WadaJirkeena🦋 @wadajirkeena Channel on Telegram

WadaJirkeena🦋

@wadajirkeena


Ma doonayo caalamka oo dhan in aan u xog warramo, ee waxa aan doonaya hal qof oo aan uga xog warramo sidii in aan naftayda la hadlayo oo kale.

Fyodor Dostoevsky

WadaJirkeena🦋 (Somali)

WadaJirkeena🦋 kanal waxaa ku taalaa wada jiridda iyo dhaqanka bulshada Soomaaliyeed. Kanalka waxaa loo yaqaanaa 'WadaJirkeena' oo ka hadlaysa arrimaha bulshada, dhaqanka, iyo horumarka Soomaaliya

Waad ku soo diyaari lahayd kala fikirka bulshada Soomaaliyeed iyo kuwa ku nool dalkooda si aad u fahamto dhibaatada iyo fursadaha ay ku leeyihiin

WadaJirkeena🦋 waa meesha aad ka heli karto wararka ugu dambeeyay ee ku saabsan arrimaha dalka, dhaqannada, iyo horumarka bulshada Soomaaliyeed

Hadii aad rabto in aad ka faa`iidaysato xogta cusub iyo qaar ka mid ah waxyaabooyinka ka dhacaya Soomaaliya, WadaJirkeena🦋 waa kanalka kuu taala

Xusuusnow, waxaad ku heli kartaa dhamaan wararka iyo xaaladaha bulshada Soomaaliyeed oo aad ku dedaasha ah ka heli karta, si aad u kala fikirto iyo ula fahmi karto arrimaha Soomaaliya

Yaa la ah 'WadaJirkeena🦋'? WadaJirkeena🦋 waa kanal ka hadlaya arrimaha bulshada iyo dhaqanka Soomaaliyeed, waxaad ka heli karta wararka ugu dambeeya, horumarka iyo wanaaga bulshada

Waad ku soo diyaari lahayd si aad u fahamto dhibaatada iyo fursadaha ay leeyihiin bulshada Soomaaliyeed

Deddaalkaagu waa meesha WadaJirkeena🦋, meesha aad ku heli karto xogta cusub iyo wararka ugu dambeeya ee bulshada Soomaaliyeed

Hadii aad rabto in aad ka faa`iidaysato xogta cusub iyo qaar ka mid ah waxyaabooyinka ka dhacaya Soomaaliya, fadlan la soco WadaJirkeena🦋 kanalka!

WadaJirkeena🦋

18 Dec, 19:34


"Badh ka mid ah qofka quruxdiisa waxay ku jidhtaa carabkiisa."

WadaJirkeena🦋

14 Dec, 16:16


Dhamaadyada qaar ayaa u qadhaadh sida qahwada, laakiin waxay kaa dhigaysaa qof soo jeeda oo feejigan.🖤

Mohamud darwiish.

WadaJirkeena🦋

13 Dec, 09:32


Ninku wuxuu jecel yahay kun dumar ah wuxuuna u dhiman lahaa hal kaliya.
Naagtu waxay jeceshahay nin keliya oo waxay u dhiman lahayd kun jeer.

~Nizar Qabbani.

WadaJirkeena🦋

11 Dec, 11:05


"Ha igu jeclaan indhahaaga, lagayaabee inaad hesho qof iga quruxoon
Igu jeclow qalbigaaga waayo qalbiyadu iskuma eka marnaba"

︎Nizar Qabbani.

WadaJirkeena🦋

10 Dec, 20:48


"Ma jiro wax la hubo oo ka ahayn Geerida"

WadaJirkeena🦋

06 Dec, 13:35


"Ma ahayn mid guuldaraystay mana ahayn mid murugaysan, wuu lumay lumitaanka uu lumayna ma ahayn mid ereyo lagu qeexi karo"

~Mohamud darwiish.

WadaJirkeena🦋

29 Nov, 15:27


"كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ۖ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَ"

"Nafkastaa waxay dhadhamin Geerida xaggaygaana laydiin soo celin markaas"

WadaJirkeena🦋

26 Nov, 20:02


Qofaan waqti kuu helaynin
Ileen waa laga haraayeee
...🖤

WadaJirkeena🦋

24 Nov, 14:39


Shan habeen dharaarood
Qof dhafroo hadun dhacay
Oo dheela loowsani
Siduu jiifka uugu dhego
Naftaan kuugu dholoshaa
Dhex yareey ku jecelaa.❤️🫂

~ weedhsame.

WadaJirkeena🦋

19 Nov, 13:02


🌚🌝.

WadaJirkeena🦋

07 Nov, 10:35


نسامح و نقبل الاعتذار و لكن لا شئ يعود كالسابق .

Waan saamaxnaa, raali gelintana waan aqbalnaa laakiin ma jidho wax sidii hore ku laabanaya.❤️‍🩹

WadaJirkeena🦋

28 Oct, 19:07


"Inkastoo indhuhu doonayaan in aan ku daymoodaane
Qalbigaygu wuxuu diidayaa in uu ku doon doono.”

– Weedhsame.

WadaJirkeena🦋

28 Oct, 18:56


"Marka uu dhamaado jacelka ayaa la ogaadaa inuusan awalba jaceyl ahayn, jaceylka waa inuu noolaado ma aha inuu xasuus noqdo" ❤️‍🩹

~Maxamuud Darwiish.

