Salma xikmawi @salmaxikmawi Channel on Telegram

Salma xikmawi

@salmaxikmawi


Kuso dhoowow bageka xikmadaha iyo dhirigelintaa๐Ÿฅฐ๐Ÿฅ€๐Ÿซ€๐Ÿฅบโœ
Xikmado iyo murtiba

Salma xikmawi (Somali)

Salma xikmawi waa kanal laguugu hagaajiyo xikmadaha iyo dhirigelinta ee kuso dhoowow. Kanalka waxaa laguugu soo bandhigay xikmadaha aad u qurxoon, dhaqanka iyo hawlaha nolosha. Salma xikmawi waa meel laguugu soo bandhigayo xikmadooyinka ku salaysan jacaylka, dareenka, iyo ku saabsan welwelka nolosha. Halkan waxaad ka heli doontaa murtiba cusub iyo xogta dhabta ah ee xikmado badan oo ku saabsan xikmadihii ugu horeysay ee uu Salma xikmawi soo bandhigayo. Xikmado casri ah iyo dhaqan dheer oo ka dhawaajiyaya ciddii ku tilmaamtay xikmadihii ugu qurxoon dalka oo dhan. Xikmadooyinka salma xikmawi waxaa kala duwan oo ku saleysan dareenka iyo hawsha nolosha, waxaana ku habboon inaad kaga hagaajisid dareenkaaga iyo inaad ka faaiidaysid dhaqanka iyo hawshaada nolosha ee aan laguugu soo bandhigin Salma xikmawi. Aqriso xikmadihii ugu dambeeyay iyo murtiba cusub ee xikmadoooyinkaaga ku saabsan sidaad u hagaajiso xikmado wanaagsan iyo muraayad aad u fiican. Dhaqan xikmawi iyo dhirigelinta nolosha waxaa lagaaga guuleystay xikmadihii ugu horeysay ee Salma xikmawi la soo bandhigay. Xikmadooyinkaaga cusub iyo murtibada adiga iyo kuwaaga qayb ka ah salma xikmawi waxaa lagaaga hagaajiya dareenka iyo hawsha nolosha ka faaiidaysta xikmado iyo dhaqan xikmawi mid kale oo aad ku hagaajiso dareenkaada iyo hawshaada nolosha.

Salma xikmawi

30 Nov, 08:24


https://chat.whatsapp.com/IkggXMu3IGV4GmT9semjaI

Salma xikmawi

22 Nov, 18:13


Farxad ayey u socotaa gabadhii tiri "waa caadi waan fahmay" xitaa iyadoo indhaheeda ilmo ka qubanayso. ๐Ÿ˜ญ

Salma xikmawi

22 Nov, 18:13


Marka aad qof aad u xiisay oo uu noloshiisa ku raaxaysanayo isaga oo aan ka fikirin dareenkaaga. ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ญ

Salma xikmawi

21 Nov, 18:36


Kan p d f iyo video waa 2.5$

Salma xikmawi

21 Nov, 18:35


Kan p d f iyo video 3$

Salma xikmawi

19 Nov, 14:57


Ogeysiis ๐Ÿ•Ž
Waxa soo kor dhinay course Forex course kaan waxa naga soo codsady arday badan bilahii lasoo dhaafay ugu dabeyn course waa soo baxay bilaaw ilaa dhamad asoo ah course waxa ku baran doonta dhamaan qeybaha kala duwan suuqa forex u shaqeeyo bilaaw ilaa dhamad waxana kuu diyaariyey dad qibrad dheer u leh course waxa uu bilaaba doona maalinta berita ah sidoo kale waxa sameynay qiima dhimis 50% ah oo socon doonta 24 saac hadii aad daneynneyso ina kamid noqoto iska diiwaan gali WhatsAppkan hoose

๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ


https://wa.me/252611327938

Salma xikmawi

18 Nov, 07:17


https://t.me/onlydoctrsnurses

Salma xikmawi

15 Nov, 19:25


ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
Geeri naxdin leh waxa hadeer geeryoday madaxwaynihii hore somaliland ( Siilaanyo)
Alle haunaxriisto๐Ÿ˜ญ

