Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’” @sharmaarkedeslazh Channel on Telegram

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

@sharmaarkedeslazh


De slazh๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

Cisbitaalka jacaylka (Somali)

Cisbitaalka jacaylka waa qalabka aad ugu wanaagsan ee loogu tala galay dadka ku jira cudurka jacaylka. Kanalkan wuxuu ku taalaa sharmaarkedeslazh, oo ah dadka adeega cudurka jacaylka iyo aragtida koowaad ee ku saabsan jacaylka. Cisbitaalka jacaylka waa tijaabooyin iyo macluumaad muhiim ah oo ku saabsan sida loo maamulayo iyo lagama maarmaanka cudurka jacaylka. Haddii aad awood uqabto ama aad wax ka ogaato jacaylka, kanalkan waa meel wanaagsan oo aad kula hadasho iyo ka faa'iideysto dadka kale ee ku jira cudurka jacaylka. Habeenada iyo maalinta waxaa loo diyaariyaa wargeysyo iyo warar jacayl ah oo ka soo baxa xarunta kanalka, taas oo xaqiijinaysa in la tacalayo qof walba oo raba inuu ka waramo ama ka faa'iideysto cudurka jacaylka. Sidaas darteed, haddii aad rabto tijaabooyin jacayl ah iyo macluumaad dhab ah, isla markaana aad u baahan tahay inaad ka wax ka ogaato aragtida guud ee ku saabsan cudurka jacaylka, Cisbitaalka jacaylka waa meel wanaagsan oo aad ku booqato. Aqbal wanaagsan! ๐Ÿฅ๐Ÿ’”

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

11 Jul, 16:52


"Naf yahay ruuxaad jeclaatey,
Qof buu isna kaa jeclaaday." ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

11 Jul, 16:52


"Xaqiiqdii waa xanuun qofka aad marwalbo ku nafisi jirtay inuusan maanta ka warhayn xaaladaad ku Sugan tahay" ๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

16 May, 14:18


Qawlkaagu hadaanu wacnayn miyaan isku kaa qasbaa, qalbiga maan cadaadiyaa ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

01 May, 20:07


Live stream finished (6 hours)

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

01 May, 13:32


Live stream started

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

30 Apr, 18:34


"Wanagsanan lahayda hadii aad qaladkayga intaad igu cananato, kadibna ishegayso waxan qaladka ku galay, taa badalkeeda adna marka aad qalad gasho intaan kugu cananto kadibna ku shegayo waxad qaladka ku gashay. Kadib aan is cafinayno iskuna laabxaadhnanayno , waayo qofna ma jecla inu waayo qalbi uu isaga darts uga hadhay san ku neefle oo dhan


Dadka ay habeenku malinta usan wax uga dawanayn walaalayaal habeen iyo malin wanagsan๐Ÿฅบ๐Ÿ’”

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

22 Apr, 21:18


๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

22 Apr, 00:12


Alahayow nin caydhiyo mxaa cashaq kala haysta๐Ÿฅน๐Ÿ’”

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

14 Apr, 22:07


Waan xanaaqaa markaan xasuusto xanuunkii aad imarisay wallow lasoo dhaafey oon ka gudbay laakiin wali ma fahmin sababta aan ku mutaystey๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

09 Apr, 21:24


Eid mubark walaalayaaal

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

07 Apr, 23:28


Marka uu badh tago laylka
hadal baanta uurkaaga
Cod bukaanka daaweeye
Sawtaan ku baray maaha๐Ÿฅน๐Ÿ’”

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

05 Apr, 20:08


Kuuma Balan Qaadi Karo inan Wado Joogi doono lkn Waa Balan inuusan Qalbigayga Marnaba Ku Dhaawicin ๐Ÿฅบโค๏ธ๐Ÿ‘‘

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

04 Apr, 21:20


Intaan kufayee maraan kacayee intaan kolba heer kasoo marayee kaladu i sudhnayad dhiptaan kusugnaa miyaad ka ladnayd๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

02 Apr, 01:14


"Dadka jilicsani waxay raadiyaan wakhti wanaagsan (Right moment)
Si ay u sameeyaan waxay rabaan.

