OMAYA EXCHANGE @omayaexchange Channel on Telegram

OMAYA EXCHANGE

@omayaexchange


Waxaan si deg deg ah idin kugu dhigi karnaa lacag broker FXPRIMUS iyo Everfx. Waxaad kaloo naga heli kartaan Adeegyada kala ah Perfect Money, Bitcoin iyo Skrill.
Fadlan iska diiwaan gali Escrow geena FXPRIMUS https://bit.ly/3iRPl6X
+252 61 127 30 30

OMAYA Exchange (Somali)

OMAYA Exchange waa kan share ee ee aad ka heli karto lacagaha broker FXPRIMUS iyo Everfx si deg deg ah. Waxaad halkan kaloo ku heli kartaa adeegyada kala duwan sida Perfect Money, Bitcoin iyo Skrill. Lacagta aad ku iibgeynayso waxaa laguu farxay in ay xaqiijiyaan Escrow ee FXPRIMUS, taas oo kuu ogolaada inaad ku dhiirrigeliso xakamayntaada. Dabool dhibcaanada iyo iska diiwaan geli go'aanadaada ganacsi, waxaad kala socon kartaa wakhtigaaga! Hadii aad ku arki kartid waxyaabaha aad doonayso, kala soo xiriir Telefoonka +252 61 127 30 30 si aad u heli kartid talaabooyinka ku saabsan mashiinooyinkaaga.

OMAYA EXCHANGE

05 Feb, 13:31


https://www.youtube.com/watch?v=bfcGFZa4sWY

OMAYA EXCHANGE

05 Feb, 11:31


Wakhtiga ugu fiican ee la iibsado crypto

OMAYA EXCHANGE

05 Feb, 05:32


https://www.youtube.com/watch?v=8FlsyeHlFF8

OMAYA EXCHANGE

05 Feb, 05:32


Siduu u shaqeeyaa crypto wallet?

OMAYA EXCHANGE

04 Feb, 12:30


NEWS: BITCOIN oo candle keeda bilaha ah uu ku xirmay in kabadan $100k

OMAYA EXCHANGE

03 Feb, 13:22


NEWS: XRP ayaa hoos u dhacday in kabadan 20%

OMAYA EXCHANGE

03 Feb, 12:18


3 qaab oo aad ku haleeli karto crypto ka hor inta ay samyn dhaqaaq xoogan

OMAYA EXCHANGE

02 Feb, 13:25


Waa maxay dogecoin?

OMAYA EXCHANGE

02 Feb, 10:50


Crypto Series 01: Waa Maxay crypto part 4– Sponsored by OMAYA Exchange

OMAYA EXCHANGE

02 Feb, 10:43


https://www.youtube.com/watch?v=cqKSdbaB6Dw

OMAYA EXCHANGE

01 Feb, 09:18


3 qaab oo aad ku malgashankarto coin-ka aad rabto wakhti hore si aad uga faidaysato dhaqaaqa wayn ee u samayn dono

OMAYA EXCHANGE

29 Jan, 13:23


FAA'idada ay leedahay isticmalka cryptocurrency

OMAYA EXCHANGE

29 Jan, 08:44


OMAYA Exchange number one exchange in somalia

OMAYA EXCHANGE

28 Jan, 14:19


https://youtu.be/pUCJ8MuHfPY

OMAYA EXCHANGE

28 Jan, 10:18


Crypto Series, Sponsored by OMAYA EXCHANGE@mryalahow
🌟 Crypto Series 01 Part 3: Waa Maxay Cryptocurrency

OMAYA EXCHANGE

27 Jan, 14:17


DAILY NEWS

OMAYA EXCHANGE

27 Jan, 11:44


Crypto Series, Sponsored by OMAYA EXCHANGE@mryalahow
🌟 Crypto Series 01 part 2: Waa Maxay Cryptocurrency –

