Tips for success @taloyinkaguusha Channel on Telegram

Tips for success

@taloyinkaguusha


Meel yar oo aan aqoontayda yar, si yar yar ugu soo qoro!

Tips for success (Somali)

Halkan waxaad heli kartaa meel yar oo aqoontayda iyo helitaanka go'aan kuu soo galo! Talo yinkaguusha waa tifanka laguugu talagalay inaad guul ku gaadho dhammaan xaaladahaaga, si aad u hesho natiijooyinka aad rabto. Kanalkaani wuxuu ka mid yahay barnaamijyada kuu fidiya inaad ka faa'iideysato dhammaan xaaladahaaga, tan iyo muddo aad rabto. Waxaad halkan ka heli kartaa nidaamkaas waxsoosaarka iyo tayada qiimaha ah ee ka dhalatay dhiirrigelin qaadashadaada iyo talooyinka gaarka ah ee laguugu talagalay inaad guul uga gaadhaan dhammaan xaaladahaaga. Taloyinkaguusha waa mustaqbalkaaga oo aad ka faa'iideysato fursadaha ay wanaagsan tahay inaad guul uga gaadhaan dhammaan xaaladahaaga. Dhaqso, ka faa'iideysta daahfurkaaaSoo dhawoow.

Tips for success

21 Nov, 16:10


๐ŸŒนKa xulo midkaa doonto xulasho wacan๐ŸŒน
--_--------------- ------------ ----------- --------- -----
[๐ŸŒฑAl-Raxma waa kor uqadaha channel kaga๐ŸŒฑ]                  
-------------   -----------   ------------- -----------

        ๐ŸŒ™( Diini )๐ŸŒ™                                       
               ---------------------
๐ŸŒป @machadudarukheyrchanel
๐ŸŒป @AMirSHaCraWi
๐ŸŒป @WadadaToosan
๐ŸŒป @muntkhab
 ๐ŸŒน@In_jannah1
๐ŸŒท @quraan103
๐ŸŒน@Wanaagmedi
๐ŸŒท @FIIRAAN


      ๐ŸŒพSheeko--jacayl๐ŸŒพ
      -----------------------------------
๐ŸŒบ @dareenfahan123
๐ŸŒบ @qalbi_dhaye1
๐ŸŒบ @tixjaceyl
๐ŸŒบ @Manhadal
๐ŸŒน @Dareenjacel143
๐ŸŒน @hagahanolosha7
๐ŸŒน @AMirBUlShaWi
       ----------- ------------ ------- ------- --

  ๐ŸŒปXulasho-wcn๐ŸŒป
      ----------------------------------
๐ŸŒธ @OGAANSHO12
๐ŸŒธ @Dareenka_Guusha
๐ŸŒธ @DhuuxJaceyl
๐ŸŒธ @noloshuwaahalgaan
๐ŸŒธ @ansarudacwah
๐ŸŒธ @Sirtanolasham24
๐ŸŒธ @ruuxdawanaagsan1
๐ŸŒธ @RibaaxaAcademy
๐ŸŒธ @hansidechannel
๐ŸŒธ @Balaashaan
๐ŸŒธ@quraanonline1
๐ŸŒธ @Naxriis_Badne
๐ŸŒธ @ONLINE_MARKET_24

       ๐ŸŒดxulasho๐ŸŒด
                    --------------
๐ŸŒพ @dhigal
๐ŸŒพ @zainasharafchannel
๐ŸŒพ @hoygaxikmada7
๐ŸŒพ @Kasdareen12
๐ŸŒพ @Cawayskanolosha
๐ŸŒพ @xabsijacayl12
๐ŸŒพ@xakamenaftaada

     โœQural--xigmado๐Ÿ”ฆ
      ------------  -------  ----------- ----
๐Ÿ’ @Q0RM0
๐Ÿ’ @wararkacusubeegaza
๐Ÿ’ @XIKMADAHA_NOLOSHAA
๐Ÿ’ @MURTISIDE
๐ŸŒด@Abdirizakthoughts1
โ˜” @islamicdigital
โ˜” @murtimaal1
โ˜” @Cajaa_ibta_dunida
โ˜” @xikmaawimedia
โ˜” @abditahad
โ˜” @XARGO_JECEL
      -------- ----- ------ ------ ------- ---------

