Tafsiir Sh Cabdinaasir Xuseen Cusmaan @shabdinasir Channel on Telegram

Tafsiir Sh Cabdinaasir Xuseen Cusmaan

@shabdinasir


Kusoo dhawaada Tafsiirka Sh. Abdinasir Xuseen Cisman ee masjidka Bilaal
magaalada Jig-Jiga
Groupka chatting malahan, maamulka oo kali ayaa durusta soo dhigaya. Sii faafi tafsirka adigoo mahadsan

https://youtube.com/channel/UCetpkcu6ulI7nn0dw4yB

Tafsiir Sh Cabdinaasir Xuseen Cusmaan (Somali)

Kusoo dhawaada Tafsiirka Sh. Abdinasir Xuseen Cisman ee masjidka Bilaal magaalada Jig-Jiga! Halkan waxaa ka dhawaanaya Tafsiirka Sh. Abdinasir Xuseen Cusmaan, kan ugu horreysay ee looga hortageeyay magaalada Jig-Jiga. Tafsiirka waxaa loogu talo-galay inuu ka faa'idaysan karo dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka iyo dibadda, si ay u fahmaan aqoonta diinta Islaamka. Channel-ka waxaa bixiya Sh. Abdinasir Xuseen Cusmaan, qari iyo faqiir aadmi ah oo awood badan, halkaas oo uu ka warbixinayo Suuradka Quraanka Kariimka iyo Tafsiirada ay ujeedadiisu tahay inay dadka ugu fahmaan waxa ay akhristayaasha u soo bandhigtay

Waxaa jira groupka chatting ah oo lagu doortay maamulka kaliya ah, si loogu daro cabsi iyo calool-xumo, taageeraarada iyo su'aalaha la xiriira barashada iyo fahmida diinta. Marka hore, Tafsiirka waxaa loo bandhigayaa tan iyo afar bilood kahor, maalmo kala duwan oo loo baahan yahay in la kasbado aqoonta diinta Islaamka

Sii faafi tafsirka adigoo mahadsan! Waxaad ka heli kartaa tafsiirkaada muhiimka ah ee Suuradka Quraanka Kariimka, kuwaas oo kala duwan iyo qaladaada iyo dadka ku dhaqan qaarada yar yar ee Soomaaliyeed

Haddii aad rabto inaad ka faa'idaysan karto channel-ka, ka tag YouTube-ka si aad u arkato tafsiirka jireed ee Sh. Abdinasir Xuseen Cusmaan

https://youtube.com/channel/UCetpkcu6ulI7nn0dw4yB

Tafsiir Sh Cabdinaasir Xuseen Cusmaan

11 Sep, 18:45


Android
Appka Tafsiirka Quraanka kariimka
Horay waxaan u soo galinay Play Store Hadda kuma Jiro

Waxa uu leeyahay button Download
Kadib Offline ayuu kuugu Shaqaynayaa

#apk_Share

Tafsiir Sh Cabdinaasir Xuseen Cusmaan

11 Sep, 18:42


Tafsiir Sh Cabdinaasir Xuseen Cusmaan pinned «TAFSIIRKA QURAANKA SH CABDINAASIR XUSEEN CUSMAAN Xafidahullaah TAFSIIR HORE Tabo Halka ay Hizb Ku Qorantahay ╭────── • ◈ • ──────╮ 📕Juz 01: 📖 Hizb 01 | 📖 Hizb 02 📕Juz 02: 📖 Hizb 03 | 📖 Hizb 04 📕Juz 03: 📖 Hizb 05 | 📖 Hizb 06 📕Juz 04: 📖 Hizb 07 …»

Tafsiir Sh Cabdinaasir Xuseen Cusmaan

11 Sep, 15:46


TAFSIIRKA QURAANKA
SH CABDINAASIR XUSEEN CUSMAAN

Xafidahullaah

TAFSIIR HORE

Tabo Halka ay Hizb Ku Qorantahay
╭────── • ◈ • ──────╮
📕Juz 01: 📖 Hizb 01 | 📖 Hizb 02
📕Juz 02: 📖 Hizb 03 | 📖 Hizb 04
📕Juz 03: 📖 Hizb 05 | 📖 Hizb 06
📕Juz 04: 📖 Hizb 07 | 📖 Hizb 08
📕Juz 05: 📖 Hizb 09 | 📖 Hizb 10
📕Juz 06: 📖 Hizb 11 | 📖 Hizb 12
📕Juz 07: 📖 Hizb 13 | 📖 Hizb 14
📕Juz 08: 📖 Hizb 15 | 📖 Hizb 16
📕Juz 09: 📖 Hizb 17 | 📖 Hizb 18
📕Juz 10: 📖 Hizb 19 | 📖 Hizb 20
📕Juz 11: 📖 Hizb 21 | 📖 Hizb 22
📕Juz 12: 📖 Hizb 23 | 📖 Hizb 24
📕Juz 13: 📖 Hizb 25 | 📖 Hizb 26
📕Juz 14: 📖 Hizb 27 | 📖 Hizb 28
📕Juz 15: 📖 Hizb 29 | 📖 Hizb 30
📕Juz 16: 📖 Hizb 31 | 📖 Hizb 32
📕Juz 17: 📖 Hizb 33 | 📖 Hizb 34
📕Juz 18: 📖 Hizb 35 | 📖 Hizb 36
📕Juz 19: 📖 Hizb 37 | 📖 Hizb 38
📕Juz 20: 📖 Hizb 39 | 📖 Hizb 40
📕Juz 21: 📖 Hizb 41 | 📖 Hizb 42
📕Juz 22: 📖 Hizb 43 | 📖 Hizb 44
📕Juz 23: 📖 Hizb 45 | 📖 Hizb 46
📕Juz 24: 📖 Hizb 47 | 📖 Hizb 48
📕Juz 25: 📖 Hizb 49 | 📖 Hizb 50
📕Juz 26: 📖 Hizb 51 | 📖 Hizb 52
📕Juz 27: 📖 Hizb 53 | 📖 Hizb 54
📕Juz 28: 📖 Hizb 55 | 📖 Hizb 56
📕Juz 29: 📖 Hizb 57 | 📖 Hizb 58
📕Juz 30: 📖 Hizb 59 | 📖 Hizb 60
╰─────── • ◈ • ─────╯


