Dhigaal @aqoonyahan1 Channel on Telegram

Dhigaal

@aqoonyahan1


Yoolka adduunka.

Dhigaal (Somali)

Dhigaal waa qayb aad u matalaya adduunka, halkaas oo kala duwan dhamaan dalalka jira. Kanalkan wuxuu siin karaa wararka ugu dambeeyay ee ka dhaca adduunka, ciyaarta casriga ah, iyo waxyaabo kale oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato adduunka. nnAqoonyahan1 waa qoraalayaal iyo baahiday yar oo ka mid ah kanalkan Dhigaal. Waxa uu u muuqda mid ah dadka ugu aqoonta badan adduunka, gaar ahaan kuwa jira habka ay u arkaan dalalka kale iyo dhibaatooyinka ay ku kala qaadan karaan. nnDhigaal waa kanal aad u fara badan oo waxaa looga hadlayaa xiisaha bulshada, siyaasadaha caalamka, iyo waxyaabo kale oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato adduunka. nnHaddii aad rabto inaad ka ogaato waxyaabo cusub, siyaasad caalamka, ama ku saabsan dhacdooyinka u dhaxeeya dalalka, Dhigaal waa kanalkaaga ugu wanaagsan. Ka qaybqaad kanalka si aad u hesho wararka ugu dambeeyay ee adduunka.

Dhigaal

24 Nov, 17:10


https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Suuqgeynta
โ†ช๏ธ @Global_learning1
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ†ช๏ธ @samow_techonolgy
โ†ช๏ธ @OGAANSHAHANOLASHA67
โ†ช๏ธ @Hamzaatii0845
โ†ช๏ธ @hadasamee
โ†ช๏ธ @wadnojacayl
โ†ช๏ธ @Balaashaan
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•
โ†ช๏ธ KURULUS OSMAN
โ†ช๏ธ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab


QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Dhigaal

24 Nov, 17:01


ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Dhigaal

23 Nov, 15:30


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Dhigaal

17 Nov, 18:05


https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Suuqgeynta
โ†ช๏ธ @Global_learning1
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ†ช๏ธ @samow_techonolgy
โ†ช๏ธ @OGAANSHAHANOLASHA67
โ†ช๏ธ @Hamzaatii0845
โ†ช๏ธ @hadasamee
โ†ช๏ธ @wadnojacayl
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•
โ†ช๏ธ KURULUS OSMAN
โ†ช๏ธ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab


QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Dhigaal

17 Nov, 18:01


ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Dhigaal

17 Nov, 05:39


Diploma in public health.
Arday kasta oo xiisaynaya barashada caafimadka bulshada waxaanu usoo kordhinay kooraskan fa'idada badan oo uu ku qaadan doono caafimaadka guud.kaas oo ah kooras bulshadeenu aad ugu baahi qabto.
Qiimaha koorasku waa 15 dollar .
Mudadu waa 7 bil.
Casharada waxa lagu qaadanaya aalada telegram .
Shahadadu waa diploma.
Fg: markaad dhamayso kooraskan jaamacad upgarading ah ayaanu ku haynaa ood ku biiri doonto adoo qaadanaya shahadada jamacada ee degree.

Ka faa'idaysi wacan.
Xagan hoose iska diwaan gali๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Dhigaal

16 Nov, 17:53


Laba mid midkood
1- Haddii dhibaatadu xal leedahay, ma jirto sabab aad uga warwarto.
2- Haddii ayna xal lahaynna, maba jirto sabab looga sii fakaraa.

Dhigaal

11 Nov, 09:07


https://youtu.be/Ltlh3Gmjc0I?si=coV6-0U80ZDeLnDB

Mawduuc ka hadlaya, lacagaha Crypto. Subacribe inoo saara.

Dhigaal

10 Nov, 06:16


Youtube-ka Subscribe inoo saara walaalayaa.๐Ÿ™
https://youtu.be/Ltlh3Gmjc0I?si=3NF7b3qbmQdmKzCP

Dhigaal

07 Oct, 02:30


Maxaa ka qurux badan ka nin ahaan, marka aad 5ta salaadood masaajidka ku tukato?