    ๐Ÿ“™xulasho๐Ÿ“š
      -------------------------------------------
๐ŸŒด @xikmadjacayl
๐ŸŒด @dhiirigelin27
๐ŸŒด @BaroEnglish1
๐ŸŒด @oldwrite
๐ŸŒด @Bulshokaabmedia1
๐ŸŒด@Murti_maal
๐ŸŒด @dhiirigalin100
๐ŸŒด @QALBIQOOYE1
๐ŸŒด @Besty_photos
๐ŸŒป @fududeeye209
๐ŸŒป @LAMPTECH
๐ŸŒป @MURTI_MADALO1
๐ŸŒด @httet0

๐Ÿ€Xulasho๐Ÿ€
     ---------------------------------
๐ŸŒน @KHATARCAAFIMAAD
๐ŸŒน @xikmadjacayl
๐ŸŒน @hamdimohamed44
๐ŸŒน @sahmiyedigital
๐ŸŒน @xikmad_channel
๐ŸŒน @Dacwah_Channel
    ---------------------------------

Alle ka cabsi ga ku dadaal, ogoow in Alle ku arko- ุงุชู‚ ุงู„ู„ู‡
  ๐Ÿ‘‡                                    ๐Ÿ‘‡
https://t.me/AlRaxmachannel


    ---------------------------
              ๐Ÿ’ชDhiira---Galin๐Ÿ’ช
     ------------------  ---------  -----------
๐ŸŒน @TALOOYINKANOLOSHA24
๐ŸŒน @kabtanhaaraxikmawi
๐ŸŒน @Murti_maal
๐ŸŒน @ustadAntonioโœ๏ธ๐Ÿ“š
๐ŸŒท @jiiladvert
๐ŸŒน@Qataatow9
๐ŸŒท @HAGAHAJIILKA12
๐ŸŒท @wayahaadunka
๐ŸŒท @fardawsafiican1
๐ŸŒท @Abdirizakthoughts1
๐ŸŒท @noqomufakir
๐ŸŒน @Taloyinkaguusha
--------- --------- ------ ------ ----- ---

   โคhoyga--jacelkaโค
-------------------------------------------------
๐Ÿ’ @jowharadi1ifeysay
๐Ÿ’ @qalin19
๐Ÿ’ @mirojaceyl
๐Ÿ’ @Jaceylkiilumay
๐Ÿ’ @tareenkanolasha
๐Ÿ’ @Daaruladham122
๐ŸŒน@aadan123
๐ŸŒน@koolkooliye6
๐ŸŒน@AQOON_CHANNEL
๐ŸŒน@Riyooyinkeena56
๐ŸŒน@xikmado222
๐ŸŒน@dhiiriye
๐ŸŒท @Dadweynha
๐ŸŒน@XasUus_QoR_JecEYl

Channel ku darista iyo wixii faah faahin
Ah kala xariir ๐Ÿ‘‰[@maxmeddeq]

Xulasho
-----------------------------------
๐ŸŒน@XikmadoIslamic
๐ŸŒน @Gazanewsm25
๐ŸŒน@dhuuxdren
๐ŸŒน@xakamenaftaada
๐ŸŒน@erayojacayl
๐ŸŒน@OGAANSHAHANOLASHA67
๐ŸŒน@murtimaal77
๐ŸŒน@dhiirigalin7
๐ŸŒน@fahanbooks
๐ŸŒน@kabtanhaaraxikmaawi
๐ŸŒน@Muslimdaaha
๐ŸŒน@saaxiibka_Kheyrka
๐ŸŒปDhamaad-----end๐ŸŒป
-----------------------------------


https://youtube.com/@alraxmachannel1696

Tips for success

18 Nov, 13:29


La Qabsiga Caadooyinka Wanaagsan

Barashada iyo la qabsiga caadooyinka wanaagsan waa dariiq muhiim ah oo horseeda guul iyo horumar nololeed. Caadooyinka wanaagsan waxay qofka ka caawiyaan inuu yeesho hab nololeed caafimaad qaba, wax-soosaar badan, iyo xiriir wanaagsan oo bulshada dhexdeeda ah.

