Coldoon @cabdimaalik_coldoon Channel on Telegram

Coldoon

@cabdimaalik_coldoon


Coldoon (English)

Coldoon is a Telegram channel that provides insightful news and updates on current events from around the world. With a focus on global affairs, political developments, and cultural trends, Coldoon is the go-to source for staying informed and engaged. The channel is managed by cabdimaalik_coldoon, a dedicated and experienced team of writers and editors who are passionate about delivering accurate and timely information to their audience. Whether you're interested in breaking news, analysis, or in-depth reports, Coldoon has you covered. Join today to be part of a community that values knowledge and understanding of the world we live in.

Coldoon

18 Jan, 18:01


Askariga soomaaliyeed ee u dagaalamaya danaha Maraykanka iyo talisyada kufriga ee adduunka sidee buu u noqon karaa shahiid marka la dilo?!

Coldoon

07 Jan, 05:12


Gaalada Liyuu booliska ee ka midka ah ciidamada taliska Itoobiya inta ay weerar gaadmo-fulaynima ah ku soo qaadeen dadka deegaanka Dacawaley oo ay laayeen ayey haddana ku eedeeyeen dadkii ay laayeen in ahaayeen “Argagixiso” “Nabad-diid iyo wax la mid ah,erayadaa oo ah erayo lagu bannaysto dhiiga muslimiinta.
Waaba tabtii taliskii (TPLF) iyo u adeegehoodii Cabdi Iley oo aan biyo is marin. Itoobiya waa Itoobiyadii un layuuguna waa kuwii un.

Coldoon

06 Jan, 20:48


Aynu ka gaalowno diinta la yidhaahdo “Soomaalinimo” ee ay ku wada jiraan gaalka iyo muslimkuba oo aynu u kala baxno muslimiin iyo gaalo barii kala noqday.
Erayga “soomaali” waxa uu noqday eray bahal galeen ah iyo waddo halaq oo halisteeda leh.
Soomaalikastaa muslim ma aha , muslimkastaana soomaali ma ah.
Dad baa aaminsan in aanu gaal noqon karin qofkuba haddii uu yidhaado “Soomaali baan ahay” yaa yidhi ma noqon koro ? wuu noqn karaa,oo imisaa jira soomaali gaalo ah .
Soomaali baan ahay ma aha micneheedu muslim baan ahay.
Diinta islaamku abtirsiimo laguma joogo ee waxa lagu joogaa raacis la raacayo waxa gudeheeda lagu farayo.
Muslimiinta waxa ka dhaxeeya islaamnimo ee kama dhaxayso soomaalinimo,carabnimo,afrikaannimo iyo waxa la midka ah.
Amxaariga muslimka ah iyo soomaaliga muslimka ah ayaa is xiga oo iska xiga soomaaliga gaalka ah.
Aynu ka kufrinno ‘’soomaalinimada”oo aynu u kala safanno muuminiin iyo kaafiriin.

Coldoon

03 Jan, 22:21


Waxa ay igu yidhaahdeen raalligali ciidamada gaalada ah ee Liyuubooliska oo dheh:Liyuu boolisku ma aha gaalo.
Aniguna aniga oo Allaah raalligalinaya waxa aan leeyahay sidan soo socota:
“Ciidamada Liyuu boolisku waa gaalo ku dagaallamaya jidka daaquutka.
Waxa ay ku gaaloobeen ka mid ahaanshaha ay ka mid noqdeen ciidamada taliska gaaleed ee Itoobiya ee dagaalka ba’an kula jira muslimiinta geeska afrika.
Allaah waxa uu aayadda 51aad ee suuradda Almaa’idah ka reebay muuminiinta in ay la jiraan yuhuudda iyo kiristaanka iyga oo ka dhiganaya gacal iyo sokooye isu hiiliya.
Allaahu caza wajal waxa uu yidhi:
﴿يا أَيُّهَا الَّذينَ آمَنوا لا تَتَّخِذُوا اليَهودَ وَالنَّصارى أَولِياءَ بَعضُهُم أَولِياءُ بَعضٍ وَمَن يَتَوَلَّهُم مِنكُم فَإِنَّهُ مِنهُم إِنَّ اللَّهَ لا يَهدِي القَومَ الظّالِمينَ﴾ [Al-Mā’idah: 51]
aayaddaa oo micneheedu yahay :
Kuwii rumeeyow, ha ka dhiganina yuhuudda iyo kiristaanka xigaal iyo gacal aad isu hiilisaan.
badhkood ba badhka kale ayey ka dhaxaysaa gacaltooyo,xigaal iyo hiil.
Ka idinka idnka mid ah (waa muuminiinta) ee iyaga (yuhuudda iyo kiristaanka)xigsada,jeclaada,u hiiliya,iyaga ayuu ka mid yahay.
Allaah na ma hunuuniyo duulka daalimiint ah”

