Qoraal✍ mudan Qaadasho💯 @qoraal09 Channel on Telegram

Qoraal mudan Qaadasho💯

@qoraal09


Halkaan waxaad Ka heli Kartaa Qoraal ku cajab Giliya. saaxib la Noqo wax aqrinta oo nala saaxib 🙏

Qoraal mudan Qaadasho💯 (Somali)

Qoraal09 waa bog ku saabsan qoraalada iyo Qaadashada. Kan waxaa la yaab leh inuu kuu siinayo fursado aad ka heli kartid qoraalada ugu caansan. Halkaas waxaad ku aqri kartaa maqaalooyinka aqri, qoraalo xiiso leh, iyo waxyaabo kale oo aad ka heli kartid inaad ku cajab giliyo. Waxaad noqon karta saaxib saaxib ah oo ka qeyb qaadanaya barnaamijka furaha ayaa iman doonta. Haddii aad jeclaan lahayd qoraalada iyo aqrinta, qoraal09 waa meel kuu aad ugu wanaagsan. Haddii aad doonayso inaad la socoto saamax aqri gili, qoraal09 waa goob aad ugu wanaagsan. Waxaa jira fursado kala duwan oo aad u helaan konton qoraalo iyaga oo aad ka aqri karto iyo ka qaadato. Halkaan waxaad ka heli kartaa qoraal ku cajab giliya. Saaxib la noqo wax aqrinta oo nala saaxib 🙏

Qoraal mudan Qaadasho💯

09 Jan, 19:40


في ليله الجمعه ♥️🍂:
‏يارب سخر لي الطيبين من عبادك 🌼
و اجعلني مُباركة أينما كنت
اللهم انزع من قلبي كل شعور لا خير لي فيه ؛
و اختر لي من الأقدار أجملها و أصدقها 🌱.
اللهمِّ أَفراحًا, تهوي بِنَا ساجدين 💙🦋

جمعه طيبه 🌵🎋

Qoraal mudan Qaadasho💯

08 Jan, 20:14


Qofna ma garanayo inta uu le'eg yahay dadaalka aan sameeyo si murugadu wejigayga uga muuqan, taasna murugada lafteeda ayaa ka adag.

Qoraal mudan Qaadasho💯

08 Jan, 19:18


Iska jir qofka aad saaxiibkaa ugu yeedhayso waayo cadawga aduunka ugu cabsida badan waxa ka mid ah dadka saaxiibkaa iska dhigaya.

Qoraal mudan Qaadasho💯

08 Jan, 15:38


Khaladka ugu weyn ee aad sameyn karto waa inaad qabsato qof mar hore ku sii daayay.

Qoraal mudan Qaadasho💯

08 Jan, 14:53


Fact🤲💞

Qoraal mudan Qaadasho💯

08 Jan, 12:00


Fariin iyo duco ay usii reebtay weliba dareen ka hadal ah🥲abaalkeeda ilahey jano haka dhigo waxey eheed qof naxariis badan 🥺

Qoraal mudan Qaadasho💯

08 Jan, 11:58


Alle ha unaxariisto Farxiyo, geerida waa xaq qof kastana way sugeysaa, samir iyo iimaan Alle haka siiyo ehelka iyo asxaabta ay tagtay...

Qoraal mudan Qaadasho💯

07 Jan, 21:09


Isku dhexgalka badan wuxuu qofka ka dhigaa inuu lumiyo sharaftiisa, waxayna ka dhigtaa mid la yaqaan oo la isticmaali karo. Mar walba naftaada wax badan ka ilaali."

Qoraal mudan Qaadasho💯

07 Jan, 19:08


Dhaxal sugaha Qoraal mudan Qaadasho moha yare ✌️

Qoraal mudan Qaadasho💯

07 Jan, 18:50


Ujeedka guurku waa wehel, naf nafta ku xigta, qalbi qalbi ku xidhan, gacan bogsiisa, naf wax caawisa, iyo naf la hubo."

Qoraal mudan Qaadasho💯

07 Jan, 18:47


Qof kastaa wuu ku sugayaa inaad qalad samayso, ilaahay ayaa kaa sugaya inaad ka toobad keento.. Cafis waydiiso.. 💖🌹

Qoraal mudan Qaadasho💯

07 Jan, 16:54


Isdeji marka arrimuhu u socon waayaan sidii loogu talagalay

Qoraal mudan Qaadasho💯

06 Jan, 11:48


JACAYL qof aan waxba k aqoon baa been dhaho...

Haduu jacyl jirin qalbina majiro🚫

Qoraal mudan Qaadasho💯

06 Jan, 11:43


Qof kasto Hogaan ah. Waa inuu yaqanaa Diinta sababto haduu wax qaldo waliba si ogaal ah ilaahay Ayaa La xisaabtami doon waliba xisaab adag

Qoraal mudan Qaadasho💯

05 Jan, 21:12


‏الحب أفعال.♥️

Qoraal mudan Qaadasho💯

03 Jan, 10:06


Jimce wanagsan iyo sanad cusub alle umuurahena hayno wanaajiyo saliga Nabiga an badino ikhwaanii wa akhawaati ❤️❤️

Qoraal mudan Qaadasho💯

01 Jan, 13:51


Nawaal waxey ka mid tahay. Aqristaha ku xernaa channalka Qoraal mudan qaadasho. Ugu dambeyn Maanta Ayuu meherkeyda ka dhacay magaalada muqdisho Hamablyo Ayaan lee nahay dhisma Oo dhaqma idim Alle 🤍

Fiiro gaaar ah qofka La sawiran Waa Aniga Oo ah single laga cazuumay xaflada Maherrka 😂

Qoraal mudan Qaadasho💯

31 Dec, 21:05


'Rajab waa bisha 7aad ee tirsi sanadeedka hijriga waxayna ka mid tahay 4ta bilood ee xurmadao
goonida ah leh."

ilaaheey (swt) ayaa yiri: { مِنْهَا أَرْبَعَةٌ حُرْمُ }
"Waxaa ka mid ah (bilaha) 4 xurmo gaar ah leh."