Maxaa Sababa Muhimadda Caadooyinka Wanaagsan?

Caadooyinka wanaagsan waxay u sahlayaan qofka inuu si fudud u gaaro yoolkiisa. Tusaale ahaan:

Jadwalka habsami u shaqeynta: Qof ku xeeldheer abaabulka iyo wakhtiga ma luminayo, sidaas darteedna wuxuu wax badan qaban karaa.

Akhriska joogtada ah: Waxay kobcisaa aqoonta iyo fikirka qofka.

Jimicsiga joogtada ah: Waxay caafimaad u tahay jirka iyo maskaxda.

Ixtiraamka dadka kale: Waxay sare u qaadaa xiriirka iyo kalsoonida.


Sida Loo La Qabsado Caado Wanaagsan

1. Bilow Tallaabo Yar: Halkii aad isku dayi lahayd inaad si degdeg ah caado cusub u samaysato, isku day inaad si tartiib ah ku bilowdo.


2. Joogteyn iyo Dulqaad: Waa muhiim inaad dulqaad u yeelato inta aad caadada la qabsanayso. Cilmi-baaris ayaa muujisay in caado ay qaadan karto 21 maalmood ilaa dhowr bilood si qofka ugu sahlanaato.


3. Ku Xidhanow Yool Cad: Markaad leedahay ujeedo cad, waxaad si fudud ula qabsan kartaa caadada cusub.


4. Ka Fogow Caadooyinka Xun: Caadooyinka xun waxay xagal-daacin karaan horumarkaaga. Badel caado xun adoo ka shaqeynaya mid wanaagsan.

Tips for success

17 Nov, 18:05


https://t.me/addlist/BGIHlEdhczhkYThk





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Suuqgeynta
โ†ช๏ธ @Global_learning1
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ†ช๏ธ @samow_techonolgy
โ†ช๏ธ @OGAANSHAHANOLASHA67
โ†ช๏ธ @Hamzaatii0845
โ†ช๏ธ @hadasamee
โ†ช๏ธ @wadnojacayl
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•
โ†ช๏ธ KURULUS OSMAN
โ†ช๏ธ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.me/Wll_musab


QORAALKAN TAABO COUSE FREE AH DHAWAAN I.A

Tips for success

19 Oct, 15:47


Take the time to enjoy the little things, for one day you may look back and realize they were the big things.

Tips for success

13 Oct, 10:34


https://www.tiktok.com/@baroenglish1m?_t=8qVWFlMrdSA&_r=1

Tips for success

12 Oct, 03:56


Nolol maaha inaad mr walba ka masayrto, nolosha dadka kale
Nolosha raaxada leh waa isku qancasananta kista aad haysato

๐Ÿชดโ˜˜๐Ÿƒ๐ŸŒฑ๐Ÿ’š

Tips for success

10 Oct, 11:18


Follow this link to join my WhatsApp group: https://chat.whatsapp.com/CypqC9cDPbK0qWlkoYXipx

Tips for success

09 Oct, 02:42


Nolosha waxay u qurux badan tahay sida nabi yusuf ุนู„ูŠู‡ ุงู„ุณู„ุงู… oo kaleโค๏ธ๐Ÿ’ฏ

Waxeyna u murugu badan tahay sida nabi yacquub ุนู„ูŠู‡ ุงู„ุณู„ุงู… oo kale ๐Ÿฅน๐Ÿ’ฏ

Waxayna u qiyaano badan tahay sida walaalihiisa oo kale๐Ÿ˜‡๐Ÿ’ฏ

Adigana sida nabi ayuub ุนู„ูŠู‡ ุงู„ุณู„ุงู… oo kale dhibwalboo kugu dhaca alle dartii ugu samir
ูˆุฃูŠูˆุจ ุงุฐ ู†ุงุฏู‰ ุฑุจู‡ ุฃู†ูŠ ู…ุณู†ูŠ ุงู„ุถุฑ ูˆุฃู†ุช.
ุฃุฑุญู… ุงู„ุฑุงุญู…ูŠู†โค๏ธ