Salma xikmawi

20 Oct, 19:05


https://chat.whatsapp.com/ITdEplp6azv7UdBfXfp3MR

Salma xikmawi

20 Oct, 19:05


https://chat.whatsapp.com/BTsjbd92ZKE2RedcahzbLn

Salma xikmawi

05 Oct, 11:08


Noloshu ma keligey uun bey igu adag tahayyyy , maxaan dadka kaga duwanahayyy ,maxaan Hoos ugu siii dhacaaaya , ma waaxan kamid noqon doonah kuwa hadhaa mise kuwa guuleysta,  waan ka xumahay nafteydaay sidaa u Halgamayeey waan daaley ,wanaan kaa dhigi kari wayeeey sareyntaad rabtey waayo waxay ila eegtahay inaan ka dhici raboo jaran jaradii halista  aheyd een dirqi ugu soo korey salaamada Khatarta ah , ๐Ÿฅนโœ…๐Ÿ’”

Salma xikmawi

28 Sep, 08:36


https://chat.whatsapp.com/BTsjbd92ZKE2RedcahzbLn

Salma xikmawi

27 Sep, 19:32


https://t.me/+2UmLR-0DC2ZmMTRk

Salma xikmawi

19 Sep, 05:32


https://t.me/weheljaceY

Salma xikmawi

18 Sep, 18:33


In kasta oo aan daal dareemayo, haddana waxa iga go'an in aan dhammeeyo wixii aan bilaabay. Had iyo jeer ma fududa, laakiin waan ogahay in riixitaanka hadda ay faa'iido yeelan doonto dhamaadka. Waxaan xasuustaa sababta aan safarkan u bilaabay taasina waxay igu sii dhiirigelinaysaa. Waxaan diirada saarayaa yoolka ugu dambeeya iyo dareenka kasbashada waxaan dareemi doonaa marka aan gaaro. Si kasta oo ay u adkaato, waxaa iga go'an inaan arko guushayda iyo farxadeydaโœจโœ๐Ÿปโœ…

ุนู„ู‰ ุงู„ุฑุบู… ู…ู† ุดุนูˆุฑูŠ ุจุงู„ุชุนุจุŒ ุฅู„ุง ุฃู†ู†ูŠ ุนุงุฒู…ุฉ ุนู„ู‰ ุฅูƒู…ุงู„ ู…ุง ุจุฏุฃุชู‡. ู„ูŠุณ ุงู„ุฃู…ุฑ ุณู‡ู„ุงู‹ ุฏุงุฆู…ู‹ุงุŒ ู„ูƒู†ู†ูŠ ุฃุนู„ู… ุฃู† ุงู„ุงุณุชู…ุฑุงุฑ ุงู„ุขู† ุณูŠุคุชูŠ ุซู…ุงุฑู‡ ููŠ ุงู„ู†ู‡ุงูŠุฉ. ุฃุชุฐูƒุฑ ุณุจุจ ุจุฏุก ู‡ุฐู‡ ุงู„ุฑุญู„ุฉ ูˆู‡ุฐุง ู…ุง ูŠุญูุฒู†ูŠ. ุฃุฑูƒุฒ ุนู„ู‰ ุงู„ู‡ุฏู ุงู„ู†ู‡ุงุฆูŠ ูˆุงู„ุดุนูˆุฑ ุจุงู„ุฅู†ุฌุงุฒ ุงู„ุฐูŠ ุณุฃุดุนุฑ ุจู‡ ุจู…ุฌุฑุฏ ุชุญู‚ูŠู‚ู‡. ุจุบุถ ุงู„ู†ุธุฑ ุนู† ู…ุฏู‰ ุตุนูˆุจุฉ ุงู„ุฃู…ุฑุŒ ูุฃู†ุง ู…ู„ุชุฒู…ุฉ ุจู…ุชุงุจุนุชู‡ ุญุชู‰ ุงู„ู†ู‡ุงูŠุฉ. โœ๐Ÿปโœ…๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’ฏ