Rasuulkuna (SCW) waxuu ku duceeysan jirey:-
[ اللّهُمَّ بَارِكْ لَنَا فِى رَجَبَ وَشَعْبَانَ وَ بَلِّغْنَا رَمَضَان.]

"Alloow noo barakee Rajab iyo Shacbaan, Oo na gaarsii Ramadaanka."

Sanadka cusub ee 2025 oo Caawa billowday iyo bisha Rajab ayaana isku soo aaday.

Qoraal mudan Qaadasho💯

31 Dec, 20:55


Waxaa laga yaabaa inaad u maleyso inaad ku samaysay dadaalkaaga,Lkn Ha hilmaamin iney tahay docada hooyada

Qoraal mudan Qaadasho💯

31 Dec, 20:52


Ilaahayow no Barakeey Bisha rajab iyo Shacbaan Oo na Gaarsii Bisha Ramadaan 🤍

Qoraal mudan Qaadasho💯

31 Dec, 17:58


Inaad naag guursato macnaheedu maaha inay tahay hantidaada. Si xushmad leh ula dhaqan. Boqorad ka dhig, jeclow oo ciseeya oo sabab inay kula dhaqmaan si la mid ah.

Qoraal mudan Qaadasho💯

31 Dec, 04:42


Waxa dhacda in malin malmaha kamida ad dhihi doonto dhalin yarnimadayda hadi la iso celin laha sida iyo sida ayan samayn laha
Waqtigaa aad shalayso intaadan gaarin
Waxaan ku xasuusinayaa inaad waqti heysato ee ka faa'ideyso waqtigaaga yuuna cidlo ku dhumin waqtigu waa qaali oo kii tagay dib kuguma so laabto
Xisaabi naftaada oo wixii tagay yaanay caqabad kugu noqon .

Qoraal mudan Qaadasho💯

30 Dec, 05:52


https://www.facebook.com/share/ViZzkqR2xrnf1QLt/?mibextid=WC7FNe


Page ku so biir walaal Qoraal kle faaido leh ayaan so dhignaa

Qoraal mudan Qaadasho💯

26 Dec, 13:41


Haddaad aragto gabar loo tartamaayo waa gabar qiima leh
Gabadha asturan oo dhawrsan waxay sharaf u yeeshaa nafteeda iyo reerkeeda waana midda nin kastaa ku hamiyo lkn waa lama helaan oo nin nasiib leh ayaa hela
Gabadhaas waxay soo saartaa bulsha akhlaaq ahaan iyo aqoon ahaanba dhisan
Allaha dhowro gabdheena sharafta bdn ❤️🧕👑🫶🤲

Qoraal mudan Qaadasho💯

26 Dec, 07:34


Walaalku waa hadh, xasillooni, iyo taageerada walaashii." ♥️

Qoraal mudan Qaadasho💯

23 Dec, 19:34


Tani waa waxa ugu fiican ee LA sameeyo 🥺🤍🫶

ألابذكر الله تطمئن القلوب 🤍🥺🫶

Qoraal mudan Qaadasho💯

21 Dec, 18:23


Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraal mudan Qaadasho💯

21 Dec, 07:33


Bilawga aqoontu waa qirashada jaahilnimadaada."

Qoraal mudan Qaadasho💯

20 Dec, 19:27


Farqiga u dhaxeeyo gabdhihii hore iyo kuwa hada.
Kuwii hore abwe sawirka i xafid qofna ha iga tusin,
Kuwa hada profileka isaaro hada i jaceshahy.😁😂

Qoraal mudan Qaadasho💯

20 Dec, 10:16


Ma jiro qof adduunka ku nool oo kuu rajeyn doona guul aad u badan sida hooyadaa.

Qoraal mudan Qaadasho💯

19 Dec, 20:29


Balan ha qaadin haddaadan nin daacad ah ahayn" 🌸

_" Balan ha samayn haddi aanad ahayn qof daacad ah."🌷

Qoraal mudan Qaadasho💯

18 Dec, 15:56


Ma jiro wax uu qofku ka jecel yahay oo aan ka ahayn in uu agtiisa ka helo wehel naftiisa ku shubi kara una muujin kara sirta qalbigiisa.

Qoraal mudan Qaadasho💯

16 Dec, 18:12


"Qof kasta oo buug sita ma aha xikmad la siiyey aqoontu kuma jirto miisaanka waraaqaha, laakiin waxay ku jirtaa sarraynta fahamka iyo qoto dheeraanta garashada."

Qoraal mudan Qaadasho💯

16 Dec, 16:39


Haddii aad rabto in xidhiidhku sii jiro, waa inaad haysataa tamar la mid ah kii aad bilowgii hore lahayd. Ha joojin inaad dadaalka geliso sababtoo ah waad ku qanacsan tahay.

