NOLOSHA DHABTA

@nolosha_dhabta1


KU SOO DHAWADA FILMO CUSUB FANPROJ AH

NOLOSHA DHABTA

17 Mar, 03:12


Waan murugeysnaa Marka aan dhalinyarada ahaa.πŸ˜”

Marka aan dhalinyarada ahaa waxaan ka murugeysna mustaqbalka waxaan ka murugeysnaa halka aan ku danbeyn doono waxan ka murugeysnaa sida aan hanti ku yelan lahaa sidoo kale waxaan ka murugeysnaa sida xaskeyga iyo caruur teyda ay u nolaan lahayeen maalin walbo sacad walbo sikin walbo waxaan ka fikiri jiray mustaqbalka iyo waxaan ku danbeyn doono.


Marka aan weynaday waan murugeysan nahay. πŸ˜”

Waxana ka murugeysan nahay maxaan ugu faaideysan weyday waqtigii dhalinyarada ahaayd maxaad u daryeli weyday walidiin tada maxaad u daryeli weyday naftada iyo asxabtada iyo qof walbo oo aniga i jeclaa lkn waan sameyn wayey waan ka faaideysan wayey waan dayacay.

Talo aan siinayo dhalinyarada u nolow sida aad adiga rabti Alla ka cabsiga Badi haka fakirin mustaqbalka waa sir sirtana wey qarsan tahay kaliya ku dadal malintada sida u wanajin laheyd walidkaga wallahaga iyo qof walbo adiga ku jecel ka faideyso waqtigaga u nolow sida ad adiga rabto si ad u faraxsanato inta noshahay.

NOLOSHA DHABTA

15 Sep, 14:43


Waan maseraa run ahaantii marka aan arko lamano gacmaha is heysta sabbto ah waxaan ogadaa inaan kala fognahay labadeyna waan sugi la ahay malinta aan kulmi lahey waan sugi la ahay malinta aan gacmaha is qabsan doono waana sugi la ahay inaan ku dhoho waan ku jeclahay anigoo fiirinayo indhahaga quruxda badanπŸ₯Ίβ€οΈπŸ€ž

NOLOSHA DHABTA

12 Sep, 11:21


Ma donayo inaan malin qudha ku waayo mana donayo inaad iga murugoto run ahantii jacelka maan aqoon adiga hortaa hadii nolosha aysan dhamaan laheyn hubaal adiga ayaan kula nolaan lahaa adiga ayaan ku ilaashan lahaa adiga ayaan ku jeclaan lahaa πŸ₯Ίβ€οΈ

NOLOSHA DHABTA

16 Aug, 07:32


Hadaad Wacan Tahay Adigu😁

Mid Buu Heystaa WalaacπŸ˜”

Mid Baa Weheshaday XanuunπŸ€•

Mid Baa Waalane OgoowπŸ€₯

Waxyeeladu Waa Duruus πŸ“š

Waxey Ku Bartaaa Dulqaad😎

Samirku Waa SadeeπŸ™‚

Waligaa Xusuusnow✊🏽

NOLOSHA DHABTA

11 Jun, 10:27


Ha ku qasbin carruurtaada inay

U dhaqmaan sidaada oo kale,

Waayo waxaa hubaal ah

In la abuuray wakhti

Ka duwan wakhtigaaga
.
@nolosha_dhabta1

NOLOSHA DHABTA

11 Jun, 10:22


Faaido maleh inta kheyraad

ee aad heysato hadii adan

aqoon sida loo isticmaalo

waligeed kuguma filnaan donaan✊🏽

@nolosha_dhabta1

NOLOSHA DHABTA

10 Jun, 03:54


Maalin kasta, markaad toosto ka fikir: maanta waxaan nasiib u yeeshay inaan noolaado
waxaan haystaa nafta
qaaliga ah ma rabo
inaan khasaariyo waxaan rabaa inaan uga faaideysto aqiro iyo aduunba✊🏽
@nolosha_dhabta1

NOLOSHA DHABTA

09 Jun, 21:54


Channel name was changed to Β«NOLOSHA DHABTAΒ»

NOLOSHA DHABTA

09 Jun, 21:54


Channel photo updated

NOLOSHA DHABTA

09 Jun, 06:24


Ifka laguma waaree

Aqiro aan u shaqeysano
🀍🀲🏼

3,152

subscribers

12

photos

1

videos