Coldoon

29 Dec, 12:22


Ciidamada ashahaado la dirirka ah ee Liyuu boolis ayaa 119 qof ku xasuuqay 150 kalne ku dhaawacay deegaanka Dacawley ee dhulka Soomaali galbeed ee ay Itoobiya haysato.
Xasuuqan fulaynimada ah oo ahaa weerar gaadmo ah oo ay soo qaadeen ciidamada gumaystaha Itoobiya u shaqeeya ee Liyuu boolis ayaa dhacay 20 iyo 25 December 2024.

Coldoon

14 Dec, 16:21


بسم الله الرحمن الرحيم


Waxa jirta gabadh ku jirta Xabsiga Gabiley tan iyo sannadkii 2017 oo magceeda la yidhaahdo Aamina Ibraahin Cali laguna naanayso Aamina-Shiikho.
Sannadkii 2017 ayaa lagu xukumay 2 sano oo xadhig ah iyo in ay bixiso lacag dhan 35 kun oo doollar.
Xadhigii waxa uu ka dhammaaday sannadkii 2019 lamana siidayn illaa, xadhigii wuu ku muddo dhaafay,Waxa ay u xidhantahay illaa iyo hadda lacag dhan shan iyo sooddon kun oo doollar ($35000) haddii ay bixin waydo waxa lagu wadaa in weligeed halkaa ku jirto !

Howsheeda ayaan ku jiraa , waxa aan bilaabay in aan ururiyo lacagta ay Jeelka ugu xannibantahay si ay u soo baxdo inshaa Allaah.
Waxa jira lacago i soo gaadhay oo aan dhawaan faahfaahin ka bixin doono inshaa Allaah.

Sidaa awgeed waxa aan idiinku baaqayaa in aad ka qaybqaadatan soodaynta walaasheen Aamina-shiikho oo aad ka bixisaan lacgta loo haysto kana faydaan kurbadda .

Fadlan igala soo xidhiidha labadan lambar ee kala ah 0634431955 iyo 0654431955 ama WhatsApp-kan :
+252634431955

Allaah mahadleh

Cabdimaalik Sh.Muuse Coldoon

Coldoon

13 Dec, 03:31


Walaalkayga muslimka ahow,ma aha dowlddani dowladeennii maa aha dowladdani mid ina matasha oo ka tarjumaysa waxa aynu rumaysanahay.
Dowladdani waa mid dimuqraadi ah oo kitaabkeedu yahay distoor (Qaanuun) iyo xeeraraka ay banii-aadamku xarriiqaa. Teenu na waa mid islaami ah oo kitaabkeedu yahay Qur’aanka kariimka ah iyo sunnaha rasuulkeenna Muxammad (SCW)

Dowladdani waxa ay walaal iyo saaxiib ka dhigatay talisyada kufriga ee aaduunka ee dadkeenna ku laayey Afqaanistaan,Alciraaq,Filisddiin , Soomaaliya iyo goobo kale oo caalamka ka mid ah.
Dowladda aynu innaguna doonaynaa waa dowladdii islaamka ee uu rasuulkeennu(SCW) ka hirgaliyey magaalada Maddiina ee ku salaysnayd caqiidada alwalaa walbaraa ee gaalka muxaarbka ah cadow ka dhiganaysay muslminka ana walaal dhow u ahaa.

Dowlddani waxa ay ku xukumaysaa xukun jaahili ah sida xeerka ciqaabta guud iyo xeerka habka ciqaabta.
Ta aynu doonaynaana waa ta ku xukumaysa waxa uu Allaah soo dejiyey .

Walaalkayow wax is baday oo weyni ma jiro aan ahayn qof qof badalay iyo dadyow dadyow kale baddali doona,laakiin is ku nidaam iyo waddo mari doona.

Walaalkayow si kooban waxa aan ku leeyahay : Dowlad islaam ah inoomay dhalan ee aynu raacdayno, dalka innaga ayaa lehe yeynaan daawadayaal ka noqon.

Wabillaahi towfiiq.

