CARUUSHÃ PLUS™ @madasha_caruusha123 Channel on Telegram

CARUUSHÃ PLUS

@madasha_caruusha123


Kalsoco chanalkan @Madasha_Caruusha123 barnaamijyo kuxiisagaliya oo noloshaadana wax badan kabadelaya
sida :
● Xikmadooyin ●Talooyin ● Falsafadaha iwm

fadlan marwaliba lajirkena ahaaw mahadsanid
@Madasha_Caruusha123 🤝🌍👊

ᵒʷⁿᵉʳ| Abdilahi MIRE シ︎

CARUUSHÃ PLUS™ (Somali)

Madasha Caruusha is a Telegram channel dedicated to providing informative and thought-provoking content to its followers. The channel, with the username @madasha_caruusha123, offers a variety of programs that aim to enrich your life in many ways. From insightful quotes to valuable advice and philosophical discussions, Madasha Caruusha covers a wide range of topics. Whether you are seeking wisdom, guidance, or simply some food for thought, this channel has something for everyone. Join us today and be part of a community that values knowledge, sharing, and growth. Discover a new perspective, expand your horizons, and engage in meaningful conversations with like-minded individuals. Don't miss out on this opportunity to connect with others and learn something new every day. Follow @madasha_caruusha123 on Telegram now and start your journey towards personal development and enlightenment. Owner: Abdilahi MIRE シ︎

CARUUSHÃ PLUS

13 Jan, 10:17


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

CARUUSHÃ PLUS

12 Jan, 18:17


https://t.me/addlist/GEbwy9wFelhkNjg0





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Balaashaan
↪️ @xadiith_maalinle
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

New friends
╚═══════ - ════════╝
⭐️ @Balaashaan
⭐️ @Murti_iyo_gabayo
⭐️ @Ur_amaley
⭐️ @hoygaxikmada7

CARUUSHÃ PLUS

09 Jan, 18:15


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

CARUUSHÃ PLUS

08 Jan, 19:13


https://t.me/addlist/GEbwy9wFelhkNjg0





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Balaashaan
↪️ @xadiith_maalinle
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

New friends
╚═══════ - ════════╝
⭐️ @Balaashaan
⭐️ @Murti_iyo_gabayo
⭐️ @Ur_amaley
⭐️ @hoygaxikmada7

CARUUSHÃ PLUS

05 Jan, 17:07


https://t.me/addlist/GEbwy9wFelhkNjg0





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Balaashaan
↪️ @xadiith_maalinle
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

New friends
╚═══════ - ════════╝
⭐️ @Balaashaan
⭐️ @Murti_iyo_gabayo
⭐️ @Ur_amaley
⭐️ @hoygaxikmada7

CARUUSHÃ PLUS

05 Jan, 17:06


وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

CARUUSHÃ PLUS

30 Dec, 19:19


Qof aan biya uu cabo, caafimaad iyo nolol haysan hadane walaalkiis u dilaayo maxaad dhulkaas qalalan oo abaarta ah u soo dagtay soo ayaan darro inteeda la eg maahan?😥

CARUUSHÃ PLUS

30 Dec, 16:06


Magaciisa waxa loosoo gaabsadaa Long, waa 12-jir ku nool dalka Vietnam magaaladda Ho Chi Minh, waana arday dhawaan dugsiga sare galay. Mr Long waa tababare Programming-ka ah, jecelna in uu khabiirsare ku noqdo cilmigaas. Ardeyda cilmigiisa Prograamming-ka ka faa'iideysataa waxay ka so kala jeedaan Canada,Ustralia iyo waddamo kale.

Long wuxu dhawaan u fadhiistey Examka luuqadda Ingiriisida ee loosoo gaabsado IELTS( international English language Testing System) oo ka kooban, Speaking, Listening, Reading and Writing.
Arrinta cajiibka ahayd ayaa noqotey in cunuggaa 12 jirka ahi isku daygiisii koobaad aw keenay dhibcaha 8.0 ( out of 9.0), wuxuna sidaa ku galay diiwaanka dalka Vietnam dhanka dhibcaha ugu sareeya ee IELTS -ka iyo da'da aw jiro.

