Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️✌ @dhiirgelintanolosha Channel on Telegram

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

@dhiirgelintanolosha


🌹Igala Soo Xidhiidh Halkan.🌹

👉0636534678.♥️

Thanks.

Dhiiri Gelinta Nolosha (Somali)

Dhiiri Gelinta Nolosha waxa ay ka mid tahay dhamaan dadka Soomaaliyeed ee diyaar u ah in ay ku takhasustaadaan waxa ay ka mid tahay nolosha. Kanalkaasi waa meel loo yaqaano kooxda dadweynaha ee wax ku oolka ah iyo in ka badan. Haddii aad rabto in aad ka heli karto nolosha dhab ah iyo dareen la xariira, Dhiiri Gelinta Nolosha waa kanalkaaga. Kanalka waxaa ku jira wacyi-gelinta iyo tusaalooyin ku saabsan sida loo kala soocayo nolosha iyo sida aad u fududeeyso inaad aad u xanuunsato. Mar kasta oo aad ka faa'iideystaan kanalka Dhiiri Gelinta Nolosha, waxaad ka heli kartaa dib-u-eegista noloshaada iyo fikradaha cusub ee ka soo baxsan. Xidhiidhka kanalka waxaa laga yaabaa inuu ka caawin karo dadka Soomaaliyeed ee doonaya inay ka faa'iideystaan nolosha, aqoonta iyo wacyi-gelinta xanuunka iyo xaaladda nolosha adeegsiga. Si aad u hesho wacyi-gelinta iyo tusaalooyinka ku saabsan nolosha, ka soo jeedo Dhiiri Gelinta Nolosha. Xiga xoojinta noloshaaga iyo ka faa'iideystaan kanalka waxaa kuu rajeynaya dhamaan qaar ka mid ah dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalkooda iyo doonaya inay ka heli karaan nolosha dhab ah. Dhiiri Gelinta Nolosha waa kanalka aad u farxadda badan ee Soomaaliyeed. Mahadsanid.

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

18 Nov, 20:08


Siyaasina beel ku dhoof
Dantiisa ku baadi doon
Cishaba huri duur .belbela
Billaawaha sii casee
Baxnaanada.sii adkee
Hilaadaha sii burburi
Biliiliqo sii dhudhumi
Sidii buro soo noqnoqay

(Hadraawi AHUN)

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

18 Nov, 16:49


Qoraalkaa Meel Dheer Halla Gaadhsiiyo Inshalah.

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

18 Nov, 16:49


Ogaysiis Ogaysiis.

Waxa La Ogaysiinayaa Dhamaan Umadda Soomaaliyeed, Ee Ku Dhaqan Daafaha Dunida.
Ee Jecel Barashada Diintooda,
Inay Ay Madaarista Daarul Huda oo Looga Bartay Waxbarasho Tayo Sare Leh, Idin Soo Kordhisay Qayb Online Ah Taas Oo Lagu Baranayo Maadooyinka Kala Ah,

1-Barashada Quraanka kariimka .
2-Barashada Tafsiirka Quraanka.
3- barashada Higaadda .
4- Barashada Tajwiidka.
5- Barashada Culuumta Sharecada. sida ( Fiqiga Siirada Rasuulka Axaadiista Nabiga Iyo Kuwa Lamidka Ah.)

Wixiii Faah- Faahin Intaasi Dheer, Kala Xidhiidh, Numberada Hoos Ku Qoran.

Tell:0636534678
Som:0656534678.

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

17 Nov, 19:33


🌹Iska Ilaa Dulmiga.🌹

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

03 Nov, 18:50


Markii aan yaraa islaamaha dariska xiriir wacan baan la lahaa, mid walbana waxa ay idhihi jirtay soo weeynaaw gabadheyda ayaan kugu Darayaa eh, laakiin hadda oo aan weynaaday xitaa taleefanka igama qabtaan. 🙂‍↔️😁

Soo xaqdarro iyo dulmi ma ahan ilama Yar oo jawi fiican ku jiray inaad dhahdo soo weynaaw markuu weynaadana aad balanta uga baxdo.🤣

Rabbi agtiisa noo balan ah.🙃

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

03 Nov, 16:46


👉Qofba Intuu Qur,aanka U Dhowyahy, Ayuunbuu ilahyna U Dhowyahy. 🌹

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

01 Nov, 10:52


👉Ilahy Haynagu Arsaaqo Guur Xalaala Dhamaanteen.🤲🌹

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

31 Oct, 08:56


قال التابعي الجليل الحسن البصري رحمه الله تعالى:
«من أحبّ أن يعلم ما هو فليعرض نفسه على القرآن».

Wuxuu yidhi Xasan Al Basri, Rabbi haw nimceeyee; "Ciddii jecel inay ogaato waxay ku sugantahay nafteeda haw bandhigto Quraanka".

Waxaynu u baahanahay idaylkeen xilli aynu nafteena su'aalo dhab ah waydiino si ayna hilmaanka uga baxno, naf iyo shaydaan dhagartoodana uga badbaadno.

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

30 Oct, 07:37


"Qofku inuu filasho-wanaagsan ku noolaado waa qayb ka mida guusha. Si kastay howluhu u cakirmaan filasho-wanaagsan baa lagu ladhaa. Waxaad ka dheefi bad-qab maskaxeed (mental health) iyo mid jidheed (physical health). Badanaa oo badanaa dadka qaar oo aanay intani ugu jirin qaamuuskooda nololeed!"