Sโ€

Tips for success

08 Oct, 03:36


Noloshu waa sheeko qurux badan waa inaad akhridaa ilaa dhamaadka,
Waligaa ha ku joogsan xariiq murugo leh, dhamaadku wuxuu noqon karaa mid qurux badan:๐Ÿ“ƒโœจ

ุงู„ุญู€ูŠุงุฉ ุฑูˆุงูŠู€ุฉ ุฌู…ูŠู€ู„ุฉ ุนู„ูŠู€ูƒ ู‚ุฑุงุกุชู‡ู€ุง ุญุชู‰ ุงู„ู€ู†ู‘ู‡ุงูŠุฉ ุŒ ู„ุง ุชู€ุชูˆู‚ู‘ู ุฃุจุฏุงู‹ ุนู†ุฏ ุณุทุฑ ุญู€ุฒูŠู† ุŒ ู‚ุฏ ุชู€ูƒูˆู† ุงู„ู†ู€ู‡ุงูŠุฉ ุฌู€ู…ูŠู„ุฉ:๐Ÿ“ƒโœจ

Life is a beautiful novel. You should read it until the end. Never stop at a sad line. The ending may be beautiful:๐Ÿ“ƒโœจ

Tips for success

07 Oct, 03:06


"Naftaada jeclow si aad u horumariso"๐Ÿชปโค๏ธโ€๐Ÿฉน

Marka aad wakhti geliso daryeelkaaga nafsadeed, waxaad u diyaargarowday in aad koboc ku sameyso dhammaan dhinacyada noloshaada. Waxaad xaq u leedahay inaad si naxariis leh naftaada ula dhaqanto, oo aad ka shaqeyso riyooyinkaaga, hamigaaga, iyo caafimaadkaaga maskaxeed iyo jireed. Ha ilaawin, horumarkaaga waa midka kaliya muhiimka ku ah aduun iyo akhiraba Talaabo yar oo maalin kasta aad qaadid ayaa kuu horseedi karta horumar weyn oo naftaada ah.!โค๏ธ๐Ÿซถ

Tips for success

17 Sep, 13:12


Many of life's failures are people who did not realize how close they were to success when they gave up.

โ€”

Tips for success

10 Sep, 05:54


The most important thing is to enjoy your lifeโ€“to be happyโ€“it's all that matters.

Tips for success

07 Sep, 07:34


Life is a succession lessons wich must be lived to be understood.

-Ralfa waldo Emerson

Tips for success

05 Sep, 07:16


Rabow dunidaada weyn
Dabaylo fayow ku xeer
Intii dulin baas dhextaal
Rabbow digo_xaadh ku fiiq
AHUN Hadraawi

Tips for success

04 Sep, 08:27


Waxa la soo weriyaa, in uu nin kula kulmay reer-miyi ah meel biyo u dhow. Inta uu ufiirsaday rarka awrkiisa ayuu weydiiyay waxa uu sido.

Ninkii reer-miyiga ahaa: "waa rar agabkaygii a kiish ahaani, ka kalena waa ciid aan ku miisaamay awrka si aanu u dheelliyin!"

Ninkii: "oo maxaad uga maarmi weyday kiishkaaw ciidda ah ee aad kiishkan alaabta ah awrka uga kala ridi weyday, sidaasna aad miisaanka isugu dheellitini weyday?"

Ninkii reer-miyiga ahaa: "waa runtaa!" Inta mu yidhi ayuu sidii yeelay. Xoogaa ka dib markii uu Soo dhammaaday hawshaas ayuu weydiiyaday ninkii: "ma waxa aad tahay oday-dhaqameed mise wadaad caalim ah?"

Ninkii ayaa ugu war celiyay: "midna ma ihi."

Inta uu ninkii reer-miyiga ahaa xanaaqay ayuu yidhi: "Ilaahay ku dooriye ma adiga oo aan labadaas midna ahayn ayaad aniga wax ii tilmaamaysaal Markaasuu rarkii awrka sidii uu ahaa dib ugu celiyay!

Maxaad ka fahamtay sheekadan?

