Dhiiragelin podcast @dhiiragelinpodcast Channel on Telegram

Dhiiragelin podcast

@dhiiragelinpodcast


Ku soo dhowow dhiiragelin podcast waxa sharaf inoo ah in aad nagu soo biirto mahadsanid

Dhiiragelin podcast (Somali)

Dhiiragelin podcast waa saldhig lagu taageerayo dadweynaha Soomaaliyeed ee jecel inay ka faa'iideystaan waxyaabo badan oo ku saabsan maansooyinka, suugaanta, iyo arrimaha bulshada. Kanalkan wuxuu si gaar ah ugu qaadanaa macluumaad muhiim ah oo ku saabsan dhaqan, taariikhda, iyo macnaha qoraalka Soomaalida. Dhiiragelin podcast waxa uu si toos ah uga faa'iideystaa dadka Soomaaliyeed ee jecel suugaanta iyo waxyaabaha xulista qofka

Dhiiragelin podcast waxa uu joojin karaa in ka badan 1000 qof oo Soomaali ah oo ka soo qeybgalaya qaybaha kala duwan ee lagu talagalay. Waxa uu si toos ah u soo afjarran karaa heesta, sheekooyinka, iyo xogaha dhabta ah ee Soomaaliyeed. Haddii aad rabto inaad ka faa'iideysato macluumaad cusub oo ku saabsan dhaqan iyo suugaanta Soomaalida, Dhiiragelin podcast waa kanalka aad ku bixisaa. Ku soo dhowow dhiiragelin podcast waxa sharaf inoo ah in aad nagu soo biirto mahadsanid!

Dhiiragelin podcast

25 Sep, 16:32


Haddii aad rabto in aad lacag ka sameyso cryptocurrency 0 dollar aan lacag heysan.

Madal airdrops waxa kaa caabineysaa in aad ka shaqeysato airdrops haddaba ku soo biir oo ka mid noqo madal crypto airdrops

Dhiiragelin podcast

25 Sep, 16:29


Welcome ku soo dhowow madal crypto airdrops
https://t.me/madalcryptoairdrops

Dhiiragelin podcast

21 Sep, 16:58


Ilaahayow noo dambi dhaaf aamiin aamiin ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ

Dhiiragelin podcast

30 Aug, 15:50


@dhiiragelin podcast

Dhiiragelin podcast

26 Aug, 11:48


@dhiiragelin podcast

Dhiiragelin podcast

25 Aug, 15:41


Afartaan qodob mid ayuun baad ku sugantahee ogoow:
1: Xidhiidhkii aad Illaahay la lahayd oo aad goysay, Salaadii oo aad
ka tagtay, dunuub waawayn oo aad ku dhacday iyo dhammaan khayrkii oo
aad ka durugtay.
Illaahay ayaa inoo balan qaaday inuu nolol cidhiidhi ah ku noolaanayo qofka
ka fogaada xuskiisu, cadaabna mutaysan doono, qofka xuskiisa badiyaana
uu nolol rajo iyo raaxo leh ku noolaanayo Aakhirana janada galayo.
2: Xidhiidhkii aad naftaada la lahayd oo yaraaday ama joogsadayba,
sida: la faqii iyo la fadhiisigii naftaada taas oo kuu saamaxaysainaad ka war
hayso naftaada oo aad ogaato waxay doonayso iyo waxaydiidayso; dood
wadaagna yeelataan, taas oo fududaynaysa inaad islajaan qaadaan oo aad
waxyaabo badan xallisaan, waydiimo badana warcelin u heshaan; taas oo
sababaysa in aanad xisaabin naftaada iyo noloshaadaba. Waxaad daysaaba
way ku daayaan.
3: Carqaladaha noloshaada oo aanad xallin: tani waxay kugu keenaysa in
aad ku jirto xaalad qasan oo soo noqnoqta iyo guul darrooyin hor leh; kuwaas
oo saamayn taban ku yeesha noloshaada
4: Fahan laโ€™aanta noloshaada: In aad fahanto oo aad falanqayso waxna ka
barato noloshaadu waxay ku siinaysaa awood fikireed, kalsooni iyo kor u
socosho; haddii aad fahmi waydo noloshaada, waxba ka baran maysid,
haddii aanad waxba ka barana ka gudbi maysid carqaladahaaga; heerna
gaadhi maysid abidkaa.

Dhiiragelin podcast

24 Aug, 15:45


@dhiiragelin podcast

Dhiiragelin podcast

24 Aug, 06:46


@dhiiragelin podcast

Dhiiragelin podcast

23 Aug, 13:31


BUSINESS(GANACSADE)

โœ… unlimited earrings(dakhli aan xadidnayn).
TUSAALE= 801$ilaa 5015$ ma ahan lacag xadidan.

โœ…make your own schedule(sameynta jadwal adiga kuu gaar ah).
TUSAALE= micnaha waxa aadi kartaa shaqada xilliga aad doonto sida subaxii ama galabtii.

โŒA lot of risk(khatar badan).

TUSAALE= wax kasta oo saameyn ku yeelan kara dhaqaalaha shirkaddaada. Xaalado badan, khataraha maaliyadeed waxay burburin karaan shirkaddaada.

JOB(SHAQO/SHAQAALE)

โŒ limited earnings(dakhli xadidan).

Tusaale= in aad ku ku shaqeyso 500$ bil walb
Waa lacag xadidan oo aad ku shaqeyso bil walbo.
โŒworking on schedule(ku shaqaynta jadwal).

TUSAALE= saacadaha shaqada, wakhtiga shaqada loo qoondeeyay shaqaalaha. Waxay go'aamisaa saacadaha shaqada ee caadiga ah (tusaale, 8 ama 10 saacadood maalintii).

โœ… All most no risk( Dhammaan inta badan khatar ma laha).

special attention( fiiro gaar ah)

Haddii aadan fursad u qaadan (khatarta) markaa weligaa ma heli doontid faa'iidooyinka (abaal-marin).

@dhiiragelin podcast

Dhiiragelin podcast

23 Aug, 08:21


@dhiiragelin podcast

Dhiiragelin podcast

22 Aug, 08:21


@dhiiragelin podcast

Dhiiragelin podcast

21 Aug, 19:18


@dhiiragelin podcast

Dhiiragelin podcast

21 Aug, 14:33


@dhiiragelin podcast

Dhiiragelin podcast

21 Aug, 08:16


@dhiiragelin podcast

Dhiiragelin podcast

20 Aug, 16:00


@dhiiragelin podcast

Dhiiragelin podcast

20 Aug, 12:17


@dhiiragelin podcast

Dhiiragelin podcast

20 Aug, 10:12


@dhiiragelin podcast

Dhiiragelin podcast

20 Aug, 09:36


@dhiiragelin podcast

Dhiiragelin podcast

19 Aug, 17:37


@dhiiragelin podcast

Dhiiragelin podcast

19 Aug, 10:15


@dhiiragelin podcast

5,922

subscribers

43

photos

44

videos