Sheikh Cabdirraxman Garaad

@sheekhcabdiraxman


"Waa Kanaal Ugaar ah Baahinta Duruusta iyo Muxadaraadka Sh Cabdiraxman Garaad"

Sheikh Cabdirraxman Garaad

22 Oct, 19:03


👉Nimcada Ugu Weyno Alle igu Leeyahay Waa inuu:1Xarig ii dhiibay- Maalinkan Garaadsaday ilaa Maanta-,garanna-maayo inuu ii deyn iyo inkale...!
اللهم إني أسألك حسن الخاتمة يا وليُّ المؤمنين🤲

Sheikh Cabdirraxman Garaad

22 Oct, 18:17


👉inkastoo Anoo Suufi yar ah Xagganna Waxbadan ii baxsaneyn Tuuryeeyay Maxkamadihii islaamiga,
Lkn Anoon Wali Qaangaarin baan Baraarugay...!
👉Maanton Duqoobay Daliilkuna ii Cadyahay Miyaan Ka-shakin Karaa Xaqqa iyo Ehelkiisa?

اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك يا كريم🤲

Sheikh Cabdirraxman Garaad

22 Oct, 17:58


👉Majirto Mana ii Keeni Kartaan Nolosheyda: 1Mas'alo oo Asal ah oon Katanaasulay Ama Aan Kalaba-afleeyay,
👉Waxaa Muslim ii ah Ninkii ii ahaan jiray Gaalna Ka-ah agteyda Kii ahaan jiray, Waligeyna Ma-laba Afleyn, Lana Soo-Heli Maayo Anoo is-burinaya☝️
والحمد لله الذي عافانا مما ابتلاهم به وفضلنا على كثير من عباده....🤲

Sheikh Cabdirraxman Garaad

22 Oct, 11:34


👉Hooyo:Noole Wanaagsan,Naxariistu Kuduubantahay, Saameyn Lixaad-lehna Kuleh Hormarka iyo Nolosha Ubadkeeda...☝️

Sheikh Cabdirraxman Garaad

22 Oct, 06:05


👉Waxan Ogeysiineynaa Dadweynaha Kudhaqan #Ceelasha_Biyaha:iney dhici doonto Muxaadaro Cinwaankeedu Yahay:
👈 ﴿قَد نَعلَمُ إِنَّهُ لَيَحزُنُكَ الَّذي يَقولونَ﴾🌷

👉Waxaa Soo jeedin doona:
#Sh_C_Raxman_Garaad.

👉Goobta:
#Masjidka_Abuu_bakar(dhooqeeye)

👉Goorta:Jimcaha .(
#Casirka_Kadib).inshaAllah.☝️

Sheikh Cabdirraxman Garaad

20 Oct, 20:59


١-من مؤاخذاتنا لحركة حماس
قتالهم وقتلهم ضد مجاهدين وطلبة علم طلبوا منهم تحكيم الشريعة ونبذ الديموقراطية في داخل مسجد ابن تيمية في رفح القطاع ومنع الدواء و المشافي عنهم وذلك في عام 2009

٢-مشاركتهم في انتخابات ديموقراطية

٣-توليهم وموالاتهم مع الروافض الأنجاس .

Sheikh Cabdirraxman Garaad

20 Oct, 18:05


💥قال تعالى:-"وَمَا لَكُمۡ لَا تُقَاتِلُونَ فِی سَبِیلِ ٱللَّهِ وَٱلۡمُسۡتَضۡعَفِینَ مِنَ ٱلرِّجَالِ وَٱلنِّسَاۤءِ وَٱلۡوِلۡدَانِ...إلخ"

👈تأمّل؛ قوله تعالى"وَٱلۡمُسۡتَضۡعَفِینَ"أي؛وفي سبيل المُستَضعفِين؛لأنّ العَطفُ يَقتَضِي أصلاً؛ التَّغَايُرَ بينَ المعطُوف والمعطوف عليه،
وهذه إشارةٌ؛ أنّ تَحرِير بِلاد المُسلمينَ فقط؛ مِن الجهادِ في سبيلِ اللهِ ومِنَ المَقاصِدِ الشّرِيعة....!

أبي عمير الصومالي.

Sheikh Cabdirraxman Garaad

20 Oct, 17:42


👉Waxba iskama Badalin Mawqifkii Aan Kaqabay Xamaas, Lkn Qadiyadda Falastiin Waa Mid Xamaasna Waa Mid-kale, ...!

👉Ujeedku Waa Hadal guud Falastiinna Waa hadal Qabsi iyo jaraanjaro dacwo
...!

