Xikmado "jacayl♡

@xikmadjacayl


"Si naxariis leh kusoo biir channelkeena

Xikmado "jacayl♡

23 Oct, 13:48


Jaceylka runta ahi waa sida dabka oo kle mar haduu shidmo'
dabeysha madamin karto❤️‍🔥

Xikmado "jacayl♡

22 Oct, 10:46


Iskuma dayaayi inaan dadka kale kafiicnaado waxaan iskudayaya inaan ka fiicnaado qofkaan horay u,ahaa

Reaction waan furay xaqiisa siiya qoralkan❤️

Xikmado "jacayl♡

21 Oct, 12:54


ma noqon doona nooc walba aad adiga rabto taas badalkeed lacag ayaan kusiinaya suuqa kaso iibsa nooca aad rabto👍😁

Pov: jawaab u,ah qofkasta oo raba dadka siduu asiga raba inee wada noqdaan

Xikmado "jacayl♡

17 Oct, 09:12


Halista oo aad bareerto waxay kawangsan tahy shalaytada "

Xikmado "jacayl♡

16 Oct, 19:12


Nafta hadad khayr kumashquulin waydo sharta ayee kugu mashquulinee"

Sh.mustafe

Xikmado "jacayl♡

14 Oct, 18:47


Dadku si dhaksi eh ayee isku badalaan shalay wee kudaneenayeen maantana kuma daneenayaan

Xikmado "jacayl♡

12 Oct, 05:24


Subax wanagsan
Xasuuso meel kasta aad joogta ilaah ayaa kula jiro maalinkaagana alle ayaa ku qurxinaya i.a hawalwalin❤️

Xikmado "jacayl♡

09 Oct, 18:33


Waxa ugu wanaagsan aad kadhaxli karta waqtiyadaada ugu adag ayaa ah inaad barata midabda ama calorada dadka kugu hareraysan"

Xikmado "jacayl♡

09 Oct, 09:19


Wanaag oo dhan iyo waxkasta oo qurux badan noloshaada wxy u,imaanayaan mrkaad adiga ka fogaato xumaata oodhan❤️

Xikmado "jacayl♡

08 Oct, 18:19


Adiga ayaan kafikiraa xitaa anigoo haysan wax aan kafikiro"
naftyda waxaan waydiyaa mxan ugu baahanhay inaan kala fogaana anigoon qiyaasi karin farxada aan dareemaya mrkaan adiga kula jooga

Xikmado "jacayl♡

06 Oct, 19:28


Cidna mafahmaysa jacylka aan kuuqabo xitaa adiga mafahmysid💔🙂

Xikmado "jacayl♡

28 Sep, 09:00


Noqo qof naxariis badan" balse ha,u ogaalaan inee ku isticmaalan ee kudoqomystaan🎖

Xikmado "jacayl♡

27 Sep, 18:41


Maanan helin fursad aan kubarano gerrida sida aan ubaranay jaceylka iyo farxada' Geridu Waa nolosha ugu danbeysa ee nolosha kadanbeysa

Xikmado "jacayl♡

23 Sep, 12:19


Adigaa habeenki xidigaha igu so hirgaliyey oo iinoqday iftiin an ku arko dariiqeyga⭐️

Xikmado "jacayl♡

19 Sep, 09:39


Maqnanshahyga haduu kuxanuujin waayo hadlkaaga ima farxad galinaaya

Naftayda xushmad iiga baahan;🔥

Xikmado "jacayl♡

16 Sep, 11:46


Mararka qaar qof baan jeclaneyna sidan ujecelnahay dayaxa.
Wxeynu jeclaneyna anago og inaan heleynin ayaga'

Xikmado "jacayl♡

14 Sep, 19:49


Adiga la.aanta qalbigeygu waa sida guri madow oo aan daaqad laheyn, adiga ayaan ah iftiinka aan ubahanahay si aan unoolado bari💐❤️

Xikmado "jacayl♡

13 Sep, 21:19


hadii aniga iyo adiga sheekadi ina dhaxmartay ay dhamaato siyabihi xiriirkenana uu dhamaado oo eynu kala noqono shisheeye ahaan .
mar kle ibaro

Xikmado "jacayl♡

11 Sep, 19:28


Waxaa laga yaaba inan helin ereyo aan kuqeexo quruxdaada iyo sidaad noloshayda muhiim ugu tahy blse cimrigyga inta kaharay wxn kudhamayn doona raadinta ereyo kuu qalmo❤️

Xikmado "jacayl♡

08 Sep, 20:28


Markan kaa fikirayo ma heli kro erey aan kugu qeexo' mxaa yelay adiga ayaa ka horeeya ereyada oo dhan😍