Marwo mahamed abdullaahi @marwomahamedabdullaahi Channel on Telegram

Marwo mahamed abdullaahi

@marwomahamedabdullaahi


Halkaan ugu imaaw "buug ku xiiso galisa iyo xikmado"📖📗📕📚

Noloshu kuma eka maanta berina iney sii jireyso waa qiyaas oo kaliya , lakiin fursada nolosha hadey hortaada taalaa ka faa iideyso .💫

2april maalin axad D

Marwo mahamed abdullaahi (Somali)

Marwo mahamed abdullaahi waa qayb ka mid ah Telegram channelyada ugu caansan ee ku saabsan buugaagta xiiso leh iyo xikmadooyinka ay ku taal. Kanalkeedan waxaa ka duwan qiyaasaha nolosha kale, waxaa jira fursado kale oo lagu sameeyo si loo fahmo nolosha si aad u faa'iideystaan. Maalin axad ee 2aad, waxaad ku dhaqaaqaa inaad ka xog wareysid iyo mawduucyo cusub oo lagu sameeyo nolosha. Sidaa darteed, haddii aad rabto inaad ka faa'iideystaan wakhtigeeda aad leedahay, na soo booqo channelka Marwo mahamed abdullaahi oo ah meesha ugu wanaagsan ee loogu ducaysanayo buugaagta iyo xikmadooyinka loo yaqaano nolosha.

Marwo mahamed abdullaahi

07 Sep, 14:03


"Waan Jeclaan Lahayn In Aad Nagala Qeeyb Qaadato Hormarinta Kanaalkan O Aad Subscribe Dhahdo. Ogaalbulsho

http://Www.youtube.com/@ogaalbulsho

Marwo mahamed abdullaahi

07 Apr, 15:44


Asc bahdeydii aan jeclaa inaad wada fiicantihiin ayaan rajeynayaa

Dhamaantiin maantoo dhan ale dartii ayaad u soomaneydeen qaarkiina xiligaan waa xiliga afurka
Waxaan si biniya ah idinka wada codsanayaa inaad ii soo duceysaan
In illaahey subxaanahu watacaalaa muraadkeyga ii sahlo .
Aamiin 🤲🏻

#Sanyaniisay 🤍

Marwo mahamed abdullaahi

12 Mar, 15:50


Soon qaad wanaagsan bahdeydii aan jeclaa ❤️

Illaahey ayaa na jeclaaday haddii anaga oo nabad qabno soo gaarney
Bisha barakeysan ee ramadaan alxamdulilaah .

Adiga oo laguu furay albaabada janada dhamaan lagaana xiray kuwa naarta shaydaankiina ilaahey kaa xiray
Ilaahey aayaa ku jeclaadey kulana jeclaaday janadiisa ,
Adigana waa inaad edbisaa naftaada kana adkaataa bisha ramadaan maalintii kaliya maaha intaad af-xirantahay habeenkiina waa inaad dhowrsato oo cibaadeysato .

Ducadana ha hilmaamina mida taqanaana ku duceysta “Yaa mujiibad dacwaad istajib ducaa’ii .
Alah naga aqbalo dhamanteen cibaadadeena aamiin 🤲🏻

Marwo mahamed abdullaahi

24 Feb, 18:14


Dhamaanteen hamiyaasheen ilaahey mid aaqiro iyo mid aduunba ha noo aqbalo aamiin .

Waa habenkii kala barka habeen ducooyinka la aqbalo aan duceysano dhamaanteen yeysan ciyaar ciyaar kugu dhaafin .

Marwo mahamed abdullaahi

14 Feb, 09:16


𝘐𝘧𝘬𝘢 𝘸𝘢𝘹𝘢 𝘭𝘰𝘰 𝘫𝘰𝘰𝘨𝘢𝘢 𝘤𝘪𝘣𝘢𝘢𝘥𝘰 𝘸𝘦𝘦𝘺𝘦𝘦
𝘏𝘢 𝘴𝘪𝘪𝘥𝘢𝘺𝘯 𝘹𝘢𝘳𝘪𝘨𝘢 𝘦𝘦𝘣𝘦 🤲🏻

Jion dheh @HOYGAJACAYLKA❤️

Marwo mahamed abdullaahi

07 Feb, 21:04


Bahdeydii caawa ducada badiya waa habeenka laylatul israa walmicraaj habeenkii la dheelmiyay nabiga sallaahu caleyhi wasalam dhamaanteen muraadaad keena alaah noo sahlo dhibli aamiin.

Aan isku soo duceyno i.a

#Sanyaniisay 🤍

Marwo mahamed abdullaahi

02 Feb, 09:30


Jumca mubaarik bahdeydii
Aan kuwada salino nabiga salalaahu caleyhi wasalam صلى الله عليه وسلم

Dhamaanteen muraadaadkeena ilaahey hanasiiyo aamiin 🤲🏻

Aan isku so duceyno

#Sanyaniisay 🤍

Marwo mahamed abdullaahi

01 Feb, 07:13


𝗠𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 𝗶𝗻 𝗮𝘆 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻 𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗸𝘂𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝘁𝗼 𝗮𝗱𝗼𝗼𝗻 𝗾𝗼𝗳𝗻𝗮 𝗱𝘂𝗹𝗺𝗶𝗻 🌺

𝗞𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿𝗶𝘀𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗶𝗻𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗶ir𝗶𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻 @Umu_sulaymaan