Sheikh Cabdirraxman Garaad

20 Oct, 13:37


💥قال تعالى:-{...إِنَّ ٱلۡكَـٰفِرِینَ كَانُوا۟ لَكُمۡ عَدُوࣰّا مُّبِینࣰا.}

👈تأمّل؛ "إنّ عدَاوة الكُفّار لِلمسلمين عدَاوَة أصلِيّة راسِخَة، وليسَت عداوَة طارِئة ولا عدَاوة تابِعة للمَصالِح،وكلُّ العداوات قد تُرجى مودَّتُها إلّا عداوةَ من عاداكَ فِي الدِّينِ...!"

أبي عمير الصومالي #نفحات_قرآنية

Sheikh Cabdirraxman Garaad

20 Oct, 11:47


الإسلامُ بينَ مكرِ أعدائهِ وعَجزِ أبنائِه||لأبي عمير الصومالي

Sheikh Cabdirraxman Garaad

19 Oct, 20:29


👉Intaad Noqon Laheyd Seyn Libaax Kutaal: Noqo Doolli Madaxii Usocda…!

Sheikh Cabdirraxman Garaad

18 Oct, 11:38


👉Helidda Dhalin Fiyoow oo Leh: Aragti Diineed oo Fog, Kaashanaysa Culimo Hufan: Ayaa Noqota Tamar Nooleysa Dad Laduugay iyo Dal laboobay...!☝️

Sheikh Cabdirraxman Garaad

17 Oct, 05:03


👉Waxan Ogeysiineynaa Dadweynaha Kudhaqan #Ceelasha_Biyaha:iney dhici doonto Muxaadaro Cinwaankeedu Yahay:
👈(قُل إِنَّمَا العِلمُ عِندَ اللَّهِ وَإِنَّما أَنا نَذيرٌ مُبينٌ)🌷

👉Waxaa Soo jeedin doona:
#Sh_C_Raxman_Garaad.

👉Goobta:
#Masjidka_Abuu_bakar(dhooqeeye)

👉Goorta:Jimcaha .(
#Casirka_Kadib).inshaAllah.☝️

Sheikh Cabdirraxman Garaad

10 Oct, 18:09


👉Waxan Ogeysiineynaa Dadweynaha Kudhaqan #Ceelasha_Biyaha:in Labilaabayo Kitaabka(لامية العرب للشّنفرى الأزدي)

👉Mudarriska:
#Sh_C_Raxman_Garaad.

👉Goobta:
#Masjidka_Abuu_bakar(dhooqeeye)

👉Goorta:Sabtida ilaa isniinta.(
#duhurka_Kadib).

Sheikh Cabdirraxman Garaad

07 Oct, 09:51


Wahaabiyo iyo Suufiyo Maxaa Udhaxeeyo

Sheikh Cabdirraxman Garaad

06 Oct, 18:08


👈بلية التعصُّب المَذهبِيّ||لأبي عمير الصومالي.

Sheikh Cabdirraxman Garaad

06 Oct, 06:57


👉Markey Rabaan Somalidu iney baneystaan dhageysiga beenta iyo Xanta Waxey Yiraahdaan: "Wixii Lasheego Waxbaa Kajiro",Xaqiiqaduna Waxwalboo Lasheego Sida Loo Sheego Uma ahan ilaa aad Dul-istaagto☝️

Sheikh Cabdirraxman Garaad

06 Oct, 03:50


👉Waxaa Ceeb Kugu ah:inaad Aabbe iyo Hooyo Fahantid ood Alle iyo Rasuulkiisa Fahmi-Weydo Waxey Sheegayaan...!

Sheikh Cabdirraxman Garaad

05 Oct, 10:15


💥قال النبيﷺ:-"أفضلُ الجهادِ كلمةُ حَقٍّ عند سلطان جائرٍ"حديث صحيح
.
👈تأمّل؛ هذا عند سلطان مسلم جائر؛ فكيف بعلمانيّ كافر. ؟
👈قلت والله أعلم؛ نشرُ العِلمِ وبيان الحقّ-إيماناً واحتِساباً في أيّ زمانٍ ومكانٍ-؛ مِنَ الجهاد في سبيل الله بل مِنَ المَقاصِدِ الشّرِيعةِ،-وليسَ المعنى بِنفيِ القتالِ والسّيفِ-، ولا يُخالف ذلك إلا مَن طمس الله بصيرته عن الحق وأعماه عن نور الوحي..☝️

أبي عمير الصومالي

Sheikh Cabdirraxman Garaad

04 Oct, 10:51


Howlkii waa ino diyaar halaga soo qayb galo ahlu towxiidow.
https://t.me/abukhaalid1

1,281

subscribers

60

photos

37

videos