Garnaqsi channel @zamawi230 Channel on Telegram

Garnaqsi channel

@zamawi230

Ku soo dhawoow soomaalinimo barrax la'.

Garnaqsi channel (Somali)

Garnaqsi Channel waa goob loogu turjumaayo cuntooyinka Soomaalida ku hadla. Halkan waxaad ka heli kartaa barnaamijyo cusub oo ku saabsan cuntada Soomaalida, maqaallo, iyo wararka ugu danbeeyay ee ku saabsan cuntooyinka. Chanelka waxaa uu soo dhaweeyaa dadka Soomaalida ah oo aad u fahmi kara cunista, waxayna ku siinayaan tusaalooyin iyo codad cunno ah. Zamawi230 waa adminka kanalka iyo wuxuu dhammaan cuntooyinka soo dhawaadaya. Waxaad xidhiidh kala soo qaataa adminka kanalka si aad uga heli karto faallooyinkaada ama tusaalooyinka ka soo qaadista ah. Haddii aad jeclaan lahayd inaad ku faafiso cuntooyinka Soomaalida, halkan ka daawo Garnaqsi Channel ee ku saabsan cuntooyinka Soomaalida.

Garnaqsi channel

02 Feb, 08:46

Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy

1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar.
2: ku baro computerka kaliya 6 dollar.
3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar.
4: ku baro english bilkasta 5 dollar .
5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar.
6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta.
7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar.
8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar.
9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar.

Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

Garnaqsi channel

01 Feb, 18:08

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@akramjibriil
@Cilmu_nafsi_10
@DABIIBE_JACAYL

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @CABDULLAHI_7💠

Garnaqsi channel

25 Jan, 17:50

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@akramjibriil
@Cilmu_nafsi_10
@DABIIBE_JACAYL

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Garnaqsi channel

23 Jan, 05:51

Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy

1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar.
2: ku baro computerka kaliya 6 dollar.
3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar.
4: ku baro english bilkasta 5 dollar .
5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar.
6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta.
7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar.
8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar.
9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar.

Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

Garnaqsi channel

18 Jan, 19:37

11 Jan, 17:38

01 Jan, 13:26

26 Dec, 06:36

💊Again FURSAD BILAASH AH .
Ku buro daawooyinka kaliya 7 dollar
!

Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta ehelkaagaba anafacaysa.

Ma rabta  inaad barato.
daawoyinka(pharmacology)si bilaash ah.
Kuliyada wayn ee al
ALfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada  daawooyinka .

💉💊Baro daawooyinka o ku shaqayso
💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. 

Baro daawooyinka ooo baro mid kasta qaabka u haboon ee loo qaato iyo qaabka uhaboon ee  ay xanuunka u daawayso .

24 saac ayaad fursadan u haystaaa.

Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

Garnaqsi channel

21 Dec, 18:23

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Garnaqsi channel

18 Dec, 08:11

15 Dec, 06:09

14 Dec, 18:33

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Garnaqsi channel

09 Dec, 07:20

💊 FURSAD BILAASH AH .

07 Dec, 18:36

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Garnaqsi channel

05 Dec, 08:26

Fursadii Qarniga🎯

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 12aad ee sanadka 2024
oo kala ah.

1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa.

5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda  oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)

9) public health (caafimaadka bulshada)

Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.

Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.
# Adoo shaqynaya baro cilmiga .

Halkan hoose  iska diwaan gali:👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Garnaqsi channel

02 Dec, 12:12

CIIL TIRE ONLINE ONLINE

WAXA UU FURSAD SIINAYA 500 QOF

WAXA JIRA DARUUFO DHAQAALE OO KU HAREEREYSAN BULSHADA SOOMAALIYEED QEYBAHEEDA KALA DUWAN SOO DHAWAADDA MEESHA WAA MEESHIINA

WAA MADAL WAXBARASHO OO ONLINE AH OO BIXIYO KOORSOOYINKA IYO DIPLOMAMOOYINKA..

