Barta Cusub ee Rakaad Media Ku leenahay Aalada Telegram 👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/Rakaadmedia
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤
21 Feb, 05:07
234
"Waxna bilaash ma ahan" Shay walbaaba oo qiimo leh wuxu leeyahay qimo u go'an, oo ad ku qabsan tahay in aad bixiso, balse kuma dul qorna oo ma arki kartid marka hore 💯🥰
Alxamdulillah Waxaan kuso toosnay Nabad iyo Caafimad oo Aysan Dad badan heysan.
Alxamdulillah waxay qoraxdu inoo soo baxday inagoo Alle uga mahdineena Nimcad waliba uu nasiiyay,
Halka qaarkeen ay mooganyihiin nimcooyinkaas Maalintu ha idin noqoto mid kheyreesan,Barakeysan,Nabadeysan, mid idin ifisa mugdiyadiina.
#SUBAX___WANAAGSAN 🥰🙈.
#XIKMAD___IYO___MURTI 🥹❤️
@AYTULAHI
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤
11 Jan, 10:59
690
https://youtu.be/r0EQP59iH-U?si=0YEW9IgNDZjmGK6m
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤
08 Jan, 19:47
756
Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa walaalkay Dayax Dalnuurshe geeridii ku timid marwadiisa Farxiyo, samir iyo iimaan Allaha ka siiyo saygeeda, ilmaheeda, ehelada, asxaabta iyo dhamaan ummada Soomaaliyeed. Dambigeeda Allaha dhaafo, kitaabkeedana midigta Allaha ka siiyo su'aalahana Allaha u fududeeyo, qabriga Allaha uga dhigo beer kamida beeraha jannada. Naf waaraysa ma jirto waa uun la kala horreeyaa.