๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

@qalbiyadadhaawacan


Haddii aynu iska dhaafi lahayn filashada badan qalbiyadeenu ma dhawacmeen ๐Ÿ’”

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

20 Oct, 20:55


Waxyar baa inooga hadhay 2k

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

25 Sep, 10:16


https://t.me/brokenheart1111111

Kana inagaa leh

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

14 Sep, 20:44


"Waa ceeb ku noqoshada, qof ku yidhi i nabad gali." ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

04 Sep, 21:34


"Wado kasta ood igu fogayn karto waad samaysay, aniguna wado kasta oon kugu heli karo waan sameeyay, ugu dambayn wadaddaydii way shaqayn wayday." ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

03 Sep, 22:24


"Maxaynu ugu xiisna iyagoo xanuun iyo xuman xiska baday.? ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ

@capayzo123

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

02 Sep, 21:09


"Maxay been iyo ballamo aan jirin nafta ugu baaqayaan, marba haddii ay ina cidlaynayaan. ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ

@capayzo123

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

30 Aug, 14:04


"Hadaladaaddii qurux badnaa, waxay noqdeen seef qalbigayga jaraysa." ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

30 Aug, 14:00


"Dareenkii qalbiga ku ooli jiray, hadda wuxuu noqday culays aanan siddi karin." ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

21 Aug, 21:10


"Wakhtiga haddii dib loo celin lahaa sikin xataa kumaan barteen." ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

21 Aug, 21:07


"Mararka qaar qalbiga ayuu dhaawac kaaso gaadha, isla qofkii ku dhaawacayna qalbiga ayuu ku nool yahay." ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

06 Aug, 16:35


"Waxaan ku dhawaa inan ku ilaawo, haddii aanay i hakin lahayn odhaahyadii qalbigayga dagay, ee aad ii hadyaysay bilowgii barashadeena." ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

11 Jul, 14:55


"Fogaa meesha dhaawucu, qalbigayga kaga dhacay." ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

11 Jul, 14:54


"Aaway xanuunka dhamaadkiisu, miyaanu wax walba dhamaad lahayn." ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

02 Jul, 22:52


"Illaahay baan ku dhaartee waxan ku siiyay jaceyl aan qofna ku riyoon karin, balse adigu waxaad iigu badashey xanuun aanu qofna xamili karin." ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

29 Jun, 19:46


"Sidee ayaad uga gudbi kartaa maalintaada, maqnaanshaha qof joogitaankiisu ku qurux badnayd noloshaadu.?

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

29 Jun, 19:42


"Way yaqaanaan habka dalbashada xidhiidhada balse lama barin hanaanka loo ilaashado qalbiyadii loo hibeeyay." ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

27 Jun, 18:04


"Way fiicnaan lahayd haddii ay aduunka joogaan, dhakhaatiir daawaysa xasuusaha iyo dhaawacyada qalbiga soo gaadha." ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

18 Jun, 22:25


"Sidee tihiin kuwiina ku dhaawacmay safarka daacadnimada." ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ

๐Ÿ’” Qalbiyada Dhaawacan ๐Ÿ’”

08 Jun, 16:36


"Waxaan kuu imid aniga oo ka cararaya dhaawac, adigii baa se i dhaawacay." ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

1,977

subscribers

628

photos

74

videos