Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ– @dherigaliyesomali Channel on Telegram

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

@dherigaliyesomali


DIrqi wax lomariyo durba gushu mahe wax ka baro durufaha dawga nolosha lomaroโœ๏ธ๐ŸŽ–๐Ÿ†๐Ÿ‘Œโ—Žโ”โ”โ”โ”โ”โœฏโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ—Žโ˜…แด…แด€ษดแดŠษชส€แด‡โค๏ธ๏ธŽโœ”๏ธ๏ธŽhttps://t.me/dhiirigaliyesomali

Dhiirigaliye Somali (Somali)

Dhiirigaliye Somali waa kanal lagu hubiyo taariikhda iyo dhaqanka Soomaalida. Kanalkani wuxuu siinayo wararka, macluumaadka, iyo madaladooda ku saabsan dhaqanka Soomaalida si loo helo macluumaad dhab ah. Dhiirigaliye Somali waa goob lagu kala faalo duruufaha nolosha iyo waxyaabaha laga barto duruufahaas. Kanalkani waa mid ka duwan oo si buuxda u xaqiijinayo heerka iyo awooda ay Soomaalidu ku leedahay dawga nolosha lomaro. Sidaas darteed, haddii aad rabto inaad wax ka barto oo cusub oo laga soo saaro duruufaha dawga nolosha lomaro ee Soomaalida, Dhiirigaliye Somali waa kanalka aad ka heli karto waayo-aragnimo iyo macluumaad taariikheed. Ku soo dhowaada!

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

23 Nov, 15:30


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

17 Nov, 05:39


Diploma in public health.
Arday kasta oo xiisaynaya barashada caafimadka bulshada waxaanu usoo kordhinay kooraskan fa'idada badan oo uu ku qaadan doono caafimaadka guud.kaas oo ah kooras bulshadeenu aad ugu baahi qabto.
Qiimaha koorasku waa 15 dollar .
Mudadu waa 7 bil.
Casharada waxa lagu qaadanaya aalada telegram .
Shahadadu waa diploma.
Fg: markaad dhamayso kooraskan jaamacad upgarading ah ayaanu ku haynaa ood ku biiri doonto adoo qaadanaya shahadada jamacada ee degree.

Ka faa'idaysi wacan.
Xagan hoose iska diwaan gali๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

06 Nov, 17:58


Gabadh walba ma rabto nin ee waxay rabtaa mid rag ah oo ilaashta .

#Roob

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

06 Nov, 17:56


Marka aad qiimo u yeesho qof aan u qalmin, natiijadu sidan ayey noqotaa..๐Ÿค”๐Ÿค.

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

06 Nov, 17:55


Geesigii Saxaraha Cumar Al-Mukhtar ayaa lagu yiri "Talyaanigu Waxay heystaan Diyaarado Balse anaga ma heysano " .
Markaas buu ugu jawaabay "Diyaaraduhu ma waxay duulan Carshiga Hoostiisa ama Korkiisa" ?
Markaas baa lagu Yiri "Maya, Ee Waxay duulaan Carshiga Hoostiisa"
Markaas bu ku hal celiyay " Haka wal-walina waxaa nala jira Cida ka sareysa Carshiga"!.......ุงู„ู„ู‡ ุงูƒุจุฑโค

ุงุณุฏ ุงู„ุตุญุฑุงุก๐Ÿ…

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

04 Oct, 16:57


https://t.me/Dhiirigalinmaaline12

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

03 Oct, 19:14


Hadey farxad gacantaadu ku jiri lahayd yaad siin lahayd๐Ÿฅฑ

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

03 Oct, 19:12


Daacad uga jawaab su`aashanโค๏ธ

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

03 Sep, 06:51


Haduu qalad jiri laheyn qalinkaba tir tire looma yeelen๐Ÿ˜ฐ

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

03 Sep, 06:38


Macalinku wax ku baro ayuu ku imtixaama nolashuna markey markey ku imtixaanto ayeey wax ku bartaa

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

03 Sep, 06:33


Nolasha hadad farxad ku aragto waliba bila sabab ogow inuu ilahay kaa raali noqdey โ˜๏ธ

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

03 Sep, 06:29


Saacadi wareegtaba qofbey dhayeysaa qofna wey dhibeysaa

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

03 Sep, 06:27


Nolashu waa ben qurux badan geeriduna waa run xanuun badan๐Ÿ˜ฐ๐Ÿ˜ฐ

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

03 Sep, 06:26


Nolasha haku xirin ruux aan ku rabin lajoogistada ee nolasha ku xir taqwada ale ๐Ÿคฒ

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

03 Sep, 06:20


Markaad u istaagto raadinta malabka waa inaad u diyaar garowda qaniinyada shinida๐Ÿ๐Ÿ’ฅ

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

03 Sep, 06:15


Ha fogaan yaan lagu ilaawine hana dhawaan yaan lagu dhipsane๐Ÿ’ฅ

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

09 Jun, 16:10


- ู…ู† ูŠุนูŠุด ููŠ ุฎูˆู ู„ู† ูŠูƒูˆู† ุญุฑุข ุฃุจุฏุงโ™กโ™ค
๐’˜๐’‰๐’๐’†๐’—๐’†๐’“ ๐’๐’Š๐’—๐’†๐’” ๐’Š๐’ ๐’‡๐’†๐’‚๐’“ ๐’˜๐’Š๐’๐’ ๐’๐’†๐’—๐’†๐’“ ๐’ƒ๐’† ๐’‡๐’“๐’†๐’†

- Kii cabsi ku nool weligii xor ma noqon doono.โ™กโ™ค

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

29 May, 09:28


Hadad nabad rabto dagaal u diyaargarow๐Ÿ‘

Dhiirigaliye Somali๐ŸŽคโค๏ธ๐Ÿ†๐ŸŽ–

23 May, 07:49


โ€œWaxa aan jecelahay in aan dadka oo dhan u jirsado masaafo aamin ah, ma noqdo mid aad ugu dhaw oo la dhibsan karo, mana ihi mid aad uga fog heer la ilaawi karo. Waxa aan ahay mid jooga haddana maqan sida cadceed dhaca oo kale. Waxa aan ahay mid jooga inta loo baahanyahay, sidoo kale tegi kara marka aan joogitaankiisu qiimo weyn lahayn.

โ€“ Charles Bukowski

5,646

subscribers

1,303

photos

66

videos