1=MA TAHAY QOF DANEEYO DIPLOMA IN NUTRITION

2=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE MONITORING AND EVALUATION

3=MA TAHAY QOF DANEEYO DIPLOMA IN ENGLISH

4=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE GRAPHIC DESIGN BY COMPUTER

5=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE NUTRITION

6=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE VIDEO EDITING BY COMPUTER

7=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE MATERNAL CHILD AND HEALTH ( MCH)

8=MA TAHAY QOF DANEEYO COURSE PROJECT PLANNING MANAGEMENT

KU SOO BIIR
ASXAABTAADA U DIR LINKIGA MAHADSANID AMA

RIIX HALKAN HADDII AAD DOONEYSO FURSADAAN QAALIGA AH

https://wa.me/message/YDTNEAFI3ZFYM1

https://chat.whatsapp.com/JSQfli56V9TG0ybj6Oz5kg

Garnaqsi channel

30 Nov, 17:33

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Garnaqsi channel

23 Nov, 17:23

@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Garnaqsi channel

23 Nov, 15:30

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Garnaqsi channel

19 Nov, 17:23

17 Nov, 05:39

Diploma in public health.
Arday kasta oo xiisaynaya barashada caafimadka bulshada waxaanu usoo kordhinay kooraskan fa'idada badan oo uu ku qaadan doono caafimaadka guud.kaas oo ah kooras bulshadeenu aad ugu baahi qabto.
Qiimaha koorasku waa 15 dollar .
Mudadu waa 7 bil.
Casharada waxa lagu qaadanaya aalada telegram .
Shahadadu waa diploma.
Fg: markaad dhamayso kooraskan jaamacad upgarading ah ayaanu ku haynaa ood ku biiri doonto adoo qaadanaya shahadada jamacada ee degree.

Ka faa'idaysi wacan.
Xagan hoose iska diwaan gali👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Garnaqsi channel

10 Nov, 13:41

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Garnaqsi channel

09 Nov, 17:49

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Garnaqsi channel

02 Nov, 17:50

26 Oct, 07:57

Fursad u gooni ah ardayda qurbaha ama wadanka dibadiisa
joogta

Kuliyada Alfurqan oo ay kabartaan arday badan oo qurbaha joogtaa culuumta kala duwan ee ay bixiso.
Waxay idiinku bushaaraynaysaa inay waqtiyo dheeraada idiin soo kordhisay culuumta kala ah:

1: Quraanka kariimka ah
2: carabiga iyo higaada
3:luuqada english
4:Axadiista iyo siirada nabiga .
5: xusnul muslimka.

6: culuumta caafimaadka.

Halkan hoose iska diwaan gali .

👉👉👉@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Garnaqsi channel

23 Oct, 17:54

Raggu haday talo i waydiin lahaayeen waxaan oran lahaa maalintaad qaangaadhaan guriga hooyo dhaafa dunida rag baa ku noole wax la qaybsada, noloshu iyadaa macallin idiin noqon markaad dhulka goglataan cirkana huwataan oo ragg baad kusoo baxaysaan duruufuhu dhiseen dhan walba.

Dumarku haday talo i waydiin lahaayeen waxaan oran lahaa waalidkiin adeeca, u isxaan fala si gaara hooyo aad ugu naxariista aqoon barta, baahida u adkaysta duruufihiina qarsada oo rag dulli ah baa jiree yaan god-dalooladiina laga faaidaysan, xirfad hadaad baranaysaanna cunto karinta haka tegina

Waalidku haday talo i waydiin lahaayeen waxaan oran lahaa ubadka diinta iyo Qur'aanka ku ababiya si ay naftooda iyo idinkaba idiin anfacaan.

#xigasho

Garnaqsi channel

20 Oct, 13:44

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Garnaqsi channel

19 Oct, 18:44

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Garnaqsi channel

13 Oct, 10:32

12 Oct, 16:54

Hadii si kadis ah Maraykanka iyo xulfadiisa NATO ay weerar Nukliyeer ah ku qaadaan Ruushka oo gabi ahaanba burburiyaan magaalooyinka Ruushka, ayna dilaan askarta iyo dhammaan madaxda Ruushka oo xitaa Putin ku jiro oo weerarkaas Nukliyeerka ah gabi ahaanba uu ciribtiro jiritaanka dal ahaaneed iyo maamul ee Ruushka oo cidina aysan ku harin gudaha Ruushka, xaaladda noocaas ah haddii ay dhacdo Ruushku waa uu ka sii fikiray waxa uu dhistay nidaam loo yaqaan "The dead hand" oo micnihiisu yahay gacantii dhimatay ee Ruushka oo iyada oo mayda ah aarsanaysa.

