xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ @faaidochaneel Channel on Telegram

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

@faaidochaneel


Degelkaan waxaan kugu soo gudbin doonaa qoraallo maalinle ah sida ;
Xikmado | dhiira-gelin | iyo mawduucyada la xiriira nolosha,
iyo dhammaan mawduucyada aan u aragno kuwo faa'iido leh .

²6/1/²⁰23
╭══💜═══ღ❦ღ══╮
👉 Xikmado Dahsoon
╰══ღ❦ღ═══💜══╯

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ (Somali)

Xikmado | dhiira-gelin | iyo mawduucyada la xiriira nolosha, waxaa kugu soo gudbin doonaa qoraallo maalinle ah oo ku saabsan dhiirrigelin iyo mawduucyada la xiriira nolosha, iyo dhammaan mawduucyada aan u aragno kuwo faa'iido leh. Kanalka waa mid uusan kuu siin karin daawooyinka iyo tusaalooyinka u dhaxaysa nolosha, waxaa ku jira kalsooni iyo fikrado fiican oo ku saabsan sidii loo heli lahaa noloshaaga heerka ugu sareysa. Hadaad rabto inaad ka faa'iidayso waqtigaada iyo inaad wax ka barato xikmadaha jirka ah ee nolosha, halkan ayaad ku heli doontaa mawduucyo iyo macluumaad dheeraad ah. Ka soo qaad Xikmado | dhiira-gelin | iyo mawduucyada la xiriira nolosha iyo ka faa'iido heerka ugu sareysa ee noloshaaga.

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

25 Jan, 20:21


Jeceyl haduu jiro🥹🥹
kan kuu qabaa runa❤️❤️
habeenkii waxan niyada galiya markan sii seexanayo inan kunaco oon ku iloobo sababa jira awgeed markan salatu laylka usoo kacana waxan arkaya aniguu kuu ducaynaya🥹🥹🥹🥹🥹
xaqiiqatan qalbigaygu
xagaaguu jira😔

Duca kasta oon kuducaysanayana
Adigaa kaw ka ah❤️❤️❤️❤️
بشرك الله باالجنه الله يحفظكم حبيبي❤️


Niمco maxamed

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

24 Jan, 17:53


𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

17 Jan, 17:53


𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

16 Jan, 20:21


Some times wa must inad ogato qiimahaga iyo herkad nolosha ka tagan tahay specially marka gabar thy so keep your dignity and our dignity my sister
Only naag nool😂

Ina ahmett👸

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

15 Jan, 19:02


Sidan kuujeclay illhay hakuu jeclaado adoonkii alee sharafta badnaayaw🫀🫶❤️

Niمco

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

15 Jan, 09:33


Asc zxibayaal 2025 lamaraya kawarama hadii call group samaysano

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

12 Jan, 19:51


Tuko intaan lagugu tukan

Niمco

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

12 Jan, 19:50


Illhay wuxuu jecelyay dadka utoobadkeena ee xagiisa unoqda kafaaidayso imikaad wakhti haysata raali gali Rrabbigaa maalin baa dhici doonta aanad awoodin tawbada😔

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

12 Jan, 19:46


Ha iloobin soonka bari bilaabmayaa ee sadexda cisho ahi inuu aad ufadli badanyay ducadaadana illhay kuu aqbali karo

Niمco

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

06 Jan, 20:49


Noloshu had iyo jeer uma bahna qof kula riyoda lkn waxay ubahan thy qof riyadada ku rumeya⚘ la rafiiq dadka maan haga ah🥰🖐

Inah ahmett👸

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

03 Jan, 17:07


🫵🫶❤️

Qalbigaygu dhinacaaguu ahaan doonaa ilaa dhamaadka noloshayda alpi ❤️❤️

Niمcة maxaمed muuse

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

30 Dec, 19:57


Ado noqon kara qof hadii lawayo lo dhiman karo ha noqon qof marki dantisa laga dhamaysto layka turo ama se la tir tiro🤗
Last night in 2024 welcome new year🖐

