Latest Posts from β˜˜οΈπ—πˆπŠπŒπ€πƒ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ”π‘π“πˆ __πŸ₯ΊπŸ–€ (@muwaahipbuskudo) on Telegram

β˜˜οΈπ—πˆπŠπŒπ€πƒ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ”π‘π“πˆ __πŸ₯ΊπŸ–€ Telegram Posts

β˜˜οΈπ—πˆπŠπŒπ€πƒ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ”π‘π“πˆ __πŸ₯ΊπŸ–€
Ψ§Ω„Ψ³Ω„Ψ§Ω… ΨΉΩ„ΩŠΩƒΩ…βœ‹
-ο·½
-Soo dhawaada walaalayaal
Halkani waa 𝕏𝕀𝕂𝕄𝔸𝔻 𝕀𝕐𝕆 π•„π•Œβ„π•‹π•€__πŸ₯ΊπŸ–€
-Waxaadna ka heli doontaan qormooyin:
●dhiira-gelinπŸ’žπŸ₯€
●xikmadoπŸ’žπŸ₯€
●oraahyoπŸ’žπŸ₯€
●taloyinπŸ’žπŸ₯€
●qisooyinπŸ’žπŸ₯€

²³/¹¹/²⁰²²
@Buskudo_256
3,277 Subscribers
383 Photos
60 Videos
Last Updated 10.03.2025 02:41

The latest content shared by β˜˜οΈπ—πˆπŠπŒπ€πƒ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ”π‘π“πˆ __πŸ₯ΊπŸ–€ on Telegram

β˜˜οΈπ—πˆπŠπŒπ€πƒ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ”π‘π“πˆ __πŸ₯ΊπŸ–€

03 Mar, 08:12

94

Sidee quraanka ugu khatimi kartaa Hal isbuuc?

#FAHANKA__NOLOSHA πŸ₯°β€οΈ

@AYTULAHIπŸ’―πŸ«‚πŸ₯Ή
β˜˜οΈπ—πˆπŠπŒπ€πƒ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ”π‘π“πˆ __πŸ₯ΊπŸ–€

28 Feb, 15:17

130

Ramadan MubaarakπŸŒ™ 01|09|1446, 01|03|2025.

#FAHANKA__NOLOSHA πŸ’―πŸ₯°
@AYTULAHI πŸ’―πŸ«‚
β˜˜οΈπ—πˆπŠπŒπ€πƒ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ”π‘π“πˆ __πŸ₯ΊπŸ–€

21 Feb, 08:07

254

Barta Cusub ee Rakaad Media Ku leenahay Aalada Telegram
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

  https://t.me/Rakaadmedia
β˜˜οΈπ—πˆπŠπŒπ€πƒ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ”π‘π“πˆ __πŸ₯ΊπŸ–€

21 Feb, 05:07

234

"Waxna bilaash ma ahan"
Shay walbaaba oo qiimo leh wuxu leeyahay qimo u go'an, oo ad ku qabsan tahay in aad bixiso, balse kuma dul qorna oo ma arki kartid marka hore πŸ’―πŸ₯°

Jumco Mubarak culumo AlleπŸ«‘πŸ’―β€οΈ.

#FAHANKA___NOLOSHA 😫πŸ₯Ή

@AYTULAHI❀️πŸ₯°
β˜˜οΈπ—πˆπŠπŒπ€πƒ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ”π‘π“πˆ __πŸ₯ΊπŸ–€

17 Feb, 09:19

382

Waxan gubay ninkeyga biyo kulul ayan kushubay isago hurda waxan u gubay maseer awgii ninkeyga Hadana xaladiza Haalis ayee ku jirta?
Waxa sida Tiri gabadhan

Xigasho

@GOOSAAR__MEDIA πŸ‘πŸ’―

TELEGRAM

#FAHANKA____NOLOSHA πŸ₯°πŸ’―

@AYTULAHI 😫πŸ₯Ή
β˜˜οΈπ—πˆπŠπŒπ€πƒ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ”π‘π“πˆ __πŸ₯ΊπŸ–€

01 Feb, 07:18

564

Lamaanahaan Ayaa Aad loo Hadal Haayaa β€οΈβ€πŸ©Ήβ€οΈβ€πŸ”₯.

Aigu Ma Taageertaa ?

#XIKMAD___IYO___MURTI πŸ₯°πŸ₯ΉπŸ™ˆ
@AYTULAHIπŸ₯°β€οΈ
β˜˜οΈπ—πˆπŠπŒπ€πƒ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ”π‘π“πˆ __πŸ₯ΊπŸ–€

21 Jan, 06:01

748

Alxamdulillah Waxaan kuso toosnay Nabad iyo Caafimad oo Aysan Dad badan heysan.

Alxamdulillah waxay qoraxdu inoo soo baxday inagoo Alle uga mahdineena Nimcad waliba uu nasiiyay,

Halka qaarkeen ay mooganyihiin nimcooyinkaas
Maalintu ha idin noqoto mid kheyreesan,Barakeysan,Nabadeysan, mid idin ifisa mugdiyadiina.

#SUBAX___WANAAGSAN πŸ₯°πŸ™ˆ.

#XIKMAD___IYO___MURTI πŸ₯Ήβ€οΈ

@AYTULAHI
β˜˜οΈπ—πˆπŠπŒπ€πƒ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ”π‘π“πˆ __πŸ₯ΊπŸ–€

11 Jan, 10:59

690

https://youtu.be/r0EQP59iH-U?si=0YEW9IgNDZjmGK6m
β˜˜οΈπ—πˆπŠπŒπ€πƒ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ”π‘π“πˆ __πŸ₯ΊπŸ–€

08 Jan, 19:47

756

Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa walaalkay Dayax Dalnuurshe geeridii ku timid marwadiisa Farxiyo, samir iyo iimaan Allaha ka siiyo saygeeda, ilmaheeda, ehelada, asxaabta iyo dhamaan ummada Soomaaliyeed.
Dambigeeda Allaha dhaafo, kitaabkeedana midigta Allaha ka siiyo su'aalahana Allaha u fududeeyo, qabriga Allaha uga dhigo beer kamida beeraha jannada.
Naf waaraysa ma jirto waa uun la kala horreeyaa.


#XIKMAD___IYO___MURTI πŸ’―β€οΈ

@AYTULAHI πŸ₯°πŸ₯Ήβ€οΈ
β˜˜οΈπ—πˆπŠπŒπ€πƒ 𝐈𝐘𝐎 πŒπ”π‘π“πˆ __πŸ₯ΊπŸ–€

07 Jan, 07:45

480

https://youtu.be/oTBTDNm1lto?si=nu_Khc3779_G9Vds