HOYGA JACAYLKA @hoygajacaylka Channel on Telegram

HOYGA JACAYLKA

@hoygajacaylka


"Saxaabigiii Cali bin Abii Daalib R.C Ayaa Laweydiiyay Majiraa Wax Ka Xanuun Badan Geerida.? Wuxuu Dhahay Haa Kala Taga Dadka Isjecel Weey Ka Xanuun Badantahay Dhimashada 💔🥺😢

YouTube || www.youtube.com/@OGAALBULSHO

HOYGA JACAYLKA (Somali)

HOYGA JACAYLKA waa kanal ah oo ku saabsan jacaylka iyo dhibaatooyinka ka dhalatay geerida. Kanalka waxaa lagu wadaa inuu ku qabto dadka isjecel weey ka xanuun badantahay dhibaatada geerida, isla markaana ku soo dhawaada dhibaatada xanuunka ah ee jacaylka. Saxaabigiii Cali bin Abii Daalib R.C ayaa laweydiiyay in ay ka dhigan tahay sida loo xanuun badan yahay geerida iyo sida loo soo jeedin karo. Haddaba, haddii aad rabto inaad helo faham jacayl iyo dhibaatooyinka geerida, HOYGA JACAYLKA waa kanalka aad la xidhiidhaa si aad u helo macluumaad dheeraad ah iyo nala hadal. Aqriso qoraalka, ka xidhiidh kanalka YouTube si aad u aragto mawduucyada ugu dambeeyay.

HOYGA JACAYLKA

27 Jan, 11:38


"Waxyaabaha Daalka Ku Iawsiiya || Sheikh Mustafe

https://youtu.be/i-PX5aduZMw?si=5fudU7vG3knJsf0A

HOYGA JACAYLKA

26 Jan, 08:09


Waxa uu yiri rasuulkii N.N.K.H "Qofka  u degdegaya in uu caawiyo islaanta garoobta ah iyo qofka miskiinka ah waxa uu la mid yahay qof jid ALLE u dagaalamaya ama qof u taagan habeenkii salaad maalintiina sooman."

Garoobada 👀

HOYGA JACAYLKA

26 Jan, 08:09


Muxadaro Qof Kasta Oo Iimaan Leh Noloshiisa Raad Ku Reebidonta 100% || Sheekh Mustafe

https://youtu.be/wmHoyjN8_9A?si=hex0luRDwTe_Fp50

HOYGA JACAYLKA

22 Jan, 16:57


"Kalsoonida Nafta" Gool baa la dhaliyeey maxay noloshaada ku soo kordhisay" ? 🤔

https://youtu.be/9PoGa2JEWNQ?si=tgA9ytczMtBR-WKl

Sheikh Mustafa

HOYGA JACAYLKA

19 Jan, 14:58


Qisadii Hud Hud-ka Sadaxda Sheikh Ee Waweyn.👇

Taabo || https://youtu.be/EKerpDIf7E4

HOYGA JACAYLKA

13 Jan, 19:08


50 Qisooyin Noloshaada Raad Ku Reebi Doona || Sheikh Mustafe Xaaji

https://youtu.be/LxI4EUD4Tho?si=PY877Ukpi_PeyYDt

HOYGA JACAYLKA

04 Jan, 07:07


Shiiqa Waxaa U Sheegay Kaliya In Inantiisa Meheryar Ku Mehriyay, Meherka Yarna In Uu Fadli Badan Yahay Maxaalagu Heystaa Marka.?

1,500$ Waaba Ila Badan Tahay Ani Ahaan.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Shiiqa👇

https://youtu.be/rhB097lSPsw?si=UaqmWVSq6BF5Coh2

HOYGA JACAYLKA

01 Jan, 04:22


Sanad cusub & waji cusub
Sanad cusub ayaa la galayaa, waji cusub lasoo bax. Sabab haddii lagu dhahana: 2025 ayaa la joogaa ku dheh.

Sanad wacan dhamaantiin.

HOYGA JACAYLKA

28 Dec, 18:06


Jaceylka Badan Waan Ka Baqaa; Jaceyka Yarina Ima Raaligaliyo,

~,Mai Ziadah

HOYGA JACAYLKA

22 Dec, 11:32


Xanuunkaad igu ridiyo

Xiliga adag kuguma nicin

Xagaygii gob baad ka tahay

Xumaatana kuuma qabo

Xiskayguna kaamad go'in

Gob baa tahay

HOYGA JACAYLKA

19 Dec, 10:27


14 Daqiiqo Noloshaada & Dadnimadaada Badaleyso.

https://youtu.be/5T4kTz0-0Lo?si=PYfDOD2PxYOvJBGX

HOYGA JACAYLKA

08 Dec, 17:09


"Imaamul-Xarameeyn" ayaa ku qoray kitaabkiisa "Nihaayatul-madlab" juska 12aad bogga 43

"Guurka waa mid kamid ah Asbaabaha looga bogsado waallida, sidoo kale guur la'aantu waa mid kamid ah Asbaabaha keeno waallida".

