Video Editing_AI

@isbar_ai


Fasalka Laga qaado Ardada Baranaysa Video Editing ee Dufcada 4aad 5aad 6aad Fadlan Hadii aad Xiisaynayso Barashda Video editing Waa Meeshaadii oo aad timi

Video Editing_AI

09 Apr, 08:46


❗️Asc Dhalinyaro Dhawaan Fasalkii 11aad Ayaan Qaadan Doonaa Isha isha Ramadaanta kadib Mahadsndiin

Wixi Is diwaan Galaya La Xidhiidh @suuqgeeyebot

Video Editing_AI

13 Mar, 05:46


✍️3> πŸ™‹β€β™‚οΈπŸ™‹β€β™‚οΈ Sedex qodob Muhiima sxb


β—†β”β”βš„ Ad-βš„β”β”β—†
πŸ”Join ➠ Best AI On computer
β—†β”β”βš„ Ad-βš„β”β”β—†

Video Editing_AI

12 Mar, 13:02


🧲 Ogaysiis Kooban Ramadaanta Darteed Waxaa koorso AI Video editing Free ah ku bixin doonaa si live ah Yaa Diyaar u ah Waa Sadaqo Taabo Aniga Si ku diiwaan galini isha allah
public poll

πŸ™πŸ» Aniga Diyaara – 61
πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘ 85%

❗️Diyaar mihi – 11
πŸ‘ 15%

πŸ‘₯ 72 people voted so far.

Video Editing_AI

21 Dec, 05:16


HALKAN ISKA ❌XIDH TELEGRAM!!

Video Editing_AI

09 Nov, 12:23


πŸ™†β€β™‚οΈARDADII DIYAARKA AHAYD HA SOO HADLAAN ILAA CAAWA
SUGITAAN KALE MA JIRO!

@SUUQGEEYEBOT

Video Editing_AI

09 Nov, 11:40


🧲Ogaysii Xiisadeenii IA_VEDIO EDITING Waxaan Bilaabi Doonaa Laba Maalmood kadib la xidhiidh @suuqgeeyebot , Sidoo kale waxaa la socda Laba Xiisadood oo kale Cidii u baahan: Hoosta ka Akhri...

Video Editing_AI

03 Nov, 12:15


❌⚠️Ogaysiis Dib ayaa maalmo u dhignay Xiisada sababtoo aah Tirada Ardada Qaadanayn noo qorsheysnayd 200 Arday lkain ilaa hada Konton Arday tiro aan dhamayn ayaan haynaa Markaa isha allah Waxaan Go,aasnay Inaan xogaa dib u dhigno inta ay ardada isa soo gaadhayso.

Video Editing_AI

01 Nov, 20:19


Haa Waakan Fasalku Hadaad sii fadhiisanayso
⏬⏬
https://t.me/+Gq-NdKaulWhmNDM9

Video Editing_AI

30 Oct, 09:07


Dufcadii AI-VIDEO EDITING..

Mudada 4 ilaa 5 Cisho
Fasalka 10aad

♻️Ogaada 🧭Saacadu Waa is guraysaa waxba inooma hadhin

🚸FG:
Ardadii fasalka loo soo diro Links soo Codsata
♻️qodobadan
ayaa laga rabaa.

βœ…1. Magacaaga oo sedexan
βœ…2. waa inaad diyaarsadaaan $4 ama $3.5 Hadaad ka socota @Somalibooks ka hor 10 bisha October
βœ…3. Computer waa inuu Diyaar ku ahaadaa ama ipade

♻️ Waxaa idin lasoo hadli doona Macalin.


⚠️ Links lagu Shaqeynayo Sida:
1. Zoom Meeting.
2. Team View.
3-Google Meet
4-Telegram

♻️Hadii aanad aqoon dhib malaha Sida adeegyadan loo isticmaalo ama wax Looga barto angi kaa caawinayna haka warwarin isha allah

πŸ’’Ceeb maha inaanad wax aqoon lakin waxaa ceeb ah inaad ka xishooto barashada Doon doonka waxaanad aqoon.
πŸ’’

⚠️ Ardadii aan Hore ax u barnay videos waakuwan sanado hore ahayd intii AI-Soo bixin WAAKUWAN

Fasalka Hadii aanad Shuruuda Fuleynayn Ha isku Codsan Fadlan Hadii kale Waa REMOVE

Waakan Fasalku

Video Editing_AI

26 Oct, 12:21


Xiisadan Waxaad ku baran doontaa sidan:

Sameynta Edit gareenta,soo Saarida video ka kooban Music,Cod iyo qoraal,

QAABKA BALACA:
eeg Tusaalahan
qaabkan ugu badan youtube ee Casharadaa lagu bixiyo ee 4k ama 8k ah youtube ayaana isticmaala inta ugu badan

QAABKA AFAR GEESKA:
eeg Tusaalahan
Qaabkan Sociala Media Ayaa loo isticmaa gaar ahana insta,iyo Fab oo aad u view u soo jeedii waxaan la dhahaa afar gees.

QAABKA JOOG U TAXA:
eeg Tusaalahan
Qaabkan waxaa loo isticmaal social media adds,xayeysiiska iyo sidoo kale story iyo ticktock iyo qaar kale oo badan waa Joog u tax ah.