Mar la waraystey wuxu sheegay in noloshiishu ku dhisantahay tarbiyad waalid oo hagaysa. Makhsinkiisuna u habaysanyahay wax dhigasho, wakhtigiisana 6 saac wax is barid galiyo, inta kalena mihnadihiisa kale

CARUUSHÃ PLUS

28 Dec, 10:28


Cimiladu korkayga iskama badasho, labada xilli qabaw iyo kulaylna iiguma taarna waxay idiinku taagan yihiin—maalinka aan kulayl dareemo waa maalin aan hadhsi u baahanahay, sidoo kale waa maalin aan wax dareemay!

—Shabcaan

CARUUSHÃ PLUS

26 Dec, 18:15


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

CARUUSHÃ PLUS

23 Dec, 15:59


Soomaalida waxaa lagu ammaanaa, diintooda oo ay aad u xajistaan, bilicdooda dabiiciga ah, maqaarkooda midabka siman, iyo dhaqanka sharafta leh oo ay ugu horeyso martigelintu.

Galabtu ha idiin wacnaaato
🙌

CARUUSHÃ PLUS

23 Dec, 15:59


Soomaalida waxaa lagu ammaanaa, diintooda oo ay aad u xajistaan, bilicdooda dabiiciga ah, maqaarkooda midabka siman, iyo dhaqanka sharafta leh oo ay ugu horeyso martigelintu.

Galabtu ha idiin wacnaaato
🙌

CARUUSHÃ PLUS

23 Dec, 10:13


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

CARUUSHÃ PLUS

23 Dec, 05:43


Aduunkan aan ku noolnahay waa meel loogu talo galay in la inagu imtixaano, waa meel ciriiri iyo dhib iyo wax ku caro galiyo ay buxaan iyado sidaas tahay hadad xuska alle badiso waxaas oo dhan waad ilaawaysaa mesha ay dhamaystirnaanta taalo waa janada.💓.🕊️


Sh.Mustafa xaaji ismaciil

CARUUSHÃ PLUS

19 Dec, 17:41


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

CARUUSHÃ PLUS

19 Dec, 06:52


Munaafaqnimada la sheegayaa waa iyadoo camalkaaga iyo qowlkaagu is waafiqi waayaan.

~Sheekh xamse xabiib

CARUUSHÃ PLUS

18 Dec, 14:40


Waxaa layiri malayga Afkiisa xera ayaa makaadin ka badbaada waxaana loola jeeda qorshayaaashada iyo sirahaaga muhiimka ah qof walba lalama wadaago waxyaaba aad ka maaranto aan muhiim kuu ahayn un baa dadka lalawadaaga inta ka horeysa Afkaaga xer😕

CARUUSHÃ PLUS

17 Dec, 15:26


Raxmaanka Naxariista badan wuxuu leeyahay

*◀️ "نَبِّئْ عِبَادِي أَنِّي أَنَا الْغَفُورُ الرَّحِيمُ"*
Uga waran adoomadeyda inaan anigu ahay danbi dhaafe naxariis badan🥰

*◀️  "وَأَنَّ عَذَابِي هُوَ الْعَذَابُ الْأَلِيمُ"*
Cadaabkeyguna uu yahay Cadaab Daran 😥

CARUUSHÃ PLUS

17 Dec, 13:34


📩📮
┄┄┄༻༺┄┄┄
Wajigaad doonto waad ku dhaqami kartaa , laakiin ficilkaagu wuxuu mar walba sheegi doonaa qofka aad tahay...
#Zxp Geedkaba waxaa lagu gartaa midhihiisa🥀🔕 ...........

🎀 💭

CARUUSHÃ PLUS

16 Dec, 15:42


Dhawr sanno ka hor jidadkii lagu soo mariyey adiga oo gacmaha, madaxa iyo lugaha ka xidhan, una af duuban xukunkii kalitaliska ahaa. Jidkii lagu mariyey adiga oo mugdi ku jira, hareerahaagana aanay jirin dad ka ag dhawi, maanta waxa lagu mariyey iyaga oo ay ku sugayaan kummanaan ruux oo aad xoriyadooda u halgantay. Maalintaa waxa lagugu soo dhaweeyey katiinad laakiin hadda waa taa lidkeeda, waxa dushaada la huwiyey astaantii halganka. Dadkaagu way kuu ilmeeyeen sidii aad ugu ilmaysay inay ku noolaadaan nolosha ay maanta heleen.