Inah ahmett

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

26 Dec, 19:22


Wan kutusi karaa farxad badan❤️
lkn marnaba lagama yaabo in aan kutuso dhaawaca gudahayga😔
Waayo adigu waxad noqotay qofkii u horeeyay ee aan awooday in aan naftayda ka jeclaado alpi❤️🥹🥹

Niمcة maxaمed

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

23 Dec, 12:21


انا معك لو ان احزن الارض سكنتك
انا احب كي اراك فرحا❤️

بنت محمد

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

22 Dec, 22:35


Mar marka qaar aad bay ufican thy inad aqbasho xaqiiqada maxa yelay muhiim maha inad qofnimada iyo qiimaha naftada lumiso si lagu dorto so keep your dignity and follows rules🎓🤗

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

17 Dec, 16:00


Sanadka baxaye tagow wale boqor bad ahayd sido kale waxad ahayd exam fiican oo nabarayna dadyow bdn🖐💝 leh qaar xun iyo qaar wngsnba💝welcome new year🥰

Inah ahmett

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

13 Dec, 10:43


Markasta oo aan agtaada joogo ogow jeceylka aan kuu qabaa waamid sii siyaada farxad ban kudareemaa agtaada alpi❤️🫶

Niمcةmaxaمed مuuse

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

13 Dec, 10:28


Waxan kujecladay
sanad kahor 😅
Waxan kujeclaaday
aragtidii koobad
waxana kuuhaya
xiisihii aan kuu qaaday
markan isbaranay 🫶
Waxad dagtay qalbigayga
Naftayda adaa hantiyay
Shalay wan kujeclaa❤️
maantana wan kujeclay❤️
barina wan kujeclandona 🫣
Jecylkan kuu qabana ☺️
ada kasbaday 👱‍♂
Alpi🫵🫶❤️🥰😍😘

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

30 Nov, 00:03


Jacaylku wa dareen
Dareenkuna wa damac
Damacuna wa guur
Guurkuna wa calaf
Calafkuna wa ubax
Ubuxuna wa Nolol
Noloshuna wa macaan


Zaki

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

22 Nov, 04:29


Waxa dunidu kharribto
Waxa lagu saxaa sujuud ka buuxdo la sheekaysiga ilaahay,❤️💯🦋

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

21 Nov, 17:28


Si uu welwelkaygu u xasilo, oo qalbigaygu u xasilo, si ay maskaxdaydu u xasilloonaato, waa inta aan kaa rajaynayo, Ilaahow🤲🏿😔😢

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

21 Nov, 12:29


Allow iga dhig kuwa la yidhi waa maqan yihiine Allaha xafido oo u naxariisto intii soo korisay oo aan cidna waxba yeelin,🤲🏿🥺😔

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

21 Nov, 05:24


Si kastoon u darajeeyo
mar hadaan daryeel waayo
dibaan uga gurtaa ruuxa💫

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

20 Nov, 17:24


Marwalba ducadeydaan kuugu Daraa hooyo Dunida adaa adanaha iigu sareeyo
Allah ha kugu bishaareeyo jandiisa firdosa,🤲🏿🛐🥺

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

20 Nov, 05:23


Illahow sidaad i fartay waan u samray ee ii bishaaree sidaad ii ballan qaaday,🤲🏿🥺

Illahow guushaada iga sii waxa aan hiigsanayo 🤍🤲🏿😔

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

19 Nov, 18:22


Ilaahow waxaad tahay dambi dhaaf badane Naxariista, waxaadna jeceshahay cafiska ee noo dambi dhaaf,🤲🏿😔🥺

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

19 Nov, 05:20


Waxaan jeclaan lahaa inaan ku soo waco ka hor intaanan ku arkin,💯🦋
Waxaan rabaa inaan ku fahmo intaanan ku jeclaan,🌹🥰
Halkii aan ku soo afjari lahaa nolosha oo dhan,
waxaan mar walba rabaa inaan mar kale sso bilaabo, waayo inaan saacad Ku moganaado marawo,💯💯

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

18 Nov, 17:20


Ha sugin in dhammaan ay yimaadaan;
Hal qof ma iman doono.
Si aanad ula qabsan,
Si aanad u baqin,
Si aad u fikirto,💯💯💯

