orahside @orahside Channel on Telegram

orahside

@orahside


https://t.me/joinchat/orahsidecahanal

orahside (English)

orahside is a Telegram channel dedicated to providing daily doses of inspiration and motivation to its followers. With a variety of uplifting quotes, powerful affirmations, and insightful messages, orahside aims to help individuals navigate life's challenges with positivity and resilience. Whether you're looking for a pick-me-up during a tough day or seeking guidance on how to stay focused on your goals, orahside is the perfect place to turn to. This channel is managed by a team of dedicated individuals who are passionate about spreading positivity and helping others realize their full potential. Join orahside today and start your journey towards a more empowered and inspired life!

orahside

01 Oct, 18:49


๐Ÿ‘คdadka waxay raban haka sheegan
Xumaan ama samaan๐Ÿคทโ€โ™€๏ธ
Muhiim ma aha inuu waqti kaagalo
Adku mashquusho waxey dadka kaa sheegayan๐Ÿ’ฏ
Lkn waxaa muhiim ah inaad ogtahey
Qofka dhabta ah adiga tahy๐Ÿซต๐Ÿ”

orahside

29 Sep, 07:19


Linkiyada waxaa so dhigi doonaa dhamaan garoupyada saatibaaan uu masul ka yahay

orahside

29 Sep, 07:18


Dooda habeen danba aalada zoomka ah cida diyaar ah wahatas appka 619373945
Waxa uu ka dhici doonaa dooda aaalada zoomka

orahside

29 Sep, 07:17


Waa maxay mushkilada qabyaaladu hada inagu haysaa?

horumarlaโ€™aanta iyo dawlad daacad ah oo sharciga wadanka u hogaansan dadkana cadaalad ku kala xukunta waxa inaga hortaagani waa Qabyaalada dadka Somalida ah dhamaan lafta kaga jirta sababta oo ah dadku wax kasta oo ay kamidaysan yihiin wuu qabsoomaa hogaamiye xun oo kastaa haduu dalku yeesho lakiin dadku midaysanyahay waxba kama qaado.

Adiga fikir kaaga maxay tahay mushkilada ay hda inagu haysaa qabyaaladu?

orahside

27 Sep, 09:22


Scw

orahside

20 Sep, 09:46


Asc asc
Madaama aan sameyey telegram 2021 waxaa umalayana inta badan qaraxa kuwada dhintay allow kuwa unaxriiso walle dad badan igu xirnaa dhinteen ku jiraaan bal kuwa alla nooleya aan arke salaanta iga qaadaba

orahside

20 Sep, 07:26


Jimco kream

orahside

19 Sep, 09:11


Channel photo updated

orahside

17 Sep, 06:11


๐Ÿ‘คdadka waxay raban haka sheegan
Xumaan ama samaan๐Ÿคทโ€โ™€๏ธ
Muhiim ma aha inuu waqti kaagalo
Adku mashquusho waxey dadka kaa sheegayan๐Ÿ’ฏ
Lkn waxaa muhiim ah inaad ogtahey
Qofka dhabta ah adiga tahy๐Ÿซต๐Ÿ”

orahside

15 Sep, 07:39


Maanta waa malinta dhalshada r scw aniga ma ihi suufi hadana meesha nabiga lagu waynaanayana waa in la wayanaa magaciis maalintaa lkn aan kuwada salino xabiibkeena m scw

orahside

06 Sep, 07:04


Waliga qofna ha Aaminin ee video dawo ๐Ÿ’”๐Ÿฅบ๐Ÿ˜”

orahside

06 Sep, 07:03


๐Ÿฅฐ jimco kaream mid wLiba caafimaad ku soo tooosiyow inta xanuunsan allha caafiyo๐Ÿฅฐ
Jimco kaream

orahside

06 Sep, 07:01


Channel photo updated

orahside

05 Sep, 22:17


Waxaan u hambalyeynayaa dhammaan Muslimiinta oo idil bilashada bisha barakeysan ee Mowliid. Aadanuhu waxa uu maamuusaa munaasabadaha qiimaha badan ee ku asteysan sooyaal, halgan, guul, gallad Eebbe oo soo korortay amabase lagu xasuusan karo dhacdo muhiim ah oo saameyn togan ku yeelatay jiraalkiisa. Asalka xuska iyo weyneynta Mowliidka waxaa iska lahaa Suubanaha naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee oo ku maamuusay cibaadada Soonka si uu Eebbe weyne ugu mahadnoqo, uguna muujiyo dareen farxadeed oo kasha kasoo go'day. Mowliidka Suubanaha naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee lagama siibi karo xeyndaabka farxadeed iyo maamuuseed ee uu Suubanuhu ku gedaamay. Haddaan si kale u dhahno, Mowliidku Suubanuhu Soon ka arradan dareen gudeed iyo ujeeddo ka dambeysa arrinkaas muusan soomin, sida ay dadka qaarkood u dhigaan amaba doonayaan iney u dhigaan ee Soonku waa ficilkii ama falkii lugu muujinayay ujeeddo ama ujeedooyin muunaddooda leh oo mudan inaan wax badan ka iftiiminno.