Dhigaal

17 Sep, 07:04


Waxaad aragtaa waxyaalo dhacay, markaasad tidhaahdaa waayo maxay u dhaceen. Anna waxaan arkaa waxyaalo aan dhicin, markaasaan is waydiiyaa maxay u dhiciwaayeen.

-G. Bernard Shaw

Dhigaal

07 Sep, 18:53


Guurdoon
__

Waaligii Tigreet u qaabilsanaa Cabbasiyiinta ayuu ahaa Yuusuf Binu Ayuub. Alaabana waxa uu ku hawraari jiray, waan jeclaan lahaa inaan guursado gabadh Ilaahay ka dhawrsata oo wiil ii dhasha, kaasoo xoreeya Qudus. Maalin isaga oo kobtiisii kambadhuudha, waxa ay dhegihiisu dhugteen, nin maamusleh oo gabadh ka codsanaya guur.

Balse ay ugu warcelisnayso, waxaan sugayaa nin Alle ka cabsi leh, Ilaahayna nakala siiyo wiil xeeladaha dagaalka yaqaana, oo farda fuul sooma jeesta ah. Magaalada Qudusna xoreeya. Kanshadaa kama uusan daahin ee, inta uu doontay ayuu guursaday. Waxayna dhaleen Salaaxu Diin Al-Ayuubi. Sidii ay filayeenna waxa uu furtay Qudus. Kaliya may ahayn inuu iska furtay ee, waa lagu soo barbaariyay. Waxaanuu aamminsanaa inuu furanayo.

Doorta qofka aad ogtihiin in uu idinku habboon yahay, oo aad isku wadiiqo jaanta u wada rogaysaan. Waxay u badantahay, inaad wada gaadhaan ee. Oo qofna maal iyo mood midna haku xulanina. Kuna xusha han iyo hannaan qofnimo. Sideedabana in ubad adduunka wax kabadala aad dhashaayi ma fududa. Se waa haddii aabaha iyo hooyaduba isku jabadyihiin.

Soomaalidii horena waxay halhays ka tagtay, "Wiilkaagu wuxuu hiil kaaga baahanyahay, maalinta aad hooyadii raadinayso." Maadama oo dadkeennii hore ay ku yarayd caaddifadu, waxay ahaayeen kuwo wax walba sal uga dhiga garaadka. Jacaylkuna ceeb ayuuba la'aahaaba. Kuwa maanta joogaana, jacayl iyo calaacal ayaa isu xiga. Qalbi jab iyo oohinbaa lala dadanyahay. Waa duul aan aqoon sababaha jacaykoodu ku dhidbanyahay iyo udub dhexaadkiisa. Waar u jeedku waa caqligaa horeeya, dareenka jacayl ee ay caaddifadu hor booddaana waa ka danbe.

Dhigaal

07 Sep, 06:18


Waxaan xasuustaa markii ay Aayda tidhi: " Ragga oo dhami waa bahallo!" Joosefiinna ugu dartay: "Rashiid mooyi'e." 

[Waxaa halkaa ka cad, kala duwanaanshaha garaadka labada gabdhood ee walaalaha ah. Mid ayaa la soo dhaqantay rag aad u xun, oo aan habeenna ka dayn falalka foosha xun, ee ar xandarrada ah. Iyaga oo u arkayay, walax loogu talo galay in la isticmaalo.

Halka midda kale ay si sharafle ula qaataday wakhtigeedda; qof qiimigeeda, sharfteeda iyo gabadhnimadeeda yaqaan. Una soo dhicayay, waxyaalo badan oo ay xaq u lahayd. Ugu danabaynna u guursaday, si xalaala oo qumman. Kana warhayn jiray, xaalad kasta.

