Fahan Guud @fahanguud Channel on Telegram

Fahan Guud

@fahanguud


ربي يقول ^^ولقد كرمنا بني ءآدم^^
Alle(swt) wuxu leeyahay ^^waxaa dhab ah inaan karaamaynay aadmiga^^

xagan waxad ka heli kartaa hadalo murti leh,qawlka eebe iyo murtiyo kale oo noloshaada wax ka badali doona
insha allah💫💫

Naga mid noqo👇

Fahan Guud (Somali)

Fahan Guud waa hay'adda lagu daabacay moqdisho oo leh fariimaha Alle iyo hadalada ku saabsan nolosha. Hay'addaani waa meel loo kala duwan yahay oo ku habboon in qof walba uu hela hadalada iyo isla markaana afkaarta Alle. Fahan Guud waxaa lagu guda jira hadalada qur'aanka iyo hadalada kale oo ku saabsan noloshaada. Waxaanu rajaynaynaa inaad ka hesho fariimo iyo tusaale ahaan hadalada Alle ee noolshaada wax ka badali doona. Naga mid noqo Fahan Guud.

Fahan Guud

21 Nov, 06:21


"Khuraafaadyada ugu liita uguna dhibta badan waxa ka mid ah in uu qofku liidasho ku dareemo qaneecooyinkiisu in ay isbeddelaan. Liidasho ma aha isbeddelka qaneecadu, oo nuxurka noloshuba waxa uu ka dhashaa fahanka isa soo taraya ee naftaada iyo caalamkaba. In aanay qaneecooyinkaagu isbeddelin ayaa liidasho ah!”
-Leo Tolstoy.

Fahan Guud

18 Nov, 10:28


"Maanta waxa aan u talaabsaday si tartiib ah kaddib markii aan ordayay muddo dheer cabsi aan ka qabo in aan wax seego, wax walbana waan seegay."

- Maxamuud Darwiish

Fahan Guud

17 Nov, 18:05


https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab


QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Fahan Guud

17 Nov, 18:02


وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

Fahan Guud

17 Nov, 05:39


Diploma in public health.
Arday kasta oo xiisaynaya barashada caafimadka bulshada waxaanu usoo kordhinay kooraskan fa'idada badan oo uu ku qaadan doono caafimaadka guud.kaas oo ah kooras bulshadeenu aad ugu baahi qabto.
Qiimaha koorasku waa 15 dollar .
Mudadu waa 7 bil.
Casharada waxa lagu qaadanaya aalada telegram .
Shahadadu waa diploma.
Fg: markaad dhamayso kooraskan jaamacad upgarading ah ayaanu ku haynaa ood ku biiri doonto adoo qaadanaya shahadada jamacada ee degree.

Ka faa'idaysi wacan.
Xagan hoose iska diwaan gali👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Fahan Guud

15 Nov, 18:13


Duni wada halawsan

"Gaal iyo islaam geelow yaa ku leh"
:-geedigii abdi qeyz

Fahan Guud

15 Nov, 17:44


-Miyaan xalayto jiiifsaday

Riwayadii "Gaal iyo islaam geelow yaa ku leh"
:-Geedigii abdi qeyz

Fahan Guud

14 Nov, 15:55


Ficiladoo kaliya maaha xataa hadalku inaa loo meel dayuu rapaa.



🖤🙏🏻❤‍🩹

Fahan Guud

13 Nov, 20:24


''Berri ayaan ku sugi doonaa, xitaa haddii aadan iman
"Maalmuhu waa berri ilaa aad soo noqonayso."



🤍

Fahan Guud

13 Nov, 10:43


Qofku marku cadhaysanyahay inta badan runtu sheega!!

Cajiib!!

-Tolow maxay tahay run sheegnimadaas sugaysa inta aad kala cadhoonaysaan uun ama inta ay xurguf nidhaxmarayso?!

- amase cadhadaasi waxay dayrka ka qadaysaa intii dadnayd ee awalpa la iskugu dulqaadanayey ee la isku ogaa oo saasaan ku dhahaynaa wa run sheegnimo?!

-mise waxaa jira tuhuno aynaan afka soo marinayn oynu kaga runsheegi karin xaaladaha caadiga ah ilaa ay dhacdo cadhadaas naga soo saraysa?!

-Mise waxaynu bandhigaynaa oynu tirsanaynaa galadihii aynu ku samaynay doonitaankeena iyo rabitaankeena markaasaynu dulinimadaas ku noqonaynaa run sheegayaal?!

