujinaya waad u qori kartaa.

Fariintan waxy kaaga timi midawga channels ka somaalida ee telegramka: Team kulmis💪🦾

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

22 Sep, 14:06


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

14 Sep, 18:52


‎Follow the Sim.com channel on WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029VaCMbJH8V0tuXQqe2s2J

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

10 Sep, 22:07


https://t.me/Qalbiyadeena

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

25 Jan, 14:47


#Follow me,  #INSTAGRAM keydan linkiga rac Instagram.com/@Qalbiyadeena marna kama qoomamayn doontid! Bugag📚 iyo sawir qoralo ah ayadna ka heleysaa

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

24 Jan, 02:52


https://t.me/Qalbiyadeena

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

17 Jan, 19:10


Fiicnaan lahaydaa in sidii fududayd een lambarkaaga u saaray oo kale aan xasuustaadana u saari lahaa.💔
@RajadaNolosha
#Follow me,  #INSTAGRAM keydan linkiga rac Instagram.com/@Qalbiyadeena marna kama qoomamayn doontid! Bugag📚 iyo sawir qoralo ah ayadna ka heleysaa

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

13 Jan, 01:27


#Follow me,  #INSTAGRAM keydan linkiga rac Instagram.com/@Qalbiyadeena marna kama qoomamayn doontid! Bugag📚 iyo sawir qoralo ah ayadna ka heleysaa

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

21 Dec, 17:46


Sanadkan sii dhamaanaya Muxuu kuu ahaa...?

1- Sanad aam rumeeyey wax badan oo riyooyinkayga ahaa....!!

2- Sanad Murugo oo xaalada badan oo Murugadooda wata aan la kulmay....!!

3- Sanad si walba ii caawiyey......!!

4- Sanad aanan ilaawi doonin.....!!

5- Sanad aan helay qodkaygii dhabta ahaa....!!

6- Sanad aan waayey qofkii aan jeclaa...!!

Bal intaas muxuu kuu ahaa adiga bal Nala wadaag ama kusii darso...?

@RajadaNolosha

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

24 Nov, 21:19


@RajadaNolosha

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

21 Nov, 19:09


Ruux dharaaro xasuus leh
Dhinacaaga ku qaatay
Dhab hadaad u cidlayso
Dhibta yuu la wadaagi?

Qalbigaad u dhawaatay
Hadii uu qof dhagaysta
Dunidoo dhan ka waayo
Yaa sidaada u dhawran? 💔😥

~ @RajadaNolosha

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

08 Nov, 14:33


Cidnaha haka sugin inay ilmada ka tirto ..... hadaan adigu iska tirayn ...cidna hak sugin inay makaan sare ku gayso hadaadan adigu isk gayn .......ogow dhib walba gadaasheda dheef baa taala📝 duhur wanagsan akhyaar

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

07 Nov, 03:57


Aqoonti saddex bay ubahantahay
1:Dhagaysi
2:Akhrin
3:Dadaal intaa haday meesha oolin waliga guul gaari maysid .saad guul gaarta marka hore tasbiixda badi dadaalna ku dar ...kana suul waxaan dantu kugu jirin📝

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

30 Oct, 15:03


Dayaca dalkeyga yaal
damiirka nooleen ogeyn
dantiisa ka raacdayow
maalintii danbeyseyeey
wixii daa'inkey ku farey
Adoo taahayee il daran
talaabo kastood fashiyo
Qaraxaad soo dusisey
qayaano kastood fashaa
qabribaa kuu danbeyn
adoo qaati taaganoo
Nafta qarqarkaa ku joogto
Qayaamihii lagu horkeeney
maxaad ku Qoomameen
Ood Qaadirkaa u Sheegi?

@RajadaNolosha

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

22 Oct, 16:37


... gar gaari meyside... ...Gacal beena hey jilin.

...Intaan go'ayo hey sugin ...Godka hey hanTataqin

...Anoo teydu soo gelin.

...Hey gorgorin ayaamaha

@RajadaNolosha

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

21 Oct, 13:56


SIDII BUU KUU SUGAA DHE.

Siddii buu kuu sugaa dhe
Adiga kuu sahamiyaa dhe
Taswiirtaaduu sitaa dhe
Suuqayada la wareegayaa dhe
Sidii buu u suuxayaa dhe
Adigu aad u saaqaysaa dhe
Samirka wuu weheshadaa dhe.