Coldoon

11 Dec, 20:42


Dowlad bilaa kitaab ah baa soo socota,dowlad bilaa kitaab ahina way tagaysaa.

Coldoon

09 Dec, 20:20


Gabadh 8 sano xabsi ku jirta.

Coldoon

21 Oct, 06:00


“Jadiidiyo qolya uga daran muslimiinta ma jiro dhanka marka laga hadlo in laga siibo batariga dabka muslimiinta.Tilifoonku hadduu batrigu ka dhinto miyuu shaqaynayaa ?Ruuxa muslimka ah waxa ku jirta in uu dulmiga diido oo dulliga diido , jadiidiyo waa qoomka loo soo diray in ruuxdaa umdda ka siibaan”Sh Xassaan Xusseen Aadam.

Coldoon

19 Oct, 19:19


TV-ga MBC oo laga leeyahay dalka Sucuudiga ayaa baahiyey shalay warbixin muuqaal ah oo ay ay ku caayayaan shahiid Yaxyaa Al-sinwaar iyo rag kale oo muslimiin.

Warbixinta ayey waxa ay cinwaan uga dhigeen hadal nuxurkiisu ahaa:"Waa xilligii argagixisada laga takhalusi lahaa"

Muslimiin badan ayaa ka cadhootay muuqaalkaa lagu aflagaadeenayo mujaahidiinta taasoo sababtay in MBC baraheeda ka tirtirro warbixintaa gafka ah .

Waatan warbixintii oo dhammaystiran :

Coldoon

11 Oct, 16:47


Su’aashaa iiga jawaaba.

Coldoon

11 Oct, 16:41


Dimuqraadiyaddu waa diin.

Coldoon

10 Oct, 19:57


Halkani waa xabaalaha gaalada ee Hargeysa(Xabaalaha ingiriiska), dadkaa sawirada ka muuqada waxa ay si wada jir ah xus ugu samaynayaan gaaladii ingriiska ahaa iyo kalkaaliyayaashoodii soomaalida ahaa ee u dhintay ingriis dartii .
Waxa la xusayaa oo la weynaynayaa oo loo ducaynayaa gaaladii duullaanka ahayd iyo kalkaaliyayaashoodii soomaalida ahaa ee la dagaalamayey Sayidka iyo ciidankiisii Daraawiish.

F/G
Xuskani waxa uu dhacay 30/03/1442H (16/11/2020)

Coldoon

09 Oct, 18:19


Xabaalaha ingriiska ee Hargeysa waxa ku aasan laba qolo oo kala ah :
1-Ciidamadii gaalada ahaa ee ingiriiska ee la dagaalamayey Sayidka iyo ciidankiisii Daraawiish.
2- iyo ciidan soomaali ah oo la safnaa gaalkaa.

Su'aal : Soomaalidaa la jiifta gaalkaa ma muslimnimo ayey ku dhinteen mise gaalnimo? Haddii ay muslimnimo ku dhinteen maxaa loogu aasay xabaalaha gaalada ?

Coldoon

08 Oct, 15:28


Ciidankii Sayidka ee gaalada la dagaalamayey waxa la odhan jiray Daraawiish.
Ciidamo hadda Soomaaliya ka jira oo ay gaaladu maalgaliso iyagana waxa la yidhaahdaa (daraawiish)

Waa laba ciidan oo aad u kala fog.

Coldoon

08 Oct, 13:25


Halgamaa Sayid Maxamed Cabdalle Xasan waxa uu la dagaallamay gaalkii duullaanka ahaa iyo intii gaalkaa la soo safatay cidda ay doonaan ha ahaadaan e.

Cid meel dhexe joogtay ma ay jirin,ama gaalka duullaanka ah ayaa lala safnaa ama Sayidka iyo ciidankiisii Daraawiisheed ayaa lala safnaa.

Coldoon

28 Sep, 03:01


Halka uu ka soo jeedo xeerka ciqaabtu.Muuqaalkan ooo dhammaystiran halkan ka daawo:https://youtu.be/d2UqJvMKRdM?si=5mc4oEcjAlL_bAmP

Coldoon

22 Sep, 20:56


“Wax la yidhaahdo dowlado gaaleed in ay jiraan maba ahaba”

Coldoon

19 Sep, 02:32


Soomaali-galbeed waa dhul soomaaliyeed oo ay Itoobiya xoog ku haysato.

Coldoon

02 Sep, 04:44


Ceerigaabo