Maasinoow bushaarayso wax walba oo aad doonaysay way suuro galeen. Kumanaankii ruux ee xabsiyada laga buuxiyey, neecawda ayay ku dabaal dagayaan. Kumanaankii ruux ee dhaawaca nafsadeed loo gaystay sidaadii oo kale, hadda ayay caafimaadayaan. Nasiib umaad yeelan inaad ka qayb gasho guusha aad jeclayd in aad mar uun indhahaaga saarto, balse waxa farxad ah in doonistaadii suurto gashay, dadkaaguna ay noqdeen dad xor ah oo dunida ku naalooda. Nabad ku lad.

CARUUSHÃ PLUS

16 Dec, 10:10


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

CARUUSHÃ PLUS

15 Dec, 14:51


📩📮
┄┄┄༻༺┄┄┄
_ Nololna ka qaado waxii ku farax geliya wixii Alle raali ka ahaado, inta kalena faraha ka qaad ha ku yimaadaan siduu Ilaahay kuugu qoray, waayo waxuu kheyrku kuugu jiraa wixii Alle kuu doortay 🥀🔕 ....... .....

🎀 💭

CARUUSHÃ PLUS

14 Dec, 09:45


waxaa moodaa in la hadalkaaga uu daaweeyey wax walbo oo qalbigayga ku jiray.... 🫀❤️😘

CARUUSHÃ PLUS

12 Dec, 17:44


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/Nx8yzuvP7vtmOWQ0

CARUUSHÃ PLUS

09 Dec, 11:09


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/Nx8yzuvP7vtmOWQ0

CARUUSHÃ PLUS

06 Dec, 11:24


#Ma rajeeyo in aan wax waliba u noqdo qof, laakiin waxaan jeclaan lahaa in aan si un u ahaado qof

CARUUSHÃ PLUS

05 Dec, 17:51


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/Nx8yzuvP7vtmOWQ0

CARUUSHÃ PLUS

05 Dec, 17:45


Ikraam

CARUUSHÃ PLUS

04 Dec, 08:33


عالج همومك بصبر فأن صبر مفتاح الفرج
Ku daaweey murugadaada samir maxaa yeeley samirku waa furaha farajka

CARUUSHÃ PLUS

04 Dec, 07:11


𝗛𝗮 𝗲𝗲𝗴𝗶𝗻 𝘅𝗮𝘀𝘂𝘂𝘀𝗶𝗵𝗶 𝘅𝘂𝗺𝗮𝗮 𝗲𝗲 𝗸𝘂𝘀𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗿𝗮𝘆
𝗟𝗸𝗻 𝗸𝘂 𝗳𝗮𝗿𝗮𝘅 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗹𝗲 𝗲𝗲 𝘂𝘂 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗸𝘂𝘀𝗶𝗶𝘆𝗮𝘆.
𝗠𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗱 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗲𝘆𝘀𝗮𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗱𝗮𝗴𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝘅𝗮𝘀𝗶𝗹𝗼𝗼𝗻.
❤️ 

#𝗔𝗹𝘅𝗮𝗺𝗱𝘂𝗹𝗶𝗹𝗹𝗮𝗵

#𝗦𝘂𝗯𝗮𝘅_𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻

CARUUSHÃ PLUS

01 Dec, 03:57


Wuxu yidhi

Waan ooyay sababtoo ah waxaan socday kabo la'aan Laakiin oohintii waan joojiyay markaan arkay nin aan cago lahayn🥺

Ilahy ugu mahad naq xalad kasto aad ku jirto❤️🥺

CARUUSHÃ PLUS

30 Nov, 14:41


"Haddii aad si waxtar leh u akhrido 40 buug oo dhab ah muddo 20 sano ah, waxaad heli doontaa awood kugu filan inaad wajahdo adduunka.📚"

أمين معلوف👍


Tani waa talo muhiim ah oo ku saabsan qiimaha akhriska iyo fahamka qotada dheer ee buugaagta.
🦋🥰

CARUUSHÃ PLUS

27 Nov, 17:05


"Haddii aad si waxtar leh u akhrido 40 buug oo dhab ah muddo 20 sano ah, waxaad heli doontaa awood kugu filan inaad wajahdo adduunka.📚"

أمين معلوف👍


Tani waa talo muhiim ah oo ku saabsan qiimaha akhriska iyo fahamka qotada dheer ee buugaagta.
🦋🥰

