"Waxna bilaash ma ahan" Shay walbaaba oo qiimo leh wuxu leeyahay qimo u go'an, oo ad ku qabsan tahay in aad bixiso, balse kuma dul qorna oo ma arki kartid marka hore π―π₯°
Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa walaalkay Dayax Dalnuurshe geeridii ku timid marwadiisa Farxiyo, samir iyo iimaan Allaha ka siiyo saygeeda, ilmaheeda, ehelada, asxaabta iyo dhamaan ummada Soomaaliyeed. Dambigeeda Allaha dhaafo, kitaabkeedana midigta Allaha ka siiyo su'aalahana Allaha u fududeeyo, qabriga Allaha uga dhigo beer kamida beeraha jannada. Naf waaraysa ma jirto waa uun la kala horreeyaa.