Tafsiirka Cusub 👇

((( JUZ JUZ )))
╭────── • ◈ • ──────╮
📂 Juz 01 📂 Juz 11 📂 Juz 21
📂 Juz 02 📂 Juz 12 📂 Juz 22
📂 Juz 03 📂 Juz 13 📂 Juz 23
📂 Juz 04 📂 Juz 14 📂 Juz 24
📂 Juz 05 📂 Juz 15 📂 Juz 25
📂 Juz 06 📂 Juz 16 📂 Juz 26
📂 Juz 07 📂 Juz 17 📂 Juz 27
📂 Juz 08 📂 Juz 18 📂 Juz 28
📂 Juz 09 📂 Juz 19 📂 Juz 29
📂 Juz 10 📂 Juz 20 📂 Juz 30
╰────── • ◈ • ──────╯

☘️Tafsiirka Quraanka Kariimka

🎙SH CABDINAASIR XUSEEN CUSMAAN [حفظه الله]

🎙TAFSIIR HORE ☘️
https://t.me/shabdinasir/459

🎙TAFSIIRKA CUSUB☘️

WAQTIGA LA KHATIMAY [2021]
https://t.me/shabdinasir/113


♻️ *Sii faafi* ♻️

Tafsiir Sh Cabdinaasir Xuseen Cusmaan

01 May, 09:18


Habeenkii xalay ahaa waxaa halkiisii laga sii waday Tafsiirka Sheekh Cabdinaasir Xuseen oo marayay Juska 12aad waxaad mooddaa mahee wayba tahye in loo hamuum qabay lana sugi la'aa darsiga sheekha Ilaahay cimri dheer iyo caafimaad ha siiyee, kor iyo hoosba masaajidka waa la buux dhaafiyay, rag, dumar, ciroole iyo caruurba darsigan dhagysigiisa looma kala hadhin. Wuxuu yidhi Sheekh Cabdinaasir: " Magaalada Jig-Jiga dadka jooga marka laga reebo inta balwadda leh dhammaantood waa wadaa arday cilmiga barata qof duruusta xaadira iyo mid khadka kala socdaba. "

Isticmaalka baraha bulshada iyo ka sheekaynta maqaaxiyaha intaad halkaa saac yara joojiso kaalay Tafsiirka dhagayso anaa huba oo waad mahdin doontaaye. Haddaad magaalada ka maqantahay ama aad joogtid oodan iman karin halkan ka kala soco. https://t.me/tafsiirsheekhcabdinasir/258 caalim ku takhasusay tafsiirka khibrad kabadan 40 sanana u leh ayaa akhrinaya....

Tafsiir Sh Cabdinaasir Xuseen Cusmaan

20 Apr, 18:29


Ciid wanaagsan dhammaan walaalaha meel kastood joogtaan. Ilaahay sw haynaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd een soo qabanay. Ramadaanka danbana nabad iyo barwaaqo haynagu gaadhsiiyo..

#عيــد_الفطــر_المبــــارك ..🎉🎀

ڪُلّ عـــام وَ قلوبڪم تنبضُ حُـبّاً وفرحاً ..

ڪُلّ عـــام وَ الطمأنينـۂ وَ السـلام تطـوق ٲرواحڪم .. تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال. 🎈

                   
#عيدڪُـم_سعيــــــد ..💞

                  ❃══ೋ🌹ೋ══❃



❤️💯 🌙🎆✨️🎉🎈

Tafsiir Sh Cabdinaasir Xuseen Cusmaan

17 Apr, 15:57


Waa habeenkii!

Caawa waa 27 Ramadan, waa habeenka ugu rejada badan in uu yahay habeenka Laylatul qadriga. Saxaabada qaar ka mid ah sida Ubaya bin Kacab ayaana ku dhaaran jiray.

Wax la qabto habeenkaas waxa ugu qiimo saddex cibaado, Salaad, Qur’aan iyo Duco, saddexdaasna waa la isu keeni karaa haddii Quraanka lagu tukanayo la dheereeyo, sujuuddana la dheereeyo oo ducada la badiyo.

Ilaahay ha inna aqbalo, habeenkanna kuwii ku guulaysta ha innaga yeelo, dhammaan camalkana ha innaga aqbalo.

Ducaysta, duceeya oo dal iyo dadba ducada gaadhsiiya.

✍️ Xamse Cumar Kujoog

Tafsiir Sh Cabdinaasir Xuseen Cusmaan

26 Nov, 13:51


Waraysi Shekh Cabdinaasir, waxaa waraystay wariye Farax Cabdiqadir

https://www.facebook.com/100022213162471/posts/1068117843938644/?flite=scwspnss&mibextid=wx9SN25LKydg897I

Tafsiir Sh Cabdinaasir Xuseen Cusmaan

20 Nov, 12:25


Asc ardayda qolkan ku jirta ee Cashirka ku taxan, qolka kale ee taxanaha ayaa Cashirka socda la soo galiyaa, saa ula socda walalaaha.

Waakan
👇
https://t.me/tafsiirsheekhcabdinasir