Ogaalbulsho

HOYGA JACAYLKA

07 Dec, 13:09


Sheikh Cabdirisaaq Xaashi || Mushaakilada Heeysta dhalinyarada Dhab Ahaantii Shikhaan Markaad Dhageysaneyso Waxaad Daremeysaa Xasiloone Iyo Daganaan.

https://youtu.be/LxR1w_stHxw?si=lA9ohuzix6PdLlt5

HOYGA JACAYLKA

27 Nov, 18:09


"Ama Qarso Dareen Kaaga Ama Qiro Xanunkiisa.

Alone 😔

HOYGA JACAYLKA

27 Nov, 18:01


"Ku Xidhnow Channel Keena YouTube Oo Subscribe Ino Saar Mahadsanid 😊👇

http://Www.youtube.com/@ogaalbulsho

Ogaalbulsho 👍

HOYGA JACAYLKA

20 Nov, 17:29


"Maku Ilawaa Mise Waan Ku Sugaa.?🥹💔💯

Qalbi Jab 💔🥺🤦‍♀

HOYGA JACAYLKA

10 Nov, 17:34


Calaf Mooye Caashaq Waan Is Deeynay 🥺

Garab La'aan 😔

HOYGA JACAYLKA

10 Nov, 10:50


Nafsigu ha dheeraado ama ha dhawaado wuu kaa soo bixi hadad qof si qalbiyan kuu jeclaa ama ku aaminay aad khiyaanto xanuunka uu maray waad maraysaa ama waad la kulmaysaa qalbiyada dadka aan ilaalino kuwa na aaminay ee noo sabray aan ilaashano.

Adiga wali Malagu dhaawacay oo ballan malagaaga baxay, ama adiga ma ugu baxday qof ku aaminay 😳

Nafsi 😔

HOYGA JACAYLKA

10 Nov, 10:50


"Waan Jeclaan Lahayn In Aad Nagala Qeeyb Qaadato Hormarinta Kanaalkan O Aad Subscribe Dhahdo. Ogaalbulsho

http://Www.youtube.com/@ogaalbulsho

HOYGA JACAYLKA

24 Oct, 17:05


"in aanan seexan karin adigoo niyadayda ku jira moyee, Marka aan soo toosana adaa ah waxa koobad ee maskaxdayda kusoo dhaca ,sidaas darteed adigaa igu filan igana badan, oo waxaan ku koobay jacaylkayga oo dhan adiga, Anigu dhinacaagaan joogi doonaa, inta aan ku neefsanayo, adiga anigaa ku leh, anigana adigaa ileh maanta iyo inta nolosheyda ka hadhayba.

Kaariye 😔

HOYGA JACAYLKA

10 Sep, 15:59


Iimaanka ayay kasoo rideen. Adigoonan iPhone dhan isticmaalin haddii uu qof iPhone kuu dirsado, sidaan xataa inaad ku sameysid xaq baad u leedahay. Maxaa IPhone Iphone Karabtaa, Calooshaada Buuxso Meeshana Katag 😂

See Ku Yeelay 😂

HOYGA JACAYLKA

02 Sep, 17:49


Markey Naftu Diiqadooto
Hanoqon Ruux Laga Dareemo,
Duruufta Si Aad U Dhaafto,
Adeeg Nafta Kula Dardaaran,
Qudhaada qofkaad U Doortay,
Haduu Noqon Waayo Daacad,
Dunida Sida Looga Maarmo, Daweecadeheeda Yeelo,
Hadey Daawo Kaaga Muuqan,
Waxey Naftaada Doorbideyso,
U'diid Iyadoo Tabeysa,
Dastuur Iyo Xeer Sameeyso.

Ku-dhiiro 🫵

HOYGA JACAYLKA

22 Aug, 16:43


"Qof kaa tagay hadaba galin
Waxba darajo ha u tolin,
Dareen kaaga gaarka,
Dadka ha uga faaloon,
Daraad  baaba baratee,
Haduu kaa Dal doorsado,
Adiguna u doog raac,
Dhulka meshii doog leh,
Is dareen la.aantuna
aan is Deyno weeyee,
ruux an ku doneyn,
waligaa hadaba galin,

Calinur Shine 🤯

HOYGA JACAYLKA

17 Aug, 16:44


"Guursan maayo gabadh reerkooda ugasoo tagtay aniga dartay si ay iila noolaato, waayo way iga tagi doontaa sida ay reerkooda uga soo tagtay. 😄