CARUUSHÃ PLUS

25 Nov, 18:56


Dayaca ka weyn muxuu yahay in nuurkii cilmiga uu kugu dhex damo, oo aad ku mashquusho wax aanan aduunyadaadana u fiicneyn, aakhiradaadana aanan camireyn ⁉️

CARUUSHÃ PLUS

24 Nov, 17:10


https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Balaashaan
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab


QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

CARUUSHÃ PLUS

24 Nov, 17:02


وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

CARUUSHÃ PLUS

22 Nov, 18:43


Rasuulku ﷺ Wuxuu yiri; qofka iyo shirkiga iyo gaalnimada waxaa u dhaxeeya oo kaliya inuu salaaddii ka tago.😥🥺

CARUUSHÃ PLUS

21 Nov, 17:49


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1


Hadii aad xayeysiin ubahan tahay la xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/O9KSBXYo8KFmYzU0

CARUUSHÃ PLUS

18 Nov, 09:50


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/pS1XLscL1r00ZTVk

CARUUSHÃ PLUS

18 Nov, 08:33


Ka fogow dadka:

1. Beenta kuu sheegga.
2. Ku ixtiraami waaya.
3. Ku isticmaala.
4. Kuwa hoos kuu dhiga.
5. Kuwa hoos kuu jiida.

CARUUSHÃ PLUS

17 Nov, 18:05


https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab


QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

CARUUSHÃ PLUS

17 Nov, 18:02


وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

CARUUSHÃ PLUS

15 Nov, 15:58


"لا تجعلْ الكسلَ يُعيقُ رحلتكَ، ولا تدعْ التحدياتَ تُثنيكَ عن مساعيكَ.☘️
تذكّر أنّ المعرفةَ هي مفتاحُ النجاح والسعادة، وأنّ رحلةَ الدراسة هي رحلةٌ مُجزيةٌ تستحق الجُهد والتضحية."🧡

"Ha u ogolaan caajisnimo in ay kaa hor istaagto safarkaaga, hana u ogolaan caqabadaha kaa hor istaaga dadaalkaaga" ☘️
Xusuusnow in aqoontu tahay furaha guusha iyo farxadda, safarka waxbarashaduna waa safar abaal-marin leh oo mudan dadaal iyo hurid.”🧡

CARUUSHÃ PLUS

12 Nov, 17:10


Wax kasta oo noloshaada ah ha ugu xisaabtamin inay sitoos ah udhacayaan , waa inaad dadaal ku bixisa si aad u hisho waxa aad rabto

CARUUSHÃ PLUS

11 Nov, 14:30


Raggu waa seddex

1: Xumo doon,
2: Xiiso doon iyo
3: Xilo doon.

Dumarku waa seddex

1: Xurguf badan,
2: Xaabis badan iyo
3: Xurmo badan.

Allahayoow xurmiyo xilo doon hagaagsan.🤲

CARUUSHÃ PLUS

11 Nov, 09:11


Nebigu ﷺ wuxuu yiri:

"Muslimiinta waxa u iiman sarreeya kan ugu dabeecad wanaagsan; waxanana idinku ikhyaarsan kuwiinna haweenkooda u dabac san"

Asluubta aad dadka kula dhaqmaysaa waxay matalaysa heerka ay gaarsiisantahay shakhsiyadaada 👸🏻♥️

CARUUSHÃ PLUS

10 Nov, 17:37


وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

CARUUSHÃ PLUS

10 Nov, 17:31


https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab


QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

CARUUSHÃ PLUS

10 Nov, 16:27


Tashi iyo dadaal baa iska dhala,nolosha toolmoone
Tarbiyada naftaada u weyn, guul la tiigsado,e

CARUUSHÃ PLUS

08 Nov, 14:13


Isa seegnay noloshee walaal ,saamax dhinacayga .!❤️
Ma gobonnimo intaas ka weyn ayaa jirta ?

-Abdirisaaq Xasilliye

CARUUSHÃ PLUS

07 Nov, 02:49


Noqo mid eysan saameyn ku yeelan, dhawaqyada qallafsan iyo dhaliilaha kakala imaanaya Dadka ku xeeran .

Dadaal oo diirada saar hadafkaada, kuwa badan oo maanta ku liidaya ayaa Berri Gedigaa guushaada isugu soo bixi Doona iyagoo kuu muujinayo iney ku farxeen.

