Macawisley Media

@suldaanka99


Macawisley Media

Macawisley Media

25 Sep, 13:10


Ciidamada dibuxureeynta degmada maxaas ayaa gacanta kusoo dhigay laba nin oo ka mida kooxda qawaarijta AS ayadoona lagasoo qabtay aaga bari ee degmada maxaas ee gobolka hiiraan

Macawisley Media

22 Jul, 14:40


Jubbaland

Macawisley Media

03 Feb, 13:58


Ciidamada Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Qaranka ayaa magalaada Muqdisho ku qabtay Horjooge Muxiyadiin Cabdisalaan Maxamuud (Muxiyadiin Daqare) oo ka tirsanaa Khawaarijta, haddana ka mid ahaa gacanyarayaasha Horjooge Axmed Diiriye.

Horjoogahan oo si wayn loogu raadjoogay ayaa lagu qabtay Muqdisho xili uu si dhuumaalaysi ah ku soo galay.

Horjooge Muxudiin Daqare ayaa ka soo howlgalay gobalada, Bay, Galgaduud, Mudug iyo Shabeellaha Hoose.

Goor dhow la soco faah faahin intaasi dheer.

Macawisley Media

21 Jan, 15:19


Khawarij nolosha lagu qabtay ๐Ÿ˜†

Macawisley Media

04 Dec, 09:48


Degmada halgan ee gobolka hiiraan manty waxa dhex yaalo meeydka khawarijta alxm

Macawisley Media

21 Sep, 13:39


Gabalkoodu waxow dhacay markey ceelashii gubeene

Macawisley Media

10 Sep, 08:43


In ka badan 20 ka tirsan Maleeshiyaadka Khawaarijta oo saakay lagu dilay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose.

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa aroornimadii hore ee saakay ka hor tagay weerar qar iska tuurnimo ah oo ay Maleeshiyaadka Khawaarijta kusoo qaadeen degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose.

Saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Awdheegle ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in dagaalka lagu dilay Maleeshiyaad badan oo Khawaarij ah ayagoo goobta uga cararay meydadka in ka badan 20 Maleeshiyaad ah.

Saraakiisha ciidammada ayaa hada wada tira koobka qasaaraha rasmiga ah ee saakay lagu gaarsiiyey Maleeshiyaadka Khawaarijta dagaalka degmada Awdheegle.

Wixii war ah ee kusoo kordha waan idiin soo gudbin doonnaa insha Allah.