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

18 Nov, 13:21


Wax awood ah oo aan ahayn ma lihi ducada salaada,🥺🛐

Rajo ma lihi waxaan ku rejo weynahay Jacaylka Qaadirka EE abuuraha kon Ka,🤲🏿🕌

Oo wax nasteexo ah ma haysto waxaan ku tiirsanahay Allah Oo kaliya,😔🦋

Sababtoo ah mar baan dadka u dacwooday, laakiin waxaa la iga dhigay kaftamaaya,💔🥺

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

18 Nov, 05:17


*Sidee ku ogaaneysaa iney naftaada gadaal usii socoto? 😥💔*

*1. in aad aadaanka maqasho oodan dan ka yeelan.*
*2. Iney salaadda subax kaa tagto oodan is canaanan.*
*3.In aad qur'aanka ka haajirto oodan ceriiri iyo cabsi dareemin.*
*4. In albaabada kheyrka lagaa xero oodan alle usoo laaban.*
*5. Inaa dambi sameyso oodan murugoon.*
*6. in digriga alle carabkaaga loo diido oodan tabin una xiisin.*

*Ilaahoow inoosoo celi dhankaaga*
*اللهم ردنا إليك ردا جميلا* 🤲🏻🥺

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

13 Nov, 16:33


Dhib kasta oo ihaysta waxan ilooba markan laabtada kuseexdo madaxana iga dhunkato😁
Xasilooni iyo daganaasho ayan ku dareema agtaada alpi🥹❤️
Niمcه maxaمed muuسe

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

12 Nov, 21:40


Marka lagu leyahay Allah s.w.t wuu ku jecel yhy been maha sbbto ah wuxu naga dhigay muslim hadan dumar nahayna wuxu wajib nagaga dhigay xijaab aan sharaf ku lenahay
Sharaf,qurux,xishood inta midna asturad kama horayso hablo qurux wa xijaab🧕

Inah ahmett✍️👸

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

09 Nov, 15:50


Waan cafiyi karaa dhammaan khaladaadka dhacay,💯🤗

Laakiin ma tirtiri karo nabarrada aad igu beertay,💔😇

Weligaa ha rajayn inaad rabooto inaad soo noqoto,🥹

Maxaa yeelay nabarka aad i gaysatay aad bay iigu adag tahay inaan daweeyo, dabiib Uma haayo dhaawacan,💔🥺😢

Zaki

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

28 Oct, 15:36


Wayihii dunidee❤️‍🔥
Iga ka dabale🥹
Ka durug kugu iri😭
Ma ku so dabreno😘
Ruux dabci waca niyo🥺
Dadnimo ila meel dhiga😥
Ma ku siiyay wayuhu😡
Dayax ruux aad utahayo🫀
Dayr dhaxanta celiyiyo👩‍❤️‍👩
Dugsiiye ku noqda🥰
Ma ku xulay wayuhu😭
Daruur ku hilacdiyo💔
Talow calafku ruux dadnimo iyo💘
Dabci iga wacan💞
Ma ku siiyay wayuhu😭

Muna ahmett😭✍️

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

27 Oct, 18:00


Markasta kusali nabigeenii muxamed ahaa hubaal waxad dareemaysaa xasilooni digriga fara badi way iman maalintaadiiye samra oo suga akhwaani☺️
Niمcه

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

27 Oct, 17:52


Horaan usocday🧕
Markii aan kaa waayay😢
naxariis🫠 ixtiraam🫤 daganaasho iyo qadarin😔
Waxan go'aansaday 💔
inan kaboxo👩‍🦯
Noloshaadee 🥹
waligaa faraxsanaw☺️

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

23 Oct, 13:20


Walaluhu kaliya maha intay walidka dhaleen balse waxa jira walalo bdn oo wayuhu ku dhalay isu waxna ku walalowden🫶

Wakhti kalo qurux bdn wllo🌹

Inah ahmett✍️

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

10 Oct, 20:12


Wa macquul in qof kasta riyodo balse waxan marnaba possible ahayn in qof kasta urumeyo sidu uu riyoday
Happy friendship dhamanteen❤️🙏🏼

