Hafsa abdi

@hafsaabdi16


Halkaan waxaad ka heleysaa sawiro qurux badan,sidoo kale dhiirigelino iyo erayo jacayl dhamaantood.โค๏ธ
Kusoo dhawoow gacalle/gacalliso laab xaadhan.๐Ÿ–ค๐Ÿซถ

Hafsa abdi

07 Sep, 14:03


"Waan Jeclaan Lahayn In Aad Nagala Qeeyb Qaadato Hormarinta Kanaalkan O Aad Subscribe Dhahdo. Ogaalbulsho

http://Www.youtube.com/@ogaalbulsho

Hafsa abdi

07 Apr, 15:44


Asc bahdeydii aan jeclaa inaad wada fiicantihiin ayaan rajeynayaa

Dhamaantiin maantoo dhan ale dartii ayaad u soomaneydeen qaarkiina xiligaan waa xiliga afurka
Waxaan si biniya ah idinka wada codsanayaa inaad ii soo duceysaan
In illaahey subxaanahu watacaalaa muraadkeyga ii sahlo .
Aamiin ๐Ÿคฒ๐Ÿป

#Sanyaniisay ๐Ÿค

Hafsa abdi

12 Mar, 15:50


Soon qaad wanaagsan bahdeydii aan jeclaa โค๏ธ

Illaahey ayaa na jeclaaday haddii anaga oo nabad qabno soo gaarney
Bisha barakeysan ee ramadaan alxamdulilaah .

Adiga oo laguu furay albaabada janada dhamaan lagaana xiray kuwa naarta shaydaankiina ilaahey kaa xiray
Ilaahey aayaa ku jeclaadey kulana jeclaaday janadiisa ,
Adigana waa inaad edbisaa naftaada kana adkaataa bisha ramadaan maalintii kaliya maaha intaad af-xirantahay habeenkiina waa inaad dhowrsato oo cibaadeysato .

Ducadana ha hilmaamina mida taqanaana ku duceysta โ€œYaa mujiibad dacwaad istajib ducaaโ€™ii .
Alah naga aqbalo dhamanteen cibaadadeena aamiin ๐Ÿคฒ๐Ÿป

Hafsa abdi

01 Mar, 19:00


Tiim Halgan : Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, 

Hafsa abdi

24 Feb, 18:14


Dhamaanteen hamiyaasheen ilaahey mid aaqiro iyo mid aduunba ha noo aqbalo aamiin .

Waa habenkii kala barka habeen ducooyinka la aqbalo aan duceysano dhamaanteen yeysan ciyaar ciyaar kugu dhaafin .

Hafsa abdi

14 Feb, 09:16


๐˜๐˜ง๐˜ฌ๐˜ข ๐˜ธ๐˜ข๐˜น๐˜ข ๐˜ญ๐˜ฐ๐˜ฐ ๐˜ซ๐˜ฐ๐˜ฐ๐˜จ๐˜ข๐˜ข ๐˜ค๐˜ช๐˜ฃ๐˜ข๐˜ข๐˜ฅ๐˜ฐ ๐˜ธ๐˜ฆ๐˜ฆ๐˜บ๐˜ฆ๐˜ฆ
๐˜๐˜ข ๐˜ด๐˜ช๐˜ช๐˜ฅ๐˜ข๐˜บ๐˜ฏ ๐˜น๐˜ข๐˜ณ๐˜ช๐˜จ๐˜ข ๐˜ฆ๐˜ฆ๐˜ฃ๐˜ฆ ๐Ÿคฒ๐Ÿป

Jion dheh @HOYGAJACAYLKAโค๏ธ

Hafsa abdi

12 Feb, 06:31


Xaragadaad u dhalatiyo
Xurmada wanaagaaga
Ayaa xafsaay cajiiba
Xididka sooryeentaada
Xishoodkiyo edabtaada
Bilaahi xulbaatahay
Dhamees lagu xamdiyo
Xeelad iyo aqoon u dhulatoo
Quruxda xulkeedii batahay๐Ÿซถ๐Ÿ˜˜โค๏ธ๐Ÿฅฐ

Loveta waa xagiinaโค๏ธ #Hafsa

Ku soo biristaada waa ii dhirigalin๐Ÿ‘‡๐Ÿป
@Umu_sulaymaan

#Sanyaniisay๐Ÿค

Hafsa abdi

07 Feb, 21:04


Bahdeydii caawa ducada badiya waa habeenka laylatul israa walmicraaj habeenkii la dheelmiyay nabiga sallaahu caleyhi wasalam dhamaanteen muraadaad keena alaah noo sahlo dhibli aamiin.