Qoraal mudan Qaadasho💯

14 Dec, 18:33


Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraal mudan Qaadasho💯

13 Dec, 12:03


Jaceylka gabadh asturan Ayaa ku siin Kara. Ixtiraam iyo ragnimo dheerad Ah 👸🏻🤍🎁

Qoraal mudan Qaadasho💯

13 Dec, 10:28


Guusha iyo xasiloonida waxey ku jirta in Amarka Alle La qaato

Qoraal mudan Qaadasho💯

13 Dec, 08:13


Waalidka wax Hala taro yaan la dhinac Marin dhaqalaaha iyaga caloosha kaga doceyn. Doono.

Qoraal mudan Qaadasho💯

13 Dec, 08:10


Nimcada ugu weyn ee uu sugo ama uu rajeeyo qof waliba oo muslim ah waa in uu ku Arko JANADA dhexdeeda ilaahey iyo Rasuulkiisa salallaahu caleyhi wasallam ilaahow nasiibkeena ka dhig JANADA.🤲

jimco wanaagsan

Qoraal mudan Qaadasho💯

13 Dec, 08:03


اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَــا مُحمَّد عددَ ما ذگرهُ الذاكرون وعدد ما غفل عن ذِكره الغافلون'ﷺ "🌱🤍

Qoraal mudan Qaadasho💯

11 Dec, 04:34


Haddii aad u malaynayso in noloshaadu aad u adag tahay, dibadda u bax oo u fiirso adduunka. 🥹

Qoraal mudan Qaadasho💯

10 Dec, 17:08


Fikirka ugu cabsida badan aduunkan waa in aad ka tanaasusho riyooyinkaas aad sida adag ugu dagaalanta.

Qoraal mudan Qaadasho💯

09 Dec, 17:17


Adiga ma dooran door walba. Aad Nolosha kaga jirtid. Ku. Cibro qaado. Dhibka. Iyo. Raaxadaba ilaahy. Waxuu ku siyo Waa kheyr. Ha is dhigan Baryadiisa Ahaaw Goor walba.


Waa Talo. Natiijo Fcn Aan ka arkay. Alx. 🙏🏼

Qoraal mudan Qaadasho💯

09 Dec, 12:54


أستغفر الله العظيم واتوب اليه
لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين

Qoraal mudan Qaadasho💯

07 Dec, 18:35


Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraal mudan Qaadasho💯

04 Dec, 10:30


Naftaada ha cuslayn in ka badan itaalkaaga, waayo xataa haddaad xoog leedahay, waxa laga yaabaa inaad maalin jabto..🖤🥀

Qoraal mudan Qaadasho💯

04 Dec, 08:30


Waddada xalaasha ah waxaa ka jira dhib ay ragga uun qaadi karaan 🥺♥️

Qoraal mudan Qaadasho💯

04 Dec, 08:27


Tani waa waxa ay sameeyaan dadka talada haya... in ay qaataan xuquuqdaada oo ay ku siiyaan rajo been ah

Qoraal mudan Qaadasho💯

03 Dec, 17:02


Waxaan rabaa xiriir sida Tom iyo Jerry oo kale, had iyo jeer dagaalama laakiin waligaa ma jebin.❤️‍🩹

Qoraal mudan Qaadasho💯

03 Dec, 16:25


من أسباب زيادة الرزق كثرة الصلاة على النبي ﷺ

Qoraal mudan Qaadasho💯

02 Dec, 20:46


Weligaa go'aan ha qaadan markaad xanaaqsan tahay. 👌🏾

Qoraal mudan Qaadasho💯

02 Dec, 16:46


Had iyo jeer waxaan dhihi jiray haa haddii aan haysto, haddana iyada ayaan ahay.❤️💍

Qoraal mudan Qaadasho💯

02 Dec, 12:12


CIIL TIRE ONLINE ONLINE

WAXA UU FURSAD SIINAYA 500 QOF

WAXA JIRA DARUUFO DHAQAALE OO KU HAREEREYSAN BULSHADA SOOMAALIYEED QEYBAHEEDA KALA DUWAN SOO DHAWAADDA MEESHA WAA MEESHIINA

WAA MADAL WAXBARASHO OO ONLINE AH OO BIXIYO KOORSOOYINKA IYO DIPLOMAMOOYINKA..

1=MA TAHAY QOF DANEEYO DIPLOMA IN NUTRITION

2=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE MONITORING AND EVALUATION

3=MA TAHAY QOF DANEEYO DIPLOMA IN ENGLISH

4=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE GRAPHIC DESIGN BY COMPUTER

5=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE NUTRITION

6=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE VIDEO EDITING BY COMPUTER

7=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE MATERNAL CHILD AND HEALTH ( MCH)

8=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE PROJECT PLANNING MANAGEMENT


KU SOO BIIR
ASXAABTAADA U DIR LINKIGA MAHADSANID AMA

RIIX HALKAN HADDII AAD DOONEYSO FURSADAAN QAALIGA AH

https://wa.me/message/YDTNEAFI3ZFYM1

https://chat.whatsapp.com/JSQfli56V9TG0ybj6Oz5kg

Qoraal mudan Qaadasho💯

30 Nov, 17:33


Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraal mudan Qaadasho💯

30 Nov, 05:13


Furriinka
309- عن عبد الله بن عمر رضي الله عنهما : «أنه طلق امرأته وهي حائض، فذكر ذلك عمر لرسول الله صلى الله عليه وسلم ، فَتَغَيَّظَ منه رسول الله صلى الله عليه وسلم ، ثم قال: لِيُرَاجِعْهَا، ثم لِيُمْسِكْهَا حتى تَطْهُرَ، ثم تَحِيضُ فَتَطْهُرَ، فإن بدا له أن يطلقها فليطلقها طاهرًا قبل أن يَمَسَّهَا، فتلك العِدَّةُ، كما أمر الله عز وجل ». [متفق عليه]

Nuxurka xadiiska waa: "Waxa uu furay xaaskiisa ayada oo ay caado u joogto arrinkii ayaa loo sheegay nabiga صلى الله عليه وسلم waa uu ka carooday waxa uu ku yiri: Soo celi oo heyso illaa ay daahir ka noqoto oo haddana ay caado gesho ka dib daahir noqoto adiga oo aan u tagin iska fur haddii aad doonto in aad furto waa sidaas sida uu Alle na faray".