!!!

Fahan Guud

10 Nov, 17:30


https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab


QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Fahan Guud

10 Nov, 17:28


وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

Fahan Guud

08 Nov, 15:21


Suntii aynu gacmaheena ku samaysanay si aynu cayayaanka ugu layno ayaa uunkii dib umadhisay oo midkastaba bartiisi ugu tagtay oo kaga takhlustay. Aadamaha maanta dhaqani waxa uu noqday qof engagan oo hanfi neefsanaya wejigiisa ay jidhifi ka kacsantahay oo ka cabanaya beer xanuun iyo cuduro kale oo ridanaya isagoo wali gaadhin da'dii wayeelnimada
Magaaloyinkii waxay isku dooriyeen geerash baabuur o weyn qiiqoodii iyo gubista shidaalka ka dhalatay aya isqabsaday. Hadana waxa uu aadamuhu boodhka ka tumay dikhayn hor leh oo uu cafimadkisaas kula sii dagaalamayo oo buuq iyo sawaxan soo biirisay oo ay ka mid yihiin maashinada,injiinada iyo qalabada maykarafonada codbixiyayaasha ah ee aduunka dabo iyo dacalba ka dhigay sawaxanka lagu dhago beelayo. Wax waliba way dikhoobeen xata ifkii sare waxaynu ku dikhaynay kumanaan dayaxgacmeedyo oo ay aadamuhu sii daayeen taaso khalkhalisay habsami usocodkii ifka sare iyo meerayaasha
-intaas waxaa noo sii dheeraaday dikhawgii akhlaaqda ee ay sababeen agabkan uu aadamahu samaysatay ee saxaafadu (war baahinta bulshadu) ay hormuudka ka tahay. Agabkan qofkii la galaya qolkisii hurdada qoyskiina kusoo ururinaya cuntada dusheedii ee ay wada eegayaan waxaas yar ee gacanta mug leeg. Waxa uu inoo suurto galiyey in xumihii iyo shahwadii aynu si badheedh ah oo aynu geed kulasoo gabanayn ugu baaqno inagoo habab kala duwan adeegsanayna


-Marka uu xishooku dhamaado ayey si rasmi ah u aasaasmaysa dawlada daanyeertu.


Waayaha daanyeerta
:-Dr.mustafa mahamud

Fahan Guud

08 Nov, 12:54


Xataa hadalka wanaagsani waa sadaqo kuma qasbanid inaad mawqifkasta inta aad is dultaagtid xukun ku qaadid
wax badan dhaaf waxyarna xukun oo ka hadal xikmaduba waa intaase.



.........

Fahan Guud

08 Nov, 02:44


Sirta farxada.
1. Qiyaamu layl (salaadka habeenka qaybta danbe)
2. Salaada subax
3. Akhriska qur'aanka
4. Adkaarta fara badan.

Hadii aad joogtayso intaas waxa aad dareemi in janadi dunida aad gashay.
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّدﷺ.

Fahan Guud

07 Nov, 17:18


-""قَمّةُ الإيمانِ إنْ وجدتْ يقيننً🤎🩶""

-iimaanka heerkiisa ugu sareeya weeji haddii ay kuu weheliso yaqiini .."

:-لأنك الله "🩵🧡

Fahan Guud

07 Nov, 15:49


Hadalada marlaypa waxa suga ama beeniya mawaaqifta


Xaqiiqatan🖤

Fahan Guud

06 Nov, 07:48


-WACAD
Riwaayadii "istaqiin isma hillawdee"
:-Abdi Aadan xaad

Fahan Guud

05 Nov, 16:59


Naftaada been ha u sheegin, waayo, kii naftiisa u been sheega, oo aqbalana beentiisa, wuxuu noqonayaa mid aan awoodin inuu arko runta, hadda ma arko, naftiisa iyo hareerihiisa midna, ugu dambeyntiina wuxuu lumiyaa ixtiraamka naftiisa. iyo qaar kale, marka waa mid maaweelo ah, maxaa yeelay wuxuu noqday jacayl la'aan, wuxuu u hogaansamaa xamaasad iyo raaxaysi xun, oo wuxuu gaadhay heer xayawaan, waxaas oo dhanna waa uun inuu been sheego oo aan kala go 'lahayn, been u sheego dadka kale. iyo naftiisa.

—Dostoevsky |