Marwo mahamed abdullaahi

30 Jan, 07:44


𝘓𝘪𝘣𝘢𝘢𝘹 𝘸𝘢𝘹𝘢𝘢𝘥 𝘬𝘶 𝘵𝘢𝘩𝘢𝘺 𝘪𝘯 𝘮𝘢𝘴𝘶𝘶𝘭𝘪𝘺𝘢𝘥𝘢 𝘯𝘢𝘧𝘵𝘢𝘢𝘥𝘢 𝘢𝘢𝘥 𝘶 𝘨𝘶𝘥𝘢𝘵𝘰 𝘴𝘪𝘥𝘢 𝘶𝘨𝘶 𝘮𝘢𝘤𝘲𝘶𝘶𝘭𝘴𝘢𝘯 𝘢𝘥𝘰𝘰𝘯 𝘬𝘶 𝘹𝘢𝘥𝘨𝘶𝘥𝘣𝘪𝘯 𝘯𝘢𝘧𝘵𝘢𝘥𝘢 ☺️

𝘒𝘶 𝘣𝘪𝘪𝘳 @Umu_sulaymaan

#Mawro 🧕

Marwo mahamed abdullaahi

29 Jan, 15:14


𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗴𝗮𝗹𝗺𝘂𝗱𝘂𝗴 💙🤍💚💚

𝖧𝖺𝗆𝖻𝖺𝗅𝗒𝗈 𝗀𝖺𝗅𝗆𝗎𝖽𝗎𝗀

𝖲𝗂𝖽𝗈𝗈 𝗄𝖺𝗅𝖾𝖾𝗍𝗈 𝖽𝗁𝗂𝗀𝖾𝗒𝗇𝖺 𝗁𝗂𝗋𝗌𝗁𝖺𝖻𝖾𝖾𝗅𝖾 𝗐𝖺𝖺 𝖽𝖺'𝖽𝖺𝗌𝗁𝖾𝖾𝗇 𝖿𝗂𝗇𝖺𝗅𝗄𝖺 𝗁𝖺𝗆𝖻𝖺𝗅𝗒𝗈 💪💙🤍💚💚

#Sanyaniisay🤍

Marwo mahamed abdullaahi

29 Jan, 12:16


Wax kasta waa wey qurux badanyihiin
Marka loo sameeyo sida ugu quruxda badan

Ku biir @Umu_sulaymaan

#Mawro

Marwo mahamed abdullaahi

28 Jan, 06:39


Waxkista oo aad jeceshay waad u dhaw dahay hadaad hal tilaabo oo go’aan adag ka dambeeyo horey u qaado 🥰

Isku soo noqosho waanaagsan bahdeydii 🥰

#Dhameestiran🤍

Marwo mahamed abdullaahi

01 Dec, 06:15


Jaceylka rasuulku qofkuu
Saaqee la saro tagaybaa
Sabool ka baxoo dhib iyo
Saran-seyr ma saameysee
Hadaad ku saliso mar
Suubanaha ALLAA toban
Jeer ku siiyay sadweyn

Aan ku wada salino xabiibkeena muxamed salalaahu caleyhi wasalam.

Bahdeydii ducada maantey igu soo kaba in ale muraadkeyga saan jeclahay ii siiyo dhib li .aamiin🤲🏻🤲🏻


#Sanyaniisay🤍

Marwo mahamed abdullaahi

30 Nov, 14:49


https://www.lahasho.com/2023/11/how-does-exercise-improve-physical.html?m=1

Marwo mahamed abdullaahi

25 Nov, 17:26


Bahdeydii ii soo duceeya muraad baan leeyahay in ale ii sahlo si dhib la aan ah 🤲🏻🤲🏻

Marwo mahamed abdullaahi

24 Nov, 08:49


Adigana sii gaarsii walaalahaaga kale

Marwo mahamed abdullaahi

23 Nov, 11:56


Hadaa ka mid tahay bahda xiiseyso qoraalada jaceylka :daadiska ,amaanta , calaaacalka . Ku soo biir halkaan 👇🏻👇🏻

https://t.me/HOYGAJACAYLKA

Marwo mahamed abdullaahi

21 Nov, 08:20


Bahdeydii aan jeclaa waxan rajeynaa inaad wada fiicantihiin .
Muraad baa leeyahay ee maantey ii soo duceeya in saan jeclahay ilaahey iiga dhigo .
Waxa laga yaabaa inuu idinku jiro qofaan ducadiisa la celin.

#Sanyaniisay 🤍

Marwo mahamed abdullaahi

25 Oct, 07:39


Saxiibtinimo macaan: ♥️
Saaxiib ka gudba qof kasta oo ku ag fadhiya
Si aan agtaada u fadhiisto🫂🥰

Ku biir @XOGOGAL

#Marwo

Marwo mahamed abdullaahi

13 Oct, 06:48


Xishoodka ayuu ale nagu qurxiyay
Waxa uuna nasiiyay xaqeynii oona
Sharfay iyadoo dumarka lagu duugayo nolosha .

Majirto hal sabab oo aan u dhihi karno
Xaqeyna ayaan u baahana nahay intaan dibadaha iyo haayadaha u baxno .

Gabdhayahow haku caasinina Rabigiina🤲🏻

Nagu soo biir @Umu_sulaymaan

#Hafsa_abdi🖌️