Qoraal mudan Qaadasho💯

29 Nov, 09:13


Ilaahayow aqbaal ducoyinkeyna sidaad noogu raxmaday nimcada roobkaaga 🌧️

Qoraal mudan Qaadasho💯

28 Nov, 16:56


Haddii qof aad is jeclaydeen kaa taago, ha murugoon, ha matagin, ha is gubin, cuntada ha ka soomin, heeso badan ha isku maaweelin. Fiiri naftaada in aad nooshahay oo aad neefsaneyso ka dibna horay u wado noloshaada. U sheeg qalbigaaga in qofka kaa tagay ee aysan ruuxdaadi kaa tegin.

Ku jumcaysta.😂

Qoraal mudan Qaadasho💯

28 Nov, 15:59


Waxaad la ooyi doontaa farxad aawadiis deeqsinimada Ilaah ee adiga...gargaar dalbo una dhawaaw

Qoraal mudan Qaadasho💯

27 Nov, 21:27


Midka ubaxa u bogo ayaa soo qaada oo tuura, laakiin kan wax jeceli waa kan ilaaliya oo waraabiya.

Qoraal mudan Qaadasho💯

27 Nov, 05:42


Nabigu waxa uu yidhi NNKH

Alla subxaaanahu watacaalaa wuxuu ku leeyahay xadiithul qudsi :

Adoomadeydaay waad qaldameysaan habeen iyo maalin

Aniguna waxaan dhaafaa danbiyadoo dhan ee dambi dhaaf i waydiista aan idin dambi dhaafee.

Eebboow danbiyadaya kuwa aanu garanayno, iyo kuwa aanan garanayn ba noo dhaaf.

Qoraal mudan Qaadasho💯

26 Nov, 16:19


Jaceylka laguma baaro waji qurxoon waxaa lagu baaraa qalbi daacad ah.

Qoraal mudan Qaadasho💯

26 Nov, 05:15


Waan waa bariisanay, boqornimaduna wey waa bariisatay iyadoo u usugan ilaahaygii caalamiinta rabigooda ahaa.

ِِِAllow waxaan ku weydiisanayaa khayrka maalintan,fatxigeeda (furashadeeda) iyo gargaarkeeda iyo nuurkeeda iyo barakadeeda iyo hanuunkeeda, waxaana kaa magan galayaa sharta ku sugan dhexdeeda iyo sharta ka dambeeyaba.

Qoraal mudan Qaadasho💯

25 Nov, 19:09


Qofka markuu fikirka ka bato qalbi jabQuus iyo. Nolol Adag. waxuu xasuusta qofka saameynta ku leh naftiisa Sida Hooyo Ama Aaabo Kuwaas Oo midkoda Geeriyooday 😰💔

Qoraal mudan Qaadasho💯

25 Nov, 16:10


Raganimadu waa in aad gabadha jeclaato oo aanad waxba ka rabin in aad ka dhigto waxa kuu banaan.. 💍❤️

Qoraal mudan Qaadasho💯

24 Nov, 17:03


Jaceylka dhabta ah waligiis ma jabiyo qalbi jabin, wuxuu daaweeyaa qalbiyada jabay ❤‍🩹🫀

Qoraal mudan Qaadasho💯

24 Nov, 16:33


Qaan-gaadhnimadu waa marka aad ogaato in qolka mugdiga ahi aanu cabsi ahayn balse uu nabad yahay.

Qoraal mudan Qaadasho💯

24 Nov, 16:28


Nebiga NNKH waxaa uu dhahay ''Alle waa uu lacnaday ninka kusoo lebista dharka dumarka, Waxaa kale ee uu Alle lacnaday gabdha kusoo lebisata dharka Ragga''

عن أبي هريرة رضي الله عنه قال: لعن رسول الله صلى الله عليه وسلم
الرجل يلبس لِبْسَةَ المرأة، والمرأة تلبس لِبْسَةَ الرجل.

Qof ay lacnad ku dhacday: Waa qof laga fogeeyey Naxriista Alle, Waa qof wax kasta oo shar ah ay ku furan yihiin.

Dunidu wax badan kuma ay qarsoomaan ragga iyo dumarka xagga lebiska iyo muuqaalka isku ekaysiya jinsi aysan ahayn, Ceebtoodii iyada oo wayn ayuu Alle banaanka uu keenaaa. Waa Kibir aad u wayn, Qof in uu inkiro abuuristii Alle ee Original-ka ahayd in ku dooriyo; İsticmaalka daawooyin, Qaaliin, Dhar oo la xirto İWM. Waa sidda qof dhahay oo kale ''Alle waxaa uu iiga abuuray jinsiyad aanan anigu Rabbin'' Caasinimo heerkani la eg İbliis xitaa ma gaarin. Qofka siddani sameynaya Alle waa uu lacnadaa, Maaadamaa si toos ah qofka uu ka horimaaday quruxdii uu Alle uu ku abuuray booskii uu Alle u mahadcelin lahaa.