Laakin dadka adagi, iyaga ayaa wakhtiga u bedela mid wanaagsan.

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

30 Mar, 01:39


Laylatul khyrka ilahy ha ina ajiibo wlaalayaaal๐Ÿฅน๐Ÿคฒ

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

20 Mar, 23:00


"Waxaa inoo dhamaaday 10kii hore ee bisha barakaysan Ramadan, waxaa bilowday 10 dhexe alleh haynaga yeelo kuwii laga xoreeyo naarta denbigoodana la dhaafo Aynu ka faa'idaysano 20kaa bari ee dhiman duco, istiqfaar iyo qur'aan akhris๐Ÿ˜˜"

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

20 Mar, 20:29


Wax Walboo Dhibaato Ah oo Nolashada Kugu Dhaco Waxaa Kuugu Jirto Faa'ido Weyn ::

01-Dhibaatooyinka Adag Ee Culculus Waxay Ka Dhigan Qof Adag oo Si Dhaqso Ah Isku Dhiibin.

02-Xanuunada Waxay Kaa Dhigan Qof Adkaysi Nafeed Iyo Mid Jir Ahaanteed Intaba Leh.

03-Qiyaanada Iyo Dhagarta Bulshada Qaarkeed Aad Kala Kulanto Waxaay Ka Dhigta Qof Taxadarkiisa Badan Yahay oo Soo Jeedo.

04-Guul Darada Waxaay Ka Dhigta Qof Ku Dadaalo Guusha Casharna Ka Barto Guul Darooyinkii uu Horay ula Kulmay.

05-Dhacdooyinka Kadiska Ah Waxay Kaa Dhigan Qof Malahiisa Sareeyo Markasta.

06-Fashilka Guurka, Iyo Ka Tagida uu Kaa Tago Ruux Aad Jaceyl Waxaay Ku Bartaa In Aysan Nolasha u Joogsan Qof La Waayey Dartiis.

07-Cibaadadka oo Inta Ka Tagto ku Soo Noqoto Waxay Ku Bartaa Wax Walba Hoos In Laga Soo Bilaabi Karo Si Nafta Loo Xasiliyo.

08-Farxada Waxay Ku Bartaa In Qof Kasta Saaxiib Kula Yahay Xiliga Faraxsan Tahay.

-Qodobadaan 8-Da Ah Wali Mid Ka Mid Ah Cashar Maka Baratay Adiga Si Gaar Ah ๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

17 Mar, 22:40


Anna kaama quusto nafta ima tidhaa qanac adiguna qofnimadiyo garanmaysid qiimaha jaceylka ๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

17 Mar, 00:30


Ameeen rabigayow

Ilaahay ha inaga yeelo kuwa loo naxariisto

Bishan ramadaan aan ka faa iidaysano walaalayaal๐Ÿฅนโค๏ธ

Cisbitaalka jacaylka๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”

12 Mar, 23:24


Naxariis iyo nabad galyo korkooda ha ahaato. ๐Ÿคฒ

Kuwa daruufaha iyo wakhtigu aanu bedelin.

Kuwa Qoslaya sanado badan iyagoo Qalbiga ka gubanaya.

Kuwa Qalbigu kajabay ee aanu Qalbigeedu hadlayn.

Kuwa Go'aansadey inay nooladan balse aanay noloshu saacidin.

Kuwa ina jeclaadey ee ina garab istaagey lacag la'aaan nolosheena baaqi kusii ahaada ilaa dhamaadka.

Kuwa ina jeclaadey ee aynaan ujeclaan sidey inaga mudnaayeen.

Kuwa nafahooda ina dul dhigay shuruud la'aan ee aynu bahdilnay. ๐Ÿ˜“

Kuwa arwaaxdeena ku beertay ubaxyo guduudan. ๐Ÿ’

Kuwa kelinimada door biday ee nafahooda ugu raaxeyey koob Qaxwe ah iyo dikriga alle( swt)

Alle aduunka iyo aakhiraba haydin xaffido raalina haydinka noqdo๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”๐Ÿคฒ

1,916

subscribers

221

photos

17

videos