Sadriga adigaa ku nool dhe
Sinaba kaama marmi karo dhe
Cuntada wuu ka soomayaa dhe
Sariirtana kama kacayn dhe
Salaaduu kugu tabaa dhe
Sahwiyo khalkhal buu galaa dhe
Allaha saatiruu baryaa dhe
Si uu kuu helo walaal dhe.

Dawiyo saxarlaad ahayd dhe
Siddii buu kuu rabaa dhe
Bogiisuu kugu suntaa dhe
Haween kulamuu simayn dhe
Jawaabtaaduu sugaa dhe
Fariimuu kugu sabaa dhe.

Intaa waad sii fogeyn dhe
Sadrigad ka duqaynaysaa dhe
Waxaad ku sintaa xumaan dhe
Saluugna  ku beeraysaa dhe.

Bukaan salaluu ahaa dhe
Sanciyo dawadiisi waa dhe
Aduu ku fishaa siddii dhe
Saqbadhka kuu toosayaa dhe.

Isagu kaama sii durkayn dhe
Si fudud kaagama tagayn dhe
Aduu kugu soo hirtaa dhe
Siddaad malagatahay ayuu dhe
Adiga kuu sara kacaa dhe.

Salaantaaduu jeclaa dhe
Si uu kuu helo ayuu dhe
Suugaanta u doorbidaa dhe.

Sidaad tahay dheemanayeey dhe
Halbawlaha dhiiga sidda dhe
Ayaanu si kin la'aan dhe
Inuu sito ubax casood dhe
Sooyaal hore caashaqii dhe
Kolkaad wada socon jirteen dhe
Kii aad siiseed jeclayd dhe.

Salaantiyo erayadii dhe
Sawdkaaguu doonayaa dhe
Ka saahid aduunyadii dhe
Saxnaantii buu rabaa dhe.
Sareedada caashaquu dhe
Si fudud ugu doogayaa dhe

Usoo noqo suubaneey dhe
Usoo celi saaxigii dhe
Rajiyo hamigii samaa dhe.

@RajadaNolosha

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

13 Oct, 21:55


Ruuxii waayo aragaa
Walaahawga cashaqa
War bixintiisa haayeeh
Hawalaacin laab aad
Adigu uun uwayntahy

@RajadaNolosha

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

11 Oct, 21:32


Miyaan Farxadihi illaaway...? 💔 أولادالمحبة
.........................

Aheey garashada ogaalka
Anoo hagi kara naftayda
Intaan aaminay dareenka

Maxaan saqda dhexe allaylki
Cabdow ulashada boggayga
Anigu eedeeyay ruuxda
.............

Sariix anigoo arkaaya
Nolosha qof yar oo insaan ah
Intaan iibiyay qudhaydi

Ayaamo maxaan ka tuugay
Awoodaha maamulkaygi
Inaan helo oon yagleeoo
.............

Dulmiga falan iyo asqowga
Aroorkiyo laba attaaka
Kun jeer anigoo ujeedo

Intaan adimada jujuubay
Maxaan dibnahaygi owday
.............

Maxaan waqti badan ablayda
Afeysane la i dul saaray
imlaaqeediyo xanuunka
Intaan u adkaysan maagay
Maxaan ka ilmeeyay hoosta
.............

Dadkoo badi oogta waaga
Intay ka bogteen manaamka
Aadaanka kusoo nibdaaday

Axeeydiyo waalalowga
Intaan weheshaday waraaqda
Xasuusta maxaan la ooyay
.............

Walaal hirashada aduunka
Markynu ahayn caruurta

Noloshan aafowday eega
Han iyo udug bay lahayd dhe
Ilays baxayay ahayd dhe

Awoodaha caashaqiisa
Qof uu axdi idin dhex yaalo
Intuu ku canaanto maalin
Cid baan ku adoonsanayne

Da'daydu markay uruurtay
Miyaan farxadihi illaaway 😥
💔 2022

@RajadaNolosha

💯
.

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

11 Oct, 21:31


@RajadaNolosha

Rajada Nolosha/أمل الحياة🍎

10 Oct, 09:11


"Dadku waxay dhahaan"

"Qalbiga wanaagsan had iyo jeer waa faraxsan yahay

Laakiin waxaan qabaa, in qalbiga wanaagsan uu aad u xanuunsado marar badan, sababtoo ah waxa kaliya ee wax wanaagsan ka filayaa dadka kale.

@RajadaNolosha