OMAYA EXCHANGE

27 Jan, 09:22


https://youtu.be/nOlIglz_vyU

OMAYA EXCHANGE

26 Jan, 14:09


OMAYA Exchange bigest exvhange in somalia

OMAYA EXCHANGE

25 Jan, 15:40


Khatarta ay yeelan karto maalgashiga cryptocurency-ga

OMAYA EXCHANGE

25 Jan, 14:30


https://www.youtube.com/watch?v=A1meQMQCct0&t=627s

OMAYA EXCHANGE

19 Jan, 13:25


https://youtube.com/shorts/KZ-f594OptE?feature=share

OMAYA EXCHANGE

19 Jan, 10:58


POV: Marka anoo cajisan shaqada imaado

OMAYA EXCHANGE

18 Jan, 13:56


https://youtu.be/YwuziPRjpgs

OMAYA EXCHANGE

16 Jan, 13:16


https://youtu.be/gp6AHZHpJb0

OMAYA EXCHANGE

16 Jan, 12:57


Raac talaabooyikaan si aad u bilawdo crypto

OMAYA EXCHANGE

15 Jan, 14:08


POV: malintada kowad as content girl

OMAYA EXCHANGE

15 Jan, 11:09


barnamijka kadis ee omaya exchange

OMAYA EXCHANGE

14 Jan, 15:56


https://www.youtube.com/watch?v=q7myg9l-Vug

OMAYA EXCHANGE

14 Jan, 11:13


OMAYA Exchange bigest exchange in somalia

OMAYA EXCHANGE

14 Jan, 08:56


5 khaladaad oo ay tahay inaad iska ilaaliso mar aad maalgashanayso crypto

OMAYA EXCHANGE

13 Jan, 14:01


Baro oo maalgasho crypto

OMAYA EXCHANGE

13 Jan, 11:19


Barnaamijka kadis ee OMAYA Exchange part 3

OMAYA EXCHANGE

12 Jan, 13:48


Waa maxay portfolio?

OMAYA EXCHANGE

12 Jan, 13:24


Barnamijka kadis ee OMAYA Exchange

OMAYA EXCHANGE

12 Jan, 13:19


Fahamka cycles-ka suuqu sameeyo

OMAYA EXCHANGE

12 Jan, 10:41


OMAYA Exchange number one exchange in somalia

OMAYA EXCHANGE

11 Jan, 13:17


Maxa laga wadaa sharks marka la joogo crypto

OMAYA EXCHANGE

11 Jan, 11:58


Decentralization-ku waa xornimo

OMAYA EXCHANGE

11 Jan, 11:58


From Fiat to Crypto

OMAYA EXCHANGE

11 Jan, 09:00


barnamijka abaalmarinta ee OMAYA Exchange

OMAYA EXCHANGE

09 Jan, 13:35


sababta ay dadku ugu khasaraan cryptocurrency

OMAYA EXCHANGE

08 Jan, 11:24


https://www.youtube.com/watch?v=C9Dc-xGECtA

OMAYA EXCHANGE

07 Jan, 14:04


https://www.youtube.com/watch?v=pAEe74eqQPs&

OMAYA EXCHANGE

07 Jan, 14:03


https://www.youtube.com/watch?v=RpDmeRDq9-A&

OMAYA EXCHANGE

07 Jan, 14:03


https://www.youtube.com/watch?v=PYDiNgsUpOM&t

OMAYA EXCHANGE

07 Jan, 14:02


https://www.youtube.com/@OMAYAExchange/videos

OMAYA EXCHANGE

06 Jan, 11:31


Aqoon u yeelo ka hor inta aadan maalgashan

OMAYA EXCHANGE

06 Jan, 11:30


crypto maha trend

OMAYA EXCHANGE

04 Jan, 13:22


Qaabkeed ku bilaabi kartaa crypto

OMAYA EXCHANGE

02 Jan, 11:41


Ma rabta in aad bilawdo crypto

OMAYA EXCHANGE

31 Dec, 13:34


Sharciga cusub ay EUROPE u dajisay cryptocurrency

OMAYA EXCHANGE

31 Dec, 11:14


Sanad Cusub oo Wanaagsan 2025!
OMAYA Exchange waxa ay ugu hambalyeeynaysaa dhaman macamisheeda iyo guud ahaan umada somaliyeed sanadka cusub ee 2025
OMAYA Exchange waxa ay ogaysiinaysa in bari oo ah 1/1/2025 ay shirkadu ku jirto fasax
waxayna so laban doontaa malinka xiga ama 02/01/2025

OMAYA EXCHANGE

29 Dec, 13:52


waa maxay ERC 20 ?

