Wararka Caalamka๐ŸŒ @wararka_caalamka Channel on Telegram

Wararka Caalamka๐ŸŒ

@wararka_caalamka


๐Ÿ“Kaga bago Mareegtaan warar & warbixino caalami ah.

Wararka Caalamka (Somali)

Wararka Caalamka waa kanal Telegram ah oo ku saabsan wararka caalamka oo dhan. Kanalkan waxaa lagu bilaabay inuu ku barto dadka Soomaalida ee ku nool dunida oo dhan, si ay u heli karaan warar iyo warbixino caalami ah. Wararka Caalamka waxaa lagu daabacay si loo guuriyo in la helo wararka ugu dambeeya oo ka soo baxay caalamka oo dhan, sida wararka siyaasadeed, dhaqameed, iyo caafimaad. Kanalkan waxaa ku jira warbixino muhiim ah oo ka soo baxay hay'adaha caalamiga ah, horumarka bulshada, iyo arimaha doorashada ee caalamka. Sidaa darteed, markaa hore fadlan ka soo biir kanalka si aad u hesho wararka ugu dambeeya ee ku saabsan caalamka.

Wararka Caalamka๐ŸŒ

18 May, 13:19


The owner of this channel has been inactive for the last 5 months. If they remain inactive for the next 8 days, they may lose their account and admin rights in this channel. The contents of the channel will remain accessible for all users.

Wararka Caalamka๐ŸŒ

26 Apr, 22:24


The owner of this channel has been inactive for the last 5 months. If they remain inactive for the next 30 days, they may lose their account and admin rights in this channel. The channel will remain accessible for all users.

Wararka Caalamka๐ŸŒ

07 Sep, 16:25


Ceerigaabo, Oo lagu arkay dhulka oo kala Jeexmay .
Dadka Ayaa sheegaya in Danab ku dhacay goobtan

Wararka Caalamka๐ŸŒ

03 Sep, 07:24


Wararka laga helayo degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in ay ururka alshabaab ay ku gubeen gawaari sidday raashin inta u dhaxeysa degmooyinka Maxaas iyo Baladweyne , sidoo kale alshabaab ayaa dilay dad shacab ah oo la socday gawaarida ay gubeen, sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya deegaanka.

Wararka Caalamka๐ŸŒ

02 Sep, 09:08


Kooxda Al-shabaab Ayaa ayaa Shalay Qarxiyay xarunta Shirkada isgarsiinta Hormuud Ee Deegaanka Maarsamage Ee Gobolka Galgadud,

Wararka Caalamka๐ŸŒ

30 Aug, 17:33


Daacish ayaa sheegatay in ay qarax lagu xiray gaarigiisa ku dishay macallin Xuseen Filla-wayne oo ahaa guddoomiye ku xigeenkii arrimaha siyaasadda ee maamulka degmada Yaaqshiid

Wararka Caalamka๐ŸŒ

28 Aug, 16:32


Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray awaamiir cusub oo gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho ka mamnuucaya waxkasta oo xad-gudub ku ah nadaafada, bilicda iyo xoolaha baadida ee iska dhex socda caasimadda.
Goโ€™aamada kasoo baxay maamulka gobolka Banaadir ayaa sidoo kale waxa lagu sheegay in la ganaaxi doono hadda kadib guri kasta oo ku xad-gudba bilicda caasimada lacag dhan $20, halka meherada ganacsadaha la ganaaxi doono lacag dhan $30.
โ€œSi loo dardar-geliyo bilicda iyo nadaafada waxa guddoomiyaha gobolka Banaadir soo saaray wareegto ku aadan dardar-gelinta nadaafada iyo dib u soo celinta bilicda magaalada Muqdisho oo ku socota agaasimaha guud, guddoomiyeyaasha degmooyinka, dadweynaha ku nool gobolka iyo taliska ilaalinta deegaanka Xamar.โ€
Wareegtada kasoo baxday xafiiska guddoomiye Filish ayaa waxaa lagu sheegay in xoolaha baadida ee iska dhex socda caasimada la qaban doono, islamarkaana cidda iska leh laga qaadi doono ganaax lacageed.
โ€œWixii hadda ka dambeeya xoolaha baadida ah ee lagu soo qabto magaalada Muqdisho waxaa laga qaadi doona ganaax iyo calafka Xoolaha mudada la hayo. Xoolaha baadida ah ee magaalaada laga qabto neefka Geela waxa la ganaaxi doona $25, Loโ€™da $20, Aragi $10,โ€ ayuu yiri.
Goโ€™aamadan ayaa imanaya xili maalmihii lasoo dhaafay roobab mahiigan ah ka daโ€™ayeen magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, kuwaasi oo biyo dhigay qaar kamid ah waddooyinka waaweyn iyo jidadka xaafadaha.

4,597

subscribers

27

photos

0

videos