CARUUSHÃ PLUS

05 Nov, 05:11


Dad badan oo ku dadaalayaa aduunyada uririnteeda iyo jimcinteeda ha ogaadeen karfanta wax jeebo malahan.

🔸 subxaanallaah ❗️
Adigoo og karfantaan in laguu xeraayo sidee ku dhici kartaa waqtigaaga inta ugu badan inaad aduunyo siiso.

Karfanta qiimaheeda $20  wax kayar ayaa la iibiyaa sidaxdi gobol.

Sadax arimood kuu dardaarmayaa.

1- اتق اللهَ
2- اصبرْ
3- ولا تَسْتعْجِلْ

Xifdi Kuna camal fal.

CARUUSHÃ PLUS

04 Nov, 16:29


Waxay ka raadinayeen tunnel-ka, waxay u sheegeen adduunka oo dhan in uu gabaad ka dhiganayo maxaabiista si aan loo dilin!
Kadib sawirkiisi ugu dambeeyay ayaa runta iyo xaqiiqada u sheegay iyaga iyo dunida oo dhan ba!

Markii ay sawireen inuu yahay midka la ugaadhsanyo waxay ugu dambeyntii ogaadeen inuu ahaa ba ugaarsade !

Mrkii ay u maleynayen inay isaga raadinayaan, waxay ugu dambeyntii ogaadeen inuu isagu yahay kan raadinaya iyaga!

Waxay ka arken safka hore ee dagaalka isagoo taagan hortooda, aan ka baqaynin dhimashada iyo waxyaabaha ka dhacaya adduunka oo dhan!

Sawirka dhimashadiisa wuxuu ahaan doonaa mid yaab leh sida sawirka noloshiisa!

@Madasha_Caruusha123

CARUUSHÃ PLUS

04 Nov, 02:48


💡Hadii aad arki lahayd quluubta bini'aadamka waxaad ku arki lahayd xanuun qalbi walba ku jira isku  naxariista waxaa laga yaabaa in ilaahay inoo naxariisto💯👆

CARUUSHÃ PLUS

02 Nov, 05:58


Waxaan karaa inan sameeyo ma dhacdada ❤️

CARUUSHÃ PLUS

31 Oct, 17:13


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

CARUUSHÃ PLUS

30 Oct, 04:16


﴿مَنْ عَمِلَ صَالِحًا فَلِنَفْسِهِ وَمَنْ أَسَاءَ فَعَلَيْهَا ثُمَّ إِلَى رَبِّكُمْ تُرْجَعُونَ﴾.

«اللَّهُمَّ آتِ نُفُوسَنَا تَقْوَاهَا ، وَزَكِّهَا أنْتَ خَيْرُ مَنْ زَكَّاهَا ، أنْتَ وَلِيُّهَا وَمَوْلَاهَا».

CARUUSHÃ PLUS

29 Oct, 16:35


wuxuu ahaa arday wax ka barto Jarmalka muwaadin Muritaani caadi ah laakiin 15 sano lagu iloobay xabsiga guantanamo bay jirdil owgii caqliga beeli gaaray kadib markay xukuumadiisa u dhiibtay sirdoonka CIA wuxuu yiri :

( saraakiisha maraykanka waxay iisheegi jireen in wadamada carabta ayna dowlado ka jirin agtoodana wax qiimo ah ayna ka lahayn , dowlado ogol in muwaadin wax dambi ah aanan galin shisheeye u dhiibto )

3 dal oo Muslim ayaa la imariyay la iguna bahdilay anigoo ah arday aanan wax dhib ah gaysanin dalkayga muritaaniya Urdun iyo Turkiga kadibna aan is waydiiyay islaanimada aan sheeganayno ma dhabaa mise waa bug !

haddii aad carabiga fahmayso waan kugu la talin lahaa .


Xigasho 👇👇👇👇
Join🔻
@TAMARSIINTARUUXDA ™️
━━━━━✧❂✧━━━━━

CARUUSHÃ PLUS

28 Oct, 12:04


﴿أَلَمْ يَأْنِ لِلَّذِينَ آمَنُوا أَن تَخْشَعَ قُلُوبُهُمْ لِذِكْرِ اللهِ وَمَا نَزَلَ مِنَ الْحَقِّ وَلَا يَكُونُوا كَالَّذِينَ أُوتُوا الْكِتَابَ مِن قَبْلُ فَطَالَ عَلَيْهِمُ الْأَمَدُ فَقَسَتْ قُلُوبُهُمْ وَكَثِيرٌ مِّنْهُمْ فَاسِقُونَ﴾.