Qoraal mudan Qaadasho💯

24 Nov, 16:26


Waxaan salaamayaa ragga aan weligood erayo xun ku odhan gabadhooda si kasta oo ay u waalan yihiin.

Qoraal mudan Qaadasho💯

24 Nov, 04:57


Waa Amini Kari wayay Waa nin qofkan 😂

Qoraal mudan Qaadasho💯

24 Nov, 04:56


Waxaan rabaa inaan qayb ka noqdo safarkaaga, halgankaaga, nolol maalmeedkaaga. Waxaan rabaa inaan halkaas kuugu joogo xitaa marka ugu xun, kaliya maaha markaad si fiican u shaqeyneyso.

Qoraal mudan Qaadasho💯

23 Nov, 20:44


Daacad ahaan haddii nin ku doonayo, uma baahnid inaad weydiisato dadaal. Waqti buu samayn doonaa, wuu ku soo wici doonaa, wuuna kuu soo diri doonaa.

I aamin! Ma jiro nin aad ugu mashquulsan gabadha uu si dhab ah u rabo.”🩶🩶

Qoraal mudan Qaadasho💯

23 Nov, 20:36


Waqtigu waa shayga ugu qiimaha badan ee qof ku siin karo.

Qoraal mudan Qaadasho💯

23 Nov, 17:23


Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraal mudan Qaadasho💯

21 Nov, 19:13


https://t.me/LitavoGames ku biira idinko Mahdsan

Qoraal mudan Qaadasho💯

21 Nov, 05:43


100 days until Ramadan!
اللهم بلغنا رمضان

Qoraal mudan Qaadasho💯

21 Nov, 05:03


Dhamaan Hambalyo Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed hadeysan jiri laheyn macalin nolol ma aysan jiri laheyn dhamaan macalimiinta meel kasto ay joogaan waxaan leeyahay hamblyo runtii hamblyo kaliya ma mudan tihiin Ikn waxaa idin heyna Qadarin, Xishmad, kuwa dhinteen waxaan ugu ducenaya yaa rabi naxriis jano kuwa nool yaa rabi no xafid macliminteena qiimaha badan

Qoraal mudan Qaadasho💯

20 Nov, 19:59


Wanaagsanaaw waligaa 👍

Qoraal mudan Qaadasho💯

20 Nov, 17:27


Waa maxay farqiga u dhexeeya -
waan ka helay
waan ku jeclahay

Si qurux badan ayuu qof ugu jawaabay:

“Markaad ka heshid ubaxa, waad soo goosanaysaa. Laakiin marka aad jeceshahay ubax, waxaad waraabisaa maalin kasta.”

Qofkii taas fahma, nolosha fahansanyahy 😊♥️

Qoraal mudan Qaadasho💯

20 Nov, 10:09


Haweeneyda ninkeeda kala tashata arrin kasta oo weyn iyo mid kasta, ma baxdo fasax la’aan, mana soo bandhigto sirta gurigeeda.
Waxaa loogu yeeraa naag wanaagsan, ee ma aha mid la bahdilo

Qoraal mudan Qaadasho💯

20 Nov, 09:11


Dib-u-dhac macnaheedu maaha guul-darro. Waxaa laga yaabaa inay la macno tahay u diyaargarow bilow fiican." 🖤💪

Qoraal mudan Qaadasho💯

19 Nov, 17:28


Had iyo jeer waxaa jira hal qof oo runtii si qarsoodi ah kuu daryeela. 🖤

Qoraal mudan Qaadasho💯

19 Nov, 17:23


Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraal mudan Qaadasho💯

18 Nov, 20:35


Had iyo jeer xasuuso, waalidkaa ayaa sugaya
inaad u dhoola cadayso guushaada" 💓maam 👸🏻👍

Qoraal mudan Qaadasho💯

18 Nov, 10:28


Sirta Guul walba. Ayaa ah joogteynta 👍

Qoraal mudan Qaadasho💯

17 Nov, 15:59


Bilowga shaqada iyo shaqa walba aad qabaneyso si Xalaal ah u qabo Xalaal Quute naqo xaraanta Waa gobol ka Mid ah naarta waana qaraar waliga Noqo Qof Aaamin kaa so baxo shaqadiisa ilahay ayaa Garabkaaga ah

Qoraal mudan Qaadasho💯

17 Nov, 05:23


Waalidka yeysan duurka udirin caruurta. Iyo Kuwa qaan Gaar ah tusaale waad ku qeylisay waad garaacday qofkaas waligiisa ma baranaayo qiimaha canaanta Lkn Hadii Aad unaxriisato barbaarinta waalidka waxey tahay Aad lacag ku bixiso Sida inaad geyso madraso diini. Aqlaaq iyo ixtiraamka waalidka uu lee yahay marki la baro ayaad. Qaadi kartaa talaabo Canaan ah. Inta waxi ka horeeyo Hala ilaaliyo Yana La geynin meela qaar ay Saldhig u tahay in.uu balawad barto

Qoraal mudan Qaadasho💯

16 Nov, 16:59


Gacanta i qabo siwada jir ah beynu aduunka u wajihi donaa 🤍

Qoraal mudan Qaadasho💯

15 Nov, 06:24


اللهُم إنا نسألك راحة في البدن وراحة في القلبُ وراحة في النفس🤲 ❤️ "

