Zuldaan

@bestcolor2022


Meel u gaar ah dhalinyarada intooda jecel wax tarka iyo hormarka nolosha.

Zuldaan

07 Oct, 06:05


Hal sano kadib dagaalkii Qaza xaaladdu wali waxba iskama bedelin, duqeymaha ayaa weli socda, dhiig ayaa sii qubanaaya, waxaana ku naf waayey kumannaan qof oo muslimiin ah.

Aan u duceyno walaaleheen reer Filistiin Insha-Allah 🀲🏻

Zuldaan

29 Sep, 07:22


In qofka uu helo xogaha kala duwan ee caalamka waliba isagoo aan booqan warbaahino kala duwan waa mid ay u baahi qabo maanta bulshadeena, waana midaas tan aynu u taaganahay hadii aan nahay shabkada Nuxur Media 🌍

Adoo gurigaaga joogo Update ahow lana soco wax walba oo caalamka ka dhacay ha noqoto Filistiin, Ukrain, Soomaaliya gudeheeda iyo dhamaan dhacdooyinka xiisaha leh.

Adiga ogoow inta lagaaga sheekeyn lahaa wax walba πŸ”–

Soo dhawoow markale mudane 🀝.

@Nuxurmedia

Zuldaan

23 Sep, 05:19


Saaxiibayaalow bahalkaan waa fursad aad noloshiina ku badali kartaan ee ka faa'ideysta intey goori goor tahay πŸ‘‡πŸ˜³

https://t.me/hamster_kombat_bOt/start?startapp=kentId6651670399

Zuldaan

21 Sep, 20:36


Wajiga koowaad wuu dhamaaday sxb hadii aadan ka faa'ideysan wali fursad aad diamond πŸ’Ž ku heli karto ayaad heysataa ee ka faaideyso mudane ama marwo πŸ‘‡πŸΎ

https://t.me/hamster_kombat_bOt/start?startapp=kentId6651670399

Zuldaan

16 Sep, 18:18


Waan dareemayaa saaxiibayaal inaan idiinkala soo daahay fursadaan laakin wali waqti ayaad heysataan Hamster Kombat waxa uu kamid yahay Airdrop-yada la doonayo in lasoo list-gareeyo maalmaha soo aadan.

Kaliya isku day inaad coins fiican ka shaqeysato si hadhow aad u hesho lacag fiican πŸ‘‡

https://t.me/hamsteR_kombat_bot/start?startapp=kentId6651670399

Zuldaan

14 Aug, 06:41


Asalaamu Caleykum dhalinyaro.

Maalin dhaweyd waxaan idin weydiiyey ma idiinku jiraa qof aqoon u leh Pocket Option waxaana dareemay in intiina badan aysan fahansaneen qaarna ay fahansanyihiin.

Pocket Option waa Broker laga Trade-gareeyo lacago kala duwan qaab fududna uu qofka kaga sameyn karo lacag macquul ah maalin walba.

Marka waxaa jirta qaab dadku ay isku garab qabtaan oo ah in qofka suuqan mudada kusoo jiray markii uu Trade-gareenaayo uu dadka la wadaago lacagaha uu qaadanaayo iyo inta daqiiqo uu qaadanaayo, qaabkaas oo u muuqda mid fudud dadka bilowga ahna ay ka sameyn karaan lacago macquul ah

Hadii aad daneyneyso inaad kusoo biirto jamaahirteena jecel hormarka ee ka shaqeysata suuqan waxaan ku leenahay Welcome mudane ama marwo πŸ‘πŸ‘‡

https://t.me/+DG0vb6nLcnwyNGY0

Zuldaan

09 Aug, 21:39


Website ku anfici doona hadii aad tahay qof jecel barashada luqada English-ka πŸ‘‡

Riix Halkan

Zuldaan

09 Aug, 10:49


Asalaamu Caleykum dhalinyaro Jimaca wanaagsan dhamaantiin.

Muuqaalka kore ee aad aragtaa waa koorso Graphic Desing ah qiimeheeda hadii aan kuu sheego inta aan ka dhigay iyo horay inta ay eheed ma aamini kartid, waxaan midaas u sameeyey waa si aad dhalinyaro u barataan xirfadaan oo ay dunida inteeda badan maanta u qabto baahi weyn.

Dad badan ayaa dhaha hadii aan barto ma lahan meel aan uga shaqeysto, iska ilow waxaas Insha-Allah markii aad dhameyso koorsadaan waxaan si toos ah kuugu dari doonaa guruubyo shaqooyin soo badhiga oo aad maalinki ka helo doonto 3 ama 2 shaqo oo nadiif ah.