Salma xikmawi

11 Sep, 19:03


"Ha iloobin in aad tahay ruux ay nafteydu
U riyaaqdo oo dadka kale iiga duwan
Xusuusnow jaceylku waa dareen la isla
Sido oo qofba qofka kale dhankiisa
Ka daadihiya ๐Ÿซ€โค๏ธ๐Ÿซ…๐Ÿ”
Fallow iso dheh plz

Xikmado Jaceyl

Salma xikmawi

11 Sep, 19:02


Poqoradeyda waxaan ka dhigan doona boqorad ay ka maseraan dumarka oo dhami๐Ÿ˜˜โค๏ธqalpigeyguna waxa uu usooman yahay ila uu Allah noga ogalanayo si xalala in aynu uwada ufarno ๐Ÿฅฐ xppti wan kujeclahayโค๏ธ๐Ÿซ‚

Salma xikmawi

11 Sep, 19:01


Cidna ma bedeli karto jaceylka aan adiga kuu qabo, ogowna waa balan marnaba kuma cidleyn doono oo waxaad ibartay dhadhanka jaceylka uu leeyahay. Xikmado Jaceylโœจ๐Ÿซ€๐Ÿซถ

Salma xikmawi

11 Sep, 18:08


Way xanuunaysaa, laakiin waa caadi, sababtoo ah kuma qasbi karno qof inuu dareemo si la mid ah sida aan u dareemayno iyaga.

Salma xikmawi

08 Sep, 10:38


WeheL jaceyl ๐Ÿซ‚โค
Ereyo jaceyla๐Ÿซ‚โค
Zheekooyin jaceyla๐Ÿ”๐Ÿฅบโค
Kusoo dhawoow channalkan ๐Ÿซ‚๐Ÿฅบโค๐Ÿคค
https://t.me/weheljaceY

Salma xikmawi

20 Aug, 17:34


- Ilmada runta ahi maaha kuwa dhabannada ka daadanaya, ee waa kuwa quluubta guba. ๐Ÿ’”

Salma xikmawi

24 Jul, 18:39


Telegram channel iib ah yaa raba asxaapta 2k weeyi

Salma xikmawi

16 Jul, 17:40


https://chat.whatsapp.com/GIHzgicjmN9JYkPTp8Venc

Salma xikmawi

16 Jul, 16:12


https://chat.whatsapp.com/JU3SYJgn63OCySjrU3PwvB

Salma xikmawi

16 Jul, 16:09


Mala xasusta saliga nabiga scw__โค๏ธ

Salma xikmawi

16 Jul, 16:08


โ€œ. Haddii aanan ku guuleysan, waxaan rajeynayaa inaad sameyso." ๐Ÿฉต๐Ÿฅน

Salma xikmawi

16 Jul, 16:06


Dadku way ku xukumi doonaan, wax kasta oo aad samaysid.. Haddaba samee waxa ku farxad geliya, oo cidna ha danaynin.

Salma xikmawi

18 Jun, 04:59


I'm so tired, I'm sad but I'm fine.๐Ÿฅ€
๐Ÿ˜”โคโ€๐Ÿฉน

Salma xikmawi

18 Jun, 04:59


Si kasta oo aan u murugooday, waxaan iska dhigayaa mid faraxsan. โคโ€๐Ÿฉน๐Ÿฅ€


No matter how sad I am, I pretend to be happy. โคโ€๐Ÿฉน๐Ÿฅ€ 
Like Shere ๐Ÿ‘๐Ÿ‘

Salma xikmawi

07 Jun, 13:28


Marka Hore ALLE ayaa mahad leh..๐Ÿซถ๐Ÿป
Intaa halka isoo gaadhsisey iyo asxapteydaba
Aad u mahadsan tihiin ๐Ÿ’—โœ๐Ÿป๐Ÿซถ๐Ÿป
Intaa iyo inka badan inzha allah โ™ฅโค

2,204

subscribers

665

photos

89

videos