1-Hadalka Faraha badan oo Lagu maago walal muslim ah✅
2-Cuntada badan eela Cuno✅
3-Hurdada badan ✅
4-Qosolka Badan oo Qof muslim ah lagu duro”
Afar waxyabood oo halis ah oo uu rasuulkena NNKH Nooga Digay dhibato ku ah Insaanka’
1-Walwalka badan jirka ayuu Baaba,iyaa✅
2-Harradka iyo gaajada badan Jinrka Ayay Bani,isa✅
3-Habeenkii oo wakhti dambe la sexdo jirkay Ayay baa I,isa✅
4-Murugada iyo fikirka joogtada Ah waxay baabi,isa Jirka✅
4 waxyaabood oo wajiga insaanka nuurka ka qaada oo uu Rasuuleenu nooga digay”
1-Beenta faraha badan iyo nabka lagu masabito walalka muslimka Ah✅
2-Dooda faraha badan ee aa ku doodeyso Arin aadan wax ogaal ah u haynin✅
3-Xushmad darida iyo bahdilka aad u gaysaneyso walalka muslimka ah✅
4-Ku adkeysashada waxayaabo aadan arkin oo aad markhaati ka noqoto xumaanta badan waliba adigo u sameynaya bilaa cabsi✅
4 waxyaabood oo nuurka wajiga insaanka Kordhiya oo uu Rasuulkeena noogu bushaareyay🙏
1- daacadnimada✅
2-deeqsinimada✅
3-Cabsida alle oo aad daa,imto✅
4-inaad caawiso walalkaaga isagon wax garab ah ku Waydiisanin✅ Allahu akbar 🙏
4 waxyaabood oo Arzaaqda Yareeya oo uu Rasuulkeena NNKH nooga digay”
1-Hurdada La hurdo kadib salaada subax ilaa qoraxdu soo baxdo✅
2-Khiyaamada iyo in qof walaalkaga muslimka aa lug gooyso✅
3-Salaada iyo labada rakacadod oo sunada ah laga tago✅
4-Caajiska iyo inaa dulmiso walalkaaga isagon waxba kaa galabsanin✅
4 waxyaabood oo Arzaaqda kordhisa oo uu Rasuulkeena NNKH noogu bushaareyay ✅
1-Tukashada salaatul leylka✅
2-Towbad keenka Mar walboo aad dembi ku dacdo khakhsiba alle uso laabato✅
3-sadaqada badan oo aad siiso walalka oo jeebkiisu maran yahay dabkana u shido✅
4-Tasbiixda iyo inaad joogtayso xuska allaah SWT 🤲
Iga raali ahaada maadama aan idinku dheereyay Qoraalka Walaalayaal Hadafkeenu maaha kaliya inaan ka hadalno Football ka”
Waxan ku jirnaa Wakhti uu aduunkii sii xumaanaayo Marka sidaa Darteed waan idiin soo gaarsiyay”
Dardaarankii Rasuul Mohamed NNKH🫶
Allahayaow Marqaati ahoow intan karay waan gaarsiyay walaalahayga muslimiinta ah”
Walal adna share dheh gaarsii walLkaaga kale xujo igama ahan ee kaliya aan isku naxariisano”