Waataa sababta kala duday labada walaala ah, ee hadana sida is dhaafka ah wax u cabiraya. Qof kastaaba garaadkiisuu hadlaaye, dumarku waxay wax ku cabbiraan, hadba waayaha ay soo joogeen iyo dhacdooyinkii la soo darsay. Waar dumarka masuuliyad ayaa inaga saaran, ee aynu ilaalinno.]

Buugga:
Jirridda baambu

Dhigaal

07 Sep, 06:15


Mar walba wax barta.

Dhigaal

05 Sep, 06:32


Haddii aad soo qaaddo 100 qudhaanjo oo madaw ah iyo 100 kale oo casaan/guduud ah, kadibna aad isugu keento weel quraarad ah, wax dhibaato ahi ma dhacayaan. Balse haddii aad ruxdo weelka ay kuwada jiraan waxooga ah, kadibna aad miis ku dul yaaciso, dagaal ayaa ka dhex qarxaya.

Madawgu waxay u malaynayaan in casaanku/guduudku yahay cadawgooda. Guduudkuna/casaankuna waxay u qaadanayaan, in madawgu yihiin cadawgooda. Balse cadawga saxda ahi waaka weelka isu galiyay, ee isku ruxay/diray.

Isla tabtan oo kale ayaa bulshadeenna mar walba ka dhex dhacda. Ragga iyo dumarka ayaa is haysta. Laandheere iyo laan gaab ayaa la isu eryanayaa. Hantiile iyo faqiir ayaa is dullaynaya. Wad uun oo la dhacan ilaa fayta. Ka hor inta aynnaan dagaalamin, waxaa mudan inaynu is warsanno, waar yaa isku keen diray? Wa'ayo cidda ruxday weelka aynnu kuwada jirno?

Dhigaal

03 Sep, 17:49


Qoraalladeena halkan ayaynu soo dhigi doonnaa ee soo booqda insha Allah.



https://dhigaall.blogspot.com/2024/01/dhiikarka-miyaad-leedahay.html

Dhigaal

02 Sep, 03:53


Cornea/xuubka/il-xaydha isha waa qaybta uu dhex maro araga ishu ama iftiinku. Mana laha wax xidid ah oo dhiigga keena. Maadama dhiiggu waxa ugu badan ee uu jidhkeena uu ka qabtaayi tahay inuu Oksajiinta jidhka gaadhsiiyo iyo nafaqada, kana saaro wixii qashin ah. Cornea waa qaybta kaliya ee isha ku taal, ee aan lahayd xididdo dhiigga usoo waarida.

Saasoo ay tahay waxay ka heshaa Oksajiinta hawada caadiga, marka isheennu furantahay maalintii. Habaynkiina qaybta loo yaqaan 'Palpebral conjunctiva' oo iyadu ah waxa loo yaqaan Vascularized- ama qayb xididdo badan, kuna taala baalka isha gudihiisa ayaa habaynkii Oksajiinta iyo nafaqada ku siisa habkii la odhan jiray (Diffuses) ama baahitaanka.

Iyaga oo ka imanaya 'Palpebral conjunctiva capillaries' siina dhex maraya tear film-ka, kadibna gaadhaya Cornea ama il-xaydha isha. Taasina waa sababta Ilaahay inoo leeyahay:
".ูˆูŽุฌูŽุนูŽู„ู’ู†ูŽุง ุงู„ู„ู‘ูŽูŠู’ู„ูŽ ู„ุจูŽุงุณู‹ุง * ูˆูŽุฌูŽุนูŽู„ู’ู†ูŽุง ุงู„ู†ู‘ูŽู‡ูŽุงุฑูŽ ู…ูŽุนูŽุงุดู‹ุง."

Waxaana isu dheelli tirmaya labada Oksajiin. Laakin kawaran haddii habeen oo dhanna aynu moobal kusoo jeedno, subaxii oo dhanna hurudno? Meesha miyaanay macaashkii maalintu iyo xasilkii caafimadkuba ka baxayn?

4,632

subscribers

437

photos

10

videos