Aan isku soo duceyno i.a

#Sanyaniisay ๐Ÿค

Hafsa abdi

07 Feb, 12:16


Ma jiro adoon rabigiisa baryay
Oo qalbigiisa ay murug ku raagtay ๐Ÿฅฐ

Allaahu akbar

Illaahow naga yeel kuwaad ducadooda ajiibtay aamiin ๐Ÿคฒ๐Ÿป

Jion dheh @HOYGAJACAYLKA

#Sagal๐Ÿซถ

Hafsa abdi

03 Feb, 04:35


Hankaagu yuu dumin
Himilada ha siideyn
Hadaad liicdo maalin
Hawda ku lusho
Ha u kufin waayaha
Hadaba dhinac u janjeera
Ha beelin rajada yoolka๐Ÿฅฐ๐Ÿซถ

Ku biir @HOYGAJACAYLKAโค๏ธ

Qore : #Sagal_abdi

Hafsa abdi

02 Feb, 09:30


Jumca mubaarik bahdeydii
Aan kuwada salino nabiga salalaahu caleyhi wasalam ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…

Dhamaanteen muraadaadkeena ilaahey hanasiiyo aamiin ๐Ÿคฒ๐Ÿป

Aan isku so duceyno

#Sanyaniisay ๐Ÿค

Hafsa abdi

01 Feb, 06:48


Howli waa isla qabaasho ๐Ÿฅฐ

Big d/f ๐Ÿง

Jion dheh @Umu_sulaymaan

#Hafsa๐Ÿค

Hafsa abdi

31 Jan, 07:49


Markaad qof ka fikirto wax fiican, u sheeg.
Waa ceeb in aan inta badan sugno ilaa aaska qofka si aan u sheegno dhammaan waxyaalihii wacnaa ee aan ka fikirnay.
Marka xigta aad qof ka fikirto- isla markaaba u sheeg.
Waa arin cajiib ah.๐Ÿ˜‡

Nagu soo biir @QALINKA24

Hafsa abdi

30 Jan, 07:49


Ha raadin sidaad ku ogaan lahayd
Siraha iyo xogaha dad kale .

U kuurgal sidaad qorshayaasha naftada hormarinayo u heli la heed .๐Ÿง

Booqo@Umu_sulaymaan

#Hafsa ๐Ÿง•

Hafsa abdi

29 Jan, 15:14


๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด ๐Ÿ’™๐Ÿค๐Ÿ’š๐Ÿ’š

๐–ง๐–บ๐—†๐–ป๐–บ๐—…๐—’๐—ˆ ๐—€๐–บ๐—…๐—†๐—Ž๐–ฝ๐—Ž๐—€

๐–ฒ๐—‚๐–ฝ๐—ˆ๐—ˆ ๐—„๐–บ๐—…๐–พ๐–พ๐—๐—ˆ ๐–ฝ๐—๐—‚๐—€๐–พ๐—’๐—‡๐–บ ๐—๐—‚๐—‹๐—Œ๐—๐–บ๐–ป๐–พ๐–พ๐—…๐–พ ๐—๐–บ๐–บ ๐–ฝ๐–บ'๐–ฝ๐–บ๐—Œ๐—๐–พ๐–พ๐—‡ ๐–ฟ๐—‚๐—‡๐–บ๐—…๐—„๐–บ ๐—๐–บ๐—†๐–ป๐–บ๐—…๐—’๐—ˆ ๐Ÿ’ช๐Ÿ’™๐Ÿค๐Ÿ’š๐Ÿ’š

#Sanyaniisay๐Ÿค

Hafsa abdi

29 Jan, 12:04


๐— ๐—ถ๐—ฑ ๐—ธ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ถ๐—ฐ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ
๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐˜‚ ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐˜…๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฎ๐—พ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†

๐—„๐—Ž ๐—Œ๐—ˆ๐—ˆ ๐–ป๐—‚๐—‚๐—‹๐—‚๐—Œ๐—๐–บ๐–บ๐–ฝ๐–บ ๐—๐–บ๐–บ ๐—‚๐—‚ ๐–ฝ๐—๐—‚๐—‹๐—‚๐—€๐–บ๐—…๐—‚๐—‡
@HOYGAJACAYLKAโค๏ธ

#๐–ง๐–บ๐–ฟ๐—Œ๐–บ๐Ÿฅฐ

Hafsa abdi

28 Jan, 06:39


Waxkista oo aad jeceshay waad u dhaw dahay hadaad hal tilaabo oo goโ€™aan adag ka dambeeyo horey u qaado ๐Ÿฅฐ

Isku soo noqosho waanaagsan bahdeydii ๐Ÿฅฐ

#Dhameestiran๐Ÿค

Hafsa abdi

01 Dec, 06:15


Jaceylka rasuulku qofkuu
Saaqee la saro tagaybaa
Sabool ka baxoo dhib iyo
Saran-seyr ma saameysee
Hadaad ku saliso mar
Suubanaha ALLAA toban
Jeer ku siiyay sadweyn

Aan ku wada salino xabiibkeena muxamed salalaahu caleyhi wasalam.

Bahdeydii ducada maantey igu soo kaba in ale muraadkeyga saan jeclahay ii siiyo dhib li .aamiin๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป


#Sanyaniisay๐Ÿค

Hafsa abdi

30 Nov, 14:49


https://www.lahasho.com/2023/11/how-does-exercise-improve-physical.html?m=1

Hafsa abdi

25 Nov, 17:26


Bahdeydii ii soo duceeya muraad baan leeyahay in ale ii sahlo si dhib la aan ah ๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป

1,678

subscribers

1,144

photos

13

videos