WadaJirkeena🦋

25 Oct, 18:43


قال أبو بكر الصديق في وصيته لعمر بن الخطاب رضي الله عنهما حين استخلفه :
" إنَّ أوَّل ما أحذِّرُكَ نفسك التي بين جنبيك .. "
Abu-Bakar Assidiiq waxa uu yiri isagoo u dardaarmayay Cumar Bin Khadab kolkii xilka uu uga tagayay:
" Waxa ugu horreeya ee aan kaaga digayo waa naftaada kalxamahaaga dhexdooda ku jirta"

Adigu ma is waydiisay waxa lumiyay Ibliis oo ah shaydaan kii u horreeyay ee ugu madaxa adkaa??!!

WadaJirkeena🦋

22 Oct, 18:11


‏”الحمد لله بلا سبب ، الحمد لله بلا طلب ، الحمدلله بلا عدد ، الحمدلله حتى يرضى”.🫀

WadaJirkeena🦋

20 Oct, 11:18


Mararka qaar waxaa lagama-maarmaan noqda RAGANIMADA dumarka, balse wax cudur daar ah ma leh DUMARNIMADA ragga.

WadaJirkeena🦋

15 Oct, 16:56


Waxaan ka mid ahay kuwa dhinta markey wax jeclaadaan.❤️‍🩹

~Mohamud darwiish.

WadaJirkeena🦋

10 Oct, 18:21


Maxay dadku u garan waayeen in hadalladoodu ay wax yeeli karaan?!!❤️‍🩹

WadaJirkeena🦋

05 Oct, 04:28


“Aad ayay Nafataydii u kobocday, heer mid tagay aanay u xiisin mid tagayana aanay ka xumaan, beenaalana aanay warkiisa ka murugoon, munaafaqna aanay ka fekerinba.”

– Mahmoud Darwish

WadaJirkeena🦋

04 Oct, 18:18


Ayaamaha diifta badan
Daruur ankodaay I qooy.

~

WadaJirkeena🦋

27 Sep, 15:12


Kumana jecli kumana necbi qalbigayga waxaa ka buuxa waxaan aniguba u jeedin!


~Darwiish

WadaJirkeena🦋

24 Sep, 19:23


Waxa aan ahay mid jooga haddana maqan sida cadceed dhaca oo kale. Waxa aan ahay mid jooga inta loo baahanyahay, sidoo kale tegi kara marka aan joogitaankiisu qiimo weyn lahayn.

– Charles Bukowski

WadaJirkeena🦋

22 Sep, 15:32


"Marka ay ruuxdaadu si wacan u barato ruuxdayda. Waxa ay labadeena ruux xasuuusanayaan inay marki hore ahaayen hal ruux"

~Jalaaaludiin Ruumi.

WadaJirkeena🦋

20 Sep, 03:33


Waxay u muuqataa mid adag, laakiin waa suurtagal.
.......

WadaJirkeena🦋

17 Sep, 19:21


Dayaxu waxa uu u iftiimaa sida jawharad ifaysa oo ku dhex jirta wadnaha habeenka, isaga oo sirta caalamka uga sheekaynaya aamusnaan soo jiidasho leh. 🫀🌚

WadaJirkeena🦋

15 Sep, 16:23


Maxamuud Darwiish waxa uu jacaylka ka yidhi: “Jacaylku fikrad maaha, Waa dareen kulul oo qabow oo yimaadda oo tagaa.❤️

WadaJirkeena🦋

14 Sep, 18:22


Maanka Waad Ku Jirtaaye
Maxaan Kuu Heli Waayey?🥺

- Abwaan Cabdiqani-Mansaawi Yuusuf

.........

WadaJirkeena🦋

05 Feb, 03:06


Waxaan Illaahay weydiistay in uu iga dhigo hantiile, wuxuu i siiyay Islaamka.

WadaJirkeena🦋

21 Jan, 14:58


Waa ay qurux badneyd, laakiin ma ahayn sida gabdhaha jariirada iyo magasiinada ku sawiran. Wey shidneyd, sida ay u maleynaysay. Waa ay quruxbadneyd marka la eego xiribaha indheheeda kolka ay ka xog warramayso wax ay jeceshahay. Way qurux badneyd, awoodna waa ay u laheyd in ay dadka kale ka dhoollacaddeysiiso. Maya, ma aysan quruxbadneyn kali ah mararka qaar sida muuqeeda. Waxa ay aheyd mid ka quruxbadan gudaha ruuxdeeda.

WadaJirkeena🦋

16 Jan, 18:05


"Dhaqamadaadu waxay I tuseen inaan waxba kuu eheen markii horeba"

WadaJirkeena🦋

15 Jan, 20:10


Waxaa lagayaabaa inuusan muhiim kuu ahayn balse wuxuu ahaa qalbigayga.🫀


Mohamd darwiish.

WadaJirkeena🦋

13 Jan, 19:09


In kastoo ay noloshaan dhameystirnayn balse jaceylka aad ii qabto waa mid dhameystiran.🫀

WadaJirkeena🦋

11 Jan, 18:53


اذا الشعب يوما أراد الحياة
وجاء بما يقتضيه القدر
فلا بد لليل أن ينجلي
ولا بد للقيد أن ينكسر

WadaJirkeena🦋

10 Jan, 16:59


Is daneen la'aantu aan is deyno weyee
Ruuxaan ku dooneyn waligaa hadaba didin.