Последние посты ☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤 (@muwaahipbuskudo) в Telegram

Посты канала ☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤
السلام عليكم✋
-﷽
-Soo dhawaada walaalayaal
Halkani waa 𝕏𝕀𝕂𝕄𝔸𝔻 𝕀𝕐𝕆 𝕄𝕌ℝ𝕋𝕀__🥺🖤
-Waxaadna ka heli doontaan qormooyin:
●dhiira-gelin💞🥀
●xikmado💞🥀
●oraahyo💞🥀
●taloyin💞🥀
●qisooyin💞🥀

²³/¹¹/²⁰²²
@Buskudo_256
3,277 подписчиков
383 фото
60 видео
Последнее обновление 10.03.2025 02:41

Похожие каналы

Halganka nolasha 📝✍️
25,165 подписчиков
LAMAANE📮🦋
23,747 подписчиков
Xikmad badan
12,457 подписчиков

Последний контент, опубликованный в ☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤 на Telegram

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

03 Mar, 08:12

94

Sidee quraanka ugu khatimi kartaa Hal isbuuc?

#FAHANKA__NOLOSHA 🥰❤️

@AYTULAHI💯🫂🥹
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

28 Feb, 15:17

130

Ramadan Mubaarak🌙 01|09|1446, 01|03|2025.

#FAHANKA__NOLOSHA 💯🥰
@AYTULAHI 💯🫂
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

21 Feb, 08:07

254

Barta Cusub ee Rakaad Media Ku leenahay Aalada Telegram
👇👇👇👇👇👇👇

  https://t.me/Rakaadmedia
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

21 Feb, 05:07

234

"Waxna bilaash ma ahan"
Shay walbaaba oo qiimo leh wuxu leeyahay qimo u go'an, oo ad ku qabsan tahay in aad bixiso, balse kuma dul qorna oo ma arki kartid marka hore 💯🥰

Jumco Mubarak culumo Alle🫡💯❤️.

#FAHANKA___NOLOSHA 😫🥹

@AYTULAHI❤️🥰
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

17 Feb, 09:19

382

Waxan gubay ninkeyga biyo kulul ayan kushubay isago hurda waxan u gubay maseer awgii ninkeyga Hadana xaladiza Haalis ayee ku jirta?
Waxa sida Tiri gabadhan

Xigasho

@GOOSAAR__MEDIA 👍💯

TELEGRAM

#FAHANKA____NOLOSHA 🥰💯

@AYTULAHI 😫🥹
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

01 Feb, 07:18

564

Lamaanahaan Ayaa Aad loo Hadal Haayaa ❤️‍🩹❤️‍🔥.

Aigu Ma Taageertaa ?

#XIKMAD___IYO___MURTI 🥰🥹🙈
@AYTULAHI🥰❤️
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

21 Jan, 06:01

748

Alxamdulillah Waxaan kuso toosnay Nabad iyo Caafimad oo Aysan Dad badan heysan.

Alxamdulillah waxay qoraxdu inoo soo baxday inagoo Alle uga mahdineena Nimcad waliba uu nasiiyay,

Halka qaarkeen ay mooganyihiin nimcooyinkaas
Maalintu ha idin noqoto mid kheyreesan,Barakeysan,Nabadeysan, mid idin ifisa mugdiyadiina.

#SUBAX___WANAAGSAN 🥰🙈.

#XIKMAD___IYO___MURTI 🥹❤️

@AYTULAHI
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

11 Jan, 10:59

690

https://youtu.be/r0EQP59iH-U?si=0YEW9IgNDZjmGK6m
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

08 Jan, 19:47

756

Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa walaalkay Dayax Dalnuurshe geeridii ku timid marwadiisa Farxiyo, samir iyo iimaan Allaha ka siiyo saygeeda, ilmaheeda, ehelada, asxaabta iyo dhamaan ummada Soomaaliyeed.
Dambigeeda Allaha dhaafo, kitaabkeedana midigta Allaha ka siiyo su'aalahana Allaha u fududeeyo, qabriga Allaha uga dhigo beer kamida beeraha jannada.
Naf waaraysa ma jirto waa uun la kala horreeyaa.


#XIKMAD___IYO___MURTI 💯❤️

@AYTULAHI 🥰🥹❤️
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

07 Jan, 07:45

480

https://youtu.be/oTBTDNm1lto?si=nu_Khc3779_G9Vds