Kaliya adiga wax baro wax walbana wey hagaagi doonaan Insha-Allah.

Ila soo hadal si aan kuu caawiyo Mahadsanid.
https://t.me/Zuldaanxasan1

Zuldaan

22 Jul, 16:38


Inta aad xaqiiqada iska indha tireyso saaxiib waligaa meel ma gaari doontid la soco midaas marwalba, daawo muuqaalkan πŸ‘‡πŸ»

RIIX HALKAN

Zuldaan

19 Jul, 16:01


Waxaan u hambalyeenayaa dhamaan dhalinyarada sameeyey dhaqaaqa oo isku dayey iney dhaqaale ka sameeyaan Appkan, dad ayaa durbadiiba loo furay qeebta lacagta hadaba adiga maxaa kaa hortaagan saaxiib.

Inta aad waqtiga iska dayeceyso dad kula mid ah ayaa dhaqaale sameynaya.

Ku dhufo linkiga hoose kadibna dheh accept invite kadiba ku disaas kula soo dag midka saxda ah iskana diiwaangali.

Waa kan midka saxda ah πŸ‘‡πŸ»

LA DAG

Zuldaan

18 Jul, 14:30


Maalmahaan waxaa macquul ah inaad meela badan ku aragtay Appk-ka Sweatcoin, waa sax appkan lacag waa laga sameeyaa waliba lacag macquul ah Soomaalidana mar hore ayuu soo gaaray laakin qalad ayey ka fahmeen isticmaalkiisa, in dad badan aad appka ku cazuunto ayaad lacag fiican uga sameyn kartaa.

Waxaa macquul ah in app qaldan aad mar isticmaashay misana aad wax lacag ah ka sameyn weysay, lkn iska ilow wixii hore hada isdiiwaangali hadii qoraalkan Like kala duwan aad saartaan waxaan u fahmi doonaa inaad xiiseyneysaa inaan kasoo gudbiyo macluumaad badan Insha-Allah.

Ku dhufo linkiga hoose kadibna dheh accept invite kadiba ku disaas kula soo dag midka saxda ah iskana diiwaangali.

Xogo dheeraad ah ayaan kasoo gudbin doonaa Insha-Allah balse marka hore adiga isku day samee mahadsanid mudane πŸ‘‹πŸ»

Waa kan midka saxda ah πŸ‘‡πŸ»

LA DAG

Zuldaan

17 Jul, 15:58


Muuqaal faahfaahin u ah wax walba si wanaagsan u daawo Insh-Allah.

ii soo dir fariin πŸ“₯

https://t.me/Zuldaanxasan1

Zuldaan

17 Jul, 15:04


Asalaamu caleykum πŸ‘‹πŸ»

Waxaan si aad ah ugu faraxsanahay in qoraalkan uu kusoo gaaray adigoo nabad qaba, waxaana kaa raali galinayaa hadii qoraalkan uu kugu dheeraado, laakin kuma qasaari doontid inaad ku faaido mooyee Insha-Allah.

Soo dhawoow markale, marka laga hadlayo barashada luqad waxaa muhiim ah inaad ka baraneyso dadka u dhashay ama dad aan u dhalan oo aan dhaamin dadka u dhashay yacni si heer sare ah ugu hadla misana yaqaana xeerarka luqada.

Markii aan fiiriyey dhalinyaradeena u dhexeysa 18 ilaa 30 sano kana baxay jaamacado walina aan heyn shaqo fiican, dhibaatada ugu weyn waa ineysan meel iska saarin Luqada English-ka oo maanta noqotay tan nolol badan ay ku xirantay.

Waa saxantahay luqada waad baratay laakin uma marin dadkii la rabay inaad ka barato, oo aan ula jeedo waxaad ka baraneysaa muddo 10 sano ah dad adigoo kale ah oo aan kaa dhiseyn ku hadal iyo dhageysiba, waligaana lagama yaabo inaad inaad dhaafto halkan adigoo aan luqad ku baran English, yacni English ku baro English si aad adigoo dhan English u noqoto.

Sidaa darteed waxaan maanta halkan kugu hayaa fursad luqad barasho tii ugu wanaagsaneed ee kusoo marta noloshaada, waxaan kuu hayaa koorso ay bixinyaan dad luqada ka wata shahaado tan ugu sareysa, waxaana koorsadan qaadan kara kan ugu hooso luqada ilaa kan joogo heerka macquulka ah ee raba dhameystirka.

