SNA RADIO @codkacqs Channel on Telegram

SNA RADIO

@codkacqs


Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

SNA RADIO (Somali)

SNA RADIO waa kanaal lagu daabaco warbaahinta ciidamadda qalabka sida oo loogu magac daray "codkacqs". Kanaalkan waxaa la soo bandhigay wararka ugu dambeeya ee ku saabsan ciidamadda qalabka sida iyo waxa ay ku socdaan. SNA RADIO waa kanaal hubaysan oo ka faa'iideysan dadka qaar ka mid ah oo dhibaatooyinka ciidamadda qalabka sida wax ku ool ah iyo wararka ugu dambeeya ee ku saabsan hawlgalka ciidamadda. Kanaalkan waa mid uun oo si gaar ah u sahlaya in dadka la wadaagiyo warar, xogta, iyo macluumad ku saabsan ciidamadda qalabka sida. Macluumaadkaas waxaa lagu daray si gaar ah si ay dadka ugu adeegsadaan in ay fahmaan wax kasta oo ku saabsan ciidamadda qalabka sida, iyo sidoo kale waxaa ku jira wararka ugu dambeeya ee ku saabsan barnaamijyo iyo xirfadlayaal cusub oo lagu soo dhoweeyay ciidamadda qalabka sida. SNA RADIO waa kanaal aad loogu faa'iideysan karo in dadka loo wadaagiyo wararka iyo macluumaadka ugu dambeeya ee ku saabsan ciidamadda qalabka sida. Waa kanaal aad u wanaagsan in lagu daabaco si dadka loo helo xogta ugu dambeeya ee ku saabsan ciidamadda qalabka sida.

SNA RADIO

02 Jan, 13:25


Sawiradda Khawaarijta Daacish ee lagu laayay Putland

SNA RADIO

31 Dec, 07:31


Maleeshiyaad katirsan kooxda Daacish oo lagu laayay degaano katirsan gobolka Bari ee Putland

SNA RADIO

03 Dec, 18:38


Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal Khawaarijta qasaare lagu gaarsiiyay ka sameeyay degaano hoos yimaado degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Degaanada ay howlgalka ka sameeyeen ayaa waxaa kamid ah Daar,macalin, Cabdi Afeey,
Raydab,

SNA RADIO

20 Nov, 13:10


Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamadda Jubbaland ayaa howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta kawada degaano hoosyimaada degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose.
Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed ayaa ku guuleeystay inay Miinooyin kasoo saaraan wadada xiriirisa Badhaadhe iyo Kismaayo kuwaasi oo Khawaarijta doonayeen inay ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed ee wadadaasi isticmaala.
Geesiyaasha XDS ayaa ku guuleeystay soo saarista iyo fashilinta miinooyinkaasi.

SNA RADIO

10 Nov, 13:43


Jubbada hoose shalay Khawaarijta cashar ayaa loogu dhigay

SNA RADIO

09 Nov, 12:50


Waxaa maanta lagu Guuleystey Mid Kamid dhagar-qabayaasha Cadowga Khawaarijta Ah oo miino Aase ahaa in Badana miinooyin ku Aasey Gobolka Shabeelaha hoose Gaar ahaan Wadooyinka Xariiriya Buufow bacaad kmtr 50 Bariire illaa iyo Awdheegle

Ciidamada Amniga oo Ninkaan Xogtiisa Si toos ah ula Socodey ayaa Ku Guuleystay in khaarijiyaan halka Mid Kalana Gacanta lagu dhigey isagoo Nool Sidoo kale waxaa lala wareegey Miino Nooca dhulka lagu Aaso Ee uu wadey dhagar qabahaan la

SNA RADIO

07 Nov, 08:24


Faah faahinta halkaan kala Soco

SNA RADIO

07 Nov, 08:24


Gobolka Jubbada Hoose,Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland ayaa howlgallo sifayn ah ka sameeyay dhulka howdka ee u dhaxeeyo deegaanka Cag Libaax iyo Orgiyoow oo ka Tirsan Gobolka jubada Hoose.

Ciidanka ayaa dilay maleeshiyaad Khawaarijta katirsan iyagoona kasoo furtay Mooto nooca Sadax lugooleeyda ah iyo saanad kale

SNA RADIO

07 Nov, 08:04


Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Shabakad ka kooban labo xubnood oo khawaarijta u qaabilsanaa qeybta sahanka.

