••Daqiiqad Qur'aan ah ••

@quraanka2023


Kanaalkan waxa aan ku soo gudbinaynaa muuqaalo Quraan ah oo ka yar hal daqiiqo, kuna habboon dhammaan in lagu faafiyo baraha bulshada, ka qayb qaado ajarkaas oo nala faafi quraanka.

╭══💜════════ღ❦ღ══╮
@Quraanka2023
╰══ღ❦ღ════════💜══╯

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

21 Jan, 00:01


القارئ #أحمد_العجمي

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

21 Jan, 00:01


القارئ #محمد_صديق_المنشاوي

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

21 Jan, 00:01


القارئ #أحمد_العجمي

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

21 Jan, 00:01


القارئ #هزاع_البلوشي

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

21 Jan, 00:01


القارئ #إدريس_أبكر

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

20 Jan, 23:59


القارئ #بشير_عبدالله

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

20 Jan, 23:59


القارئ #بندر_بليلة

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

20 Jan, 23:59


القارئ #صابر_اللحجي

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

20 Jan, 23:07


القارئ #سعود_الشريم

#الصلاة_على_النبي

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

20 Jan, 22:57


القارئ #عبدالله_الخلف

#الصلاة_على_النبي

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

20 Jan, 22:57


"واللهُ جَعَلَ لكُم مِّن بُيُوتِكُمْ سَكناً"

القارئ #ياسر_الدوسري

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

20 Jan, 22:36


القارى #سعود_الشريم

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

20 Jan, 22:36


القارئ #عبدالرحمن_مسعد

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

20 Jan, 22:36


القارئ #خالد_الجليل

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

20 Jan, 22:36


القارئ #رعد_الكردي

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

20 Jan, 22:36


القارئ #أحمد_النفيس

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

20 Jan, 21:47


Buugii aad wada sugayseen


💎Kani waa buug kaa caawinaya sidii aad u ilaalin lahayd caafimaadkaaga misna kaaga digaya waxayaabaha dhaawici kara caafimaadkaaga.

waxa uuna ku siinayaa Talooyin qiimo badan oo aad ku ilaalin karto caafimaadkaaga, waxaana qoray caalimkii waynaa ee ibnu Qayyim RX.

Waxa aan jeclaystay in aan ku turjumo afkeena hooyo.
📗Akhri oo caafimaadkaaga ilaasho!


━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━
𝗕𝘂𝘂g𝗴𝗮:  ➠ 50 Talooyin caafimaad ah
𝗤𝗼𝗿aa:     ➠ Abdullahi Abdirahman Ali
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮:  ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿:    ➠ 1.0 MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:  ➠ 19
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶:  ➠
#3aad


━|
@Mucjisoyinka_Quraanka|━

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

20 Jan, 21:09


Caafimaadku waa shay qaali ah, waxa uuna ka mid yahay nimcooyinka aad u wayn oo ilaahay SW ina siiyey.
Waxaana dareemi kara nimcadaas wayninkeeda qofka aan haysan oo xanuunsan.
Waxaa inala gudboon in aan mar waliba ilaahay uga mahadnaqno nimcadaas.

Sidoo kale waxaa inala gudboon in aan ku dadaalno sidii aan u ilaalin lahayn caafimaadkeena.

Kani waa buug kaa caawinaya sidii aad u ilaalin lahayd caafimaadkaaga misna kaaga digaya waxayaabaha dhaawici kara caafimaadkaaga.

waxa uuna ku siinayaa Talooyin qiimo badan oo aad ku ilaalin karto caafimaadkaaga, waxaana qoray caalimkii waynaa ee ibnu qayyim.

Waxa aan jeclaystay in aan ku turjumo afkeena hooyo, waana turjumay ilaahay fadligiis.

Inshallah dhawaan ayaan halkaan idin kula wadaagi doonaa isaga oo pdf ah.



Nagu dhiirigeli oo inoo badi 👍  ama ❤️  &  💬

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

20 Jan, 21:09


fadliga 10ka Bisha Carafo || Sh Xassaan
https://youtu.be/gwk52r3vQ9I

••Daqiiqad Qur'aan ah ••

20 Jan, 20:38


القارئ #عبدالرحمن_مسعد

2,543

subscribers

4

photos

507

videos