Nidaamkan the dead hand loo yaqaan waa nidaam computerized ah, waxa uu isla daqiqiiqadaba xog uruurin ku samaynaya dhulka Ruushka isaga oo ka baaraya in burbur gaaray oo sunta nukliyeerka marka uu uriyo oo ogaado in Ruushka lagu garaacay Nukliyeer waxa uu fariin u diraya xarunta looga arrimiyo Ruushka ee Moosko isaga oo madaxda Ruushka ka dalbanaya amar ah inuu jawaab ka bixiyo, hadii uu waayo wax jawaab ah waxa uu xaqiiqsanaya in gabi ahaanba xitaa madaxdii la ciribtiray. Marka kadib waxa uu si automatic ah nidaamkani u fasaxayaa in ka badan kumanaan gantaalaha qaaradaha ka gudba oo sida madaxyada Nukliyeerka isaga oo garaacaya dal waliba oo NATO ah oo Maraykanku kujiro gabi ahaanbana ku dadaalaya inuu ciribtiro.

Nidaamkan ayaa ujeedkiisu yahay in Ruushku uu aarsado xitaa isaga oo qabriga ku jira waana sababta ay ugu magacaabeen "The dead hand". Waxa uu ugu talgalay Ruushku in lawada halaagsamo oo aan lakala harin. Waxa uu Ruushku dhisay oo hawlgaliyay sanaddii 1985-tii.

#Dowlad

Garnaqsi channel

09 Oct, 19:14

Ilaali dadka dareemohooda, ixtiraamna arimohooda u gaarka ah!

Ha weydiinin dadka sababta ay wax u baran waayeen, sababta ay waxbarashada uga hareen ama ay u dhammayn waayeen, sababta ay u shaqo u raadsan waayeen ama u heli waayeen,

Ha weydiinin sababta ay u guursan waayeen, sababta ay ciyaal u dhali waayeen iyo sababta ay isu fureen ama ay u kala tageen.

Ha weydiinin arimohooda u gaarka ah maxaa yeelay ma ogid xaaladda ay kusuganyihiin iyo waxa ay qabaan, haddiiba ay awooddooda tahayna in ay xaaladooda wax ka bedelaana iyaguba wax ayey ka bedeli lahayeen.

#xigasho

Garnaqsi channel

09 Oct, 05:22

"Maandhow, hadii aad salaad ku jirtid qalbigaaga dhowr. Hadii aad dad la joogtidna carrabkaaga dhowr. Hadii aad dad gurgooda aad joogtidna, indhahaaga dhowr. Hadii aad cunto hor fadhididna calooshaada dhowr. Laba arrimoodna weligaa ha xusin: xumaanta ay dadka ku xumeeyeen iyo wanaagga aad dadka u qabatay"

- Luqmaan Al-Xakiim

Garnaqsi channel

08 Oct, 18:00

Barta aan baska ka raaco ayaan saaka nin oday ah soo wada istaagnay. Casuumaad iyo duco ayuu abaabulayey. Qof uu taleefoon kula hadlay ayuu u sheegayey qorsha ducada. Wuxuu u tiriyey dadka casuuman oo uu ku sheegay inay yihiin, waaweynkii reerka! Wuxuu u tibaaxay tirada neefafka halkaa lagu qali doono. Wuxuu taleefoonkii jaray, isaga oo wejigiisa maqsuud badani ka muuqdo oo qorshihiisii meelmaray.

Nin wejigiisa ay ku yaallaan dhirbaaxooyinka uu waayuhu ku dhuftay oo la dhibban leetar uu sigaar ku shidanayey oo ay u qarxi la'dahay ayaa intuu ka soo jeestay, hawshii uu hayey, wuxuu ninkii casuumaadda qabanqaabinayey ku yidhi, tuducyadan uu Abwaan Aadan Tarabi lahaa:

"Ninka dibiga qalayee
Dibjirkii ka qadiyee
Ka dibiray casuumoow
Duco kuuma soo hoyan".

Dabadeed, inta uu istaagay oo dhaqaaq u holladay ayuu yidhi: "dadkeennu waxay wax ugu daraan, qofka ladan ee subax kasta beerka ku quraacda!

#xigasho

Garnaqsi channel

08 Oct, 04:42

"Waxaa laga yaabbaa innaad 12 sanno school baranaysey, ugu yarraan saddex sannana Jaamacad ku jirtay.Shan iyo tobban-kaas sanno keddibna aad wali shaqo raadinayso, bal ka warran hadaad hal sanno oo xirfad ah barran lahayd? shaqada maaddan raadiseen ee iyadaa kusoo raaddin lahayd,oggowna kaama hadhayso xirfadu. Waxbarashaddana looma barto inaad lacag samayso, ee waxaa loo bartaa in ogaalkaagu sarreeyo dunidana aad la jaan qaadi karto."

"Aan xirfad baranno dhalinyaro."

