fasalka 8aad channel

@fasalka8aadchannel


Waa fasalka 8aad ee dugsi dhexe. ( 8aad)
Dhammaan Members-ka group waa 8aad.

channelka.malahan cid gaar ah, school gaar ah, maamul goboleed gaar ah. chann ka waa chann ka dhexeeya ardeyda soomaaliyeed.
Adm @xikmadeeye
admin @ahmakhaalid

fasalka 8aad channel

28 Aug, 08:36


Dhamaan pdf dugsi sare ka helaysan

fasalka 8aad channel

28 Aug, 08:36


https://t.me/Dugsi_sare

fasalka 8aad channel

18 Aug, 08:29


Dhamaantiina wa heshiin ma ahno natiijada🤔

fasalka 8aad channel

17 Aug, 15:04


ID hadda sii diyaarsada bari waaye natiijada I.a 🩷


Qofkii in loo fuuriya u bahaan oo aan fahansaneen anaa ka ciwaano ha I soo qabta I.a garabkiina ayaan ahay ardayey🤚🩷
@xikmadeeye

fasalka 8aad channel

17 Aug, 15:00


Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB waxa uu Bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in la shaacin doono natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, Axad, 18-ka Agoosto, 2024.

Nasiib Wacan.

fasalka 8aad channel

09 Jun, 17:49


https://chat.whatsapp.com/JIwx3QSFtHxDRradgeV12u

fasalka 8aad channel

09 Jun, 16:51


#Talo

1. ALLE talo saaro inta aad galin imtixaanka.
2. Waqti hore tag goobta imtixaanka .
3. Waqtiga ugu dambeeya 10 daqiiqo marka ay harsan tahay laab buugga ha akhrin doodna ha galin meel fadhiiso aamusnaan daji maskaxdaada .
4. Inta aanad bixin quraaco waayo qof energy aan heyn ma shaqeyn karo .
5. Ha doodin wax walba oo dhaca raacne SHURUUCDA .
6. Su'aal haddii ay jawaabteeda iska kaa qasanto qaado jawaabta ugu horeysay ee maskaxdaada ku soo dhacday .
7. Su'aalaha adag dib u dhigo waqti sii inta aad taqaano kana shaqeeyso .
8. Meel banaan ha ka soo tagin isku day meel walba xitaa hadaad aqoon in aad caqligaaga kaashato oo aad wax uun sameyso .
9. Ha ku mashqulin badnaanta warqadaha ee xooga saar muhiimada oo ah inaad ka shaqeyso .
10. Adiga ahoow adiga lee cidna ha ku tashan aan ALLE aheyn, aamin naftaada iyo aqoontaada waan kugu kalsoonahay ardaygeyniyoow waad guuleysan Insha Allah .

fasalka 8aad channel

09 Jun, 11:32


Asxaabta waxa adinka codsan qofka baro examka mobile la galo in uu soo sawir kadib groupka ha soo dhiga sida ugu dhaqsiyaha badan ayaa loogu jawbaa 👍👍👍

fasalka 8aad channel

12 Jan, 06:09


Assalaama caleykum waraxmatAllah
waxa rajaynaa inaa cafimaad qabtaan salaan kadib ❤️👍..

Waxa nii ogaysinaa inaa samyey channel telgram ah kaas
Oo aan ugu tala galay inaa soo dhigaa dhamaan suaalo iyo jawabo pdf ah ee dusgi sare. ...
Ujeed keeno waa in ay dhalinyarada ka faaifaystan waliba dhalinta wax barto oo anigana ka mid ahay .....

Waxa idinka codsana inaa ii soo dirtay dhamaan pdfka aad haysto fasalka kasta f1 ilaa f4 ayaa channel soo dhigi rabaa ..


Name channel @DUGSI_SARE
Igu soo dira : @xikmadeeye
Ama number : 0611135011

fasalka 8aad channel

22 Nov, 16:22


Waxii books aqris u bahan ha ku biiran channel kan

fasalka 8aad channel

22 Nov, 16:21


https://t.me/kobciyebooks

fasalka 8aad channel

24 Aug, 19:44


Telgram hadda sidaan maa lagu xiri rabaane😳😢

fasalka 8aad channel

10 Aug, 19:28


Waxa kale soo dhawaynaa dhamaan Ardayda fasalka 8aad sanadka dugsiyeedka 2022/2023 channlkan waa kii waxan loo samayey dhamaan aradaya fasalka 8 aad

fasalka 8aad channel

10 Aug, 19:26


Waxa rajeynaa in dhamaan Ardayda fasalka 8 aad natiija aay ku wada fasaxeen in ay heleen dhamaantiin waxa niila leee yhy hambalyo dadaalkiina hore u sii wada 🦋😍
Dugsi sare ayaa noqoteen waxa jogtaan heer aad mustaqbalkiina heegsan laheed dadaalkiina sii laba jibaar
I.a waad guulaysanaysaan

fasalka 8aad channel

10 Aug, 18:20


GKS hambalyo dhamaantiina 😇🥰

fasalka 8aad channel

03 Aug, 10:45


Waxa rajayna dhamaan aradaya natiijada ka maqneed in ay haleen✌️🤔

fasalka 8aad channel

01 Aug, 16:09


Qofkii uu saan ka yahy waa la xalin karaa lkn qofkii xog lama soo helin ka yhy qofkaas examkiisa wuu maqan yhy sida ugu dhaqsiyaha badan maamulkiisa hala hadlo si wax loogu qabta ileen maamulka waxii cabasho schoolkisa ka imaado asiga lee gudbin kara

fasalka 8aad channel

01 Aug, 15:55


Inta awooda waan u fiirina ID hoose igu reeba 👇