Dadku badanaa haddii ay helaan muraadkooda Eebbe ayay wax u nadraan. Tusaale, waxaad leedahay "Eebbow haddaan imtixaankan ku guuleysto, adiga dartaa baan u soomayaa, ama u sadaqeynayaa ama Masaajid u dhisayaa" falalkaa kala duwan ee aad sameyneyso waa falal aad uga golleedahay inaad ku muujiso ujeedooyin waaweyn oo ay ugu mudan yihiin farxad, gallad Eebbe, reynreyn iyo jaceyl aad u hayso muraadka aad gaartay. Sidaa si lamid ah ayaan ku qeexi karnaa Soonka Suubanaha naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee ee maalinkii Mowliidka. Ujeeddooyinka uu u soomay Suubanuhu waxaa kamid ah meeqaamka sare ee ay agtiisa ku leedahay maalintani iyo farxadda iyo reynreynta uu u hayo maalintan qiimaha badan. Sidoo kale waxaa iska cad inuu Suubanuhu u mahadnaqayo Eebbihii ahaysiiyay maalintaas. Sida laga fahmayo ficilkaas uu sameeyay Suubanuhu maalintani waa maalin ka duwan maalmaha kale, leh milgo iyo maamuus u gooniya, maalin mudan xus iyo xusuus. Sidaa darteed, arrinka la doonayo in laga mideysnaado waxa waaye inaan si wadajir ah ugu faraxno dhalashada Suubanaha naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee, maxaa yeelay farxaddu waa dareen qalbiyeed muujinaya maxabbada aad u hayso Suubanaha, dareenkaasoo loo baahanyahay inuu ka madax bannaanaado koox, firqo iyo isriixriix toona.

Suubanuhu waxa uu ahaa aadane qiimo badan oo ku asteysan anshaxa ugu heerka sarreeya. Dhalashadiisu waxay ka dhigneyd soo ifbixii ileyskii iyo iftiinkii badbaadiyay dunidii mugdiga baadidu wada dabooshay. Mucjisooyin waaweyn buu la kowsaday soo ifbixiisii, dabkii reer Faaris baa bakhtiyay, leyrkii qasriyadii Roomaniska ayaa damay. Nuurkii farriinwadaha ayaa meel kasta iftiinshay. Waxa uu noqday Suubanuhu waaberi usoo baxay dunida ayaandarradu maansheysay. Anshaxa wanaagsan baa lala soo diray. Dacwadii Suubanaha naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha waxa uu ku billaabay Towxiidka Eebbe iyo ka waantoobidda Shirkiga. Dowgaas qiimaha badan buu u guntaday hirgalintiisa iyo howlgalintiisa. Ujeedkiisii sidii buu uga dhabeeyay, waxa uuna soo saaray fac ku tilmaaman hawkarnimo, geesinimo, hal-adeyg, caddaalad, sinnaan, gobonnimo, anshax iyo maxabbo Nebi.

Ugu dambeyn munaasabadda xuska Mowliidka arrimaha door-roonaanta ay leedahay waxaa kamid ah xusuusta iyo ka warqabka ay ku reebeyso dunida oo idil, taasoo keeneysa in dad badani ku baraarugaan jiritaanka Nebi Maxamad iyo anshaxiisa suubban. Arrinkan ayaa keeney in dad badani soo islaamaan oo Nebiga dartiis ugu soo biiraan diinta ugu mudan diimaha ee Islaamka.

orahside

04 Sep, 04:19


Waxaan dib ubilaabaya courskii diblomada aheed ee culuumta nafsiga oo sacan doona 3 habeen waxaan ugula hadali doonaa ilaa sadac mowduuc sii bixiyaa cashirka waa
Dr saatibaan maxamed cali
Drs zukhayda asmir
Dr xudayfa sadaam
Waxayna ku bixi doonta aaalada zoomka hadaa xiisa ku haysao
Kala xariir gmail
@[email protected]
Ama whats app number
0619373945

3,831

subscribers

546

photos

4

videos