Inah ahmett👀✍️

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

06 Oct, 16:51


Ilaahow quluubteena ka nadiifi dhib oo dhan
Ilaahow arrimaheena u fududee dhinac walba
Illahow asxaabta xun naga ilaali,❤️‍🩹🦋

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

02 Oct, 20:50


Hadaf yeelo Rrabbigaagana udhawoow❤️

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

29 Sep, 20:28


Murugada illhay kuusoo dhawaysaa waxay ka wanaag santahay farxada illhay kaa fogaysa🥹

Niمcه maحmeد

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

26 Sep, 20:37


Cadiyan aniga qofkaygii wuxu iga dhimanaya ama agtayda ka mayr maya markan qofan isaga ahayn mustaqbal la samysto but inta ka horaysa still am waiting for my true person🥰💔

Jimce mubarak

Inah ahmett✍️

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

26 Sep, 13:10


Wanaaji xidhiidhka adi iyo Rrabbigaa idinka dhexeeya si ay farxadaadu usiyaado waxkastana kuugu hagaagaan

Niمcه maxamed

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

23 Sep, 17:23


Quruxdadu ma matalayso qofnimada balse amusnantadu way matalaysa kal sonidada
So some times silence is power🙏🏼💪

Muna✍️

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

22 Sep, 08:31


Naftayday gacalo:

Hasameynin wax kasto oo aad hadhowdi ka qoomameyn doontid oo waxa aad sameyneyso ha noqdaan wax aad ogtahay natiijadi iyo result ga kaaga so bixi doono...✌️

Waan ku jeclahay marwalipo nafteydaay...🥰🥰

Suhayb

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

22 Sep, 02:35


Hadii mar walba ad radiso rali galinta qof ogow waxad lumisay rali galinta rabi just radi ka kuso radiya enjoy your life 🥰🥰

Inah ahmett✍️

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

20 Sep, 18:31


Waxan ahay qof sidhaba kuu jecel qof markasta kaa fikira heer waxan gaadhay aan sujuuda dhexdeeda kuugu duceeyo waxaad tahay aduunkaygii hantiba adigan kuhysta
Xataa hadaanan kula soo hadlin qalbigaygu adiga bes buu kaa fikira alpi😔😔

Niمco maحmeد

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

19 Sep, 20:39


Dadka Qalbiga fiican wax badan bay dadka caawiyaan, wax badan bay bixiyaan, si dhab bay wax u jeclaadaan hadana waxaa soo gaara waxyeelada ugu badan, waxayna awoodaan inay ku qariyaan kun dareen oo murugo ah hal dhoolacadeyn oo farxad ah.


🫸 Zaki 🫷

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

14 Sep, 21:41


Qurux weye qabkeedu
Qorax weye muuqedu
Qalbigedu qani weye
Qamar weye wajigedu
Qanso weye qosolked
Qunyar socod weyee
Qima badan midan dortay



Zaki

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

14 Sep, 17:41


Waxa aduunka ugu xun misna ugu xanun bdn ba ah markad aragto qofkad jeclayd oo isna qof kale jecel ya Allah ya no badala xanunada qaar🥰🥹🤲

Inah ahmett✍️

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

14 Sep, 05:37


waan ku jeclahay waa run midaas! Waxaan kugu jecelahay rabitaankayga iyo rabitaankaaga, Waxaan kuu jeclahy aduunkan oo dhan♥️😘💯

Zaki

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

13 Sep, 20:38


Muhiim uma arko dadka iga tagaya sbbto ah dadkan aduunka ugu jeclaba nolosha dhan way ka tagen safar aan so.labasho lahayn so kali nolanshan dor biday

Inah ahmett ❤️

xɪᴋᴍᴀᴅᴏ__ᴅᴀʜsᴏɴ

05 Sep, 06:17


"Haddaysan jirin iyaga, cagahaaga kuma aad istaagteen."❤️

Allaha no dhowro waalidiintena
Inta dhimatayna allaha unaxaristo🤲🙏

Zaki