#xigasho

Garnaqsi channel

07 Oct, 14:33

Masuul sare oo soomaaliya ayaa tegey dal yurub ka mid ah kuwa ugu hormarsan, wuxuu la yaabay masuuliinta dhiggiisa ah, in ay shaaha iyo kafeega soo shubanayaan, dad shaaha keliya shuba lahayn, albaabka iyo gaarigana cidi ka furayn, garoonkana saf laba kilometer ahi u taagnayn, shacabka intiisa badanina aaneyba wasiirrada garanayn, magacyada aan agteenna ku dirirnaana xaggaas macnaba ka lahayn, wuxuu la yaabay waddooyinka, nidaamka, rugaha caafimaadka, iwm.

Afkuu gacanta saaray wuxuuna ku cel celiyaa: walaalow ma dhowin, walaalow ma dhowin!

Waxaan xusuustay aayaddii qur’aanka: (أفلم يسيروا في الأرض فتكون لهم قلوب يعقلون بها أو أذان يسمعون بها فانها لا تعمى الابصار ولكن تعمى القلوب التي في الصدور ) habeen iyo maalin dhulka wey maraane, miyaaney ka xanuunsan sida dhulkoodu yahay?

#xigasho

Garnaqsi channel

05 Oct, 17:37

Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Garnaqsi channel

04 Oct, 17:25

Oodafaysane Soo irkeeyoo Ooda Soo jabi
Diinta dadka inta badani caabudaan, waa diinta lacagta.

Dowladnimadda qabiilka ayaa ka xoog badan,
Danta guudna tan gaarka ah ayaa ka xoog badan,
In la shaqeeyo iska hadal ayaa ka xoog badan, Ammaanta cayda ayaa ka xoog badan,
Toosinta dhaliisha ayaa ka xoog badan,
Daacadnimadda khayaamadda ayaa ka xoog badan, Xatooyo la,aanta tuugadda ayaa ka xoog badan,
Ammaanka is dilka ayaa ka xoog badan,
ku dhaqanka diinta iyo raacista shareeada islamka, diin la,aanta,
Isticmaalka muqaadiraadka iyo tumadhadda ayaa ka xoog badan.
Qofka aqoonta leh midaan wax aqoon ayaan ka fiican, qofkan xishooda kaan xishoon ayaa ka fiican,
waayo araga, maalin la noolka indha oodku hayaha ayaa ka fiican.
Kan degani waa doqon , kan wax dilaana waa diric.

Garnaqsi channel

04 Oct, 04:59

Cudur uu na qaadsiiyay buu nagu cannaantaaye
Cillad uu isagu keenay buu nagu cannaan taaye
Xilkii loo cimmaamaday ayuu nagu cannaantaaye.

Caynkiyo ratigu bayd jaruu nagu cannaan taaye
Sidan uu u cawlcawlay buu nagu cannaantaaye
cannaantaaye.

Cidhiidhiga dhaqaalahan noqduu nagu cannaantaaye
Sababtaan u waynuu cashada Nagu cannaantaaye
Calooshaa na madhan buu darteed nagu cannaantaaye
Bilaa-camal inaan nahay ayuu nagu cannaantaaye.

Beri bay ahayd caadibuu nagu cannaantaaye
Caynka xaalku maanta yahuu nagu cannaantaaye.

Carrabkiyo dhanxanagoo harraad laga candhuuf waayay
Caasimad dhexdiidii dad koo suga cirkoo hoora
Biyo aan cabnoon waynay buu cannaantaaye.

Caafimaad adeeggiisu yahay shilin cir loo tuuray
Ood calaf go’aagiyo inuu ciidmo filanayso
Oo caydha mooyee nin kale tiisa kala caago
Tayadoodan cidhibteeda wuu nagu cannaantaaye.

Annagoon ka caban buu isagu cabasho ooyaaye
Cidi kama sarraysee hadana cabasho deyn waaye
Cabashada dadkii caban lahaa uu ka cabanaayo
Waa wax qayral caadiya hubaal oo caqligu diido.

Astaamaha qofka siyaasiga soomaaliga ahi oo intan ka badan waa masalooyin furfuris u baahan, haddii aan ka gabyi lahaa inahan yar ayaan ka bilaabi lahaa.

#Burmad

Garnaqsi channel

04 Oct, 04:43

Dadka qaar ma jecla in abaal loo sameeyo sabab kale ma ahan waa dadka maanta jira oo badankood aad usheeg sheegta abaalka ay dadka u sameeyaan mararka qaarna waaba la isku gumeystaa abaalka waxaa jirta xigmad tiraahda "Wanaagu faa ido malaha marba haddii qofkii sameeyey uu leeyahay anaa sameeyey"

#Abaal