OMAYA EXCHANGE

28 Dec, 12:34


sidee u ilaashan kartaa maalgashigaaga crypto

OMAYA EXCHANGE

24 Dec, 11:38


Ka sarifo lacagtada OMAYA Exchange

OMAYA EXCHANGE

24 Dec, 07:38


Altcoins ka qaado faham buuxa

OMAYA EXCHANGE

23 Dec, 14:55


Wakhtiyada shaqada ee shirkada OMAYA Exchange

OMAYA EXCHANGE

22 Dec, 11:26


Waqtigu waa furaha

OMAYA EXCHANGE

19 Dec, 09:01


Fahan isbadbadalka suuqa

OMAYA EXCHANGE

18 Dec, 10:39


Qiso nin ay ka luntay $700,000,000 dalka england

OMAYA EXCHANGE

16 Dec, 09:54


waa maxay blockchain?

OMAYA EXCHANGE

15 Dec, 11:06


Special Offer
Lacagaha 5K USDT iyo wixii ka badan, waxaan idin kugu dhufan doonaa rate ugu rakhiisan. Fadlan nala soo xariiri wixii faahfaahin ah

OMAYA EXCHANGE

14 Dec, 13:34


educational content coming soon

OMAYA EXCHANGE

14 Dec, 11:20


War cusub ma laga yabaa in crypto ay noqoto lacag sharci ah

OMAYA EXCHANGE

14 Dec, 10:57


maxay wax barashadu muhimad uledahay marki la joga crypto

OMAYA EXCHANGE

14 Dec, 10:56


Blockchain waa xuduud la'aan

OMAYA EXCHANGE

08 Dec, 13:26


Samee baaritaan inta aadan maalgashan crypto

OMAYA EXCHANGE

08 Dec, 11:12


BITCOIN AYAA GAARAY 100.000$

Macaamiil Waxaad nagala soo xiriiri kartaan whatsapp-yadan
+252 61 1524040
+252 61 1274040
+252 61 1273030

OMAYA EXCHANGE

07 Dec, 07:19


maxaa loo baranaa crypto hadda?

OMAYA EXCHANGE

07 Dec, 07:19


Ku fikir maalgashi waqti dheer

OMAYA EXCHANGE

07 Dec, 07:18


DeFi or CeFi

OMAYA EXCHANGE

06 Dec, 11:48


JIMCO WANAAGSAN 🥰

OMAYA EXCHANGE

06 Dec, 11:47


AAD AYEEY U FUDUDAHAHAY INAAD OMAYA KA SARIFATO LACAGTAADA
HADABA HA MOOGAAN OMAYA EXCHANGE

Macaamiil Waxaad nagala soo xiriiri kartaan whatsapp-yadan
+252 61 1524040
+252 61 1274040
+252 61 1273030

OMAYA EXCHANGE

04 Dec, 15:52


FADLAN SOO FOLLOW GAREEY BARTEENA TIKTOK GA,MAHADSANIDIIN

https://vm.tiktok.com/ZMkee89kN/

OMAYA EXCHANGE

25 Nov, 13:14


proof of work vs proof of stake

OMAYA EXCHANGE

25 Nov, 13:14


waa maxay yeild farming?

OMAYA EXCHANGE

23 Nov, 09:25


Macaamiil Waxaad nagala soo xiriiri kartaan whatsapp-yadan
+252 61 1524040
+252 61 1274040
+252 61 1273030

OMAYA EXCHANGE

23 Nov, 09:24


Macaamiil Waxaad nagala soo xiriiri kartaan whatsapp-yadan
+252 61 1524040
+252 61 1274040
+252 61 1273030

OMAYA EXCHANGE

21 Nov, 08:58


waa maxay stable coins?

OMAYA EXCHANGE

21 Nov, 08:58


maxay crypto mining utahay muhiim?

OMAYA EXCHANGE

21 Nov, 08:57


waa maxay role-ka private keys-ka?