Ifahannoo Adi 😂

HOYGA JACAYLKA

17 Aug, 16:41


"Kali Ahaanshaha Dhaanta Xiriirka Beenta Ah,

Alone 🫵

HOYGA JACAYLKA

17 Aug, 16:38


"Waan Jeclaan Lahayn In Aad Nagala Qeeyb Qaadato Hormarinta Kanaalkan O Aad Subscribe Dhahdo. Ogaalbulsho

http://Www.youtube.com/@ogaalbulsho

HOYGA JACAYLKA

04 Aug, 14:33


"Nafsigu ha dheeraado ama ha dhawaado wuu kaa soo bixi hadad qof si qalbiyan kuu jeclaa ama ku aaminay aad khiyaanto xanuunka uu maray waad maraysaa ama waad la kulmaysaa qalbiyada dadka aan ilaalino kuwa na aaminay ee noo sabray aan ilaashano.

Adiga wali Malagu dhaawacay oo ballan malagaaga baxay, ama adiga ma ugu baxday qof ku aaminay 😳

Nafsi 😔

HOYGA JACAYLKA

04 Aug, 14:30


"Qof asigiiba kaa gardaran marka uu raali gelin kaa rabo amaba kaa sugayo, sawirkaan u dir. Raali ahoowna u raaci. 😄
Tusaale: Raali ahoow sxb
Raali ahoow macaanto/qaali iwm

Raali Ahoow aqriste 😁

HOYGA JACAYLKA

29 Jul, 19:27


"Darasaad Lagu Sameeyay Dalka Mareekanka waxaa Lagu Sheegay, in Shumiska Ama Dhunkashadu Ay 5 Sano Cumriga Kordhiso, ama dhereyso 😃

Ani Ma'dhihin

HOYGA JACAYLKA

28 Jul, 12:49


"Waa Deyro Noloshuye.
Dunideeyna Maanta Ah.
Labo Dareen Wadaagiyo.
Raaxo lagu dageyiye.
Dadku Aaminaad Maleh😰

U-Fiirso 🫵

HOYGA JACAYLKA

26 Jul, 18:52


Caawa xaafadeena baasta Laga karinoyaa maso baxaayi 😁

Mar baa sidaan loo Cudur daaran jiray! Lol

Seeku Yeelay 😁

HOYGA JACAYLKA

23 Jul, 16:25


Su'aal Gabdho Nolol Mala Wadaagi Laheyd Nin Faqiir ah,?

HOYGA JACAYLKA

12 Jul, 19:18


Calaf Mooye Caashaq Waan Is Deeynay 🥺

Garab La'aan 😔

HOYGA JACAYLKA

29 Jun, 12:56


"Waxaan Rabnaa Ama Rajeyneeynaa In Aan 1k Gaarno Caawa Nagu Tageer Subscribe, 👈

Ogaalbulsho ❤️👇

http://Www.youtube.com/@ogaalbulsho

HOYGA JACAYLKA

26 Jun, 15:52


"Intaad adigu nooshahay anna nabad ku suganahay nabar halista gaariyo naxdin hayga filan ❤️💐

Ku-dhiiro 🫵

HOYGA JACAYLKA

25 Jun, 16:29


Maxaad ku samayn lahayd hadii lagu daymin lahaa 100$-kun oo dollar?

Maxaad Maal Gashan Laheyd?

HOYGA JACAYLKA

19 Jun, 18:09


"Goormaad qancaysaa nafyahay Miyaad quustaba aqoon Qofkii hore kuu dayacay Maxaad ka doonaysaa?

Godob Jaceyl😔

HOYGA JACAYLKA

15 Jun, 05:51


"Inkastooy sideedaba, safar tahay adduunyadu, lagu sugayo geerida, Saaka waan ka noolahay, Adna saatirkaan sidoo kale samo inaad ku waartoo, Ku samaato baro wacan, heedhe kuu su'aalee Seyidaay salaan wacan, sidriga iyo laabtaan Sooryo kaaga soo diray, ee sow ma fiicnid adiguna?

Adiguna 🫠

HOYGA JACAYLKA

12 Jun, 09:22


"Dadku kala ayaan roon
Ama kala aqoon dheer
Ama kala asluub weyn,
Haddaan eed la doonayn
Ama deeq llaahay
Asaraar ka taagnayn
Dadku eexo kaa gelin
Inanyahay la'aantaa
Gabadh lama ammaaneen
Jacayl looma ooyeen.

Hadraawi (AUN)

HOYGA JACAYLKA

12 Jun, 09:22


"Ar Duqunoow Jaceelow dumarkaba maleeyside Ma ragaa Laguu Diray🙆‍♂️

Alone 👤