«اللَّهُمَّ إنَّا نَعُوذُ بِكَ مِنْ عِلْمٍ لَا يَنْفَعُ وَمِنْ قَلْبٍ لَا يَخْشَعُ وَمِنْ نَفْسٍ لَا تَشْبَعُ وَمِنْ دُعَاءٍ لَا يُسْمَعُ».

CARUUSHÃ PLUS

28 Oct, 09:50


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

CARUUSHÃ PLUS

27 Oct, 20:53


😁 FUNNY OFFICIAL 😂

CARUUSHÃ PLUS

27 Oct, 17:10


https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab


QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

CARUUSHÃ PLUS

27 Oct, 17:00


وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

CARUUSHÃ PLUS

27 Oct, 02:39


‏﴿ وَاصْبِرْ فَإِنَّ اللَّهَ لَا يُضِيعُ أَجْرَ الْمُحْسِنِينَ ﴾ .

"Samir, ilaahey ma khasaariyo/Dayaco ajirka kuwa samafalayaasha ah." 😊

CARUUSHÃ PLUS

24 Oct, 19:27


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/EmavOCHyRIY1NGJk

CARUUSHÃ PLUS

20 Oct, 20:02


https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab


QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

CARUUSHÃ PLUS

20 Oct, 19:46


وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

CARUUSHÃ PLUS

19 Oct, 04:30


قلة الكلام من أعظم أسباب السلامة

المسلم مَأمورٌ بالصدق في حَديثِه وكَلامِهِ، والتثبت من كلِّ ما يَقولُه أو يَنقُلُهُ؛ حتَّى لا يَقَعَ في الكَذِبِ، قال ﷺ: (كَفَى بالمَرْءِ كَذِبًا أنْ يُحَدِّثَ بكُلِّ ما سَمِعَ.)

إن الإكثار من الكلام الذي لا حاجة إليه يوجب قساوة القلب، فلا تكثروا الكلام بغير ذكر الله تعالى فإن كثرة الكلام بغير ذكر الله قسوةٌ للقلب، وإن أبعد الناس عن الله القلب القاسي، فعلى المسلم الحرص على حفظ لسانه ولزوم السكوت في الأمور التي لا تعنيه.
*اللهم احفظ جوارحنا من الزلل وألسنتنا من الكذب وقلوبنا من النفاق.*

CARUUSHÃ PLUS

17 Oct, 17:35


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/pd0DDQsvgBU3ZTU0

CARUUSHÃ PLUS

13 Oct, 17:02


https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab


QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

CARUUSHÃ PLUS

13 Oct, 17:00


وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇

CARUUSHÃ PLUS

12 Oct, 06:44


*"Nolosha oo kale ahow, qof walba raac balse qofna ha ku dhagin."♥️ •*

CARUUSHÃ PLUS

11 Oct, 11:05


" الحياة لن تعتذر لك أبدا ،تعلم أن تتجاوز..

"Noloshu weligeed kuuma raalli gelin doonto, baro sidaad uga adkaan lahayd..⚡️

CARUUSHÃ PLUS

10 Oct, 18:26


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/pd0DDQsvgBU3ZTU0

CARUUSHÃ PLUS

09 Oct, 18:51


📩📮
┄┄┄༻༺┄┄┄
_ Nololna ka qaado waxii ku farax geliya wixii Alle raali ka ahaado, inta kalena faraha ka qaad ha ku yimaadaan siduu Ilaahay kuugu qoray, waayo waxuu kheyrku kuugu jiraa wixii Alle kuu doortay 🥀🔕 ....... .....

🎀 💭

CARUUSHÃ PLUS

09 Oct, 10:41


Hooyadii ayuu ku yidhi: ila tali.
Waxay kula talisay: waxaan kaaga digayaa inaan qofna kugu dacwayn Ilaahay SWT.

Taladu culusaa!❤️👍💕

CARUUSHÃ PLUS

07 Oct, 11:42


"Waxa laga rabaa qofka dhuganaya Quraanka in uu kelmad kelmad ugu fiirsado oo isu kortaago isaga oo rumaysan in kelmad kasta ay ku duugan tahay xikmado iyo siro waaweyn, hadba sida uu dedaal u bixiyo ayay dhugashadiisuna u kordhaysaa"

CabdulXamiid Al Faraahi AHUN 1349H.