OMAYA EXCHANGE

20 Nov, 09:35


KALA SOCO BARTEENA TIKTOK VIDEOS CUSUB MAR WALBA
https://www.tiktok.com/@omayaexchange/video/7439278902838627640

OMAYA EXCHANGE

19 Nov, 12:33


CRYPTOCURRENCY MA NOQON DOONTAA LACAGTA MUSTAQBALKA? WAREYSI XASAASI AH! PART 2
https://youtu.be/Nk_bD82zBlU?si=c8F4paSkH5Qk0ScV

OMAYA EXCHANGE

19 Nov, 12:29


CRYPTOCURRENCY MA NOQON DOONTAA LACAGTA MUSTAQBALKA? WAREYSI XASAASI AH! PART 1
https://youtu.be/bbSmRbmJ9Bo?si=hkionfrJZXWHecD2

OMAYA EXCHANGE

18 Nov, 08:26


MAALGASHI AQOON KU DHISAN!
Macaamiil Waxaad nagala soo xiriiri kartaan whatsapp-yadan
+252 61 1524040
+252 61 1274040
+252 61 1273030

OMAYA EXCHANGE

17 Nov, 12:32


Macaamiil Waxaad nagala soo xiriiri kartaan whatsapp-yadan
+252 61 1524040
+252 61 1274040
+252 61 1273030

OMAYA EXCHANGE

17 Nov, 12:31


Macaamiil Waxaad nagala soo xiriiri kartaan whatsapp-yadan
+252 61 1524040
+252 61 1274040
+252 61 1273030

OMAYA EXCHANGE

17 Nov, 09:32


Macaamiil Waxaad nagala soo xiriiri kartaan whatsapp-yadan
+252 61 1524040
+252 61 1274040
+252 61 1273030

OMAYA EXCHANGE

17 Nov, 09:29


OMAYA EXCHANGE pinned Deleted message

OMAYA EXCHANGE

17 Nov, 09:29


OMAYA EXCHANGE pinned Deleted message

OMAYA EXCHANGE

16 Nov, 14:27


Macaamiil Waxaad nagala soo xiriiri kartaan whatsapp-yadan
+252 61 1524040
+252 61 1274040
+252 61 1273030

OMAYA EXCHANGE

16 Nov, 14:24


Macaamiil Waxaad nagala soo xiriiri kartaan whatsapp-yadan
+252 61 1524040
+252 61 1274040
+252 61 1273030

OMAYA EXCHANGE

16 Nov, 14:20


Macaamiil Waxaad nagala soo xiriiri kartaan whatsapp-yadan
+252 61 1524040
+252 61 1274040
+252 61 1273030

OMAYA EXCHANGE

13 Nov, 08:03


Macaamiil Waxaad nagala soo xiriiri kartaan whatsapp-yadan
+252 61 1524040
+252 61 1274040
+252 61 1273030

OMAYA EXCHANGE

12 Nov, 13:44


Macaamiil Waxaad nagala soo xiriiri kartaan whatsapp-yadan
+252 61 1524040
+252 61 1274040
+252 61 1273030

OMAYA EXCHANGE

11 Nov, 10:57


3 nooc oo crypto wallets ah

OMAYA EXCHANGE

10 Nov, 10:19


ku soo dhawoow OMAYA EXCHANGE

OMAYA EXCHANGE

10 Nov, 08:01


bitcoin price today

OMAYA EXCHANGE

06 Nov, 08:26


Bitcoin oo gadhay score kii ugu sareeyaya $75000

OMAYA EXCHANGE

04 Nov, 13:03


TIKTOK LIVE : https://vm.tiktok.com/ZMhXoqaJ1/

OMAYA EXCHANGE

04 Nov, 11:10


Waa maxay layer 0 in Blockchain?

OMAYA EXCHANGE

04 Nov, 11:10


Qimaha bitcoinka maanta

OMAYA EXCHANGE

30 Oct, 09:08


Waves (WAVES) - The Faster Mover

OMAYA EXCHANGE

28 Oct, 13:11


Ogeysiin
Macaamiisheena Sharafta leh,
Waxaan idin ogeysiinaynaa in Perfect Money ay rabto in ay joojiso adeegoodii dadka Somalia jooga.
Sidaa daraadeed, waxaan ku wargalinaynaa macaamiisheena in aan joojinay lacag dhigid (Deposit) iyo lacag la bixid (Withdrawal) ah ilaa amar dambe.