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

29 Oct, 18:36


Maxaa Ka wanaagsan Lamane Ad Is Fahansan Tihiin, inaad Nolosha Wadaagtaan.😩😩😩

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

29 Oct, 08:11


Bisha dhalatay waa khayr
Bixisaduna waakow
Baalalayda duushiyo
Balanbaalis mooyee
Aadmigu baxnaaniyo
Biri buu ku nool yahay.

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

28 Oct, 10:01


Si kasta oo aad u fiican tahay, si kasta oo aad u caqli badan tahay, si kasta oo aad wax u taqaan ... dadku mar kasta waxa ay kugu xukumayaan inta ay naftooda kalsooni ku qabaan (according to their insecurities). Miisaanka uu kugu cabbirayo qofku waxaa asal u ah "perception"-ka uu kaa haysto iyo filter ka uu wax ku miiro.

Sidaa darteed marna ha ku dagmin sida dadku kuu ammaanaan, wax kaaga sheegaan ama kuu dacaayadeeyaan. Waxa muhiimka ahi waa ay afkaartaada, ficiladaada iyo sida aad u dhaqmaysid ay saxan tahay. Wax ka sheegga dadka iyo dacaayadoodu waxay qayb ka tahay turunturooyinka yar yar ee dariiqaaga aad kala kulmaysid. Ha ku mashquulin ee ka soco.

Taas macnaheedu ma ahan in aadan is difaacin ama aadan caddayn mowqifkaaga. Keliya waxaad u baahan tahay in aad dhakhso uga gudubtid oo aysan kaa mashquulin geeddi socodkaaga iyo yoolka aad hiigsanaysid.

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

19 Oct, 06:52


War Raggu Aragti Buu Ku Noolaadaa, Aragtina Wuu Ku Dhintaa.
Ragna Ciil Cadaab Ka Dooray.
Nin Halyey Dadlkiisa, Iyo Dadkiisa, iyo Diintiisaba U Halgamay Intuu U Halgami Karayey Una Huray Naf Iyo Maal Intii Taagtiisiyo Tamartiisa Ahayd.
Shahiidey Oo Ilahy Dartii U Go,ay.
La Daagalamay Cadwga Ilaahy Kuwii Ugu Darnaa, oo Yuhuud ah.
Ayaa Mid An Weligiiba is ag Taagin Meel Rasaasi Ka Dhacayso, Inuu isagu Rido Iska Daayee eh.
Baa doonaya Inuu Wax Ka Sheego.
" Allahayow Yaa U sheega Inay Dabciga Munaafiqiinta Leeyihiin Yaanay Is Ogaanba iyagu eh ."


"Aduunyada Nin Noolow Maxaa Aragti Kuu Laaban."

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

14 Oct, 20:19


Dunidu waa dhabana hays
Dhib iyo khayrbaa is xiga
Nin dhaLan iyo waa nin dhiman
Ogoow waayeeLka dhacay
Marbuu dhalinyarro ahaa
Dhakhsuu ku socdaa wakhtigu
Waagii subax kuu dhashiyo
Libdhahda gelin kuu dhacdaba
Wadkaad u dhawaanaysaa
Ifkaad ka dhamaaanaysaa
Dhabtuna waa aakhirada.

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

14 Oct, 07:30


Asc.🤚

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

14 Oct, 06:46


Ha filin wax kasta oo aad bixiso/sameyso in aad abaalgudkooda hesho, waayo qof kasta ma yeelan karo qalbigaaga oo kale. Taasina yeysan kaa dhigin in aad noqoto qof abaal-laawe ah, sida dadka qaar.

Cimriga iyo caafimaadka Allaha kuu barakeeyo. Farxadduna waa sed kalee Allaha ku siiyo.

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

13 Oct, 18:04


"Waan jecelahay aadamanimada, laakiin waxa aan is'arkay aniga oo mar kasta oo aan aadamanimada si guud u sii jeclaado aadamaha si gaar ah jeclaanshohooda ugu yaraanaya."

Turjumaad: Dostoyevsky: Faylasoofka fahmay nafsadda aadamaha.

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

13 Oct, 02:24


Haddii aad rabtid farxad ku noolaasho waa in aad yeelataa
Indho arko quruxda iyo wanaaga,
Qalbi cafiya xumeeyaha,
Caqli si wanaagsan u fakara oo xumaha aan ku fakarin, iyo ruux ay buuxisay rajo wanaagsan.

Dhiiri Gelinta Nolosha ♥️

12 Oct, 18:25


I rumayso. Waa nicmo weyn inaad meel wada joogtaan dadkii aad caruurnimada soo wada qaadateen. Ciyaalkii Dugsiga, iskuulka, kubadda, ciyaaraha aad wada daawateen.
Kuwii aad isdagaali jirteen iyo kuwii aad isku jaalka ahaydeen.
Waa run, in qofka safra ee hadba meel ku noolaada inuu waayo-aragnimo helaayo, balse nolol aan lahayn cid aad xusuus wadaagtaan, ka sheekaysataan falalkii dhalinyaranimo, doqonnimo, amaba mararka qaar waallida ahaa waa nolol madhan.