Qoraal mudan Qaadasho💯

14 Nov, 06:19


𝗦𝗮𝗯𝗮𝗿 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗪𝘂𝘅𝘂 𝗸𝘂 𝗛𝗮𝗴𝗮𝗷𝗶𝗻𝗶 𝗗𝗼𝗻𝗮𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗻 𝗔𝗺𝘂𝗿𝗮𝗵𝗮𝗴𝗮💕

Qoraal mudan Qaadasho💯

13 Nov, 06:16


Dhamaan arimahaaga la kaasho ilaahy cidna Ha u sheegin iney ka sheekeyaan moyee Lkn ilaahay ayaa ah ciil tire dambi dhaaf ah. Weydiiso Waxaad rabto 👍

Qoraal mudan Qaadasho💯

12 Nov, 14:00


Wax kasta oo cudur daar ah waa been, ciddii ku rabta ayaa kuu dagaalami doonta. ♡

Qoraal mudan Qaadasho💯

12 Nov, 06:24


Dadaalku faa'iido ma laha marka aanad ahayn qofka ay rabaan.

Qoraal mudan Qaadasho💯

10 Nov, 04:37


Arrimaha Nikaaxa
295- عن عبد الله بن مسعود رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: "يا معشر الشباب، من استطاع منكم الباءة فليتزوج، فإنه أغض للبصر وأحصن للفرج، ومن لم يستطع فعليه بالصوم فإنه له وجاء." متفق عليه.

Nuxurka xadiiska waa: "Dhallinyarooy! Qofkii karo oo awoodo qarashka guurka ha guursado maxaayeelay araga waa leebid xubintana waa dhowrsanaan qofkii aan awoodin ha soomo asaga ayaa ka yareeynayo damaca badan".

Qoraal mudan Qaadasho💯

08 Nov, 06:43


SUURATUL KAHFI

Akhrinta suuradaan wexey kaa ilaalineysa dhibaatada masiixu dajaal wexeyna siineysa barako wexeyna kaa dhigeysa qof dulqaad iyo kalsooni badan wexeyna ku siineysa iftiin waana suurad Nabiga SCW ku sheegay Qofkii aqriya maalinka jimcaha ah suuradan Alle wuxuu iftiin ugu yeela int dhaxeysa labada jicmo " +

(SUNAN AL-KUBRA)

Qoraal mudan Qaadasho💯

07 Nov, 19:56


" وفي ليله الجمعـة اللهُـمَّ طمأنينة تُعانِق القَلبُ ومَغفرة تُطهر الـرُوح ، ودَعوة لا تُرد 🤲❤️ "

Qoraal mudan Qaadasho💯

07 Nov, 10:04


Si kasta oo aad u jaban tahay, mar walba waad bilaabi kartaa oo aad ka fiicnaan kartaa sidii hore.🤍

Qoraal mudan Qaadasho💯

06 Nov, 19:34


Mararka qaar qofka lama filaanka ah oo aan la aqoon ayaa noqda qofka ugu muhiimsan nolosha 💞

Qoraal mudan Qaadasho💯

06 Nov, 18:43


Jaceylka dhabta ah. Natiijooyinka saxda uu lee yahay. Waxaa ka mid ah

Maseerka
Dagaalka
Xanaaqa
Dulqaad La.Aaan

Balse Samirka ayaa ah furaha isku. Heynta labada ruux. Is. Jecel. Kalgacalkuna wuu siyaada kadib natiijoyinkaas markii ay noqdaan kuwa. Xalkoodu yahay Aminaad dhameystiran 🤍

Qoraal mudan Qaadasho💯

06 Nov, 06:03


Diinta islaam ka ayaa ah nabadgalyo Dheemeystiran

Qoraal mudan Qaadasho💯

05 Nov, 19:22


Talo walaalnimo


Guurso walaal

Qoraal mudan Qaadasho💯

03 Nov, 18:05


Markii aan yaraa islaamaha dariska xiriir wacan baan la lahaa, mid walbana waxa ay idhihi jirtay soo weeynaaw gabadheyda ayaan ku siisanaa, laakiin hadda oo aan weynaaday xitaa taleefanka igama qabtaan 🙂‍↔️😁

Soo xaqdarro iyo dulmi ma ahan cunug jawi fiican ku jiray inaad dhahdo soo weynaaw markuu weynaadana aad balanta uga baxdo🤣

Rabbi agtiisa noo balan ah.🙃

Qoraal mudan Qaadasho💯

02 Nov, 17:50


Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraal mudan Qaadasho💯

02 Nov, 13:36


Horanba ka cafiyey markan arkey gacantaas...😂😅

Qoraal mudan Qaadasho💯

02 Nov, 07:41


Cadawga aduunka ugu cabsida badan waxaa kamid ah dadka saaxiibkaa iska dhigaya.💔

Qoraal mudan Qaadasho💯

02 Nov, 07:38


Mar walba xasusnoow in aadan ku xirin farxadaada shey, hadii aad is aragto adiga oo u hanqal taagaya helida shey aad aaminsan san tahay in uu farxad ku siinaayo, hal mid is weydii;

"Maxaan sameyn lahaa si aan farxad usameysto hadii uu sheygaan jiri laheen?"

Jawaabta su'aashaas waxa ay kaa caawinaysaa in aadan farxadaada ku xirin sheygaas.

-- Talo Tababbare Nololeed

Qoraal mudan Qaadasho💯

02 Nov, 07:36


Nin xikmad badnaa, oo aanan xasuusan magaciisa ayaa laga diiwaan galiyay ereyadaan qiimaha badan;

1: Haddii dadku uga cabsoon lahaayeen naarta, sida ay uga cabsadaan faqriga, labadaba waa ay ka badbaadi lahaayeen.