Waxa kale ku baran doontaa sida loo sameeyo Intro iyo Outro ee Tusaalahan Waxaas oo dhan waxaa ku Sameyn doontaa.Websites Uma baahnind Credit Card iyo wax la mid Loginka,Mana laha Watarmark iyo Logo toona.hadaba waxaad samayn doontaa mudo 4 Maalmood markay ku dhamaadaan Text to Vido

Qiimaha 4 Doolar Hadii aad @somalibooks ka socotana 3.5

4 Nov- Ayaa Bilaabanaysaa ish allah Ciwaankana isidn soo dhigi doonaa Mahadsndiin.




sanado badan ayaa soo dhigaynay Video editing waxaana ku faraxsanahay in Arday badan naga Aflaxeen.

Video Editing_AI

26 Oct, 11:57


Isbar Artificial Intelligence Macalin la'aan

Ama
Isbar AI Macalin La,aan

Waxa buugan si wada jir u soo saaray Yahye Abdiraxmaan iyo Mohamed Yasin.

Buugan oo Afkaaga Hooyo Ku qoran waxa ka mid ah waxyaabaha uu sharaxayo:

πŸ”΄ Sida Wax looga barto

πŸ”΄Sida Loogu Shaqeeyo

πŸ”΄ Sida Farshaxanka loogu sameeyo

πŸ”΄ Sida Video loogu Edit gareeyo
πŸ”΄Sida Sawirada loogu edit gareeyo

πŸ”΄ Sida social Media Loogu isticmaalo

πŸ”΄ Sida Youtube loogu kiciyo

πŸ”΄ Sida Codad Been loogu sameeyo

πŸ”΄ Sida qof Jidhkisa iyo codkiisa logu badelo

Iwm... iyo qaar kale oo badan .
Buugan waa kii ugu horeeyey noociisa somali hadaba Qofkii Koorsada qaata free ayuu ku helayaa.


Hadii kale waa 10 Doolar qiimuhu Mahadsndiin.

Video Editing_AI

26 Oct, 03:37


@ISBAR_AI

Video Editing_AI

20 Oct, 20:34


Ma maqashay AI Video

Video Editing_AI

20 Oct, 19:59


πŸ”Ή" Casharadii Baxay"πŸ”Ή

β™¦οΈπŸ’’Casharkii 1aad {L-1}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 2aad {L-2}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 3aad {L-3}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 4aad {L-4}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 5aad {L-5}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 6aad {L-6}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 7aad {L-7}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 8aad {L-8}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 9aad {L-9}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 10aad {L-10}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 11aad {L-11}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 12aad {L-12}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 13aad {L-13}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 14aad {L-14}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 15aad {L-15}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 16aad {L-16}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 17aad {L-17}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 18aad {L-18}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 19aad {L-19}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 20aad {L-20}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 21aad {L-21}
β™¦οΈπŸ’’Casharkii 22aad {L-22}
Fadlan La Xidhiidh Hadii Aad Doonayso ka Mid Noqoto Ardayda @Mfaratoon oo u qor kaliya Diyaar isagaa kula soo xidhiidhayee

Video Editing_AI

20 Oct, 19:52


πŸ‘₯PREMIER PRO CC
CASHARADII HORE KEYDKA
πŸ‘₯ VSDC
CASHARADA HORE KEYDKA
πŸ’β€β™‚οΈFASALKAN CASHARADII HORE

Video Editing_AI

11 Oct, 05:46


https://ko-fi.com/post/AI-VIDEO-EDITING-4-DAYS-FIRST-TIME-IN-SOMALI-Y8Y4PWB16

Video Editing_AI

11 Oct, 05:43


πŸ…ΏοΈYaa Dhigan Kara:
1. Qof kasta Computer Haysta
levelka:
1. Bilow
Shuruudaha:
1. Waa inaad La Degtaa Software aan ku siino oo ku shubtaa Computerkaaga
2. Waa inaad Diyaar ahaataa Afarta Xiisadoodeed wiigii.
Yaa u Baahan Koorsadan
1. Dadka Bilow ah ee ku shaqeeya Premier Pro ama Dadka sidoo kale u doonaya inay Bartaan Xirfada Editing
Casharada Koorsada Guud:
⦁ Sharax Guud Premiere Pro
⦁ Intro To Video Editing
⦁ Editing
⦁ Adding and Creating Effects
⦁ Working With Audio - Intermediate
⦁ Intermediate Editing
⦁ Keyboard Shortcuts and Color Correction
⦁ Exporting Media
⦁ Additional Premiere Pro Lessons
⦁ Key Points To Remember
Maxaa ku dhigan Doonaa Koorsadan:
1. The process to complete a video editing project start to finish
2. Use the many different Premiere Pro panel windows
3. Importing media & create custom sequence presets for different resolutions
4. File organization & workflows for efficient & professional video editing
5. Edit footage, images, music & audio together across multiple editing tracks
ISQOR

Video Editing_AI

08 May, 16:33


===============
πŸ“QIMO DHIMIS πŸ“
===============

1. Isbar computer macalin la'aan

2. Isbar programming macalin la'aan


3. Isbar hacking macalin la'aan 2022 edition



πŸ””Qimaha buuga isbar computer macalin la'aan waa 6.99 halka hoose ayaad ku arkaysa number ka aad ku soo diraysid

πŸ”” Ka isbar programming macalin la'aan waa 6.99 hadi mid ibsato isbar hacking macalin la'aan 2022 version ayaad free ku helaysa

πŸ”΄ Buug ibso buug kale freeπŸ†“ ku hel


=============β‰ =================

πŸ”΄ Hada la xidhidh πŸ”΄
@YahyeAbdirahman ama @mfaratoon

=============β‰ =================

Video Editing_AI

11 Jan, 05:47


Asc waxaan qaadan Doonaa Arday Cusub