Mahadsanidiin
OMAYA EXCHANGE

OMAYA EXCHANGE

28 Oct, 07:38


Channel photo updated

OMAYA EXCHANGE

28 Oct, 07:33


Channel name was changed to «OMAYA EXCHANGE»

OMAYA Exchange

19 Jul, 08:56


https://youtu.be/7ZTsYqygBCU

Waa Cashirkii 2aad kuna Saabsan Blockchain Technology

OMAYA Exchange

19 Jul, 08:12


https://www.youtube.com/watch?v=74yp0aHD1z4

Waa Maxay Bitcoin? Waa Qeyb ka mid ah cashiro taxane noo noqon doono

OMAYA Exchange

15 Jun, 10:43


𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍!
Waxaan macaamiisheena Sharafta leh la socodsiineynaa in Xafiiskeena uu xiranyahay laga bilaabo maalinta 𝐀𝐱𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐚𝐡 𝟏𝟔 𝐉𝐮𝐧𝐞 - 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝐀𝐫𝐛𝐚𝐜𝐨 𝟏𝟗 𝐉𝐮𝐧𝐞 𝟐𝟎𝟐𝟒.
Waxaan dib u soo howlgali doonaa Inshallah maalinta 𝐊𝐡𝐚𝐦𝐢𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐡 𝟐𝟎 𝐉𝐮𝐧𝐞 𝟐𝟎𝟐𝟒
Ciid Wanaagsan
OMAYA Exchange Team

OMAYA Exchange

08 Apr, 19:23


Ciid Wanaagsan!
Ciid Wanaagsan dhamaan macaamiisheena sharafta leh. Allah hanaga aqbalo acmaasheena.
Xafiiskeena wuu xirnaan doonaa inta lagu guda jiro Ciida, oo ka bilaabanaysa 𝐀𝐫𝐛𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚 𝟏𝟎 𝐀𝐩𝐫𝐢𝐥 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟐 𝐀𝐩𝐫𝐢𝐥 𝟐𝟎𝟐𝟒.
Waxaan dib shaqada ugu soo noqon doonaa Inshallah Sabti 13 April 2024.
Ciid Wanaagsan
OMAYA Exchange
*****
Eid Mubarak!
We wish you a joyous Eid!
Please note, our office will be closed from 𝐖𝐞𝐝𝐧𝐞𝐬𝐝𝐚𝐲 𝟏𝟎𝐭𝐡 𝐭𝐨 𝐅𝐫𝐢𝐝𝐚𝐲 𝟏𝟐𝐭𝐡 𝐀𝐩𝐫𝐢𝐥 𝟐𝟎𝟐𝟒 for the holiday. We'll resume on Saturday 13th April 2024.
Eid Mubarak,
OMAYA Exchange Team

OMAYA Exchange

10 Mar, 16:59


Ramadaan Kariim
Waxaan macaamiisheena sharafta leh ogeysiineynaa in xafiiskeena uu furnaan doono inta lagu guda jiro bisha Ramadaan, Maalin kasta 𝐒𝐮𝐛𝐚𝐱𝐢𝐢 𝟎𝟗:𝟎𝟎 𝐀𝐌 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐚𝐥𝐚𝐛𝐭𝐢𝐢 𝟒:𝟎𝟎 𝐏𝐌.
Waxaan Allah ka baryayaa in uu naga aqbalo Acmaasheena Soonka.
Ramadaan Mubaarak
*****
Dear Clients,
Wishing you a blessed Ramadan Mubarak. Please note, during Ramadan, our office hours will be 𝟗:𝟎𝟎 𝐀𝐌 𝐭𝐨 𝟒:𝟎𝟎 𝐏𝐌 𝐄𝐯𝐞𝐫𝐲 𝐝𝐚𝐲, operating at half capacity.
For assistance, feel free to contact us at the details below.
Ramadan Mubarak
OMAYA Exchange Team

OMAYA Exchange

09 Mar, 19:06


Channel name was changed to «OMAYA Exchange»