Koorsadaan aniga lacagta aan kasoo bixiyey iyo dhibaatada aan usoo maray inaan helo iyadoo dhmaastiran si aan idiinala soo wadaago runtii wey adkeed, laakin si fudud ayaan idiin kula wadaagi doonaa.

Waxaad fiirisaa hanaanka ama wadada aan idiin diyaariyey sida aad koorsadan u qaadataan.

1-Waxaan idiin diyaariyey janal aad si fudud ugu biireysaan misana aad maalin walba ka qaadaneysaa casharada waliba hab cajiib ah tayadoodana ay sareyso.

2-Waxaan idiin diyaariyey meel aan ugu magac daray Listening Time ama xilliga dhageysiga, waa janal aad isagana ku biireyso misana aad ka dhageysaneyso English, adigoo helaya PDF-ka codka aad dhageysaneyso ileen markii aad luqada baraneyso dhageysiga wax badan ayuu kaa saacidayaa waan muhiim.

3-Waxaan idiin diyaariyey Group cajiib ah oo idiin gaar ah misana aad kuwada sheekeysan kartaa waliba luqada English-ka ayaad isku weedaarsaneysaan, ileen cilmiga ardayda dhaxdooda ayuu ku barakoobaa sooma ahan saaxiibayaal πŸ‘‹πŸ».

Wixii qoris ah iyo aqrin adiga ayaan kuu daayey oo adiga iska dhis masuulna ka noqo naftaada, kawarama saaxiibayaal hadii aad casharo heshaan oo aad dhageysi heshaan oo aan idiin dhisay Group idinka idiin gaar ah saaxiibayaal soo idiinba hagar bixin run ahaanti.

FG: Koorsadaan waxay ku baxeysaa English waa English To English waana habka ugu fudud ee qof ay daacad ka tahay barasho luqad uu ku barto, waxaana koorsadaan fahmi doona qof walba run ahaanti.

Qofki ay daacad ka tahay misana ay ka go'an tahay barashada English-ka inuu meel iska saaro uuna ka saro maro asaagiisa uuna helo fursado qaali ah raba, ha ila soo hadlo Insha-Allah.

Fadlan waxaan si naxariis leh kaaga codsanayaa Alle ayaan kugu dhaariyee hadii aadan wax rabin hala soo xiriirin linkiga hoose mahadsanid in badan 🀝

ii soo dir fariin πŸ“₯

https://t.me/Zuldaanxasan1

Zuldaan

17 Jul, 08:33


Maanta khabar weyn ayaa so socda Insha-Allah isha ku hay halkan πŸ‘

Zuldaan

15 Jun, 17:36


Waxaan idiin leenahay dhamaantiin Ciid Wanaagsan.

Ciidaan ciideeda Alle bash bash iyo barwaaqo ha inagu gaarsiiyo.

Zuldaan

13 Jun, 16:51


Labadaan sawir idiin muuqda midka koowaad ee calaamadeysan horay ayaan idiin kula wadaagay, waa yar aan u furay akoon TikTok ah, sawirka labaadna maanta ayuu iso diray isagoo ii sheegaya in shuruudihi uu buuxiyey dadaal kadib, lacagtaas idiin muuqatana sida uu ii sheegay waxa uu ka sameeyey 3 muuqaal oo ay u daataya 51K 23K iyo 34K.

Waa ii farxad midaas run ahaanti isaga iyo 4 dhalinyaro kale ayaa isbuucan ila soo hadashay hambalyo ayaan leeyahay dhamaantood.

Adigana waad sameyn kartaa midaas Insha-Allah inaan ku caawiyana waan kuula diyaar ahay πŸ‘‡πŸ»

https://t.me/Zuldaanxasan1

Zuldaan

08 Jun, 19:32


Fadliga 10 maalin ee bisha Dul-Xaja

1-Maalinka Koowdaa ee bishan waa maalinkii loo dambi dhaafay nabi Aadan Caleyhi Salaam.

2-Maalinka Labaad ee bishan waa maalinkii la aqbal ducadii nabi Yuunis caleyhi salaam, sidoo kale waa maalinkii isla nabi Yuunis laga soo saaray kaluunka calooshiisa.

3-Maalinka Sadaxaad ee bishan waa maalinkii la aqbal ducadii nabi Zakariye Caleyhi Salaam.

4-Maalinka Afaraad ee bishan waa maalinkii la dhalay nabi Ciise Caleyhi Salaam, qofkii soomana wuxuu alle ka fogeyn doonaa caasinta iyo faqriga idinka Alle.