Tips for success

19 Aug, 16:05


Thomas Edison wuxuu ahaa hal-abuurihii iftiinka laydhka ee uu dadku caadiyan isticmaalo. Intii uu soo saarayo laydhka, Edison wuxuu ku guuldaraystay in ka badan 1,000 jeer. Mar la weydiiyey sida uu uga niyad jabin waayey, wuxuu ku jawaabay, "Ma guuldarraysanin 1,000 jeer. Waxaan helay 1,000 qaab oo uusan iftiinka u shaqaynin." Haddii uusan lahayn adkaysigaas, dunidu ma heli lahayn hal-abuurkiisa weyn.

Tips for success

18 Aug, 11:52


Tilmaamaha dadka guulaystey waxaa ka mid ah:

1. Himilada Cad: Dadka guulaystey waxay leeyihiin himilooyin cad oo ay rabaan inay gaaraan. Waxay ogaadaan waxa ay rabaan nolosha iyo sida ay u gaari doonaan.

2. Shaqo adag: Guushu waxay timaadaa kaddib dadaal iyo shaqo adag. Dadka guulaystey waxay diyaar u yihiin inay wakhti iyo tamar ku bixiyaan hawlahooda si ay u gaaraan himilooyinkooda.

3. Istaraatijiyad iyo Qorshayn: Waxay leeyihiin qorshe cad iyo istaraatijiyad ay ku gaaraan yoolalkooda. Waxay qaadaan tillaabooyin la qorsheeyey oo ku salaysan istiraatijiyad ay ka soo shaqeeyeen.

4. Daba-galka: Dadka guulaystey ma joojiyaan hawshooda marka ay dhibaatooyinka la kulmaan. Waxay si joogto ah u daba galaan yoolalkooda, iyagoo ka faaโ€™iidaysta fursadaha iyo ka gudbaya caqabadaha.

5. Diirada saaridda iyo Tartiibta: Waxay si qoto dheer u diiradda saaraan yoolalkooda oo aanay wakhti kaga lumin hawlaha kale ee aan muhiimka ahayn. Waxay leeyihiin hab iyo nidaam si ay u qabsadaan hawl maalmeedkooda.

6. Barashada iyo Horumarka Joogtada ah: Waxay si joogto ah u bartaan oo u horumariyaan xirfadahooda. Waxay raadiyaan fursado cusub oo ay naftooda ku kobciyaan, waxayna isticmaalaan waaya aragnimadooda si ay u horumariyaan naftooda.

7. Is-aaminaad iyo Kalsooni: Waxay leeyihiin kalsooni ay ku qabaan naftooda iyo awoodooda. Tani waxay u oggolaaneysaa inay qaadaan tallaabooyin waaweyn iyagoo aan cabsan.

8. Dad-wanaagga iyo Xidhiidhka: Guusha badankeed waxay timaadaa marka la helo shabakad dadka taageera. Dadka guulaystey waxay sameeyaan xidhiidho wanaagsan oo kala duwan oo ay ka helaan taageero iyo talo.

9. Sabir iyo Dulqaad: Waxay leeyihiin sabir iyo dulqaad. Waxay ogyihiin in guushu u baahan tahay wakhti, waxayna diyaar u yihiin inay suggaan wakhtiga ku habboon.

10. Isla-xisaabtan: Waxay masโ€™uul ka yihiin ficilladooda. Dadka guulaystey waxay si toos ah u qiimeeyaan guulaha iyo guuldarradooda, waxayna diyaar u yihiin inay wax ka bartaan khaladaadkooda.

Tips for success

18 Aug, 10:33


https://t.me/Naxriis_Badne

Tips for success

18 Aug, 10:33


Ku biira chanelkn

Tips for success

13 Aug, 18:34


Qofka naftiisaa ayaa waano ugu filan, waxaana qumman qofku intuu ku mashquuli lahaa gefafka dadka kale in uu gefkiisa ku mashquulo, kuna dadaalo sidii uu naftiisa u sixi lahaa. Waxaad arkaysaa qof kharriban oo haddana cid walba xamanaya waxna ka sheegaya, bal qofkaasi muu naftiisa ku mashquulo illeen iyada uunbaa ah ta uu Alle waydiin doonee!

1,432

subscribers

108

photos

7

videos