Sirdoonka dalka oo hayay xogta dhagar qabeyaashan isla markaana in muddo ah ku daba jiray ayaa ugu dambeyn ku guulaystay in la qabto iyaga oo ku jira sahminta goobo ay rabeen in ay Khawaarijtu ku dhibaateyso shacabka.

Labada dhagar qabe ee la qabtay ayaa kala ah dhagar-qabe Sakariye oo uu dhalay Saciid Cabdullahi Sulsul oo Khawaarijta u qaabilsan qaybta sahanka goobaha ay damacsan yihiin in ay shacabka ku dhibaateeyaan ee Gobalka Banaadir iyo Cabdullaahi Axmed Xasan oo ah Sargaal ka tirsanaa dowladda kaas oo qiyaanay dowladdiisa iyo shacabkiisa.

Xubnaha la qabtay ayaa qirtay fal dambiyeedka lagu soo qabtay iyo dhagaro kale oo ka horreeyay oo Khawaarijtu ay ku waxyeeleeyeen dad shacab ah.

SNA RADIO

03 Nov, 19:00


Deegaan u dhow deegaanka Buulo-Xaaji ee gobolka Jubada hoose waxaa lagu khaarijiyay horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta laguna magacaabi jiray Warsame Barre Sugow

Geesiyaasha Xooga dalka iyo Kuwa Jubbaland ayaa Cashiro lama ilaawaan ah u dhigaya khawaarijta ku dhuumaaleysaneyso dhulka Howdka ee Jubada Hoose.

SNA RADIO

31 Oct, 09:49


Ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed Danab iyo Gorgor iyo Ciidamadda degaanka ayaa howlgal lagu naafeeyay Khawaarijta kasameeyay koonfurta gobolka.

Degaanka Qayacad ayay geesiyaasha XDS iyo kuwo degaanka jab xoogan ku gaarsiiyeen kadib howlgal aroornimadii hore saaka Ciidamadda kasameeyeen degaanka Qayacad.

Wariyaha Warbaahinta Ciidamadda Cali Cilmi Salaad oo kusugan Koonfurta gobolka ayaa sheegay in howlgalka Khawaarijta looga dilay 15 dhagar qabe.

Faah faahin dheerad halkaan kala soco.

SNA RADIO

25 Oct, 18:08


Khawaarijta Bariga gobolka Gal-guduud ayaa lagu cibaadaystay Geesiyaasha Xoogga Dalka iyo Ciidamadda degaanka.

SNA RADIO

24 Oct, 14:15


Deg-deg:-
Horjooge Goobe oo khawaarijta u qaabilsana miinooyinka iyo maleeshiyaad kale oo Khawaarij ah ayay Ciidanka Xoogga Dalka iyo Kuwa Jubbaland Ku dileen howlgal ka dhacay waqooyiga gobolka Jubbada hoose.

SNA RADIO

19 Oct, 18:02


Dhagarqabayaal katirsan maleeshiyaadka Khawaarijta ah ayaa ku geeriyooday duleedka degaanka Majabto ee goblka Shabeeladda hoose halkaasi oo ay doonayeen inay Miinoo ugu aasaan Shacabka isticmaala wadadaasi oo muhiim u ah isusocodka Gaadiidka iyo Dadka gobolkaasi.

Taliyaha Ururka 26-aad Guutada 6-aad Qeybta 60-aad CXDS G/le Faarax Xirsi Cabdulle ayaa Warbaahinta Ciidamadda u sheegay in Labo dhagarqabe iyo mooto nooca Fekonta ah oo miino aasayay ay ku geeriyoodeen duleedka degaanka Majabto ee gobolka Shabeeladda hoose.

SNA RADIO

19 Oct, 18:01


Dhagarqabayaal katirsan maleeshiyaadka Khawaarijta ah ayaa ku geeriyooday duleedka degaanka Majabto ee goblka Shabeeladda hoose halkaasi oo ay doonayeen inay Miinoo ugu aasaan Shacabka isticmaala wadadaasi oo muhiim u ah isusocodka Gaadiidka iyo Dadka gobolkaasi.

Taliyaha Ururka 26-aad Guutada 6-aad Qeybta 60-aad CXDS G/le Faarax Xirsi Cabdulle ayaa Warbaahinta Ciidamadda u sheegay in Labo dhagarqabe iyo mootada nooca Fekonta oo miino aasayay ay ku geeriyoodeen duleedka degaanka Majabto ee gobolka Shabeeladda hoose.