5-Maalinka Shanaad ee bishan waa maalinkii la dhalay nabi Muuse Caleyhi Salaam, qofkii soomana wuxuu alle ka fogeyn doonaa cadaabul qabriga.

6-Maalinta Lixaad ee bishan waa maalinkii uu Alle SWT uu samada u furay rasuulkii Ω…Ψ­Ω…Ψ― Ψ΅Ω„Ω‰ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΨΉΩ„ΩŠΩ‡ ΩˆΨ³Ω„Ω… .

7-Maalinta Todobaad ee bishan waa maalinka la xirayo dhamaan albaabada naarta, lamana furi doono ilaa ay ka dhamaato tobankan maalmood, qofkii soomana wuxuu alle kasoo xirayaa 30 albaab oo dhibaato ah, wuxuuna u furayaa 30 albaab oo fudeyd ah.

8-Maalinta Sideedaad ee bishan waa maalinka loogu magac daray ΩŠΩˆΩ… Ψ§Ω„Ψͺروية qofkii soomana wuxuu Alle siinayaa ajar uusan ogeen qof kale isaga mooyee.

9-Malinka Sagaalaad ee bishan waa maalinka Xujeyda ay taaganyihiin banaanka carafo, qofkii soomana wuxuu Alle u dambi dhaafayaa dabiga sanadkii lasoo dhaafay iyo midka soo socda, waana maalinka ay soo dagtay aayada Quraa'anka ee ah
Ψ§Ω„Ω’ΩŠΩŽΩˆΩ’Ω…ΩŽ Ψ£ΩŽΩƒΩ’Ω…ΩŽΩ„Ω’Ψͺُ Ω„ΩŽΩƒΩΩ…Ω’ Ψ―ΩΩŠΩ†ΩŽΩƒΩΩ…Ω’ وَأَΨͺΩ’Ω…ΩŽΩ…Ω’Ψͺُ ΨΉΩŽΩ„ΩŽΩŠΩ’ΩƒΩΩ…Ω’ Ω†ΩΨΉΩ’Ω…ΩŽΨͺِي وَرَآِيΨͺُ Ω„ΩŽΩƒΩΩ…Ω Ψ§Ω„Ω’Ψ₯ΩΨ³Ω’Ω„ΩŽΨ§Ω…ΩŽ Ψ―ΩΩŠΩ†Ω‹Ψ§

10-Maalinka Tobanaad ee bishan waa maalinka carafo, qofkii Alle ugu dhawaada inuu wax gowracana wuxuu u dhaafi doonaa dunuubtiisa.

Inaad ka faa'ideysan doonto ayaan rajeynayaa Insha-Allah.

Zuldaan

25 May, 17:23


TALO KU SOCOTA DHAMAAN DHALINYARADA

Hal talo oo walaaltinimo ah aan ku siiyo saaxiib, waan ogahay qofka markii uu dhalinyaro yahay uusana heysan dhaqaale wanaagsan meel walba ayuu wax ka raadinayaa si dhaqaale uu u helo lkn sxb marbana ha isku dayin in qaab xaaraan ah aad wax ku raadiso, sida 1XBT iyo waxyaabaha lamidka ah, sababtoo ah waxaa laga ayaabaa in xaaraantaas aad wax ka raadisay awgeed uu Alle kaaga xiro irsaaqadii wanaagsaneyd.

βœ”οΈ Alle isku xir.

βœ”οΈ Baro xirfad.

βœ”οΈ Sabar mararka qaar waxaa laga yaabaa inaad weyso shaqooyin kuu qalma.

Taladaan qaab walaalnimo ah ayaan kugula soo wadaagay, igamana ahan inaan qof Atack-gareynaayo maahdsanidiin dhamaantiin 🀝

Zuldaan

23 May, 08:02


Kani waa sawir aan kasoo qaaday akoon TikTok ah oo aan shalay u sameeyey mid kamid ah dhalinyarada halkan ku xiran hambalyo ayaan ku leeyahay walaal.

Waxaan rajeynayaa in wiilkan uu mudooyinka soo aadan uu ka sameeyo lacag macquul ah hadii uu dadaalo, ugu yaraan 150$ ilaa 600$ isagoo kaliya soo galinaayo muuqaalo koo kooban.

Cidna kaama xigto halkan balse adiga ayey kugu xirantahay inaad sameyso hora usucod.

Wixii aad u baahantahay Linkiga hoose igala soo hadal Insha-Allah aniga ayaa kuu diyaar ah inaan ku caawiyo.

Iga soo qabo πŸ‘‰πŸ» https://t.me/Zuldaanxasan1