OMAYA Exchange

22 Jan, 08:36


Channel photo updated

OMAYA Exchange

22 Jan, 08:02


𝐒𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧: 𝐅𝐨𝐫𝐞𝐱 𝐓𝐫𝐚𝐝𝐞𝐫 /𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧 𝐅𝐨𝐫𝐞𝐱
OMAYA Express Exchange, oo ah shirkad hormuud u ah Forex iyo Crypto Exchange ee Soomaaliya, waxay raadinaysaa qof firfircoon oo xirfad leh si uu ugu biiro shirkadeena.
Shaqadan kuma saabsana Forex oo kaliya ee waa in sidoo kale la baro macaamiisheena sida looga shaqeysto Sarifka calamiga ah ee Suuqa Forex.
Haddii aad wax ka taqaanid waxbarid, isla markaasna aad khibrad u leedahay Suuqa Forex ka, waxaad ka mid noqon kartaa Team ka shirkadeena.
𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚:
Waxbarashada: Waa in aad haysatid ugu yaraan Shahaado Dugsi Sare, amad Shahaado Jaamacadeed.
Luqadda: in aad si fiican u taqaanid Qoraal, Akhris iyo Ku Hadal ba Af-Soomaaliga iyo sidoo kale in aad Aqoon wanaagsan u leedahay Af Ingiriisiga.
Khibrada Sarifka calamiga ah: Waa in aad leedahay Waayo-aragnimada la muujin karo iyo fahamka suuqyada sarifka calamiga ah, iyo ganacsiga.
Xirfad Waxbarid: Waa in aad leedahay Xirfad waxbarid (Macalinnimo) oo aad dad kale waxbari kartid..
Kalsooni: Waa in aad si kalsooni leh dad badan u hor istaagi kartid, una sharrix kartid Suuqa Forex iyo qaabka uu u shaqeeyo. Sidoo kale waa in aad leedahay Xirfad aad adiga isku wadi kartid, oo aad marba Mowduuc bari kartid, iyadoo aan cidina ku maamuleyn.
𝐍𝐨𝐨𝐜𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚:
Nooca Shaqada: Shaqo Full time ah oo aad ka shaqeyn doontid Xafiiska OMAYA ee Muqdisho, Soomaaliya.
Qaab ka waxbaridda: Waa in aad macaamiisheena bari kartid Forex si shakhsi ah, si Public ah, adiga oo cashirada ku daabici doono YouTube ka ama Website ka shirkadda. Sidoo kale waa in aad qaban kartid Webinars iyo Events Forex ah.
𝐒𝐢𝐝𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐜𝐨𝐝𝐬𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐢𝐝:
Fadlan u soo dir CV oo qeexaysa khibradaada Forex iyo waxbarashada, oo ay la socoto shahaado kasta oo khuseyn karta shaqadan.
Fadlan ku soo dir CV-gaaga [email protected]
Xilliga Kama Dambaysta ee aad codsiga soo diri kartid: 𝟏 𝐅𝐞𝐛. 𝟐𝟎𝟐𝟒

OMAYA Exchange

30 Dec, 07:44


Sanad Wacan oo Cusub! Happy New Year 2024 from OMAYA Express Exchange
Waxaan macaamiisheena sharafta leh ugu hambalyeyneynaa Sanadka Cusub ee 2024.
Waxaan kaloon ogeysiineynaa dhamaan macaamiisheena in uu xafiiskeena xirnaan doono Maalinta 𝐈𝐬𝐧𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐡 𝟏 𝐉𝐚𝐧𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟒, inagoo dib u furi doono 𝐓𝐚𝐥𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐚 𝟐 𝐉𝐚𝐧𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟒.
Waxaan Allah ka baryeynaa in sanadkan soo socda uu noqdo sanad Barwaaqo!
Mahadsanidiin
OMAYA Express Exchange Team