2: Haddii ay u jeclaan lahaayeen jannada, sida ay u jecel yihiin hodantinimada iyo maalka, labadaba waa ay heli lahaayeen.

3: Haddii ay Alle uga dhowrsan lahaayeen marka ay keligood yihiin, sida ay uga dhowrsadaan marka ay dadka ku dhex jiraanna, adduun iyo aakhriba waa ay badbaadi lahaayeen.

Subxaannallaah.

Qaatumada kheyr Alle ha innoogu qatimo.

Qoraal mudan Qaadasho💯

01 Nov, 20:17


Qoyskaagu ma yaqaanaan inta ay le'eg tahay dhibaatooyinka iyo cadaadiska aad ku marto nolol maalmeedkaaga ama shaqadaada.

- Shaqadaaduna ma garanayso duruufaha noloshaada iyo gurigaaga.

- Saaxiibadaa, asxaabtaada, iyo kuwa aad jeceshahayba ma fahmi doonaan baaxadda mas'uuliyadaha cusub iyo kuwii hore ee kaa sarreeya.

– Lammaanahaagana waxa uu mar kasta kaa sugayaa jacayl iyo taageero aan shuruud lahayn, iskama dhimi doono culayska aad ku hayso si kasta oo aad u hadasho oo u sharax.

Qofna ma fahmi doono waxa aad runtii ku sugan tahay waxayna u badan tahay inaysan qadarin dadaalka. ❤️‍🩹

Qoraal mudan Qaadasho💯

01 Nov, 10:51


𝗗𝘂𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗜𝗻𝗹𝗮𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝗮𝗱𝗼 𝗪𝗮𝗮 𝗪𝗮𝘅 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗱𝗶 𝗮𝗵 𝗕𝗮𝗹𝘀𝗲 𝗶𝗟𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗼𝗼𝗱𝗮 𝗔𝘆𝗮𝗮 𝗨𝗯𝗮𝗮𝗵𝗮𝗻.𝗥𝗮𝗴𝗮𝗻𝗶𝗺𝗼👩‍🦰🧑‍💼☘️

Qoraal mudan Qaadasho💯

31 Oct, 19:38


" وفي ليله الجمعة اللهُمَّ ارزقنآ رضا النّفس وزكاة الرُوح وزينة العقل وطهارة القلبُ واجعلنآ ممّن تزوّدوا بالتقوى ونالوا رضاك و الجنـة ❤️ "

Qoraal mudan Qaadasho💯

31 Oct, 16:28


Qofka ku jecel ku dooro wanaag jaceyl Aan wanaag la heleyn waxba ma taro

Qoraal mudan Qaadasho💯

31 Oct, 14:25


Shaley nolosheydii Maanta walaalkey dhibka jiro maxuu yahay 😂💔

Qoraal mudan Qaadasho💯

30 Oct, 16:04


Geedi Geeri igu Guurba Qofki kugu Gooyo Gacal ma noqdo

Qoraal mudan Qaadasho💯

29 Oct, 13:40


Lixaad caafimaad qaba cuuryaan hiitiyaa garan!😰

I

Qoraal mudan Qaadasho💯

27 Oct, 18:16


﴿ وَاسْتَعِينُوا بِالصَّبْرِ وَالصَّلَاةِ ۚ وَإِنَّهَا لَكَبِيرَةٌ إِلَّا عَلَى الْخَاشِعِينَ﴾

Qoraal mudan Qaadasho💯

27 Oct, 04:42


dadka ha u sheegin qorshahaaga, kaliya tusi natiijooyinkaaga.

Qoraal mudan Qaadasho💯

26 Oct, 07:52


Ma jiro wax ka wanaagsan xiriir nadiif ah
Raali gelinta waa sahlan tahay, cafiskuna waa degdeg..

Qoraal mudan Qaadasho💯

26 Oct, 06:10


اللهم اجعلنا من أهل القرآن الذين هم أهلك وخاصتك

Qoraal mudan Qaadasho💯

25 Oct, 17:11


https://t.me/+WQH4o3pedWA3OGZk

Qoraal mudan Qaadasho💯

25 Oct, 11:15


Wanaag laguma gaaro xumaanta, abuurkuna ma gurto wuxuu beero mooyee 💯👌

Qoraal mudan Qaadasho💯

25 Oct, 10:50


Telegaram lacag. Malaga sameyn karaa 🧏‍♂️

Qoraal mudan Qaadasho💯

25 Oct, 08:14


Goals 🫶🏻 💵 🏠 🚗🫰🏻

Qoraal mudan Qaadasho💯

24 Oct, 14:54


Safarkii dheera ugu dambeyn natiijo qurxoon ayaan ka dhaxlay

Qoraal mudan Qaadasho💯

22 Oct, 07:34


"You deserve someone who has plans to marry you."

Qoraal mudan Qaadasho💯

22 Oct, 07:16


Maalin lawada sugaayo 🎁

Qoraal mudan Qaadasho💯

22 Oct, 07:05


Waa daryeel jaceylka. Adaa helay darajo iyo naxriis Duni Waa adoo Qura Qalbiga ka farax si dhameystiran 🤍🎁🌹

Qoraal mudan Qaadasho💯

19 Oct, 21:34


Raadi qof ku hanweyn inuu ku haysto, oo ka baqaya inuu ku waayo, kuu dagaalamo, ku qaddariyo, ku ixtiraamo oo ku daryeela. ❣️

Qoraal mudan Qaadasho💯

19 Oct, 18:44


Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraal mudan Qaadasho💯

19 Oct, 08:13


Yeyna kaa dhumin kalsonida naftaada waxkasta oo adagi way idlan doonan oo waxa ay u baahanyihiin kalsoni buuxda aad iskaga caabiso

Walwalku inagama baajiyo dhibaatoyinka beri ee waxa uu ina seejiyaa farxda maanta welwelka badani iska yaree si aad farxad u heshid

Qoraal mudan Qaadasho💯

18 Oct, 10:48


Ixtiraamku waa waxbarasho ee maaha daciifnimo, raaligelintuna waa akhlaaq ee maaha dullinimo...