#Quraanka_aan_dhugano

CARUUSHÃ PLUS

06 Oct, 08:27


°°

*Cabsida iyo kalsooni darradu waxay dilaan*
*Riyooyin ka badan kuwa ay disho guul darradu 🥲*

CARUUSHÃ PLUS

05 Oct, 16:25


Dhallinyarnimadu Waa Gaadiidka aad ku tagto Xiddigta meesha fog kaaga bidhaameysa, Xiddigtaas oo ah Himiladaada.

CARUUSHÃ PLUS

03 Oct, 14:24


Qalbiga aan isago fiyow lagu rabeynin xuska alle🥺.
ma xasuusan doono waqtiga uu bukado🥺✔️

ilahYow naga Yeel kuwi marwlpo kuso xasusta oo ku xusa🙏🫀

CARUUSHÃ PLUS

02 Oct, 05:16


Waxaa jira saaxiib had iyo jeer garabkaaga ah oo ku dareensiin kara in noloshu ay weli qurux badan tahay 💜

CARUUSHÃ PLUS

01 Oct, 13:37


"Alla qalbiyadu maxay kadeedmaan marka gacaltooyadoodu ay kala fogaato! Waxa ay ku tusayaan in masaafada ugu dheer ifkuba ay tahay ta u dhexaysa laba qof oo maalin hal qof uun isku ahaa!"

Waan ku Salaamay Saaxiib.

CARUUSHÃ PLUS

30 Sep, 15:51


Hadeer oo aan da'nahay
Dadkaan iskugu jecelnahay
Da'dii aan so dhaafnay
Daruus baan aheyn la qaato
Dadkuna ey wada jecelyihiin

❤️🖤😘

CARUUSHÃ PLUS

26 Sep, 07:42


Mararka qaar Garaaca wadnahaygu aad buu ii xanuunaa..💔😔 adiga daraadaa.........yarey adi waye ............

CARUUSHÃ PLUS

26 Sep, 02:58


﴿فَمَن يُرِدِ اللهُ أَن يَهْدِيَهُ يَشْرَحْ صَدْرَهُ لِلْإِسْلَامِ وَمَن يُرِدْ أَن يُضِلَّهُ يَجْعَلْ صَدْرَهُ ضَيِّقًا حَرَجًا كَأَنَّمَا يَصَّعَّدُ فِي السَّمَاءِ كَذَلِكَ يَجْعَلُ اللهُ الرِّجْسَ عَلَى الَّذِينَ لَا يُؤْمِنُونَ﴾.

«اللَّهُمَّ إنَّا نَعُوذُ بِكَ أنْ نَرْتَدَّ عَلَى أعْقَابِنَا أوْ نُفْتَنَ فِي دِينِنَا ، يَا مُقَلِّبَ القُلُوبِ ثَبِّتْ قُلُوبَنَا عَلَى دِينِكَ».

CARUUSHÃ PLUS

24 Sep, 04:56


قال رسول الله ﷺ
( لَقِيتُ إِبْرَاهِيمَ لَيْلَةَ أُسْرِيَ بِي، فَقَالَ : يَا مُحَمَّدُ، أَقْرِئْ أُمَّتَكَ مِنِّي السَّلَامَ،
وَأَخْبِرْهُمْ أَنَّ الْجَنَّةَ طَيِّبَةُ التُّرْبَةِ عَذْبَةُ الْمَاءِ، وَأَنَّهَا قِيعَانٌ ، وَأَنَّ غِرَاسَهَا : سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ، وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ، وَاللَّهُ أَكْبَرُ ))
صحيح الترمذي📚)
Wuxuu yidhi rasulkuﷺ: waxaan lakulmay habenkii la idheelmiyay nabi ibraahim wuxuu igu yidhi Mohamedow umadaada igu salaan waxaadna u sheegtaa janadu iney tahay meel ciid wanaagsan biyo macaan caro siman,waxaana lagu beertaa
Subxaana allh walxamdu lilaah walaa ilaaha ilaa allhu walaahu akbar)

CARUUSHÃ PLUS

20 Sep, 11:24


Ku Raaxayso Noloshaada ; Shalay way tagtay barina Laga Yaabaa In Aanay Imaan 🌸