OMAYA Exchange

30 Dec, 07:43


𝐇𝐚𝐩𝐩𝐲 𝐍𝐞𝐰 𝐘𝐞𝐚𝐫 𝐟𝐫𝐨𝐦 OMAYA Express Exchange
As the year 𝟐𝟎𝟐𝟒 approaches, all of us at 𝐎𝐌𝐀𝐘𝐀 𝐄𝐱𝐩𝐫𝐞𝐬𝐬 𝐄𝐱𝐜𝐡𝐚𝐧𝐠𝐞 extend our warmest wishes for a 𝐇𝐚𝐩𝐩𝐲 𝐍𝐞𝐰 𝐘𝐞𝐚𝐫! May this new chapter bring you prosperity, joy, and success.
Please note that our office will be 𝐜𝐥𝐨𝐬𝐞𝐝 𝐨𝐧 𝐉𝐚𝐧𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟏𝐬𝐭, 𝟐𝟎𝟐𝟒, for New Year's Day. We will resume our services and eagerly await to assist you starting 𝐓𝐮𝐞𝐬𝐝𝐚𝐲, 𝐉𝐚𝐧𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟐𝐧𝐝.
Thank you for your continued trust in OMAYA Express Exchange. Here's to a fantastic year ahead!
Warm regards,
OMAYA Express Exchange Team

OMAYA Exchange

06 Dec, 13:00


Please Join our WhatsApp Channel for News and Announcements

OMAYA Exchange

06 Dec, 12:59


https://whatsapp.com/channel/0029VaAh2JSHLHQU4wzldG3H

OMAYA Exchange

28 Nov, 06:58


Waxaan ogeysiineynaa dhamaan Macaamiisheena sharfta leh in aan qiimo dhimis ku sameynay 𝐔𝐒𝐃𝐓 (𝐓𝐑𝐂𝟐𝟎) lacagta aan ku sarifno, inaga oo hada ka dhignay qiimo jaban.
𝐖𝐢𝐭𝐡𝐝𝐫𝐚𝐰𝐚𝐥 ka waa 𝟏%, halka 𝐃𝐞𝐩𝐨𝐬𝐢𝐭 ka uu is badalo hadba sidaan ku soo helno USDT, waxaana uu u dhaxeyn doonaa 𝟏-𝟏.𝟓%.
Soo Dhawaada!
OMAYA Express Exchange

OMAYA Exchange

28 Nov, 06:50


Waxaan ogeysiineynaa dhamaan Macaamiisheena sharfta leh in aan qiimo dhimis ku sameynay USDT TRC20 lacagta aan ku sarifno, inaga oo hada ka dhignay qiimo jaban.
Withdrawal ka waa 1%, halka Deposit ka uu is badalo hadba sidaan ku soo helno USDT, waxaana uu u dhaxeyn doonaa 1-1.5%.

Soo Dhawaada!
Mahadsanidiin

OMAYA Exchange

19 Oct, 06:52


From our Partner FXPRIMUS

OMAYA Exchange

19 Oct, 06:48


From our Partner FXPRIMUS

OMAYA Exchange

13 Aug, 13:11


Digniin Scammer Iska keen dhigaya oo dad lacag ka xadaya.
Waxa maanta ina soo gaartay in uu jiro qof Scammer ah oo dadka lacagahooda ka xadaya isaga oo iska keen dhigaya.
Scammer ka waxa uu isticmaalaya Facebook Page ka https://www.facebook.com/Ecurrencyexchange1 iyo WhatsApp numbers ka kala ah +252 61 1168286 iyo +252770736142

Hadaba waxaan la xariireynaa dhamaan macamiisheena sharafta leh Codka Scammer ka oo aan ka codsanayno cid kasta oo codkaas taqaano in ay nala soo xariiraan oo inoo sheegaan qofka uu yahay, inagana waxaan u gudbin doonaa Police ka.
Codka Scammer ka waxaad ka heli kartaan Telegram Channelkeena https://t.me/OMAYAExpress

Qaabka uu dadka ku dhaco waxaa ka mid ah isaga oo sheegta in u uku bixinayo Free, ama lacag uu kugu darayo lacagtaada, iyo isaga oo iska dhigaya in uu yahay OMAYA Express.
Hadaba Macamiisheena waxaan ka codsanaynaa in ay ka digtoonaadaan Scammers kaas, isla markaasna ay nala soo xariiraan hadii ay garanayaan Scammer kaas codkiisa aan Telegram keena iyo Facebook Page keena aan soo dhignay, inagoo u balan qaadayna Abaalmarin.

Waxaan kaloon idin la socodsiinaa numberadeena WhatsApp ka waa 3 dan number oo Kaliyah +252 61 1273030, +252 61 1274040, iyo +252 61 1524040.

Mahadsanidiin
Maamulka OMAYA Express