Qoraal mudan Qaadasho💯

18 Oct, 07:07


Waa maxay jacayl?
Jaceylku waa marka "ay daboosho jirkeeda si uusan qofna u arkin soo jiidashada iyada maahee" & "Wuxuu hoos u dhigaa araggiisa si uusan u arkin qof dumar ah oo aan iyada ahayn." ♡︎

Qoraal mudan Qaadasho💯

17 Oct, 19:59


Muhiimadu waa isbadalka nolasha :::

Ugu Horeyn Ma Jiraan Aduunkaan Wax Sugan, Ee Isbedel Joogta Ah Ayaynu Ku Jirnaa, Sidaa Darteed Waxaa Loo Baahanyahay Sidii Loola Qabsan Lahaa Isbadaladaas, Uuna Qofku Si Joogta Ah Isu Hormarinlahaa Si Uusan Uga Harin Tareenka Nolosha.

Waxaa Kaloo Jirta Baahi Joogta Ah Oo Ah Dhinaca Xirfada Iyo Macluumaadka Intaba, Qof Kastana Wuxuu U Baahan Yahay Si Joogta Ah Inuu U Baadi Goobo.

Suuqyadda Shaqadda Ma Naxariistaan Ee Waxay U Baahanyihiin Xirfado Cusub Iyo Macluumaad Dheeri Ah.,Hadii Aadan Aheyn Qof Si Joogta Ah Isku Hormariya, Tartanka Shaqadda Waad Ka Hareysaa, Wayna Kugu Adkaaneysaa In Aad La Qabsatid Shaqadda.

Culaysyadda Nolosha Soo Wajaha Weey Badan Yihiin Sidaa Daraadeed Waxaad U Baahan Tahay In Aad Markasta Baratid Tabaha Iyo Sidii Aad Ula Dhaqmi Laheed Ama Uga Gudbi Laheed Culeeysyadaas.

Ààďàm haykal

Qoraal mudan Qaadasho💯

15 Oct, 13:34


- One day with Halal moment🤍🫶

Qoraal mudan Qaadasho💯

14 Oct, 13:43


Dumarka. Somaliyed Iyaga dhiirigiln Ah waayo ma rabaan Faarax faqiir ah. Sida darteyd Balnteynu Waa shaqo. 😂

Qoraal mudan Qaadasho💯

13 Oct, 10:32


Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraal mudan Qaadasho💯

12 Oct, 09:34


Last car of life🚨

Qoraal mudan Qaadasho💯

11 Oct, 18:53


Sabar yeelo.

Qofka saxda ah ayaa ku heli doona. Qofka saxda ah ayaa kugu qadarin doona qofka aad tahay wuxuuna arki doonaa quruxda cilladahaaga. Waxay taageeri doonaan riyadaada waxayna ku garab istaagi doonaan waqtiyada adag. Qofka saxda ah ayaa ku dareensiin doona in lagugu qiimeeyay, lagu qadariyo, laguna jecelyahay siyaabo aadan waligaa malayn.

Ilaa intaa ka dib, xooga saar inaad noqotid nooca ugu wanaagsan ee naftaada ku kalsoonow in marka wakhtigu kugu habboon yahay uu jacaylku noloshaada u soo galo si dadaal la'aan iyo si qurux badan ❤️

Qoraal mudan Qaadasho💯

08 Oct, 12:59


Marka aad hesho qof ku aqbal sida aad tahay, kaas waa guriga..dhabta Ee noloshaada

Qoraal mudan Qaadasho💯

07 Oct, 17:28


Waxaad tahay qofka kaliya ee aan rabo inaan xasuus ku abuuro."

Qoraal mudan Qaadasho💯

06 Oct, 02:50


- اللهُم أعنَّا على ذِكرك وشُكرِك وحُسن عبادتك .

Qoraal mudan Qaadasho💯

05 Oct, 19:45


Dadaal samayntu waa mid aad muhiim u ah, laakiin ogaanshaha halka aad dadaalkaas gelinayso ayaa ah waxa isbeddelka keenaya.

Qoraal mudan Qaadasho💯

05 Oct, 17:37


Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Qoraal mudan Qaadasho💯

05 Oct, 15:56


Haddii aad sugto ilaa laga gaarayo waqtiga saxda ah, waxaa laga yaabaa inaad weligaa sugto!"

Qaado khatarta; maanta bilow!

Qoraal mudan Qaadasho💯

05 Oct, 15:50


Dhamaan. Waan. Siin karaa waxaan awoodo Bilaa xujo iyado ah Maxaa yeelay agteyda ayaad ka tahay wax ka weyn wax walba Aan ku siin Kara

Qoraal mudan Qaadasho💯

02 Oct, 18:37


Channelkaan waxuu ka caawina Bugaagta muhiim ka Ee aad rabto ayaad ka dhax heleysaa ku biira Insha. Allaaah

Qoraal mudan Qaadasho💯

02 Oct, 18:36


https://t.me/+GgyaaOCftDFmNjY0